SACIID TAARIIKH | II DOONA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 759,778

saciid taariikh official

saciid taariikh official

Күн бұрын

SACIID TAARIIKH | II DOONA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
EREYADA CUMAR BAARQAB
LAXANKA SACIID TAARIIKH
MUSIC MUSTAFA KARAAMA
CAMERA+EDIT SAALIM KASKEY
VOCAL RECODING YACQUUB VIRGILIA

Пікірлер: 479
@LiiCaatoOfficiall
@LiiCaatoOfficiall Жыл бұрын
libaax baa so labtay welcome back saciid history 😂
@djbuleyareofficial2853
@djbuleyareofficial2853 Жыл бұрын
hhhhhh sicid history
@mohamedy.abdullahi914
@mohamedy.abdullahi914 Жыл бұрын
Adi goormaa soo heesi rabtaa lagend
@shaafinho1539
@shaafinho1539 Жыл бұрын
Hibadii fanka , Laxamiiste 100% , Fanaan Codkiisa 100 % , Ciyaariyahan 100%, Welcome Back 👏
@saciidtaariikh
@saciidtaariikh Жыл бұрын
Shaafici nin wayn Yaa kubad haayay 🙌🏽 Mahadsanid brother 🙌🏽
@cadnaanafgooye4373
@cadnaanafgooye4373 Жыл бұрын
Dadka iney bohol ka tuuraan moye wale bad bado mlhn sacid wlhi wa shaqo wngsn wxna la jeclhy wx wngsn xaqa alle hanawada tuso
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz Жыл бұрын
​@@cadnaanafgooye4373maxa kasoo doontay adiga marka hore naftaada waani kadib dadka wax usheeg
@dahirabdi8151
@dahirabdi8151 Жыл бұрын
❤❤🎉🎉
@MataanKadare
@MataanKadare Жыл бұрын
​@@saciidtaariikhsaciiid Bashir abuukar xay tahay ninka mu,adin wye maqlayee😂😂😂
@abdiwahidomarjowhari8952
@abdiwahidomarjowhari8952 Жыл бұрын
Allah dartiis ayaan fanka iskiiga dhaafay iyo saana ar maxaa ebbe wayne lagu mar marsiyooday😮😮😮
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh😮😢😢❤❤❤❤❤😢
@c.shakuuraala569
@c.shakuuraala569 5 ай бұрын
p
@qaraxo
@qaraxo 3 ай бұрын
❤​@@c.shakuuraala569
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 Жыл бұрын
Allah ayay balan la galayaan, hadana uga baxayaan si ay #shacabka u raali geliyaan😢😢 show fanaan qowl maleh😢 wxy daan dayn karayn been haka sheegina,,, dadkuna wxyba ku leeyahay welcome back ciqaabtii Alle😢😢
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel Жыл бұрын
Allah khaatumada khayr hanoogu khatimo wll 😢😭🥺
@hashimohamud2150
@hashimohamud2150 9 ай бұрын
Wow amazing
@saciidtaariikh
@saciidtaariikh Жыл бұрын
Thank you for watching and for the beautiful messages you have sent to all my precious supporters all over the world. Love all my people. Soomaalinimo 🩸☝🏾🇸🇴
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz Жыл бұрын
Boqorka fanka wa la Kala kaca KZbin ka inshallh horo usoco waan ku wadana
@hassandeco2326
@hassandeco2326 11 ай бұрын
Golden voice
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 Жыл бұрын
