Пікірлер
@MohaElias-g3k
@MohaElias-g3k 5 күн бұрын
We miss you brother said story
@sabirinsabirin6192
@sabirinsabirin6192 24 күн бұрын
Dareenka rucdiyo qalbigii ku rabeey kaa raysaan waayey😭
@Ayanadam-po2yb8
@Ayanadam-po2yb8 28 күн бұрын
Noo wda rumee🎉
@FarduusSahal-z4v
@FarduusSahal-z4v 28 күн бұрын
Hees wey dhaftey ❤
@drsayana9611
@drsayana9611 Ай бұрын
Waxaan jooga gobolka sool gaar ahaan caasimidiisa laascaanood ❤ waa habeen jimce soo galayo waxaan dareemayaa culays yo badan oo dunida korkeeda intaan saarnaa an dareemyy Sii kala darane jacayl baan u qaaaday midaan umalynayey inuu nolosha ii qurxin doona nasiib xumo 2 wks an above meel kuma hayo ilamana soo hadlo anna lama hdloo dumarnimada iyo qaayaha naftyda igu jirta iima ogolanayso qof iga goostay inaan raadiyo intaa.ka badan. Waxan keliya aan iloobi la ahay waxay thay sidaan qalbigyga ugu furay ee an serious ugu ahaa aduunow aabaha was ......... 😢
@xasanabdirahman487
@xasanabdirahman487 Ай бұрын
Wax ka khayr badan oo allah kugu badalayaa, ama aniga kuu badalayo oo dhaqtar isla ah.
@zuheyb_poi
@zuheyb_poi Ай бұрын
Libax wllhi jawi baa iska galay iyo xasuus my brother saciid bashiir abukar🫡🙁
@AasiyoMaxamuud-hp8mt
@AasiyoMaxamuud-hp8mt Ай бұрын
Waa subax arora sacadu tahay 6:51 jawigu waa roob roob waa dagan yhy waxaa ihaystaa xlad walba oo adag ayaa dhex taagnhy 😢waan ka baxaya i.n mar waliba wan shita ballantii la igaga baxay darteed hadana siday noloshaydu thy ma aaqan 😢rabow wad aburty anneh rag dhan ban oga go,ay cidlada dhurwada iga tgy dhiba iguma haye hatage balamihi ayan ka qooma maynaya😢 yaroow nabsi nabsiga ma galin sida iidhaan adoontadi dacadan ahy oo agontaye😢
@abdiladifahmed8053
@abdiladifahmed8053 Ай бұрын
Time_ku 19:40 date 22/sept/ 2024 📍sout africa>durban>matuba. alxmd nin dhalin yaro ah oo shaqesto ahay hammi aad uweene leh dareemo bdnne eeka dhaxguxayaan waxan rajeynaya commentigan inaa usolabto anigo hammigegii ii rumoobay meshan jeclana tagay nolol qurux bdnne kunool ❤️🫡🤍
@asliismaciil
@asliismaciil Ай бұрын
Qalbigiii ku rabe ka resa waaaa 😢jacel oo dhami waaa nacay waaayo waka kabsan la ahay dhabacii igeste qofki kale takne 😢
@sundusjokar
@sundusjokar Ай бұрын
14/9/24🙌♥️
@IqroshaaciyeMaxamed
@IqroshaaciyeMaxamed Ай бұрын
Ayy😫💔🥺🫀🥰
@zakiy2497
@zakiy2497 2 ай бұрын
10/9/2024 sacadu wa 12:35 wxan sida jir ah uwada dagesanayna aniga iyo boqoradayda nasib ilahay wxan ka baryeyna inay no rumowdo riyadena halkan markan kuso labanayo wxan raba ayado marwadyda ah inan kuso labto i.A 🎉❤🇸🇱🙏
@KhadiirCcaziiz
@KhadiirCcaziiz 2 ай бұрын
Khaalid kaamil ayuu u cod eegyay m.a
@DarajoBoy-t2r
@DarajoBoy-t2r 2 ай бұрын
Masolabatey
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 ай бұрын
Mid baa habayn dhan iska djagaysanayey heestaan hawl qaran baa haynay habaynkaas yar baa arooskiisa diyaarinaynay sabtii beri oo kale la cuni lahaa ilaa habaynkaas heestaan maaqaan waxaan ku jeclaaday😂😅😂😅😅😂 Anyway oo macaan rajada noo wada rumee aamiinta raacda inkaata oo aanan qoftii a hayn😂😅😊
@Updilahei
@Updilahei 2 ай бұрын
16_11_2023 Habeen wuxuu aha anaa murugo dareemayaa qof anaa is jecelnahaya ayaan kala taganayanaa gbdglha wangzan ayaa ahayada oo dacad ah aniga ma khiyameyn kaliyata wan is daabecad fahmi wayanay😢 Wan habeen ana Go'aanki abid uu adkaa ana qataya alx after 9 months 🥹👸💔
@anzalahmed1759
@anzalahmed1759 2 ай бұрын
