WARKA RIIGGA NAKHIIL EE BERBERA
4:21
HEESTA ANAGU XAMAR DOONIMAYNO
4:52
6 жыл бұрын
ANAGU XAMAR DOONIMAYNO
4:11
6 жыл бұрын
ANAGU XAMAR DOONIMAYNO
4:11
6 жыл бұрын
BBC
10:50
7 жыл бұрын
Barnaamijka Waxbarashada
19:14
7 жыл бұрын
Пікірлер
@najibwerar6117
@najibwerar6117 25 күн бұрын
Eraydi adero suldaan bulbul
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
Alle haw naxariisto
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 3 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn xasan qowdhan❤
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 ай бұрын
Masha allah Ibraahim Cali axmed si wngsn ee aad inoogu Sharaxday taariikhda fanaan Rashiid bulo thanks ♥️♥️♥️🎹🎻🎸🎤🎶🎵🎼🎵🎵
@ApdirahmanFarhan-ut6bq
@ApdirahmanFarhan-ut6bq 5 ай бұрын
Abwaanka magcii
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 6 ай бұрын
Abwaan cali gaab❤
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 6 ай бұрын
wixi fanaan iyo abwaan lasiin lahaa wahaabi aragixisaa qaatay😢
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 6 ай бұрын
AUN Amiin
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 ай бұрын
Waa sharag dhaheel originals aun cunar dhuule wuu ka daba qaaday miyuusiga ku garta iney original tahay
@xiissheikh2492
@xiissheikh2492 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@yohancabbaye9787
@yohancabbaye9787 8 ай бұрын
Ha is Diido Nio🙌 Still listening✌🏻 LANDERS🦁👑🙏
@yohancabbaye9787
@yohancabbaye9787 8 ай бұрын
Nagu kala wad 21/01/24 Still listen LANDERS❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Viva Shacabka Soomaaliyeedoow
@Liinmacaan
@Liinmacaan 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 9 ай бұрын
Guul somaliland🙃🙃❤❤
@mustafeomar3170
@mustafeomar3170 9 ай бұрын
Kkkk goojace kaalay
@hararemedia
@hararemedia 10 ай бұрын
tariikh ahaan fanka xoogaa wax baa ka khaldan
@AbubakerCabdi
@AbubakerCabdi 11 ай бұрын
Baal qiyaas hadrawi iyo cali gaab labaduba waa labo awban oo waxbadan curuyay lkn hadrawi somali dhan ciid garanayn ma jrto lkn cali gaab ciise waa dad dacay haldoorkisaa iyo halyaydisa tarikhdooda aan qorin
@AbubakerCabdi
@AbubakerCabdi 11 ай бұрын
Abwan cali diriye cali gaab waxuu ahaa xigmadi oo qof ah lkn intarikhdisa dadka badan ay garanayn waxaa ugu wacaan waa dadku ka dhashay ee beesha ciise oo awbaniintoda iyo tarikhdoodaba daryeelin
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Dulmi baad ku socotaan inshaa allaah markale waad jabaysaan
@YasinAxmed-u9u
@YasinAxmed-u9u Жыл бұрын
Qaranka aan samaysanay wixi kahor yimada dhigoda waan cabayna wlhy
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 Жыл бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@iconraar2357
@iconraar2357 Жыл бұрын
P
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
ilahayow u naxariiso.
@ilhaanaadan4526
@ilhaanaadan4526 Жыл бұрын
Iiman alla idinka qaado aqoonsi holidays aan habarayohow doormen kale suga
@isseosman3574
@isseosman3574 Жыл бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO MALMIHII FADLIGA LAGU JIRAAHE
@Mfarah100
@Mfarah100 Жыл бұрын
Xasan Qawdhan Yuusuf Ilaahay ha naxariisto, jannsdiisii udgoonaydna ha ku casuumo, eheladiisii, asxaabtiisii, reer Somaliland iyo Soomaalida guud ahaan samir iyo iimaan ha ka siiyo. انا لله و انا اليه زاجعون. Maantuun baan maqlay.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Жыл бұрын
AUN Amiin
@updirahimomar5388
@updirahimomar5388 Жыл бұрын
Heesta waan kuu waramayaa naftaydaay
@ilhaanaadan4526
@ilhaanaadan4526 Жыл бұрын
Baac aa baac cabaad badanaa
@husseinmohamed1947
@husseinmohamed1947 Жыл бұрын
Kowsar abdi sugal
@husseinmohamed1947
@husseinmohamed1947 Жыл бұрын
Kowsar abdi Sugal
@husseinmohamed1947
@husseinmohamed1947 Жыл бұрын
Kowsar abdi sugal
@husseinmohamed1947
@husseinmohamed1947 Жыл бұрын
Kowsar abdi sugal
@husseinmohamed1947
@husseinmohamed1947 Жыл бұрын
Kowsar abdi sugal
@husseinmohamed1947
@husseinmohamed1947 Жыл бұрын
Kowsar abdi Sugal
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Basbaas alle ha u naxariistee reerkiisu reer miyi ayey ahaayeen geel iyo adhi buu lahaa anigu ilaa 19 72 baan hargeysa ku aqaaney markaas oo aan ahaa standard 4 elementary school rice markaan weynaadeyna caadi baanu isu baranay qof fiican buu ahaa
@updirahimomar5388
@updirahimomar5388 Жыл бұрын
Isagu riwaayad malahaa aun
@osmansufi4066
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Ruwaayado uu sameeyey ayaa jira oo 1959kii ilaa xamar la geeyey isagaana dacar fanka keeney maadaama ay isku magaalo ahaayeen kaatumo
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Heesaha Kala ah 1:Hoobaro Libaax: Waxa sameeyay cabdi aadan xaad cabdi qays 2:Hunu hunuu:waxa Sameeyay ahun Cali Sugule duncarcarbeed
@abdullahi370
@abdullahi370 Жыл бұрын
Iska hubi waxad qoreyso hunuu hunuu waxa lahaa abwan xasan qawdhan
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
War saaxiibayaal Suugaanta hala xaqdhowro abwaanada Heesta "WAA LOO DHASHAA WADANI", Xuseen aw faarax baa sameeyay waana heestii ugu danbaysay ee Soo baxda abwaanku waraysigii Uu bixiyay Bilihi udanbaysay noloshisa ayuu ku sheegay inuu lahaa isagu. Mahadsanid
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Cali Gaab alle ha u naxariisto nin qiimo leh Buu ahaa waliba hal-abuur!
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 Жыл бұрын
11 January 2018
@hindiomer2578
@hindiomer2578 Жыл бұрын
WA run hada dhego leday
@hindiomer2578
@hindiomer2578 Жыл бұрын
Waxku qado
@ilkacase1551
@ilkacase1551 Жыл бұрын
Guuleysta
@SuperKahin
@SuperKahin Жыл бұрын
Ibrahim waa nin aad ugu qoto dher hesaha iyo riwaayadaha weliba weriye FCN baan waraysanay 😂
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
28 may 2017 haduu dhintay sidee Usoo dhigtay 2 may 2017 wwxaan rabtid miyaa noo sheegee adi🤔
@abdulkaderaljeelaani5222
@abdulkaderaljeelaani5222 Жыл бұрын
orod saldhiga aad oo dacwee
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
@@abdulkaderaljeelaani5222 usheeg qoladaan aad u nacamleyneysid beenta dadka haka daayaan
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 10 ай бұрын
​@@looyaan323 5ta Soomaali halked kaso jeeda adigu
@looyaan323
@looyaan323 10 ай бұрын
@@muktaribrahim7397 qawil miya radine🤔
@abdisamadabdalla7076
@abdisamadabdalla7076 2 жыл бұрын
Xamar hadaadan dooneyn xagaad qaban waxbo lama joogtaane 31 sano aan ka ahayn Cilaaq iyo muran iyo faan bilaa macne
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 2 жыл бұрын
Asc sxb MMC media wad ku mahadsantihiin sidaas wanaagsan ee u qadadhigteen abwaan al marxuum Cali diriiye CALI GAAB heesahan isaga intabadan lahaa wa sax lakiin heeska meday meday aya idinka qaldan waxa iskalaha jilaagi waynaa ee Soomaaliyeed alaah ba wayne wa micaad migane aw ma caleesh Alaha u wada naxariistee 2da abwan faamii miday ahaayeen alaha u wada naxariisto fanaaniinti somaliyeed ee geeriyooday dhammaan janadisi Alaha kuligood ka warabiyo Khadra Daahir Cige oo u dambaysay shalay la duugay hooyadii jacaylka ladhihi jiray mama khadra janatul firdowsa Alaha siiyo amiin amiin amiin 😢😢😢😢
@abdia4527
@abdia4527 2 жыл бұрын
Heesta waxay ahayd in gabdho yaryar loo dhiibo,habro googo,ay oo khaatumo seegaya ayaa loo dhiibay,