Saaxiib nin aan fankiisa jecelahay baad tahay lakin markaa fanka iska deysay anna heesahaga ma dhegeysan laakiin sxb mar haddaa iska deysay anoo kugu ixtiraamaya go'aankaaga haddana ma jeclayn inad kuso laabato. Sababto ah ilahay marku ku arko inaa tahy addoon baqaya oo cabsanaya ilaahaya waaku taban taabinayaa ooku toosinayaa. Markaasaa nebigu wuxuu sheegay heer qofka muaminka ah ee toosnaa geeridiisu markay soo dhowaato malag baa ilaahay sammada uga soo diraa. malaagaasi waxaa amar lagu siinayaa wakhtigisi iyo ajashiiisii waasoo dhowaaday toosi marka oo xittaa hadduu waxyar oo qallooca jiro isku duba rid. Markaasaa marka laga sheekaynayo ee uu dhinto la dhehaya addoonkaasi in dhoweydba iyo sannadahan danbeba saf ka hore buuku tukan jiray quraan badan buu akhrin jiray. Kii kalee aan toosnayna shaydaan baalagu sallidayaaa. Oo isagoo kharriban buu dhimanayaa. Ilaahay waxan weydiisanaynaa camalkeena u danbeeya ee uu inna jeclaysiiyo inuu noqdo mid jannada nagu hoggaamiya walalkayoow dar ilaahay kuu jecelahaye alla haku jeclaaado❤❤❤❤
@hassansoba9590
@hassansoba9590 11 ай бұрын
❤😊
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 9 ай бұрын
Waaaa waaano fiicn wllo laakin fanaaninto way oga yihiin shaqo kastoon hayaan inay tahy wx xun
@user-bd8xh7rr5x
@user-bd8xh7rr5x Жыл бұрын
Wale heeskan markey kala kacdo ha lii Waco asxbey codka Jah ereyada jah ❤
@ahmedyuuu
@ahmedyuuu Жыл бұрын
Welcome back my brother this is the day ❤️🙏
@ugasdacad528
@ugasdacad528 Жыл бұрын
Ahmed u kuma heyo adna
@KASKEYPRODUCTION
@KASKEYPRODUCTION Жыл бұрын
Welcome back my brother
@saciidtaariikh
@saciidtaariikh Жыл бұрын
My brother 🙏🏾🐐 SK
@asmasaban44
@asmasaban44 Жыл бұрын
Ila doona mudan ila doona dagan dadkii fanka lahaa saciid bashiir abuukar hore u soco goat is back
@haaraabdisatar6318
@haaraabdisatar6318 Жыл бұрын
Codkii Salmoonaa Ee Saciid Taariikh on fire e dhahaan wxan gaalada🔥 🎤🎤Welcome Back🎤🎤
@amalcirroofficial3539
@amalcirroofficial3539 Жыл бұрын
Amazing king of voice😢 Miss you probably👑❤💯
@ifraaxcumar8316
@ifraaxcumar8316 Жыл бұрын
magaca dagan aduunka ugu jeclhy sababtoo ah waxaa ii bixiyay xaajigayga caruurtayda aabohod aan adunka ugu jeclhy wlhy suldaan cabdilahy ciise muxumeth farah 😰kaliya matihid jeexayga lkn waxaad tahay iftiinka noloshayda agtaada intaan ku sugnaa farxad mooye wax muruga maan arag😭waxan ku leeyahy abaalkaga waligay ilaawi maayo ilhy waxaan ka baryayaa inaan sanado badan farxad kuwaarno😰😭
@fardusaxmed5926
@fardusaxmed5926 Жыл бұрын
Siciid tariikh Is Back Welcome again King Of voice ❤ big fan ku ahay Wllky
@abdinouromer5350
@abdinouromer5350 11 ай бұрын
Wooow What the golden voice Till morning up to know I am listening this song 🎉🎉
@Elperyonasa
@Elperyonasa Жыл бұрын
That’s my brother from another mother 🤜🏽🤛🏽 and my best friend 🤴🏽 kuma dhigo apaaapa gariyo gardaro wan ku wataaa adi 🫡 best 2023 song so far 🔥
@kingmooproduction
@kingmooproduction 9 ай бұрын
Voice +100% laxan+100% fanaankuna waa siciid history
@ibrofilmsproduction3148
@ibrofilmsproduction3148 10 ай бұрын
The Golden Voice Legendary Siciid Taariikh Is Come BacK 🎉❤🎉
@hamzeabokor7456
@hamzeabokor7456 Жыл бұрын
Music bes ah ❤mustafa karaama legend Jimce 18/8/2023 Cabdisalaan ...4:14
@JaabirAbdullahi-xu1xw
@JaabirAbdullahi-xu1xw Жыл бұрын
The best singer in Somalia is back❤
@YasmineIdirssMahamed
