Ciidan qaran majiraane mooryaanta ka soo cayriya deegaanadiina.
@saeedjama3615 сағат бұрын
🇸🇴 🇸🇴🇸🇴Dadka deegaanka dowlad saxa waa in loo sameeyaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia guul 🇸🇴
@sahraismail22306 сағат бұрын
Alla ruun baadaanaa waariiyuuhu afku kumaa goo oo 😂😂😂😂😂
@MukhtarSheikh-lr2vb6 сағат бұрын
Mashruca.ladagaalanka nuurka
@MukhtarSheikh-lr2vb6 сағат бұрын
Mashruca.ladgalanka.nurka
@aminasalad74106 сағат бұрын
Dowlada fadaralka. Baa shaqo ku leh
@aminasalad74106 сағат бұрын
Waxaa oo kale in la warayisto maha
@Aybmhm7 сағат бұрын
Md xurmadle, kusoco
@khadija-zy3zc8 сағат бұрын
Akhas mareexaan, ma xasan sheekhbaa isku kiindiray!!?Wallee ceeb looma dhinto!
@MohaCumar-o6f8 сағат бұрын
Guul jubaland
@magafeabtigiis18529 сағат бұрын
Tvga alshaab Waa in xara
@firdowsmusay-ze9gs9 сағат бұрын
xasan sheekh gardaro cad iyo dulmi bay jubaland kuhaysa
@AliAbdi-i4k9 сағат бұрын
Kan waa beenaale kursiga uu sheegayo iyo xasuuqa waa beentiisa
@AbdikadirRashid-t8w9 сағат бұрын
Good ,odaygaan waa legend ,waa wax garad .xasan sheekh ciil mareexaanbuu qabaa wallaahi oobillaahi ,dagaal dadkiisa lagu ebtelayeey buu rabaa inuu gedo iyo jubbaland iyo daarood u soo xawilo, diida ,diida,meshaan madaxweyne ma joogee.
@mohamoha88249 сағат бұрын
Eithopian af uraayo
@sahraahmed-fv6rj9 сағат бұрын
Geesi adeer waa runtaa
@sahraahmed-fv6rj9 сағат бұрын
Xasan shiikh dab buu lawareegayaa iska celiya
@IssackHassan-qr2ij9 сағат бұрын
Shacabka Jubbaland waxaan faraya islamarkaana u wacyi galin in aay ka fogaadaan shaqsiga dastuurka Soomaaliya iyo kan maamul goboleedka Jubbaland jabiyey cid ka waantoobi weysa waxaa laga qaadaaya tallaabo ku habboon
@Warsame.-ru6ls10 сағат бұрын
Geesi geesi dhaley
@IssackHassan-qr2ij10 сағат бұрын
Somalia in aay horumar gaarta waxaa ka hor taagan dayuusiyiinta ka OO kale waxaan cod dheer ku faraya in talaabo sharci waafaqsan iyo mid aan sharci waafaqsaneen SI xasiloonida iyo amniga qaranka lagu Soo dabaalo axmed kinyaawi iyo fuleeyaasha cado ka dhigtay in aay dabada ka galaan shisheyada geesi yaasha qaranka ha qaadaan tallaabo ku habboon
@AHMEDMIGUILWAISS10 сағат бұрын
Waa la kala baxayaa : xaq iyo baadil, koley xaqa unbaa gulueysan doona odey qabil ku faanaya sanadkan waa la cidhibtiri doona inshaAllah mar dhow !
@joeokieh4310 сағат бұрын
good job darwashista jubbaland
@bazeera552010 сағат бұрын
Munaafaq dhow dhown hoos ala ku dhig oo ciida dadka iyo dhulkuba kala dirir meel walba dab bu galiyey ka qaf guusha aad ka raadayso dhibaatafa dadk insha allah .yimido wax lagu farxo laguma arag
@abdikariinabdiguure280710 сағат бұрын
Xoog maad rabtaa dadka inaad Ku xukuntid jaale MW
@bazeera552010 сағат бұрын
❤❤❤❤sax iska cesha caqli dameerka
@maanshaallah875210 сағат бұрын
Guul shacabka iyo dawladda Jubaland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto dal iyo dawladd Soomaaliyeed ba loodhiibay
@MaidaIbrahim-x7f10 сағат бұрын
Beenaale.. Amxaar baad tahay..
