DEG DEG CIIDANKA QARANKA SOMALILAND OO AWOOD CUSUB SOO BANDHIGAY

  Рет қаралды 56,955

MMC MEDIA

MMC MEDIA

Күн бұрын

HEESTA SULUB EE CIIDANKA QARANKA SOMALILAND CISMAAN XASAN ALMIS

Пікірлер: 55
@ayaanbadel7048
@ayaanbadel7048 6 жыл бұрын
Guulwo allah wo garb kooda taag now guuul ciidanka qaranka 😍😍😍😍 geeridu waa lama huran dal jire wajib kaa ga gudo..💪💪💪💪🙌🙌🙌💞💞💖💕
@saleebanali2905
@saleebanali2905 4 жыл бұрын
GUUSHA CIIDANKA SOMALILAND ALLOW NOO BARAKEE CIIDANKA QARANKAA SOMALILAND.
@Fatima-jj4tx
@Fatima-jj4tx 6 жыл бұрын
Guuuuulayso WALAHI waan QIROODAY MAANSHALLAH ILHAYOOW na xafid guuuuuuuuuuul somallilan kanaxoo naftawaa cadawga somallian ilahay indhaha hatiro aamiin aamiin aamiin yaa Alah ilahayw naxafid
@jamalali3175
@jamalali3175 6 жыл бұрын
Askarigan waa fanaan geesi ah oo caana waa ragii faqash dhulka kasifeeyey wlhi tan iyo intii uu wadanka soo xoreeyey waa ciidanka qaranka jamuuriyada barakeysan
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Жыл бұрын
Dulmi baad ku socotaan inshaa allaah markale waad jabaysaan
@maxamadcisman2588
@maxamadcisman2588 6 жыл бұрын
Geesiyaasha soomaaliyeed ee gobolka woqooyi/galbeed ee soomaaliya , ciidankooda ilaaheey haka dhigo ciidan xoog badan oo xabashida weeraro . Gobolada soomaaliyeed oo dhan , ciidamadoodu ilaaheey ha xoojiyo . SOOMAALI/WEYN ha noolaato . aamiin aamiin aamiin .
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 жыл бұрын
Maanshalah guul iyo gobanimo
@FarahAbdul
@FarahAbdul 5 жыл бұрын
Ma rumaysan kartaa in waxa hub halkaa yaal lagala hadhay faqash Tukaraq na 12 gaadhi ayaa lagala hadhay uu ku jiro taangi.
@siciidwadani1312
@siciidwadani1312 6 жыл бұрын
somaliland guul guul
@bahasanezayid8010
@bahasanezayid8010 6 жыл бұрын
Waa geesi geesi dhalay runtusheegay walle halkaa kawad faqashti way kanaxday heestan hooyadoodna waa mamma malyuun abohoodna waa dabacase marka haysku shubeen saliidii ay dabad marsanjireen nacalaa qaniis iyo faqash kuyaal kkkkkkk
@hamze_4607
@hamze_4607 6 жыл бұрын
Awooda Africa waxy noqon somalilnd
@hindaxasan385
@hindaxasan385 6 жыл бұрын
soomali waxan odhan lahaa ku fana geesiyada soomaliland
@cabdixaafidaxmedhurre1172
@cabdixaafidaxmedhurre1172 6 жыл бұрын
Somaliland is the one of the horn africa power
@mohamedhagoog361
@mohamedhagoog361 6 жыл бұрын
2028 Geeska Africa Somaliland ba ka talin doonta insha Allah
@boqoradasomaliland4503
@boqoradasomaliland4503 6 жыл бұрын
ciidankyga allah ha guuleeyo
@hazanmohamed8627
@hazanmohamed8627 6 жыл бұрын
insha allah guul
@saidsomali6690
@saidsomali6690 6 жыл бұрын
Somaliand aniga wasa
@mohdeeqabdi6101
@mohdeeqabdi6101 6 жыл бұрын
said somali hhhh afkaagu bulaacad buu usoo uray eeee cadayo
@maxamadcisman2588
@maxamadcisman2588 6 жыл бұрын
Ahmed somalilander , walaal , wax midnimo lagu waayay ; kala tag lagu helimaayo . Soomaali/weyn ha noolaato
@saciidkasim7364
@saciidkasim7364 6 жыл бұрын
Heesta ay faqashtu ka ilmayso mujaahid geesi geesi dhalay noolow
@abazzibrahim2352
@abazzibrahim2352 6 жыл бұрын
