Dhis Daroonka Quadcopter Qeybtii 2aad Af somali

  Рет қаралды 3,101

SomTronics

SomTronics

Күн бұрын

Casharkaan waxaad ku baran doontaa sida aad u dhisi laheyd diyaarad daroonk ah. Waxaan ku tusi doonaa tusaalooyin tayo leh oo ku saleysan sida igu fiican aad u dhisi laheyd ama iskugi xiri laheyd elektronakiska daroonka, sida, Brushless Motors, ESC, flight controller, Remote Controller transmitter, and receiver. Waxaan kalo idin tusi doonaa sida aad u brogramlahey KK2.1.5 Flight Controller. Waxaan rajeynayaa inaad ka faa’iideysan doontid InshaAllah.
In this lesson you will learn how to build a drone. I will show you some quality examples based on best way to build or connect a drone electronics, such as, Brushless Motors, ESC, flight controller, Remote Controller transmitter, and receiver. I will also show you how to program KK2.1.5 Flight Controller. I hope you will benefit.
1- Battery - Noocaan waad isticmaalikartaa.
www.amazon.com...
2- Brushless Motors/Motorka
www.amazon.com...
3- Baalasha/Propellers
www.amazon.com...
4- ESC
www.amazon.com...
6- Flight Controllers
www.amazon.com...
7- F450 Frame
www.amazon.com...

