ManshaAllah walalka wa barnamij naga maqna wana lonaxan yaxay
@hassanmohamed-lc2yn2 ай бұрын
Keepgoing
@osman_abtidoon2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad waa cashir aad u muhiim ah.
@husienaadan4012 ай бұрын
Ustaadi waxa aan ahay arday dhiqta kuliyada beeraha noo sheeg green houseka ugu fican green housyada noo sheeg dhamaan qalabka green loo isticmaalo iyo halkiii green house qiima u la gato isaga oo complete ah Ustaadi waxa aan ka codsineyaa in aad ka soo hadasho
@paroOrgnization2 ай бұрын
insha allah waa laga soo hadli doonaa, mahadsanid.
@musemjama99662 ай бұрын
Jazaka allah
@ssctransportllc119815 күн бұрын
Shade net ka dalkeena ku haboon waa imisa cufkiisu? Mahadsanid
@abdikadersaladali72192 ай бұрын
Afka ummaddani leedahay in aad adeegsato ayaan kugu talin lahaa.
@paroOrgnization2 ай бұрын
waa talo fcn basle waa af 32 sano erey bixin cilmiyeed loo sameeyn, marka waa iska dhibaato guud