Walal safarada tansania kaso hadal ma aqoonsatahay documents somalia
@birre7_59220 күн бұрын
34:37 وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا ❤❤❤
@birre7_59220 күн бұрын
Ani Machad ba kaso baxy biology maso dhign😂😂😂😂
@birre7_59220 күн бұрын
Wlle xog fican ba nasiiisay ilahy haka abaaal mariyo❤❤❤❤❤
@AbdikarimatteyehАй бұрын
Ilahow qof walba uu rumee hamikisa ya rahman
@CabdalaIbrahimceejeАй бұрын
Ilaahow ii sahal aniga iyo inta ila mid ah farxadaas nasiibka badan oo noo fududey inta meel lamarayo nagu guulesi
@qadramoallimnor6531Ай бұрын
Mahadsanid
@MaxamedDayib-ki9hjАй бұрын
Ugaas suaal ah shahadada aan heysto waxaa kala badalan dhlashada basaborka igu Quran basaborka 1999 shahadada 1998 mxay dhib ayey kenee
@NaciimaAhmed-l2sАй бұрын
Hadana lacagta awoodin ilmaha gadal makawan karnaaa Aniga iyo odayga bas ma bixikarnaa ma la goal yahay
@AbdikariinOmar-e1rАй бұрын
Wll haduu ii sobaxo lottery ka hadii marekanka cidna iijirin maxaa xal ah oo la sameya
@waareАй бұрын
Thanks wll. Lkn fadlan qofka aad wareysanayso jaanis sii, hana ka hor dhicin jawaabihiisa. Codkana mic isticmaalala adiga iyo qofka aad wareysanaysaba
@Isse-m3nАй бұрын
Asc suaal qabaa ,ma ku waydiin karaa??
@KhadiijoAli-n8kАй бұрын
Aniga waxan haystaa shadao dugsi dhexe iyo mid sare waxan kalo aan ahystaa shaado jamacad marka khasab miyaane inaa aan haysto shaado wazarada wax barasha sxb
@FatimaHassan-c1vАй бұрын
Magaca mrka la joogo. Tusale ahan magacaygu wa Said. Lkn wxbarashada qar waxay igu qoreen Sa'eed. Mrka hadi an labada mid ku xeraysto kwrn sxb. Maanay fahmayn inu isku magac yihin.mise wxd kawada magacyo kala duwan sida dumarku sameyan badanaa..hh
@MssCajaboАй бұрын
War bal inanka hadalka haka dhex gelin ma adaa no warami mise isagaw mxa qaldan
@ABDIAZIZOSMANIFTIINYAMENI002Ай бұрын
I.a wan guleysan doona
@mahamedabdikariinhashi3768Ай бұрын
Wll waxaan rabay inaan ku waydiiyo su aal : hadii dhalashada iyo sugnaanta haday magaca capital letters yahay kawaran sida hada MOHAMED ay kuli capital letters ah kawaran magu xareen karaa Mohamed sxp ii so jawaab please 🙏
@abdimoha3507Ай бұрын
Zxb iskumid waye sidas wax qalad kama imanayan
@AbdirashidAbdi-z9xАй бұрын
Dalka aad ku nooshahay ee aan ahayn dalkaaga ma qasab baa inaa ka dhigato meesha inerview ga ku mari lahayd wll,iisoo jawaab wll plz
@abdirisaqcarab1386Ай бұрын
Ds 260 sida loo bixiya no shga bro
@gabdhamamhinda1157Ай бұрын
Education level iga qaldan anigo shahada heysta waxa dortay primary school only dhib Miya iga imanayo😢
@gabdhamamhinda1157Ай бұрын
Wllo Hal sawir laba jir ma ku xarayn kara please jawaab
@FatimaHassan-c1vАй бұрын
Wlhy bit by bit bay labada wiilba nogu sharaxen mansh. Wiilka weriayaha ah su'aalo fc fcn bu mr ba weydinaya si loo hubiyo.. xaga interviewga iyo documentga fcnan lahayd ino sifcn uga hadlo. Waxabarshada oo dhan miya laga raba shahadoyinka ilaa hadan Master ilaa iskulki sare. Tankle xaga caafimadka qofka gubtay kwrn.dhabarka oo kale.
