Xasan shiikh qori dab leh buu la wareegaayaa dalka gees ilaa gees dagaal baa ka socdo illaahoow ka soo gaar umada soomaaliyeed
@AbdikadirRashid-t8w2 сағат бұрын
Good ,odaygaan waa legend ,waa wax garad .xasan sheekh ciil mareexaanbuu qabaa wallaahi oobillaahi ,dagaal dadkiisa lagu ebtelayeey buu rabaa inuu gedo iyo jubbaland iyo daarood u soo xawilo, diida ,diida,meshaan madaxweyne ma joogee.
@Caaqilka1234 сағат бұрын
Jubaland guul❤❤❤ Hassan Munaafaq down😡😡😡
@AHMEDMIGUILWAISS3 сағат бұрын
Waa la kala baxayaa : xaq iyo baadil, koley xaqa unbaa gulueysan doona odey qabil ku faanaya sanadkan waa la cidhibtiri doona inshaAllah mar dhow !
@maanshaallah87523 сағат бұрын
Guul shacabka iyo dawladda Jubaland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto dal iyo dawladd Soomaaliyeed ba loodhiibay
@abdullahisaman95823 сағат бұрын
Adeer 1992 caydiid oo ka libaaxsana yaan gedo ka Saarna waaba maanta iyo xasan dhiiqo
@hassanahmed67603 сағат бұрын
Guuul jupuland
@joeokieh433 сағат бұрын
good job darwashista jubbaland
@bazeera55203 сағат бұрын
❤❤❤❤sax iska cesha caqli dameerka
@MohaCumar-o6fСағат бұрын
Guul jubaland
@عبدوحد-ح9خ3 сағат бұрын
Xasan sheekh guuuuuuul 💪💪💪💪😏😏
@saynabsaciid74493 сағат бұрын
Ma in magaalo nabad ah dadka labarkiyo dadka lalaayo ayaa guul ah
@daljireali47833 сағат бұрын
Hadal nin wayn
@bazeera55203 сағат бұрын
Munaafaq dhow dhown hoos ala ku dhig oo ciida dadka iyo dhulkuba kala dirir meel walba dab bu galiyey ka qaf guusha aad ka raadayso dhibaatafa dadk insha allah .yimido wax lagu farxo laguma arag
@firdowsmusay-ze9gs3 сағат бұрын
boqortoyo abgaal socon maa ee xasan sheekhow daarood dhulkoda faraha kaqaad
@Warsame.-ru6ls3 сағат бұрын
Geesi geesi dhaley
@sahraahmed-fv6rj3 сағат бұрын
Xasan shiikh dab buu lawareegayaa iska celiya
@sahraahmed-fv6rj3 сағат бұрын
Geesi adeer waa runtaa
@IssackHassan-qr2ij3 сағат бұрын
Shacabka Jubbaland waxaan faraya islamarkaana u wacyi galin in aay ka fogaadaan shaqsiga dastuurka Soomaaliya iyo kan maamul goboleedka Jubbaland jabiyey cid ka waantoobi weysa waxaa laga qaadaaya tallaabo ku habboon
@IssackHassan-qr2ij3 сағат бұрын
Somalia in aay horumar gaarta waxaa ka hor taagan dayuusiyiinta ka OO kale waxaan cod dheer ku faraya in talaabo sharci waafaqsan iyo mid aan sharci waafaqsaneen SI xasiloonida iyo amniga qaranka lagu Soo dabaalo axmed kinyaawi iyo fuleeyaasha cado ka dhigtay in aay dabada ka galaan shisheyada geesi yaasha qaranka ha qaadaan tallaabo ku habboon
@mohamoha88242 сағат бұрын
Eithopian af uraayo
@magafeabtigiis18523 сағат бұрын
Adeer God dhexdisa ha ka soo hadlin baanka ugu soo bax dowlada somaaliya malintii lagu qabto Waa kuu keliga jajuus maya qabiil mamatalo adeer ka tooba keen waxa aad ku jirto madoobe ka har somali oo dhan dowladey la socota itopiya cadow somaliyeed calooshood u shaqeyste salkiisu Waa hoog garab istag qaranka qaranka qaranka
@AliAbdi-i4k4 сағат бұрын
Odaygaan Axmed Madoowe ayuu ushaqeeyaa hadii aan la dhaafin umada soomaaliyeed haa la dhaafiyo
@ZakariyeMohamed-i8z4 сағат бұрын
Umada nabad gali nio shaqadiisa ayuuu heestaaye
@abdiazziz86633 сағат бұрын
adiga aya horbaxayo waayo dad somaliyed ayad kuduushe raskamboni ayad cashar kuqaadan weyde hadana cashar cusub inshaAllah
@ibraahimmahamud51483 сағат бұрын
Madowe uma shaqeeyaa ayaga dhan Ethiopia bey ushaqeeyaan waa dabadhilif nacalaa kutaal gaala jecel weliba gaal madow hilib ceeriin cuna , aniga mid baa kutalinayaa xasan shaikh dalkan shabaab kuwareeji raggani in la bireeyo mahane xitaa xabad lagu dilo uma qalmaan waa dad iintooda dalkooda dadkooda iibsadey ee Ethiopia ey kushaqeysaneyso
@ibraahimmahamud51483 сағат бұрын
Odeygan koofida weyn midbaa leyyhy Ethiopia ayada oo sidan ka nidaamsan kana awoob badan bey xoog somalia ku qabsan weysey weliba cabdullahi yuusuf asaga oo hor kacaya wixii kudhacey waa la ogaa ee gedo yeysan noqon meel Ethiopia lagula dagaalo mooryaan baad thy calooshiis la fac ah Ethiopia baa kusoo dirsatey taasi marag uma baahna general saqajaan ah baad thy nuucaaga waa dadkii la bireyn jiray
@qalbidaryeele3 сағат бұрын
@@ibraahimmahamud5148Oo xasan sheikh miya wadaad ah Ahmed madoobana waa khaain Yaa Ka aqrisanaayo qabiil baa kuso rixaye caadi uhadal libaax
@عبدوحد-ح9خ3 сағат бұрын
Axmed madoowe ayaa usbaab ah
@ibraahimmahamud51483 сағат бұрын
Nacalaa kudhaley dabadhilif axmaar korey ah war waxani xaaraanta ah yaa umadda ka hor leexiya maxaa uga badalatey Ethiopia 🇪🇹 in aad gedo ugacan gelisid waxaa baa kuleh general baan ahey