Пікірлер
@user-ek6cz7rz2u
@user-ek6cz7rz2u 52 минут бұрын
Heesta Rashiid bullo ayaa leh. Cumar dhuule wuu ka daba qaaday
@user-ek6cz7rz2u
@user-ek6cz7rz2u 57 минут бұрын
Nikani Xasan Diiriye ayuu u cod eegyahay markuu hadlayo
@cabdiraxmanmaxamud9011
@cabdiraxmanmaxamud9011 Күн бұрын
Maxay tidhi😂dhakhtarka uga sheekee cakeeyay naago 😅
@abdisalaanfaarax9430
@abdisalaanfaarax9430 Күн бұрын
Shaqa wayn bad noo haysa macalin😂
@user-mw1ne3ru5u
@user-mw1ne3ru5u 6 күн бұрын
Waxaa heestaan kaa maqli jire awoowgey ahmed osman igal goobti waa eldoret kenya,, sanadihi dhamaadka 90ki oo ah 98 99ki runti awoowo wuxuu ahaa dadka jecel shekoyinki hoore iyo tariikh dheer waxyaba badan ban kaa faideyste xaggisa ... Awoowo ahmed osman igal ilahi baa naga oofsade 2013 isla goobti buu kuu asaan yahay. Rabi haunaxariisto asaaga iyo inti heestaan alifey,laxameye, qadeyba iyo inti dhagaysanaya.
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 9 күн бұрын
viking*❤£(wcb2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 10 күн бұрын
waa eryadii axmed saleebaan bidde. riwaayaddii all aamin ma iisho 1964kii
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 12 күн бұрын
Erayadii ciise Warsame dhancad ilaahay ha u naxariisto
@user-db9fu2gl5s
@user-db9fu2gl5s 15 күн бұрын
Waxy noka aareen ubadadoyo yeeydii😥😭
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 18 күн бұрын
Enjoy 😊😊
@Farxaangaraasse-zk7ky
@Farxaangaraasse-zk7ky 18 күн бұрын
Jaalle heesta qoraalkii maxaad uga reebtay? Maalmahaan se meesha waad ka caajistaye waa maxaay? Weynu ku tabnee meesha heeso miid ah baad soo galin jirtee. Jaalle meesha boodhka ka qaad haddii ey suurta gal tahay.
@CadaalaLyrics
@CadaalaLyrics 12 күн бұрын
Diyaar waaye szb. Waayaha iyo waqti ayaa mashquulka keenay. Lkn intii tabartay ah waan dadaali, heeso badan baa soo socda szb.
@abdifitahibrahim5620
@abdifitahibrahim5620 19 күн бұрын
Xasuus wlhi
@cabdiaxmed4465
@cabdiaxmed4465 21 күн бұрын
Inantiisa umalkhayr cabdi aadan xayd cabdi qays hada ayadaa haysa waa boqorad ilahay ha barakeeye❤❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 23 күн бұрын
Waxaa cajiib ah sida farshaxanimada leh ee Abwaanka midhaha sameeyey uu u falkiyey erayada heeskan midna ogoow ruux kastaa hees wa uu samayn karaa balse waxaa lagu kala tegayaa waa sida xarragada leh ee midhaha laysku sudho si ruuxa markaas dhegaysanaya ay xasuus gooniya maankiisa ugu reebto, midhaha heeska "Qalbi Gudhan" waxaa lahaa Aun, Abwaan Maxamed Cumar Xusseen Mire (Huryo) oo kamid ahaa ragga looga haray suugaan samaynta Inkasta oo codka gabadha heeska qaadaysaana ay bishay oo galkeedii iyo meel ka sarraysa ay Gaadhsiisey, laxanka qudhiisa aan ka dhicin waxaa sameeyay Axmed Cali Cigaal. Aun, Khadra Daahir Cige waxa ay heeskani ku luuqeysay Taariikhda 09/05/1981. Erayadii Abwaan MC Huryo AHN Laxanka Ahmed Cali Cigaal Luuqda Khadra Daahir Cigge AHN Kabanka Mohamud I Hudeidi AHN
@anshahofficial7957
@anshahofficial7957 25 күн бұрын
❤❤❤
@hassanosman5686
@hassanosman5686 25 күн бұрын
Somalia marqaan Lee mey ku dhisneyd
@hassanosman5686
@hassanosman5686 25 күн бұрын
Somaliyey siyaad tuuga alah Naga qabto
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 28 күн бұрын
Dal hadaa maqsho waa cudud ciidan alle ayaan idinku dhaarshe qiyas askariga 200$ qaata hadana qabowga iyo qoraxda u dheertahay diifac dalkiisa dadkisa iyo diintasa kawaran hadii cunadii uu quudan lahaa la musuqmaasuqo hub iyo qalab iskaba daa soomaaliyey heerkaas ayaan maraynaa maanta intaas aan shega ninkii sheega waxa laleeyahay qabiileste ayaan tahay ka aniga ahaan cidanka xogga waan jeclahay balse ciidanku hugaan iyo madax u danqata malaha soomaaliyey ceebteenu hadeey anaga nagu ekaan leheed waxbay ahaan leheeh balse hada waa banaan yaal dowlad caadila ayaan ilahey ka baryeynaa i.a🙏🫡
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 29 күн бұрын
