Heestii macaaneyd Saalax Qaasim Naaji (miduun baan qalbiga ka maqnaaninoo)

  Рет қаралды 327,303

mahamed liibaan

mahamed liibaan

Күн бұрын

Пікірлер: 141
@GOLYOSHOW
@GOLYOSHOW 6 ай бұрын
Haben talada narirobi 2024 toban kii danbe bisha ramadN bay iga iso horbaxday heestan midra macn iyo muusigaba isku darsaty alle cimri dheer ha siiyo saalax qaasim naji anigana towfiiqda hayna wafajiyo Hadan dhiman malin un wan arki massage kan Like saar 🎉❤
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
Xasuuus qaaliya 1993 1995 Gabadh aaan jeclaa lkn Nasiibku nalaka geeyay ayaan soo Xasuustay Hada waan Guursaday waxaan Haystaa 8 caruura 4 wiil Masha allah alle haydinka dhigo kuwa baari inoqda aabo
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 2 жыл бұрын
AAMIIN IDAMKA ALLEH
@Abdikarm
@Abdikarm 7 ай бұрын
Aamin 🎉zxp
@deeqomukhtarxussendeeqocad5047
@deeqomukhtarxussendeeqocad5047 4 ай бұрын
1​@@abdisalandayib6428
@suuro7093
@suuro7093 Жыл бұрын
Dib mausoo radisay hestan 20023 🥺💔🖤
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
Haahey ❤😂
@abdisalamhassan4025
@abdisalamhassan4025 Жыл бұрын
Haa😭
@hassanabdullahi9958
@hassanabdullahi9958 11 ай бұрын
Haa welipa ano 😂😭😂😭😂😭😂😭😭😂😭😂😭😂😭😂😭😂😭😂
@ahmedabdi3125
@ahmedabdi3125 2 жыл бұрын
Maanta xaas malihi, kolay qoraalkan mar labaad waan akhrin doona inscha allah .. Dhalin-yarnimo iyo farxad ayaan ku jiifa!. Rabbi ha inoo wada naxariisto dhamaanteen !.
@MOVNKEY
@MOVNKEY Жыл бұрын
Amiin amiin yarabi
@Mazcud10
@Mazcud10 Жыл бұрын
hada ma ledahy
@ahmedabdi3125
@ahmedabdi3125 Жыл бұрын
@@Mazcud10 haa ugu danbeyn bro 🧑🏾‍🦯
@Relax_vedios
@Relax_vedios 11 ай бұрын
@@ahmedabdi3125🎉❤
@Ahmedj48
@Ahmedj48 2 жыл бұрын
Waa macaan ama waa kharar Saalax qaasim big legend Waxaan dhagaysan jiray anigoo 9 sano jira hadana waxan jiraa 23sano xaqiqdii nolosheenu way socotaa 😢 😢 Who's watching 2022
@abdirahmanmanka2088
@abdirahmanmanka2088 4 жыл бұрын
Inta 2020 daawatay like ii saara
@aadamcabdi8228
@aadamcabdi8228 4 жыл бұрын
Wanolyahay fanan anjeclahay
@saladaxmed3708
@saladaxmed3708 3 жыл бұрын
Masha alah kabe 🙏🙏🙏👌
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 5 жыл бұрын
Dadku ma waxey moodeen heestu hadey qaraami tahay in fanaanku dhintay😃, saalax wa noolyahay Allaha deysteeeeee.
@cabdulaahiaxmedqoslaaye1745
@cabdulaahiaxmedqoslaaye1745 4 жыл бұрын
Wax garad
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Qadaad-weynta ayuun baan fanka kala aqoon oo qaraami uun sheegtee heestu waa qaaci qaraami waxa la yidhaa lixdankii iyo wixii ka horreeyey wakhtigay qadaad-weyntu cayayaanka ahayd.