@Abubdulahi44Ай бұрын
Asc Lotteryga last name iyo first name waa same SAED ABDULAHI SAED Mxaa xal ah aan sameeyaaa ma sidooda u galiyaa Inaa isoo jawaabta wa macquul
@ena_dayipАй бұрын
🤯
@OmarArale-s1wАй бұрын
Hadaa tahriibo anaa wadan kle joogo ii soo baxo maxaa dhacaaayo 😅
@MaxamedDhegjar-n3hАй бұрын
Mahadsanid walal
@Paxton.11Ай бұрын
Mohamed bulaale waan ku salaamay. Maanta yar Dv ku baxay daawanayay wuxuu sheegay in yar isku meel interview ga ka marayeen lagu celiyey magacyadoo kala duwan yacnii af soomali ahaan iyo english ahaan, Tusaale passport ka waxa ku qoran Mohamed shahaadadana maxamed markaa xalku muxuu noqonayaa jawaab baan kaa sugaynaa I.a
@MUMIN55Ай бұрын
Shahaadada dee wasaarada aad kasoo qaadanayso baad leedahay magaca ii badal inta aad $10 bixiso lkn magaca passportka muhiim ah
@JuweyriyaYusuf-zq5wqАй бұрын
Kawaran hadii aad xaas thy odaygagana uusan aminsanen carurna ledahay. Muku xareysan kara single hadiise beri kamalin aan tago America ilmaheyga Maso kaxeysan karaa plz iso jawab
@mustafeadencawlАй бұрын
Somaliland shahadadeda secondary ma la ogalyahay wll
@mohamedxamari6908Ай бұрын
Asc Akhi wa mohamed Ali jooga Uganda aniga & family keyga waxan kuxaresaney asaaylam ama sharciga qaxootiga Uganda wax passport ahna maheysano
@bellahashiАй бұрын
Fiiri asxabey jamcada dhigtaa, so some course kuma xaresan karo miyaa wli ima dhamaan,mise shahaadada schoolka ku xareystaa
@Abdifitah-wc1ngАй бұрын
Anoo form four ah hadan high school degree ku xaresto maalinta interview gana lataga shahaadadeyda mala i waydina ado haysan maxad wan hesta u dhahday
@Mohamednur-bx9fvАй бұрын
Ma qasabaa inuu qof maraykanka kuu joogo
@FortuneOmar-gh9me11 күн бұрын
Haa 😊
@MahadMahamed-p8mАй бұрын
انشالله
@AxmedMudawacАй бұрын
Masha Allah
@FaraxFaarax-d8kАй бұрын
40 qof ducadooda waa la aqbalaaye isoo duceeya saxiibayaal❤
@maxamuudmaclin9516Ай бұрын
Asc wll salaan ka bacdi ii soo jwb markii aad qoraalkayga aqriso aad baan kaaga mahad celin sida aad shacabka somaliyeed somaliyeed uga caawiso arimaha DVLootaria oo aad warar ku filan u siiso Ani waxaan xaraystay Dv lootari sanadkan 2024.magaca aan ku xaraystay waa mohamud oo in glish u qoran lkn dugsikayga sare waa diini oo dhamaan maadoyinka carabi bay igu qoran yihiin shahadadayduna sidoo kale waa shareeco oo diini bay ku qoran tahay maxaa talo ah Fadlan iiga jaahil bixi wllo
@MaxamedsanweyneAbdi-rr4yf2 ай бұрын
Wan ay sexanyihin documents ka allah hana so wada bixiyo dhamtena insha allah ❤😊
@ZuuzuuMms2 ай бұрын
Thnks abowe waxyabo muhima ka hadasha
@MohamedYusuf-b4l2 ай бұрын
Maalmahaan dvlotteryga waad ka seexatay sidii aad ugahadli jirtay xiliyadii hore ugam hadashit ee ma iska dhaaftay arimaas in aad ka hadashay
@Ilwaadwarsa11112 ай бұрын
Ani 221g baa lay siiyay micno laygu siiyana ma jirto wax kasta waa idhamaystirnayd insha allah wax Qayr Qabah
@SukhraCismaan-i4s2 ай бұрын
Wll ano kali ku xareeyey famil ahaana ku xareysan karaa
@yasminhassanmohamed58242 ай бұрын
Mahadsanid wll
@zeinabahmedhassan56112 ай бұрын
Asc j appel Mahad salah farah
@ahmed-nour6382 ай бұрын
Thank you so much
@Anphac_hassan132 ай бұрын
F4 Baan ahay imtixaanka 6 bil kadibaa galaa bisha 7aad shahaadadeyda helaa laakiin maheli karaa fursad aan ku xareysan karo