@YasmineIdirssMahamed Жыл бұрын
P
@DaauudAli
@DaauudAli Жыл бұрын
2:07 😊😅
@DaauudAli
@DaauudAli Жыл бұрын
I😅o😊 4:34 o😊 4:34 today 4:34
@DaauudAli
@DaauudAli Жыл бұрын
1:13 to
@DaauudAli
@DaauudAli Жыл бұрын
​@@YasmineIdirssMahamed😊
@zahurugaas9241
@zahurugaas9241 Жыл бұрын
Saciid habo macan Well done keeping going on ❤❤❤❤🎉🎉
@amaanaamaana
@amaanaamaana Жыл бұрын
Wow ninka kaliya an arooskeya in oo ka heso sugoyo❤😊😊
@abashassan3514
@abashassan3514 Жыл бұрын
What a comeback legend..idishoo yartani marka aan dayaa❤❤
@cabaassaalax520
@cabaassaalax520 Жыл бұрын
Siciid tarikh is back 🙌 lpaxa codka iyo laxanka
@walaalshaarka7020
@walaalshaarka7020 Жыл бұрын
Welcome back goat Saciid taarikh🎶🎤🤴🙏
@superkuluu5518
@superkuluu5518 Жыл бұрын
Ninka kaliya aan u istaaago st tan iyo kuwee hore wan ku wada hayaa 🙏🙏🙏
@cumarcali4566
@cumarcali4566 Жыл бұрын
Welcome back alfanaan saciid tariiq my bro🥰🤩💪
@husseinmohammed4162
@husseinmohammed4162 Жыл бұрын
Welcome back our legend saciid taariikh😊
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 8 ай бұрын
Ilove it❤the music is 😭😭😭😭 I’m literally crying ❤❤❤anyways it’s lit 🔥 ❤
@amiishalove8691
@amiishalove8691 Жыл бұрын
Welcome back king siciid tariikh adaan kugu joognyy fanka wlo 😢♥️
@muniirabdidaahiribrahin1053
@muniirabdidaahiribrahin1053 Жыл бұрын
Legend siciiD tarikh eshcalaa Hees macaan lipaah❤
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 9 ай бұрын
Welcome back 😢🎉🎉
@igailaaliboy4147
@igailaaliboy4147 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉welcome bock wll
@X.ronaldo17
@X.ronaldo17 11 ай бұрын
My brother abaha jacelka
@TAKASHI-w8h
@TAKASHI-w8h 10 ай бұрын
legend ST ❤
@ina____garaad
@ina____garaad Жыл бұрын
Dadoow ii gurmada 😢 ..Naftu daashayee ila doona mudane.💔
@Realmali123
@Realmali123 Жыл бұрын
W cam back saciid❤🔥🔥
@khayrnaasir7759
@khayrnaasir7759 Жыл бұрын
Ila doona degan❤😮
@naasirmuuse5531
@naasirmuuse5531 Ай бұрын
Welcome back siciiid tariikh😮
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 Жыл бұрын
Wellcome back Said taariikh waxaan moodayay heestaan markaan Tiktok ku arkay hees waa hore la qaaday markaas soo raadiyay mise waaba hada. Cajiib Said fan kuu xiisay oo aad furihiisa iyo farshaxankiisa haysay kusoo dhawoow. Heestana waaba Ashqaraar iyo midii qarniga. "Ila doona mudan".♥️🙏
@Riseandshinewithdija
@Riseandshinewithdija Жыл бұрын
Eema aaminaayan hee🔥🔥🔥
@tiktokm3723
@tiktokm3723 Жыл бұрын
Proud of you to came back or👍
@nimcocabdi5836
@nimcocabdi5836 Жыл бұрын
Intan doobnimada daradii u nicin ila doona😢❤
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 Жыл бұрын
Amazing legend of legend siciid tariikh miss You probably come back Voice 100% Erayada100% Laxanka 100% Music 🎵 100% Keep going 🥰🤗
@AbdalleBeer-Hooyo
@AbdalleBeer-Hooyo Жыл бұрын
Saciid Taariikh soo laabasho wacan Saaxiib ❤
@wllfj9827
@wllfj9827 Жыл бұрын
Geat. Ka. Wuu. SoLaaptaY. Appa. Welcome back 🙏
@Faizal_rasta
@Faizal_rasta Жыл бұрын
Welcome back The legend 😊👏