@fartunxaalifaraax5694
@fartunxaalifaraax5694 4 жыл бұрын
Ahmed Aden 😀
@commentdevil4016
@commentdevil4016 4 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 😂😂😂waa sida nio
@mohasheikhabdiwali3985
@mohasheikhabdiwali3985 4 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676hhhh abwaanka erayada iska leh soo qadaad weyn maahan
@safiyaaxmed7602
@safiyaaxmed7602 2 жыл бұрын
Macankayga mar walba heesta iqaada Bashir abdi roople caruurtayda abahooood gacaliyeh alh ha ika dayoh
@indhoyareofficiall6595
@indhoyareofficiall6595 4 жыл бұрын
Ap iyo izir ayay soomaalidu fanka uleeyihiin saalax QaaziM Naji carap Rabbi cimriga iyo cafimtaka haku dhereyoh wa hupaaaL inan malinuun ku arkoH🙋‍♂️ Turkey
@osmanyusuuf3208
@osmanyusuuf3208 3 жыл бұрын
Waxaan aad ula yaabaa dad aan waxba ka aqaanin fanankan salax qaasim oo nool ayeey leeyihiin waa ow dhintay war ilaaha ka qabe Saalax waa ow noolyahay. Waxa ow deganyahay london ...ilaah hadiiyo cimre dheer iyo cibaado fiican amiin
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 8 ай бұрын
Ereyada maxamed nuur nidaamiye Heesaha laga dhintay yaanla sheegan
@abdikarimmohamedabdi7901
@abdikarimmohamedabdi7901 3 жыл бұрын
Saalax Qaasim waa Nool yahay Alle Cimriga How Barakeeyo
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Ilove this song Salah Qasim Naji Yaa dawanaya 2020 like
@Husein__Abdi
@Husein__Abdi 3 жыл бұрын
2021 dawanoyaa bro🤭🤣
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
@@Husein__Abdi Subscribe ii Saar brother
@rashidahmed8065
@rashidahmed8065 5 жыл бұрын
Dakaan ma waasheen saalax qaasin maa.dhintay ma. Maqlin wallahi allaha u naxariisto fanaan aan aad heesihisa u jeclahay hadana.aan dhegeestohaayaa
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
saalax qaasim wuu noolyahay London buu joogaa
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Waa macaan amba waa kharaar. Kolba waa siduu kugu soo maree😍
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.c.nidaamiye codkii iyo laxankii s.qaasim naaji
@guuleedcumar3230
@guuleedcumar3230 8 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉 yaaah sallaam sasuus qaalih ah waan kuh aqlihaysatay dahgaysihay geeh
@cadaaweaxmed6336
@cadaaweaxmed6336 9 ай бұрын
Anigoo ilmeynayaa ayaan qoraalkan qorayaa Xaaskeyga oo aan jeclahay ayaa iga xanaaqsan Noloshana mugdi ayaan dareemayaa Fadlan iisoo duceeya. Waxu waa Adduunyee Ruuxba waayo soojoog.
@mhassan0163
@mhassan0163 3 ай бұрын
Xaasku hadday yara xanaaqday wey iska soo noqon, waa qayb ka mid ah guurka xanaaqa iyo murunku, every marriage has it's ups and downs, quarrel is an integral part of marriage, no quarrel no bond
@QamanHasan
@QamanHasan 2 жыл бұрын
Waxan uqaada markasta sxbtayda Marna xaskeyga ciyalkeyka hoyadod Amina maxamud saney
@abdirahmandahiye2347
@abdirahmandahiye2347 5 жыл бұрын
Saalah qaasim naaji ma dhintay Weli ma maqlin alla ya rahma Legend saalah qaasim naaji
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Saalax qaasim Naaji wuu noolyahay UK ayuu dagan yahay Fanka wuu ka baxay
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Wuu noolyahay zhp
@khadarsiciidsaalax8393
@khadarsiciidsaalax8393 4 жыл бұрын
Waa noolyahay
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
watching in kismayo jubaland somali 2021.
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 4 жыл бұрын
Waaw heeso waa ku wiihore dadna waa dadkii hore
@Fadka213
@Fadka213 3 жыл бұрын
Dumarna waa dumarkii hore😂
@sagaleymohamed2703
@sagaleymohamed2703 2 жыл бұрын
@@Fadka213 ragna waaragii hore🥰😂
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 3 жыл бұрын
Heestan waxan xasuustaa 2010 Ayaan ku dhegaysan jiray meel miyi ah aniga iyo walalkay adun waqtigu wuu ordayaa
