XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL " & HEESTII " CAASHAQII KU DHAGATIRAA, AFKA LAGAMA DHOWREE..TOP CLASSIC MUSIC ORIGINAL HEESTAN " CAASHAQII KU DHAGATIRA AFKA LAGAMA DHOOWREE" WAXA AY KA MID TAHAY HEESAHA AY AUN MAGOOL CAAN KU TAHEY, WAA HEES AAD U QIIMA BADAN MARKA AAD EEGTO DHINACA JACEEYLKA, WAA HEES DAREEN BADAN LABA QOF OO JECEEYL RUN AHI KA DHEXEEYO OO KALA MAQAN WAA QISADA HEESTU SOO GUDBINEEYSO WAA LABA QOF OO KALA MAQAN. MASKAXDA AY ERAYADAASI KA SOO BURQADEEN WAXA UU AHAA AUN ABWAAN XUSSEIN AW-FARAX DUBAD LAXANKA & MUSIGA: BASHIIR XADI CODKA: XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL"