Tuug isagu muu ku tago haday runtahay😂beenaale dhe😢
@MeydiGAMER-ot2hf15 күн бұрын
Mar ayuu mareekanka aade waa la soo celiye
@FunnyFlicksOfficialsАй бұрын
Dadow Tahriibka waa in halka ilaahay Xujo aad ka hesha Si marka aad dhimato Aad Haystaa Xujo tusaale in Dadta ay ku badaa Oo aad u shaqeesa Waalidkaa walaaladaa Ama caruur ta ama Adiga naftaada 1) In kharash aad haytaa ilaa cel celis ahaan 20K$ ama 25$K ama ka wardoon adiga in ta safar uu yahay 2) in aad caafimad qabto Si aad uga gudubto Caqabadaha 3) Waa in Dad ay kuu sii joogan meesha ama hadii aanay kuu joogin Aad la wadaag In aad ka shaqeeso Shaqooyinka Kasta low ama hight Hadba khibradeeda 4) waa in Hadalkaada u dhignaada Sheeko Xaasaasi ah Tusaale in aanay cidna kuu maqneen Ceelna aan kuu Qodneen 5) ilaahay la kaasho madama Dunidan ilaahay ayaa wax kasta Haya Hana niyad jabin in Wax kasta oo dhaca sababto ilaahay ayaa ku leh oo dunidan ku keenay waana uu ku jecel yahay Mahadsanid
Useless aa tahay nio sidan ina wax kabadesho iskuday
@HassanAden-ti4ctАй бұрын
Penale
@JijaritoJijarotoАй бұрын
Sxbow wad iska hadashaa waxa so gudbineso waxba kama jiran wa fake
@zekihajiАй бұрын
Kuwa sharciyada ethiopia ku galay kawaran?????
@drjamaal5384Ай бұрын
Ninka keliya an tagero o wallhi ilahow ku barakey wax badan ka faiday.
@seytunosman6336Ай бұрын
Asc Wahan kuwedina Hadu Hassan Sheikh amra gabadaha malaiskadafa dumarka raga Kali Miya lasotarhira mise gabadahana hita walagu Dara tarhilka
@adoontialle2528Ай бұрын
Sp badi sxb vidoe yada
@ayeeioАй бұрын
Muqalasiintii waa wareeren 😂😂
@OmarabdiasiisaliАй бұрын
Asxaabey yaa baxaya bishan ama tan soo socta aan is raacna dadka somalia ama kenya jooga ila so hadla pls
@PachaTopRapАй бұрын
Ana baxayo
@Luqman.mohamedАй бұрын
Wllka iska suug ilaa o trump xilka kaqabanayo wuxu kudawaqa lee iska suuge
@OmarabdiasiisaliАй бұрын
@@Luqman.mohamed bisha 2 hadu xilika la qabto dayarka waa la xiraya marka dadku intaas bay galayan wadanka
@Luqman.mohamedАй бұрын
@@Omarabdiasiisali aduu gormee baxeysa hada?
@OmarabdiasiisaliАй бұрын
@@Luqman.mohamed wllka bishan baan baxaya adi inaad baxdo miyaa rabata
@Football-moment-12-qАй бұрын
Visa italy maheli kara pro
@dacwadafidintadiintaislaamkaАй бұрын
Haa Kenya imow
@faysalnoor4404Ай бұрын
Duli ba tahy adi waax celmi iyo aqli aa heyso male neefow
@AxmedYacquub-w1hАй бұрын
Asgvuhy
@KowsarAbdulwahabАй бұрын
Oomaxad danbi dusha usaratay
@Mazim107Ай бұрын
Allah kacabso umadda nabad gali
@AliadamAbdulrahmaanАй бұрын
Faysal walashaa anaa waso wecelow umada ka lexo maseer ba ku haye
@IbrahimTripleMАй бұрын
Bedelkii add ninkan u gafi lahayd madd iska aamusto Dambi moyee maxad ka dheeftey xadheer, sorry sxp wan kaa xumahay
@AyuubliibaanAbdulahiАй бұрын
su.aasha aaqiro ilaahee hanoo fududeeyo 🥺😌
@CabdiqaniBarkhadАй бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@CabdiSheekh-j7lАй бұрын
From Ridwan isaack sxb waad iga haysaa legend abdikariim
@XanaanXasan-dq6tzАй бұрын
Kani wa fus radis waxa u ka shekayno dhan wa beniti ilaso xirira waka talkaygu waxaba kama jiran wayo ana wacay wanu ilahadil wayay waxan ku dhahay latinkan raba basaborked haysata waxan ku dhahay soamali te ku tag bes wax kale wa iga shegi wayay marki hore wuxu igu dhahay waku cawina marakn ku dhahay basabor soamli ban watana wa iga amusay
@FowsiyaAbdulla-pv3jn2 ай бұрын
Horta dhalinyarado wax habarteen
@FowsiyaAbdulla-pv3jn2 ай бұрын
Walaal dhulkina imansada wax idiin kama horeyo
@seytunosman63362 ай бұрын
Kof South Africa joga su uugu baha passport Somali elebor malaigu qabanayo hay kolkan parazil taga passport Somali matura solomageda inan south Africa kasobahay Bahar miyad igalin Hadi south Africa laigu soceliya kawaran ado ilahay kaabsana dadka runta usheg plz Bahar hana galinin
@abtihjama32112 ай бұрын
Legendka suunka la dhacay baan wataa anigu nio😅
@shukricumar61302 ай бұрын
Haaa wan ka helnee e no so badii wll naxariista ka la ah wayo wa la ka la naxariis badanyahy
@KaltunMuseAli2 ай бұрын
Allaha somali ugargaro whi wa dad dhibadan waye sharcigii alle iyo kii nidamka way ka bodan
@AliMahamedahmed2 ай бұрын
Saxiib EU joogaa tahriibka US ma igu xiri kartaa dadka wado?