Пікірлер
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 4 күн бұрын
Waar dadka aad la hadlaysaa ma ingiriis baa Maxaad afsoomaali ugu hadli weydey
@abdul-basidhassan6270
@abdul-basidhassan6270 5 күн бұрын
Please use somali
@alimahamud2364
@alimahamud2364 5 күн бұрын
Asc walalkey ma’anan garan waxa ad kahadashay anagu somamli ayaan nahay manihin ingiriis afsomali ku halad wad mahadsantahay
@sharmarkeabdihakimhussein2380
@sharmarkeabdihakimhussein2380 6 күн бұрын
Course ma bixisaan
@buraale134
@buraale134 6 күн бұрын
Mashallah
@user-oj7nd4po9i
@user-oj7nd4po9i 7 күн бұрын
Keep going
@ahmedabdulaahi6886
@ahmedabdulaahi6886 8 күн бұрын
Waa mahadsan tahay lkn waxaan kaa codsanaa inaa afsoomaali nooga dhigto sharaxaada sababtoo ah waxan nahay dad xoolo dhaqato eh luqadaha qalaadne waa nagu adag yahiin waa codsi si aan wax idiinka faa.idno adinkane aad waxaa ku farax daan aad alle ha idin siiyee
@abdikanimohamed1948
@abdikanimohamed1948 9 күн бұрын
mansha allah waan soo dhaweynayaa barnaamijkan hadaan ahay xoolo dhaqato waa barnaamij na anfacaya fadlan nala xidhiidhkiina na siiiya waad mahadanthiin
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 9 күн бұрын
Lambarka nala wadaag laga helayo sxb thanks wll
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 9 күн бұрын
Maashaa Allaaah sxb xagee ka helayaa siidhka magaalada hargaysa malaga helayaaa
@AbdiraxmanAbdisheikh
@AbdiraxmanAbdisheikh 9 күн бұрын
Afsomali hadaad kuhadasho Miyaad ka ilbaxday
@buraale134
@buraale134 9 күн бұрын
Mashallah
@GololMudug
@GololMudug 10 күн бұрын
Walaal arinfeecan baa haysaa lkn eray bixin Soomaali ah baa meesha kamaqan
@qaaci102
@qaaci102 10 күн бұрын
Wall isku day inaad af soomaali adeegsato
@friendsofallah5039
@friendsofallah5039 10 күн бұрын
Aniga diyaar ayaan ahay Ameriko ayaan kasoo gurayaa
@mohamedhusseinelcadaali7837
@mohamedhusseinelcadaali7837 11 күн бұрын
Wuu fcnyhy mnasha allah sxb soo geli qaybtii digaaga part 2
@NatureMedia79
@NatureMedia79 11 күн бұрын
Masha allh wa mahdantahy ustaad lkn qebta baseka ah tiirar miyaa ka dhigteen mise waa biro
@AbdirasaqFoosi-vv5qt
@AbdirasaqFoosi-vv5qt 11 күн бұрын
W𝐥𝐥 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫𝐤𝐠𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐞𝐧 𝐤𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐚 𝐰𝐥𝐡𝐢 𝐚𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐧 𝐤𝐠𝐮 𝐛𝐚𝐡𝐚𝐧𝐚𝐡𝐞𝐞
@mustafexasan9094
@mustafexasan9094 11 күн бұрын
M.a waa barnaamijka aad ufiican soo badi
@khadarsheikhmahamud1652
@khadarsheikhmahamud1652 12 күн бұрын
waxaan idin waydiiyay ma jiraa talaal ( vaccines ) oo xoolaha la naaxinayo la siiyo haday jiraan maxay kala yihiin
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 15 күн бұрын
ManshaAllah walalka wa barnamij naga maqna wana lonaxan yaxay
@NatureMedia79
@NatureMedia79 23 күн бұрын
M.a team baro organization aad ba u mahadsantihiin casharo wax tar leh baa so diyaarisal lkn beeraha xooga saara qaasatan aafoyinka( pests and disease)
@AbdirasaqFoosi-vv5qt
@AbdirasaqFoosi-vv5qt 23 күн бұрын