@abdirahmanlyrics3023
@abdirahmanlyrics3023 6 ай бұрын
still 2024 ❤
@mahthiahmetapiip2047
@mahthiahmetapiip2047 10 ай бұрын
2023 waa macaan kolna waa qadhaadh marba waa suu kugusoo maRee.💔🥺
@abdikarimmohamedabdi7901
@abdikarimmohamedabdi7901 3 жыл бұрын
Old is Gold ❤️
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Moog & jaceyl waaye heesta magaceeda
@sadiq07
@sadiq07 3 жыл бұрын
2021 inta dawaneysa like ta
@rashidahmed8065
@rashidahmed8065 5 жыл бұрын
Aad ayaan uga naxay inaa lillahi wa inaa lillaahi raajicuun fidoowsa allaha ka waraabiyo
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
wuu noolyahay salaax qaasim yaa kuyidhi wuu dhintay
@osmanhiired6743
@osmanhiired6743 4 жыл бұрын
Heesta qaraami ah hadaad mQashaan ha moodina inuu dhintay fanaankii qaaday saalax qaasim waa noolyahay
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 5 жыл бұрын
Hees jaceyl mida ugu fiican.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
SAALAX QAASIM WAA NOOL YAHAY ASAGOO XOOGLEH TII EEBE WAA MEESHEEDA LKN WAA NIN XOOGLEH
@aadamcabdi8228
@aadamcabdi8228 4 жыл бұрын
Sadkaan way washen geri jecla
@abdinur5179
@abdinur5179 4 жыл бұрын
Wuu nool yahay waxuuna dagan yahay Nothingham magaala la dhaho ka tirsan England ilaaheey cimri dheer ha siiyo
@ahmad___2748
@ahmad___2748 Жыл бұрын
Aamiin❤
@nimcosaid3834
@nimcosaid3834 3 жыл бұрын
Hees taaan xusus bay igu ledahay jacayl kaygi ugu horeeyay baan dhagaysan jiray
@ahmedwizzsakivic667
@ahmedwizzsakivic667 5 жыл бұрын
Miduunbaaa qalbigaa aaa kamaqnaaanidooo wllhi axsan heeess
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
saalax Qaasim Naaji wuu Nool yahay Saalax Qaasim Naaji is alive
@Caliyare-v4j
@Caliyare-v4j Жыл бұрын
Axsan hees
@zerkaafficialking4380
@zerkaafficialking4380 6 жыл бұрын
inaali laahi wainaali laa hi raajicuun alaw unaxariso
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Car waalo Walal wuu noolyahay saalax Qaasim Naaji
@libanabdirahman159
@libanabdirahman159 5 жыл бұрын
Gahahahah
@deqaadan6293
@deqaadan6293 5 жыл бұрын
Wllo wuuu noolyay saalax isagoo xoog ah waliba Turkey yaan ku ogaaa isagoo jooga
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Balaayo kuu naxariisatee ninku wuu noolyahay dee
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 qafka naxriis wu bahn yhy nolal iyo geeriba
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Ilahy ha u naxaristo duqan
@kabtanmaahir2662
@kabtanmaahir2662 3 жыл бұрын
wu nolyahy
@khayirwade8167
@khayirwade8167 4 жыл бұрын
Oof waa heestaydii
@adanabsiye2957
@adanabsiye2957 2 жыл бұрын
Salam salamayaa dadka jecel in aan af somaligu lumin dhamaan dhalinta komanka bixisay aniga waa ii caruur anigu waxaan dhegaysan jiray 1980 ilaa 88
@hodoclrashid780
@hodoclrashid780 5 жыл бұрын
Asgoo nool ayaaa noogu dambysay xilimuu dhintay subxnlllaah
@khadarsiciidsaalax8393
@khadarsiciidsaalax8393 4 жыл бұрын
Waa loolyahay saaxiib wlhi
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
2000 mar ay aheed ayaa iskool Gaheyr xaflad ku qabsadeen madaxtooyada, maalintaas waxaa heestaan qaadaayay Gacanka oo macalin caafimaadka ka dhigi jiray iskool Gahyer. Gacanka meel uu ku dambeeyay ma aqaano. Gacanka accordion ayuu garaacaayay maalintaas
@jacfaryare9263
@jacfaryare9263 2 жыл бұрын
Saalax qaasim masuul
@wardawacan233
@wardawacan233 2 жыл бұрын
Dadku ii malee inaan ahay maraan lagu maadsadee
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 4 жыл бұрын
War saalax qaasim waa nool yahay
@zamawade6737
@zamawade6737 3 жыл бұрын
Suldaanka samaroonka
@cabdulaahiSAID-w6c
@cabdulaahiSAID-w6c Ай бұрын
22:50 habeen nimo 2024 xasuus kali nimo ah
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 3 жыл бұрын
Saalax laayaab ayuu lahaa.