Пікірлер: 28
@Saacsoftware
@Saacsoftware 3 жыл бұрын
teacher tools keedaa ayaan waayey mudo laba sano ah ayaa daawanayey drones iyo aalado kaleba . sidoo kale waxaan dalka ka waayey aalada la dhaho Arduino device oo wax badan oo aan ibaranayey igaga xidhmeen markaa macalin waxaan kaa codsan lahayn halkee ka heli karnaa tools keeda drones ka aad iyo aadbaan ugu faraxsanahay inaan ka faaiidaysto kanaalkaaga ustaad
@cashuurxikma7275
@cashuurxikma7275 3 жыл бұрын
Masha Allah bro qaali runtii waad mahadsantahy sida wanaagsan e aad nooguso gudbiso cilmigaaga u Alle ku siyeey dhalinta badankoodu kuma baraarugsana sidaa u muhiim noogu yahay channelkani marka walaalyal ka faiidsyiista runtii reer yurub waxaba inama dheera aan ahayiin inay ka faiidayiisteen dadkoodii cilmiga lahaa thanks ustaad walaal boqol jeer Alle cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo
@somtronics1433
@somtronics1433 3 жыл бұрын
JzKH Abdirashiid. Aad baad umahadsantahey taladaaada fiican. InshaAllah waxaan rajeenayaa in Dhalinyarada Somalida Rag iyo dumarba ah in mustaqbilka eey la tar tamaan wadama kale eey heer sare ka gaarey teknologiyada. Aniga dhinaceeyga waan ka wadi haddii ilaah ii ogaalado. InshaAllah.
@Saacsoftware
@Saacsoftware 3 жыл бұрын
ustaad sidoo kale waxaan kaa codsan lahayn inaad hal cashar nooga diyaariso motors ka iyo gudaheedu qaabkay motion ka u samayso markaanu physics ka baranaynay ayaan wax badan ka weydiiyey macalinkayga lkn xog badan igama siin boogaag baanse xog badan ka helay oo kku yar saabsan lkn waxaan u bogay soo jeedintaada markaa ustaad daynamooyinka ama motors ka hal cashar nooga diyaari
@electricnotes1324
@electricnotes1324 3 жыл бұрын
Asc dhmntiin anigo arday Electrical ENG universty of Hargeisa waa ku mahadzn tahay cilmigaad no so gudbisay waxaan rajaynayaa inaad inoo palaadhin casharada siipa aniga aad pay ii khusaysaa waxaan ku rajaynayaa khayr inzha allah Mdnzid Waanu la wadaagi doona inzha allah Pulshda oo dhan ☆
@Muslixtrades
@Muslixtrades 2 жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato ustaad, waan ku farxsay qof Soomaaliyeed oo waxan sharxi kara inuu jiro inkastoo ayba aniga igu adagtahay inaan si fcn u fahmo. Nio mid wayn oo aniga dhan i qaadi karta ma dhisan karaa horta? 🤣
@Mrblue12349
@Mrblue12349 3 жыл бұрын
ustaad sideen qalabkaan ku hli karnaa si aan ugu pratikeyno una dhisno projectigaan mahadsanid
@somalia1142
@somalia1142 2 жыл бұрын
Hello mudane maxa kugu dhacay manacday channel ka casharadi aaway
@cabdalayare3793
@cabdalayare3793 Жыл бұрын
Maa mule inaa kaheli karaa qalabkaan aa adeg saneyso maa noo sheegi meesha laga helaayo
@wadanimedia9147
@wadanimedia9147 3 жыл бұрын
Qalabka aad ku sameeneesid xagee laga helaa walaal🇸🇴🇸🇴
@engineermoodaacad4241
@engineermoodaacad4241 3 жыл бұрын
Asc Eng runtii aad bad umahadsan tahy cilmigaad sobandhigtayne allaha ku barakeyo Eng waxan jeclan lahaa inad fursadan dahabiga ah inaad nooga faa'iideyso
@somtronics1433
@somtronics1433 3 жыл бұрын
JZKH. Amin. InshaAllah haddii ilaah ii ogaalaado.
@bulshokaab1335
@bulshokaab1335 3 жыл бұрын
Ustaad chasharada soo badi
@abdinaasirr7993
@abdinaasirr7993 2 жыл бұрын
Qaybta xage ka helaa walal
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd 3 жыл бұрын
Waku faraxsanahy qofan isku dhiig nahahy oo hormar ka gaaray technology
@Muslixtrades
@Muslixtrades 2 жыл бұрын
Aad iyo aad 😍
@Saacsoftware
@Saacsoftware 3 жыл бұрын
thanks teacher
@maxdaah8894
@maxdaah8894 3 жыл бұрын
Thankz
@abdiraxmanmohammed1127
@abdiraxmanmohammed1127 3 жыл бұрын
Wan kusalamay marka hore macalin su’al ayaan watay oo ah dronta camera miyaa loo racinkarin mise waxay u bahantahay receiver kale mahsanid.
@somtronics1433
@somtronics1433 3 жыл бұрын
Asc Abdiraxman, waa suaal fiican. Daronka inta badan Kamirada waxey leedahey SD card eey ku keediso sawirka ama fiidiyaha. Qaarkood markey eey streaming sameynaayaan waxey isticmaalan WiFi ama technologiyo kala duwan. Daroonada Militariga waxey isticmaalaan Satellite comminication si eey u soo diraan Sawiro ama video.
@abdiraxmanmohammed1127
@abdiraxmanmohammed1127 3 жыл бұрын
@@somtronics1433 jasakulah macalin mahsanid.
@saynis24
@saynis24 3 жыл бұрын
Casharo badan oo waxku ool ah ayaa kaaafaaaiidnay manshaaa Allaaah 👍👍
@egallegebriele9425
@egallegebriele9425 3 жыл бұрын
This is awesome.. thank you walal. Allaha adna kuu barakeeyo cilmigaaga.
@somtronics1433
@somtronics1433 3 жыл бұрын
JZKH Egalle, Amin
@liibaansiyaaso1397
@liibaansiyaaso1397 3 жыл бұрын
Mahadsanid mucalim
@maamgboodh350
@maamgboodh350 3 жыл бұрын
Mahad sanid macalin
@naasirabdirizak4789
@naasirabdirizak4789 3 жыл бұрын
Manzha alaaaah Engineer + Ustaad abdiwahaaab alaha kuu ziyaaadsho cilmigaaga
@somtronics1433
@somtronics1433 3 жыл бұрын
JZKH. Amin
Protocol Neo Drone Controller repair!
5:49
markoni985
Рет қаралды 17 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Dhis Robotka Kaligiis Istaago  Qeybtii 2aad Af Somali
14:58
SomTronics
Рет қаралды 2,2 М.
Barashada Solar systemka
31:13
RadioMaqal
Рет қаралды 2,4 М.
MATOORKA MOBILE KA
6:34
Goomey-Electronics
Рет қаралды 478
Baro DC Power supply Qaybtii 1aad   Af Somali
27:35
SomTronics
Рет қаралды 10 М.
EasySolarCalculator App - Somali
15:47
SomTronics
Рет қаралды 7 М.
Restoring The ULTIMATE Rare Vise
24:45
Make Everything
Рет қаралды 29 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26