𝐌𝐜𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐮𝐳𝐭𝐚𝐝 𝐣𝐚𝐳𝐚𝐤𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡𝐮 𝐣𝐚𝐧𝐧𝐚 𝐰𝐥𝐡𝐢 𝐰𝐱𝐚 𝐢𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐫𝐨𝐥𝐞 𝐦𝐨𝐝𝐞𝐥 𝐰𝐧𝐧 𝐤𝐠𝐮 𝐱𝐢𝐫𝐚𝐧𝐡𝐲
@fartuuncabdulaahi4573
@fartuuncabdulaahi4573 26 күн бұрын
Number kiina noosheega
@fartuuncabdulaahi4573
@fartuuncabdulaahi4573 26 күн бұрын
جزاكم الله خيرا number kiina noosheega
@NajeebSalem-h7r
@NajeebSalem-h7r 27 күн бұрын
Masha Allaha
@abdisalanmohamedyarrow8248
@abdisalanmohamedyarrow8248 29 күн бұрын
Mxaa loola jeeda breed ka 😊
@abdinuur6322
@abdinuur6322 Ай бұрын
Waxaan cod sanayna in JAMACADA online lagu barto
@user-jg8gc5xl7q
@user-jg8gc5xl7q Ай бұрын
Dhaqashada digaaga markii lashegayo way Fududahay Lakin qibraday u bahantahay
@mohamedsayid2899
@mohamedsayid2899 Ай бұрын
igu soo orad mahan walhi qarash badan lo bahanyahy
@abdiladiif3076
@abdiladiif3076 Ай бұрын
Good topic poultry fram
@xogsideboy
@xogsideboy Ай бұрын
Mansha allah shaqo wacan
@fartuuncabdulaahi4573
@fartuuncabdulaahi4573 Ай бұрын
جزاكم الله خيرا ❤
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 Ай бұрын
Pls anigaa rabo igu cAwi
@musemjama9966
@musemjama9966 Ай бұрын
Jazaka allah
@mmh27channel5
@mmh27channel5 Ай бұрын
Shabaqa greenhauska wadanka Malagasy helaa?
@paroOrgnization
@paroOrgnization Ай бұрын
haa, walaal
@mmh27channel5
@mmh27channel5 Ай бұрын
​@@paroOrgnization xagee loogusoo hagaagaa wll?
@jamaalhassan5436
@jamaalhassan5436 Ай бұрын
Waa barnaamij wax tar leh
@user-ty3lm6mm8t
@user-ty3lm6mm8t Ай бұрын
Manshallah paro organisation waan soo dhawaynayaa ma xamar ayaad ka hawl gashaan
@ismailsheikhmuse7350
@ismailsheikhmuse7350 Ай бұрын
Please alfa alfa kwaran dr
@ismailsheikhmuse7350
@ismailsheikhmuse7350 Ай бұрын
Masha allah shurkan
@husienaadan401
@husienaadan401 Ай бұрын
Ustaadi waxa aan ahay arday dhiqta kuliyada beeraha noo sheeg green houseka ugu fican green housyada noo sheeg dhamaan qalabka green loo isticmaalo iyo halkiii green house qiima u la gato isaga oo complete ah Ustaadi waxa aan ka codsineyaa in aad ka soo hadasho
@paroOrgnization
@paroOrgnization Ай бұрын
insha allah waa laga soo hadli doonaa, mahadsanid.
@AbdulrahmanMohamed-t9b
@AbdulrahmanMohamed-t9b Ай бұрын
Mnshllh waa arin lobahanyahay
@Abdulhmed_za
@Abdulhmed_za Ай бұрын
لم افهم اللغة..لا يوجد ترجمة
@user-oj7nd4po9i
@user-oj7nd4po9i Ай бұрын
Keep moving
@osman_abtidoon
@osman_abtidoon Ай бұрын
Mahadsanid ustaad waa cashir aad u muhiim ah.
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 Ай бұрын
Afka ummaddani leedahay in aad adeegsato ayaan kugu talin lahaa.
@paroOrgnization
@paroOrgnization Ай бұрын
waa talo fcn basle waa af 32 sano erey bixin cilmiyeed loo sameeyn, marka waa iska dhibaato guud
@SharmaarkeMedia
@SharmaarkeMedia Ай бұрын
Dr waa arin loo baahnaa god
@taha-selman
@taha-selman Ай бұрын
music malo bahaano wll 😊
@user-iz3wk3cl5x
@user-iz3wk3cl5x Ай бұрын
جزاك الله خير Hore usoco Halkaa kaga haya
@hassanmohamed-lc2yn
@hassanmohamed-lc2yn Ай бұрын
Keepgoing