Labada qodob ee u dambeeya faahfaahin naga sii walaal. Mhdsnid
@shafie_Asad8 ай бұрын
Sxb dal baan 2020/2021 Kunoolaa hadanna viisihiisa ma heli karo ma waajib baa inaan Warqadda booliska kasoo qaato?
@abdifitahaliosman8 ай бұрын
waddanka aan u doortay inaan interview ga ku galo ma iila baahanyhay war qaddiisa danbi la'aanta. mahadsanid
@deeqomaxamed33158 ай бұрын
Warqada shaqada sidee ayaan ku heli karaa Waligay meel shahaado leh kama shaqayn mxaa xal ii ah
@yusufapdulle18378 ай бұрын
Bro su al dv ga ku xarestay divorce kadibne gabadhi waku labtay ee ds260 horay ma ugu dari karaa marka buxinaya jawab thnks
@rooraayecali79398 ай бұрын
Affidavit of birth sidee loo sameeyaa saaxiib, saxiixa labadas qof iyo numberkooda miyaa lagu qorayaa?
@quruxdiihablaha12348 ай бұрын
6. Xagee ka samysanayaa ma anaa qoranaya
@sultankarama3 ай бұрын
Notary kasosameysane
@quruxdiihablaha12343 ай бұрын
@@sultankarama haye wllo mhdsanid
@TuseTech-th2dm8 ай бұрын
asc walaal hargeisa ku noolay jaamacdahan ethoipia laga leeyahay ban degree ka qaatay shahadaday na siiyeena waa ethipian markaa wasaaradooda arimaha dibadaan ka soo tasdiqinaya mise tan somalia?
@AbdisalanAsadMohamed8 ай бұрын
Wasaarada waxbrashda iyo Wasaarada arimaha dibida Ethiopia 🇪🇹 ay kaso tasdiiqsanee. Luma baahna kuwa Somaliya
@TuseTech-th2dm8 ай бұрын
@@AbdisalanAsadMohamed thanks wlaal
@jamalmohamed78 ай бұрын
Asc walaal immuinization record kawaran side lagu diyaarin karaa midaas mise mesha caafimadka lagu maraayo ayaa laga helaa ayagaa kusiinaaya mise qofka laga rabaa inuu diyaarsado waxan sugayaa jawabtada insha allh Mahadsanid
@MohamedBullale8 ай бұрын
Hadad haysata maalinta caafimadka aad mareysa aya lagu weydiina Maxa talal ah ayad haysata lagu dhaha hadii iyaga ku diraan iyaga ku talalaaya