somaliland guul
@maxamadcisman2588
@maxamadcisman2588 6 жыл бұрын
Gobolka woqooyi/galbeed ee soomaaliya oo aay caasimaddiisu tahay HARGEYSA , ciidanka aay dhiseen , alloow ka dhig , ciidan xoog badan oo weeraro XABASHIDA . aamiin aamiin aamiin .
@marwoahmed8712
@marwoahmed8712 6 жыл бұрын
+maxamad cisman waryaa gobolada waqooyi hanoogu yeedhan anaga waxa nala yidhaa somalilaan hadii uu magaca ku dhibaayana meesha iskaga dhac
@isiri.2835
@isiri.2835 5 жыл бұрын
waxaas jaad yio khamri baad u marteen ee aamus dhaadhaan illaah un baa xisaabta runtaa og
@bigshaq1489
@bigshaq1489 6 жыл бұрын
Somalia sanctions baa saaran gabigeed, taangi looma ogola, sidey taangi ku heleen, soo illegal mahan?
@hismail72
@hismail72 6 жыл бұрын
WA MATHEMATICAL GAME THEORY WAXA MEESHA KA SOCDA.. WAXA LA SINAYA CHANCE INA CABDIWELI XAAR MEESHA KAGA CARARO.. WAXANA LA SINAYA INCENTIVE INU GAROWE XAARKISA LA FADHISTO.. THE POWER OF INCENTIVE WEEYEH ARINTANI.. WAXANA WEEYEH THE MATHEMATICAL GAME THEORY EE U SAMEEYAY NINKI JOHN NASH EE MAREEKANKA AHA.. WA INA LA SIIYA NAAGAHA ISKU XAARAYA ENOUGH INCENTIVE INTAANA MEESHA CAGTA LA IS MARININ.. O LO SHEEGA INA MEESHA WAXA KA DHICIDOONA AANU LAHAYN WAX SURPRISE EE RESULTKU YAHAY MID KALIYA : WAANA GAROWE O LA QABASADO HADU CABDI WELI FAR QAADO.. FUCKING SHIT..
@saleebangarate5046
@saleebangarate5046 6 жыл бұрын
Allle SWC hakala qaboojiyo dagaal wiilbaa ku dhintee willkuma dhasho
@hodanmaxamed5897
@hodanmaxamed5897 6 жыл бұрын
Qaban kena somalilaan oo quwad afrika noqdaan qoodha ka arkaaye qaadirkay quwad hasiiyo qarankayga somalilaan
@hismail72
@hismail72 6 жыл бұрын
WAAR HUBKANI MA KA GAROWE LAGU QABSANAYO MIYA????? LOOOOOOOOOOOOL.. FUCKING SHIT..
@Macsaro_Manoco
@Macsaro_Manoco 6 жыл бұрын
hismail72 Aape Xiniyaa soo densaty Miyaa iidor lakuma Aqoon Xiniyhne 🖕
@axmedxuseen2305
@axmedxuseen2305 6 жыл бұрын
G3esiyaasha isaaq majeerteen dhagaha ka tuma
@sallicalee9801
@sallicalee9801 6 жыл бұрын
Somaliland for over
@somalilander7753
@somalilander7753 6 жыл бұрын
Viva somaliland. Hanbalyo ciidanka qaran ee geesiyaasha ah
@somalilander7753
@somalilander7753 6 жыл бұрын
Guul ciidanka qaran ka somaliland
@hanadabdi2554
@hanadabdi2554 6 жыл бұрын
Asxaaby haqal damina soomaalilaan waa gobol gatir San soomali
@mukhtaarabdirahman3956
@mukhtaarabdirahman3956 6 жыл бұрын
mayeee siilkiii hooyada bal kaaley jareeer yhy
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 5 жыл бұрын
Hanad Abdi So qoyso aan ku Qordiide Waanku yaqana adokale
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 6 жыл бұрын
hubkii maxmed siyaad ka tagey a hysta ha iska dhamen yan lagu gumeysanine
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 6 жыл бұрын
anga abahey waligis qori garab magashan se wx ka yihiin
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 6 жыл бұрын
somaliland wx la dhaho majiraan yan qimaha nigu qumin basaborkan ad xajka kutagtaa yaaba idin yaqaan hada tagtaan barta u wasiirka dinta o qaafta idin caleemyo ad sacuudiga ka dgtaan ilaa xajka ka gudataan waxa tihiin aba iska yar
@farxanmohamed2988
@farxanmohamed2988 6 жыл бұрын
cadowgu ma dad soomaliyeed in lala dagaalo miyaa waa yaab dadki cadowga ahaa waa leeyska daayay markaas ayeey dadkii somaliyeed iyaga ayaa is dilaaya
@jirfe
@jirfe 6 жыл бұрын
farxan Mohamed kkkkkk muqdisho iyo koonfur somaliland cadaw ayaay u arkaan because somali shan baay ahaayd shantii laba la gumeeysto dawlada koonfur waa ogoshay djabouti oo diidey inaay somalia ku soo biirto waa ogoshay somaliland waxa lagu diidayo inaay dawlad noqoto saaw cadaw nimo maaha iyo nacaayb
@farxanmohamed2988
@farxanmohamed2988 6 жыл бұрын
waa ka xumahay labadaas laakin labadii kalle in madaxdooda eey dadkii shacabka ahaa cadow isaga dhigaan ma fiicno taas walaal xalka ilaah ayaa og goorta uu imaanaayo inshaa allaah
@AhmedMohamed-gu8hr
@AhmedMohamed-gu8hr 6 жыл бұрын
*SNM Gus kii siyaad bare ka weyn ayaanu gelinaynaa isaaqa ilaa Xarshin iyo xeryihii qaxoitiga ayaa la geynayaa* Dhulbahantow kaca waad qalibantiine Harti labo ahaan maayo
@faha9585
@faha9585 6 жыл бұрын
Ahmed Mohamed SOOMAALILAND WAA MID WAAQARAN JIRA OOJOOGA WAANA MUQADAS KANAXOO NAFTAWAA
@faha9585
@faha9585 6 жыл бұрын
Ahmed Mohamed HA ISKUXAARIN XEJISO XAARKA
@leabantwin7480
@leabantwin7480 6 жыл бұрын
Ahmed Mohamed anaga hadan isaaq nahay afwayne afkuu nahayay lkn idinka guskuu idin hayay waayo kuf siguunu madhamaado markuu dhintay ayaad bilaowdeen in hablihiina aaad ku ciyaartaan haha sxb bariba insha allah garoowe waanu joogna sirbaan kuu hayaa dhahar ayaa loo soo socdaa markaa 2 billod guda hood waxka qabo hadaad kaqaban karayso waa meesha boosaaso lagaga soo duuli doono hadhayalsan yoocada ayaad kuwaalateene
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 6 жыл бұрын
Ahmed Mohamed @@ la heyste adigaa ah maanta xeryihii XARSHIN IYO DULCAD WAA LAGASOO NOQDAY OO CARUURTII HALKAA KU DHALATEY AYAA KUGU TALIYA CIIDADA. .. MADA GUSBA LEH . NIN RAGI WAA KII WAX ISKA DHICIYA HA CALAACALIN
@leabantwin7480
@leabantwin7480 6 жыл бұрын
Jama Ahmed ma majeerteen baan u calaacalaa hhh ciyaal xarshina magaranayside cago dhigo
@hazanmohamed8627
@hazanmohamed8627 6 жыл бұрын
insha allah guul
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,4 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 126 МЛН
Af hayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland oo war soo saaray.
3:01
MM Somali TV
Рет қаралды 40 М.
FARXIYO KABAYARE HEESTA CIIDANKA LIVE MUQDISHO (BEST WADANI SONG)
6:39
Cududa Gadiidka Dagaalka ee Ciidanka Qaranka Somaliland
6:46
Horn Cable Tv
Рет қаралды 90 М.
HEESTA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND GAADH HAYE NUUR DAALACAY
5:36
Deg Deg :Sheekh Aadan Sunne oo Xabsiga Loo Taxaabay
6:20
SAAB TV
Рет қаралды 20 М.
MUSTAFE DOLLAR | AMAAN-BADAN | OFFICIAL-MUSIC VIDEO 2024
5:49
Mustafe Dollar
Рет қаралды 111 М.
Ilkacase Qays  | Waaberi Part 2  | Official Audio Lyrics
2:18
Ilkacase Qays
Рет қаралды 95 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,4 МЛН