@magafeabtigiis185210 сағат бұрын
Adeer God dhexdisa ha ka soo hadlin baanka ugu soo bax dowlada somaaliya malintii lagu qabto Waa kuu keliga jajuus maya qabiil mamatalo adeer ka tooba keen waxa aad ku jirto madoobe ka har somali oo dhan dowladey la socota itopiya cadow somaliyeed calooshood u shaqeyste salkiisu Waa hoog garab istag qaranka qaranka qaranka
@hassanahmed676010 сағат бұрын
Guuul jupuland
@daljireali478310 сағат бұрын
Hadal nin wayn
@fordoosabdalla981910 сағат бұрын
Xasan shiikh qori dab leh buu la wareegaayaa dalka gees ilaa gees dagaal baa ka socdo illaahoow ka soo gaar umada soomaaliyeed
@ibraahimmahamud514810 сағат бұрын
Nacalaa kudhaley dabadhilif axmaar korey ah war waxani xaaraanta ah yaa umadda ka hor leexiya maxaa uga badalatey Ethiopia 🇪🇹 in aad gedo ugacan gelisid waxaa baa kuleh general baan ahey
Maxaa cayda meesha keenay isba kuma caayine war orod rabigaa ka cabso
@abdullahisaman958210 сағат бұрын
Adeer 1992 caydiid oo ka libaaxsana yaan gedo ka Saarna waaba maanta iyo xasan dhiiqo
@عبدوحد-ح9خ10 сағат бұрын
Waa run lulka landiifiyo xataa waa shaqo❤
@عبدوحد-ح9خ10 сағат бұрын
Xasan sheekh guuuuuuul 💪💪💪💪😏😏
@saynabsaciid744910 сағат бұрын
Ma in magaalo nabad ah dadka labarkiyo dadka lalaayo ayaa guul ah
@عبدوحد-ح9خ10 сағат бұрын
Axmed madoowe ayaa usbaab ah
@firdowsmusay-ze9gs10 сағат бұрын
boqortoyo abgaal socon maa ee xasan sheekhow daarood dhulkoda faraha kaqaad
@firdowsmusay-ze9gs10 сағат бұрын
guul jubaland geesiyada qarniga
@Caaqilka12311 сағат бұрын
Jubaland guul❤❤❤ Hassan Munaafaq down😡😡😡
@AliAbdi-i4k11 сағат бұрын
Odaygaan Axmed Madoowe ayuu ushaqeeyaa hadii aan la dhaafin umada soomaaliyeed haa la dhaafiyo
@ZakariyeMohamed-i8z11 сағат бұрын
Umada nabad gali nio shaqadiisa ayuuu heestaaye
@abdiazziz866310 сағат бұрын
adiga aya horbaxayo waayo dad somaliyed ayad kuduushe raskamboni ayad cashar kuqaadan weyde hadana cashar cusub inshaAllah
@ibraahimmahamud514810 сағат бұрын
Madowe uma shaqeeyaa ayaga dhan Ethiopia bey ushaqeeyaan waa dabadhilif nacalaa kutaal gaala jecel weliba gaal madow hilib ceeriin cuna , aniga mid baa kutalinayaa xasan shaikh dalkan shabaab kuwareeji raggani in la bireeyo mahane xitaa xabad lagu dilo uma qalmaan waa dad iintooda dalkooda dadkooda iibsadey ee Ethiopia ey kushaqeysaneyso
@ibraahimmahamud514810 сағат бұрын
Odeygan koofida weyn midbaa leyyhy Ethiopia ayada oo sidan ka nidaamsan kana awoob badan bey xoog somalia ku qabsan weysey weliba cabdullahi yuusuf asaga oo hor kacaya wixii kudhacey waa la ogaa ee gedo yeysan noqon meel Ethiopia lagula dagaalo mooryaan baad thy calooshiis la fac ah Ethiopia baa kusoo dirsatey taasi marag uma baahna general saqajaan ah baad thy nuucaaga waa dadkii la bireyn jiray
@qalbidaryeele10 сағат бұрын
@@ibraahimmahamud5148Oo xasan sheikh miya wadaad ah Ahmed madoobana waa khaain Yaa Ka aqrisanaayo qabiil baa kuso rixaye caadi uhadal libaax