Maryan mursal Ilaahay haku sharfo runtii waa fanaanad qiima badan Ilaahay ha xifdiyee heestuna wakhti adag bey kahadlaysa ee soomaaliyi soo martay ilaa haddana dhibtii soomaali kama bixin ilaahow soomaali dhibta kasaar adigaa awoodlee
@MohamedahmedHassan-zj2il
@MohamedahmedHassan-zj2il Ай бұрын
Magacaygu waa bulshaawi Beerkeey adaa kuwayn esha calaa hees bishuba xigaha kawayn balan guurbaa uwayn
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Halbowlaha nimaad goysay Kuuma jiido hadh meel lehe Halkaad waa i muday baan Hafeefteedi xusuusnee Nabsi kaama hagaagee Maku keenay hortayda🤷‍♂️
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Halkii waa ku buktay baa Anna layga hayaaye Haantii aad ka cabtayban Hambadeedi ka laacoo Waxaan gaaystay habeenbay Huqdiisii i wadaaye Sideebaad tahay haatan😭🤦‍♂️🙏
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Ай бұрын
Walasheey ayaa dhagaysan jirtay markay dharka dhaqayso xasuus
@HassanMohaan-tv6vb
@HassanMohaan-tv6vb Ай бұрын
Ex ex faysal cumar mushteg hees weydhaftay walee hadaan heestan dhageystay waxan moday iney shukansi tahay 😢❤
@AliMuhumedHussen
@AliMuhumedHussen Ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/aZS7g4tua858ecksi=THMOy-0Nxt3M_2d-
@Dad-yw2dq
@Dad-yw2dq Ай бұрын
Dee Heesaha qoraal ama lyrics ku dara dee wll
@abdurahman9170
@abdurahman9170 Ай бұрын
Top Raaxeeye
@alisaid2008
@alisaid2008 Ай бұрын
Mirihii m.c.huryo laxankii guroonjire codkii hibo nuura
@bashman345
@bashman345 Ай бұрын
Erayadii abwaan Axmed Saleebaan Bide wuxuu ku dul sameeyey diyaarad dusheed ay Cadan ka soo raaceen 1964kii Maandeeq iyo walaalo Hargeysa in ka mid ahina way la socdeen
@ClqaniAxmed-xu2yb
@ClqaniAxmed-xu2yb Ай бұрын
Yaxyax iyo xishoodbaa ❤❤❤❤❤
@ClqaniAxmed-xu2yb
@ClqaniAxmed-xu2yb Ай бұрын
4,6,24,arb
@siradm
@siradm Ай бұрын
Bisha 3da ah, way waqti gaaban tahay oo meel intey ku gayso kaama soo celin karto, amaba kumaba gayn karto, muddo gaaban bay ku dhacdaa iyadoo awalba iftiin yar, bil seddex ah baa la yiri bay kaa bixissaa gurina kuma gayso.
@maslahabdi2089
@maslahabdi2089 Ай бұрын
Walal bisha sadaxda ah¿ ifahansii heestan
@farhanofficial5495
@farhanofficial5495 Ай бұрын
Allah heestan maxaan baadhay oo aan waayey, waxa kaliya ee aan ka xasuusnaa 'qorshihii murqaankee qadiradu lumisaay .
@CkCali
@CkCali Ай бұрын
Hees igu qaaliya weeye❤❤❤
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Original cumar Dhuule cali
@smiledon77
@smiledon77 Ай бұрын
Cabdi aadan xaad aka qays
@SalaadyareSalaadyare-sl9ne
@SalaadyareSalaadyare-sl9ne Ай бұрын
Maasha Allah guuleysta
@kenyangaza5671
@kenyangaza5671 Ай бұрын
2024❤
@AbomAbom-qg6pl
@AbomAbom-qg6pl Ай бұрын
عويس
@user-hc5qr9nq9y
@user-hc5qr9nq9y Ай бұрын
❤❤
@faanooleonline4386
@faanooleonline4386 Ай бұрын
Heestaan kolmaqlay anigoo yar aabaheey ayaa canjal kadhageeysanaayay markaa maqlo waa ii xusuus gaar ah❤
@juweriahenna7596
@juweriahenna7596 Ай бұрын
Hi😊😅😅😊😅😊😅😊😅
@abdiwalidirie3937
@abdiwalidirie3937 2 ай бұрын
Wax kale waye
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 2 ай бұрын
Mahamed Mooge iyo Magool oo wada qaadana waan arkay cajiib weeye heeskan
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 2 ай бұрын
Of.maxamed.yuusuf.alle.hawnaxariistee.hibo.nuura... eraydii.axmed.s.bide.riwaayadii.alla.aamin.ma.iisho
@MukhtaarAadan-qs5mb
@MukhtaarAadan-qs5mb 2 ай бұрын
Maxamed Mooge Liibaan Heesha Aan duugoobin Allow u naxariiso
@ismailali3484
@ismailali3484 2 ай бұрын
Farshaxanka AUN Abwaan Mohamed Cumar Huryo ayaan wax lasiisto laheen.
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 ай бұрын
Waayo qurux badan ❤
@user-mf1ij8jg9c
@user-mf1ij8jg9c 2 ай бұрын
❤❤❤
@januarySl2024
@januarySl2024 2 ай бұрын
Maandeeq, Boqorada Codka, Boqorada Qaraamiga, heeseheedu waa badweyn ! la gaadhi maayo.
@madarmaxamed8359
@madarmaxamed8359 2 ай бұрын
🎉🎉