@SirajMoosa
@SirajMoosa 9 ай бұрын
Heestaan dhiiga ayeey tabaneysaa macankeda iyo qimaha
@abuukarlaki716
@abuukarlaki716 2 жыл бұрын
2022..malinta.kowad..yadawanay..xus.hore
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Ilahy ha u na xaristo
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Hees way dhaaftay
@mohamedkamil9001
@mohamedkamil9001 Жыл бұрын
Qof qayali markaa la soo kortay heesa qaramiyaa oo dhan waa taqan
@Musphe
@Musphe 8 ай бұрын
The best song
@CabdifataaxGeesale
@CabdifataaxGeesale 5 ай бұрын
Fab
@MohaaRobii
@MohaaRobii 4 ай бұрын
@najibbasher2909
@najibbasher2909 3 жыл бұрын
heestan aad baan u jeclahy
@aliismailsubagdhame2834
@aliismailsubagdhame2834 4 жыл бұрын
Mid un ban qalbiga ka maqnani oo ku dhex maxatee,salax qasim
@waasheekakale754
@waasheekakale754 3 жыл бұрын
2021
@99sargaal15
@99sargaal15 4 жыл бұрын
Wednesday April 15 2k20 xazuuz
@boqorkagalmudugofficial8542
@boqorkagalmudugofficial8542 3 жыл бұрын
2021✅💯
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 Жыл бұрын
Erayada yaa iska leh fadlan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 8 ай бұрын
Maxamed nuur nidaamiye Ereyada
@_wll____
@_wll____ 2 жыл бұрын
I love this song
@filzanabdulhi3642
@filzanabdulhi3642 5 жыл бұрын
illaahw janadi kawarabi
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Saalax Qaasim still alive
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Wuu noolyahay zhp
@tuugwayn999
@tuugwayn999 2 жыл бұрын
😭😭😭
@battoawadofficial4
@battoawadofficial4 5 жыл бұрын
Dadkan maysoo wataan mise waa lagu soo degaa Meesha laba saaxal baa maraya
@hodankarshe5186
@hodankarshe5186 5 жыл бұрын
Alla yaraxma
@KhaliilPoi
@KhaliilPoi 2 ай бұрын
DIb mA us00 RaDisaN 2024 🫶💔🙈
@abdikaficadawe3519
@abdikaficadawe3519 5 жыл бұрын
Wunol yahay ee fudedka iskadaya
@foathmohomer6577
@foathmohomer6577 5 жыл бұрын
Alle yarxamka
@idilmohamed9862
@idilmohamed9862 5 жыл бұрын
Mu dhintay axx alle haw naxariisto
@mowliidshabeel4306
@mowliidshabeel4306 5 жыл бұрын
Ma dhiman salax qaasim waa nool yahay
@daauudyusuf7762
@daauudyusuf7762 4 жыл бұрын
.Saalax Qaasim wuu noolyahay
@barashotv7338
@barashotv7338 4 жыл бұрын
xarfaaney chanalka barasho subscribe saara
@aahde4674
@aahde4674 3 жыл бұрын
@@mowliidshabeel4306 erayadi alle haw naxariisto Maxamed Cumar Nidamiye, wuxu laha hesaha sida haboneey nafteyday, isha baidaba, lulumaha biyaha gala iyo qaar kalo badan
@Ahmett990
@Ahmett990 4 жыл бұрын
😁😁
@taraafiigyusuf9476
@taraafiigyusuf9476 2 жыл бұрын
Hhh
@KhadarCaanògeel
@KhadarCaanògeel 3 ай бұрын
Haadgeedwaayabataaha
@abqorsheeyeofficial4404
@abqorsheeyeofficial4404 3 жыл бұрын
Manshs
@WaxkastaKafilo
@WaxkastaKafilo Жыл бұрын
Ka
@siciidfaaraxnuux5547
@siciidfaaraxnuux5547 4 жыл бұрын
Can’t be with out this for really
@hassanshariif9400
@hassanshariif9400 2 жыл бұрын
Otky55
@hassanshariif9400
@hassanshariif9400 2 жыл бұрын
Otky5
@MohaaRobii
@MohaaRobii 4 ай бұрын
@zamawade6737
@zamawade6737 3 жыл бұрын
Suldaanka samaroonka
@zamawade6737
@zamawade6737 3 жыл бұрын
Suldaanka samaroonka
BAXSANEEY HARGEYSAAY. LEGEND SAALAX QAASIM NAAJI
15:01
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 950 М.
Hees macaan Saalax Qaasim Naaji WAqtigu Nacasaysanaa...
6:49
mahamed liibaan
Рет қаралды 155 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
DrGurhanShow
Рет қаралды 2,3 МЛН
Xasan Aadan Samatar 🔥 lugban faraas ?
9:06
toosane officail
Рет қаралды 74 М.
**Maxamed Cabdi Alta | Heestii Sabarta | Xasuustii ihn Maxamed Wardi Sudani
6:27
hees cajiiba Saalax Qaasim Naaji Hibo kuugu dhiiboo
7:22
mahamed liibaan
Рет қаралды 9 М.
maxamed saalax qaasim alla barasho
12:05
mohamed muse
Рет қаралды 163 М.
Dunidan Cabdi Tahliil Warsame
8:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 528 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 71 М.
Saalax qaasim ( Malaha jano wey hadhay
12:17
Qarami Media Pro
Рет қаралды 44 М.
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 225 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН