Easy Solar Pump Calculator app
3:01
Baro Arduino LCD Display -  Afsomali
13:31
EasySolarCalculator App - Somali
15:47
Baro Soldering - Alxanka Af Somali
17:30
Пікірлер
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 2 күн бұрын
Mnsha allh Macalin alle haku xafido Aakhiro iyo aduun ba wx Badan kaa fahmay Wx jeclaan lahaa inad soo badiso Casharadan Nocan ah❤
@MohamedKaraama-sw9it
@MohamedKaraama-sw9it 3 күн бұрын
Mashallah walaal horay u soco cilmi aad waa hore halkaan soo dhigtay baan maanta kaa faaiiday❤❤
@Drsayidcali
@Drsayidcali 7 күн бұрын
Waxaan ku tala jirar mator
@Drsayidcali
@Drsayidcali 7 күн бұрын
Wooww❤❤❤❤ good
@Abdirahmanshaqalle
@Abdirahmanshaqalle 18 күн бұрын
Mahadsanid kun jeer ustaad ❤
@MascudMahamud
@MascudMahamud 19 күн бұрын
Zxp ima soo baxayo appku kuma jiro meesha laga soo dajinayo zxp
@MioOfficial_
@MioOfficial_ Ай бұрын
Ustaad nosoo samey sida video ka turjimayo sida loo xiro saacada korontada
@MioOfficial_
@MioOfficial_ Ай бұрын
Thanks ustad
@rastaabdirashiid6075
@rastaabdirashiid6075 Ай бұрын
Asc muqdisho Ayaan jogaaa waan rabaaa ente ka helaa
@ahmedomaar
@ahmedomaar Ай бұрын
Masha Allah mahadsanid ustaad
@ciisexirsi
@ciisexirsi Ай бұрын
Mahad sanid Eng C/wahaab
@MohamedMohed-n9t
@MohamedMohed-n9t Ай бұрын
Ustaad load calculations kasoo hadal bal korontada qaabka loosameeynaayo
@HaabiilLove
@HaabiilLove Ай бұрын
Walahi shaqo fiican baa nooheesaa ajir iyo xasanaad alaha kaasiiyo walal qaali xagee kaala soo xiriira aniga muqdisho baa joogaa ustaad numberkaaga ama emailkaaga xagee kaala sooxirira mahadsanid
@faadimoadanabuukar
@faadimoadanabuukar Ай бұрын
Thanks
@rijaalfilms
@rijaalfilms 2 ай бұрын
Keeba high demand leh futureka mechanical or electrical engineering, immikaan rabaa inaan bilaabo engineering
@Mustafa_ayaanso
@Mustafa_ayaanso 2 ай бұрын
Ustad aad baad u mahadsan tahay waxan rabay in aan kuweydiiyo qeybta laptop 💻 ka sida loo sameyo iyo cilad bixin today casharo nooga samey wlba coputer ka marku cod bixinayo screen kana madow yahay❤
@Mahamed-ok6qz
@Mahamed-ok6qz 2 ай бұрын
Kaar.igacaawi.iJiika.gaaDhiga 2:47 2:41
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 2 ай бұрын
Wallaahi heer sare casharadani mashaallah
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@AxmedYusuf-k6n
@AxmedYusuf-k6n 2 ай бұрын
Asc ingineer and iyo Aad baad mahad santahay allah ha ku barakeyo aamin
@Aniisaqurux-o4w
@Aniisaqurux-o4w 2 ай бұрын
Sahal
@abdullahiyussuf5714
@abdullahiyussuf5714 2 ай бұрын
Kuma jiro waa laga saaray
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 2 ай бұрын
Aqoon kasta calaamka Maxaa la wayey in lobadalo bukagteena afkena somaliga ah in laga dhiga sidee ardayda ugu Bartaan afka kasta iyo keena labadaba mida wey fududaan lahayeen afkeena inaa wax lagu barto luqadeena ilaa heerka dugsiga sare waa wax aad u wngsn koley ila tahy Ani
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 2 ай бұрын
Hello engineer cabdi wahaab
@SowdaAbdihakim
@SowdaAbdihakim 3 ай бұрын
Macalin Talaagada qaboojiyaha ku jirto miyaa Appka
@somtronics1433
@somtronics1433 3 ай бұрын
mayaa waxuu ku saabsanyahey sida loo cabiro solarka. Haddii aad taqaano inta waad (watt) u yahey talaagadaada, waad isticmaali kartaa inta solar panel aad u baahantahy.
@journalist617
@journalist617 4 ай бұрын
Magnetic inte ka heli karaa please 🙏 iga caawi
@somtronics1433
@somtronics1433 3 ай бұрын
Xagee joogtaa. Haddii aad north america, ama Europe, xataa dubai. Waxaad ka heli kartaa. www.amazon.com
@hassanomar294
@hassanomar294 4 ай бұрын
Allaah miisaanka xasanaadka ha kugu daro aqoontaa aad nosogudbisay bro
@somtronics1433
@somtronics1433 3 ай бұрын
Amin. JZKH Hassan. Aad baad u mahadsantahey
@hassanomar294
@hassanomar294 4 ай бұрын
Thank you very much
@somtronics1433
@somtronics1433 3 ай бұрын
You are welcome. Sorry for late reply.
@MukhtarCabdilahi-r5c
@MukhtarCabdilahi-r5c 4 ай бұрын
M.allah Allah Ku Barakeeyo Ee Noosoo Badi Macalin
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 4 ай бұрын
injiiner alle haku barakeeyo
@MuuseCumar-r1n
@MuuseCumar-r1n 4 ай бұрын
Macalin balwarbixin nagasii engineering ga qaybaha hadhay. Wxaan kuwareersanahay qaybtandooranlahaa waxaan ahey freshman. Thanks ❤
@BederCabdilaahi-bn9se
@BederCabdilaahi-bn9se 4 ай бұрын
جزاكم الله خير يا أستاذ
@somtronics1433
@somtronics1433 3 ай бұрын
JZKH Beder.
@Barre66
@Barre66 4 ай бұрын
Charge controller waa hage
@Barre66
@Barre66 4 ай бұрын
Mono crystaline ayaa ugu wanaagsan aa maqlayee run miyaa maclin
@abdallaawale2460
@abdallaawale2460 5 ай бұрын
M.a
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 5 ай бұрын
Engineer wax waynbaad qabatay
@moali9647
@moali9647 5 ай бұрын
Asc Walaal meel lagaaga soo xiriiro ma leedahey, telfoon baan jeclaan lahaaa.
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@rocky4066
@rocky4066 5 ай бұрын
maasha allaah waa cilmi fac ka fac anficidoona oo sadaqatul jaari kuu noqondoona insha allaah dadkana waxaa u kheyrbadan kan anfaca dadka. guuleeyso
@somtronics1433
@somtronics1433 3 ай бұрын
JZKH, waad mahadsantahey
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 5 ай бұрын
Sida talefanada logu cabiro kaso hadal
@Somali.Engineering
@Somali.Engineering 6 ай бұрын
M.a
@AbshirAxmed-o4q
@AbshirAxmed-o4q 6 ай бұрын
Maansha allh macallin sharraxaad wacan❤
@HiigsiTravel-g4h
@HiigsiTravel-g4h 6 ай бұрын
125 like
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy 6 ай бұрын
Jezakalahu kheyr❤
@somtronics1433
@somtronics1433 3 ай бұрын
JZKH adigana.
@shariiftawakal2472
@shariiftawakal2472 7 ай бұрын
Ku mahadsanid mudane wxn jeclaan lahaa inaan kaa helo number what's
@Col-ujoog1990
@Col-ujoog1990 7 ай бұрын
Maashaa Allah macalin Waxan u bah nahay barashada solarka maxaa la iiga baahan yahay sida sahaado wax barasho ama aqoon sida xisaabta ma jiraan wan lagama maar maan ay tahay inaan aqoon uleeyahay si aan jaanis igu helo barashada solarka jawaab Wacan mahadsanid
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy 7 ай бұрын
Jezakalahu kheyr❤
@MahdiDahir-u1v
@MahdiDahir-u1v 7 ай бұрын
Asc som tronic waad ku mahadsan tahay sida aad nogu soo gubiso casharada electic iyo electronicska waxan codsaneyna in aad nogu soo darto contactors sida loo xidho ama ats ganerators
@AbdicasiisAli-md6fe
@AbdicasiisAli-md6fe 7 ай бұрын
mahadsanid wllo
@XasanYare-rv9np
@XasanYare-rv9np 7 ай бұрын
imisa kilomitir ayalagabadala salida matorka