Yaa hestaan TikTok uga imaade sideyda cml😢😂❤
@Sahracabdi-bf3ui
@Sahracabdi-bf3ui 2 ай бұрын
Biyuhu waa biyo arab isaaqe😅
@FalastinAbdiaziz
@FalastinAbdiaziz 2 ай бұрын
22/8/2024😢
@Arwamohamet
@Arwamohamet 2 ай бұрын
Ka raysan waa😢😢22/8/2024 3:15
@najuuali8452
@najuuali8452 2 ай бұрын
Hbn safar uahy kampla to Nairobi dhgaysanyaaa 21.8.2024 Allow iirumee riyooyinkeena inta ila mid ah 😢
@IkramIkram-i3n
@IkramIkram-i3n 2 ай бұрын
Omcn rajada no wada rumeee malin malamaha kamida Waxan rajaeynaya waxwalpa on ku haminayo inay irumoopidonann enchalah ❤️🥹😭
@SumaGuure
@SumaGuure 2 ай бұрын
20/8/2024 haben arbaco soogaleyso❤️
@IlhanShiine
@IlhanShiine 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹
@Dafaaye
@Dafaaye 2 ай бұрын
Fanku laanta shaqeyn wayy taliye come back from kawa godey
@AsmaCabdirashiid-gl6yi
@AsmaCabdirashiid-gl6yi 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😢
@WAYAARAGMEDIA3460
@WAYAARAGMEDIA3460 2 ай бұрын
Boqortooyo
@zadaamapdi2561
@zadaamapdi2561 2 ай бұрын
Laxanka heesta + Samir Zaam🔥
@Dayaxmaxamed-jn9od
@Dayaxmaxamed-jn9od 2 ай бұрын
Heestan Walhi Cawa Jawi Klle Yaan galypa markan dhageystyyyy❤
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 3 ай бұрын
Walaalkay abwaan hariish
@farhioabdinasir
@farhioabdinasir 3 ай бұрын
Waan ku raadiye bal isoo ruclee 😭😭😭💔
@CrixmanFaarax
@CrixmanFaarax 3 ай бұрын
Siciif tarikh Raxmdii iyo nafteydi Raxmo kutaqiin Kareebi waa😢
@SafiaEbrahim-xy9lu
@SafiaEbrahim-xy9lu 3 ай бұрын
Oo macan rajada noowada rumee😢❤
@ssffs484
@ssffs484 3 ай бұрын
Kii baa fanka kuso laabtay ala qlbiga 😭🙆🏻‍♀️❤️❤️❤️
@naasirmuuse5531
@naasirmuuse5531 3 ай бұрын
Welcome back siciiid tariikh😮
@zamiirayusuf2436
@zamiirayusuf2436 3 ай бұрын
qalbigii ku rabay kaa reeysan waa 😢❤
@CabdulaahiCabdi-ge8nw
@CabdulaahiCabdi-ge8nw 3 ай бұрын
Ax ya hees daren leh tarikh in.the house 😢😢😢😊❤
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 ай бұрын
Heesahan oo kale uma qalmaan inuu viewskeedu yaraado, soomalida mxaa jaceylkii iyo rajadii ku yareeyay, miyaanay ahayn dad heesa noocan oo kale ahi ay qalbiyadoodu ku raaxeystaan. -Heestan waa caajiib iyo Laxan aan hore dhagaheena u culin, ku raaxeysta.❤
@abdullahiahmed2886
@abdullahiahmed2886 3 ай бұрын
Cod iyo laxan iyo miro inaba caadi ahedn 👌✅
@CadeShiikh
@CadeShiikh 3 ай бұрын
Adya fanakena keb goin
@X.ronaldo17
@X.ronaldo17 3 ай бұрын
🎵 ❤ st
@saciidtaariikh
@saciidtaariikh 3 ай бұрын
@@X.ronaldo17 my brother 🫵🏾❤️✊🏾
@Faliseyyyy
@Faliseyyyy 3 ай бұрын
Dareenkad ruxdiyo Qalbigii ku rebay Kaa reysan waa😭😭😭🤴
@MeymuinAlixashi
@MeymuinAlixashi 3 ай бұрын
😭😭😭😭
@MahdiYariis240-rk3kp
@MahdiYariis240-rk3kp 3 ай бұрын
The and only singer said tariq 2024 success singer 🎉✊✅
@CurayjiCabdiqaadir
@CurayjiCabdiqaadir 3 ай бұрын
😢🥺
@shiekhabdihakim3402
@shiekhabdihakim3402 3 ай бұрын
Siciid taariq kaligis fanan
@m.hannad_6709
@m.hannad_6709 3 ай бұрын
Ninkan heesihiisu waa top ee inta badan erayada ayaa ka xun. Heestan❤
@MuxiyoDiin-v4j
@MuxiyoDiin-v4j 3 ай бұрын
Voice is the best saciid tariikh old man
@noureiidosmaan
@noureiidosmaan 3 ай бұрын
wow hes waydhaftay🥰🥰
@najexyuusuf6978
@najexyuusuf6978 3 ай бұрын
Hadaan isdhaha waxa qalpigah ku Jirah qoraal ku soo gudbi xitaa 10 sano ma dhameyn karo 😢waxan rajaynayah wax walpa si aan rabo in ay noqdaan culeyska qalpigah dareemyoh 😢 in alle iga qadoh😭🤲
@Arwamohamet
@Arwamohamet 2 ай бұрын
Kula mid ban ahay wllo😢😢😢amiiin