Sxbkey nio inteen kala soxirira talan kaga bahanahy ugz ❤
@AhmedAkrpoduction17 ай бұрын
Labada Qof Haday is Fahmaan waxaa Wanaagsan in Meherka Gabadhu khafiifiso Gabadhaas oo Kale Waa Lama Helaan Ilaahay Baa Arsaaqad U Furay.
@disantosplatnumz51927 ай бұрын
Ciyaaal Tahriib barnaamish ugaar u samee wll
@maslah3457 ай бұрын
Aduunku waa harka labadiisa galin
@xafsoaxmed48417 ай бұрын
Nolasha waa samir iyo dulqaad wlhi
@QueenSomali-y9t7 ай бұрын
Milyanka raga 1 kujire heshay hanagu cawin
@Somalibadboy7 ай бұрын
Dumarka soomaalida family-gooda ayaa ku pressure gareeya inay nin lacag leh guursado, si uu wax usiiyo yaga cajiib. Waa sababta keentay in dhalinyaro bdn u guurdoontaan India iyo maroco.