@abdiazizdeeq4722
@abdiazizdeeq4722 Жыл бұрын
Golden voice gi back Saacid💪
@Apdalla_Rasta
@Apdalla_Rasta 8 ай бұрын
War odayga wax buu lasoo labtay wllhi🔥🖤
@husseinozil3614
@husseinozil3614 Жыл бұрын
Ninkaan io khadar keeyow cimaamadooda wa iska tuuray ani i aaaaaamina dhalinyaro 🎙️🔥🔥
@Zaky_garad
@Zaky_garad Жыл бұрын
The returninG of the legend🎧🔥🤟
@najmaok955
@najmaok955 Жыл бұрын
Hees wey dhaftay😊
@MohamudAliMohamed-n6t
@MohamudAliMohamed-n6t Жыл бұрын
Nin dhalinyaro ah o qalbi wanagsan wan kufaraxsanahay inan ku arko marlabad if I can 1m wlhy wan kugu gurman laha never give up 🆙🤝🧠✅🌍💯🇸🇴
@abubakrbashir9099
@abubakrbashir9099 Жыл бұрын
Awesome 😎 🎼❤️St
@madalmediacenter8622
@madalmediacenter8622 Жыл бұрын
The legend Back keep up
@lastquen1551
@lastquen1551 Жыл бұрын
Hees iyo bar 😢❤
@NASIRPRO
@NASIRPRO Жыл бұрын
Hees iyo bar Wlhi
@farxanliban2
@farxanliban2 Жыл бұрын
The one and only lagan saciid taariikh welcome back
@nafisaaaden3755
@nafisaaaden3755 Жыл бұрын
Ila doona😢❤
@khalidkhapirka5048
@khalidkhapirka5048 11 ай бұрын
Doobnimo intan ku duqoobino ama anba dumar daradeed unicin naftu dashaye ila doona mudan iidoona somali mahamadey hadeynu tol nahay🙏👸❤🥺😅
@asmalove7395
@asmalove7395 Жыл бұрын
Welcm back sicid tarikh❤👊🔥
@abdishakuraden7358
@abdishakuraden7358 Жыл бұрын
Keep going ❤ pro
@somalidvlotterywinners5941
@somalidvlotterywinners5941 9 ай бұрын
Amazing Voice Lagend Sacid Taarikh 🎉
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 11 ай бұрын
War siciid tariikhow wad cod macaneyd wlhy lkn wey aad ugu soo noqotey fanka ilahay baa ka madoobeyey mar maxa ugu soo noqotey 😮❤😂anway welecom back😊
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 11 ай бұрын
Adi weli ma nooshahy meel walba wad igaga so horeysaaye😂
@abdiwahabibrahim2118
@abdiwahabibrahim2118 Жыл бұрын
Best best 🎉 ila Dona Dagan 🎵✅🇸🇴
@abdifathaaden7332
@abdifathaaden7332 Жыл бұрын
Saciid tariikh welcome back bro ❤❤❤❤
@amraneyyy
@amraneyyy 2 ай бұрын
illahow Cabdi casis calaf igu dar😢❤ igu duceya ❤❤
@Musam377
@Musam377 Жыл бұрын
Welcome back legend
@abdifatahmohamed10
@abdifatahmohamed10 8 ай бұрын
Dookhaygibaa dartaa 😢😢
@AmiiraAbdale
@AmiiraAbdale 8 ай бұрын
😢😢
@mohandek
@mohandek Жыл бұрын
Alfanan Sacid tariiq welcome back brother 🗣🎤
@TAKASHI-w8h
@TAKASHI-w8h 10 ай бұрын
ST IS BACK 🔥🐐🎙️
@BiGShaataa17
@BiGShaataa17 Жыл бұрын
Lagend Come back cajiiba🎉 wlhi
@Create_shorts11
@Create_shorts11 Жыл бұрын
Welcome back my brother ❤
@Nuurside5949
@Nuurside5949 Жыл бұрын
Amazing welcome back bruh
@noureiidosmaan
@noureiidosmaan Ай бұрын
wow hes waydhaftay🥰🥰
@YoniscalinKafiya-fs8sb
@YoniscalinKafiya-fs8sb Жыл бұрын
Fan ku hakuu kala kacoo eee hargaysa kaaalay ❤
@naimamohammed3432
@naimamohammed3432 Жыл бұрын
Ayyy my fanan saciid tariiq welcome back my brother ❤
@anasaj2407
@anasaj2407 Жыл бұрын
Libaax soo noqay 😮😮😮
@Supr93
@Supr93 Жыл бұрын
That’s you takes things less personal
@Nasir_official2255
@Nasir_official2255 Жыл бұрын
Legend come back 👍
@ahmedqanofficiel9072
@ahmedqanofficiel9072 Жыл бұрын
Maasha alah waa hees iyo bar saciid keep going musik video iyo codka waa klasik song wellcom back bra
@zafaapdirahmaan
@zafaapdirahmaan Жыл бұрын
Today I hope to forget the memories of many problems and pains that i have lived three years just be to my side😭💔 2023/8/29 the end of the beautiful hope 😭💔 Song tougher my heart 👆🥲🫀
@abdikanioweis
@abdikanioweis Жыл бұрын
Legend taariikh wlc back 🔥🙌
@mohaciltireoffice7443
@mohaciltireoffice7443 Жыл бұрын
Welcome ls back my bro keep going brother
@SaaladAbdinur
@SaaladAbdinur Жыл бұрын
wow saciid taariiq nin lawaayay
@AxmedbossAxmedboss
@AxmedbossAxmedboss Жыл бұрын
Amazing ❤
@suhaybalex
@suhaybalex Жыл бұрын
Wooow machalllah ❤❤❤❤❤❤❤❤wll tu ss vraiment parle ca parle de ma vie a vrai dire felicitation
@saciidtaariikh
@saciidtaariikh 11 ай бұрын
🩸✊🏾🙏🏾 Thnks brother & welcome
@mustafemohamed3666
@mustafemohamed3666 Жыл бұрын
Wll ilaahay Kabaq Waad Dhimabaysaayee Kulaabo Sheikh Nimadii Isaga Bax Fadahaadkan
@sharmacde0
@sharmacde0 10 ай бұрын
Wax kale waaye saciid tariiq legend
@Abdiichanelll
@Abdiichanelll Жыл бұрын
Layaab🔥🐐
@zakiyanoofficial959
@zakiyanoofficial959 Жыл бұрын
Saiid tarikh welcame back bother you my f. Singer 👑👑👑🙏
@hilaalahmett6995
@hilaalahmett6995 10 ай бұрын
Love you siciid tariikh❤😢
@RashkaRashkaboy-jp8er
@RashkaRashkaboy-jp8er Жыл бұрын
Laxanka in aa thy waan fahmey ❤
@fankafanka8369
@fankafanka8369 Жыл бұрын
Waaaaw liwaxii soorogaalceeli guleyso sxb sare 💐💐👉💯💯☑️
@khadaribrahim7967
@khadaribrahim7967 Жыл бұрын
Big came back legendary
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 Жыл бұрын
saciid taariikh the legend is back ❤
@AlfaNajiib
@AlfaNajiib Жыл бұрын
Welcme back
@baabaahassan7
@baabaahassan7 Жыл бұрын
Welcome back fanka and waku tabay 💫👍
@shabcanjamac1567
@shabcanjamac1567 9 ай бұрын
Dadaw iigurmada😢❤
SACIID TARIIKH / HEESTA / MUUQ BILAN
7:41
Mustalifa Mohamett Abuubakar
Рет қаралды 14 М.
SACIID TAARIIKH | TAKTAYEE MA CISHOON DHEH | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
2:25
saciid taariikh official
Рет қаралды 1,2 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 32 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 935 М.
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 47 МЛН
SACIID TAARIIKH | RIYO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:53
saciid taariikh official
Рет қаралды 192 М.
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 13 МЛН
Dareen Caashaq
4:40
QAMAR SUUGANI - Topic
Рет қаралды 531 М.
SACIID TAARIIQ | FARXADA ILA QEYBSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:14
Y3A FILMS
Рет қаралды 1,1 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 3,9 МЛН
SACIID TAARIIKH WAA BEEN JACEYL OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:46
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1 МЛН
Muuq Bilan
7:41
Somali Star - Topic
Рет қаралды 20 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 32 МЛН