Fursado cajiiba Nottingham UK
8:58
Пікірлер
@mohamudesse4890
@mohamudesse4890 2 сағат бұрын
@yusuf shire waan guda galay codsiga tababarkan, markaan marayo track program si aan u doorto tababarka aan ka qayb galayo, waxaan ka waayey public management. One program track basaa furan. Marka bal howshaas fiiri.
@Somalibadboy
@Somalibadboy 21 сағат бұрын
Waanba ahay dawaarle legenow😂
@AbdirahmanMo-t8q
@AbdirahmanMo-t8q Күн бұрын
ustaad ma wakhti ayuu qataa jawaabta email koodu marka ad registration ku
@MacalinKhadarcute-e7v
@MacalinKhadarcute-e7v 5 күн бұрын
Asc ustaad waxan rabaa inaa kuweydiyo bangiga hormarinta islaamka miyaa kasoo diyaarineysaa barnaamij mise fursad Uma haysid
@Kaise-v3e
@Kaise-v3e 5 күн бұрын
Yusuf shire, xagaan kala soo xidhiidha waxan wax kaa waydiin lahaa chevaning scholars?
@KHALIDABDIMOUSSA
@KHALIDABDIMOUSSA 5 күн бұрын
I want to ask my brother to apply the yali .you need to have degree and master only or to know english well ?
@KHALIDABDIMOUSSA
@KHALIDABDIMOUSSA 5 күн бұрын
Thinkes
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 5 күн бұрын
I INTEREST
@abdikarimabdirahman8255
@abdikarimabdirahman8255 5 күн бұрын
ustadow Tababarkii Genava HRDAP 2025 ee switzerland ma xirmay mise hada waa xarayn karaa.
@laasmedia1
@laasmedia1 5 күн бұрын
Adoo Mahadsan sxb kasoo hadal italy fursadaheda
@ruweidamj
@ruweidamj 5 күн бұрын
USTD Scholarship ka Romania 🇷🇴 kasoo hadal mhadsnid wll Yousuf
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 күн бұрын
Aad iyo aad Xog muhiim ah
@AbdullahiaxmedDiiriye
@AbdullahiaxmedDiiriye 5 күн бұрын
Thanks
@AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt
@AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt 5 күн бұрын
Mahadsanid Ustaad. Ustaad wxaad muuqal ka soo sameysaa Turkish burslari 2025.
@HananAwil-b1j
@HananAwil-b1j 6 күн бұрын
Wcs yuusuf shire sanad lamida abwe Waxaan rabay inaan arimo badan kaa waraysto oo scholorships ka ku saabsan meel aan kaa waydiiyana waan waayay marka mudo badanna raadinayay meel aan kaala soo xiriiro plz fariintayda tix gali oo iiga soo jawaaab siaan kuula soo xiriiro mahadsanid!
@mohaozil2909
@mohaozil2909 7 күн бұрын
Awoowe mahadsanid❤🎉
@Shushire
@Shushire 7 күн бұрын
Mnshallh waad mahdsntahay wll
@ApthirahmaanHassan
@ApthirahmaanHassan 7 күн бұрын
dadaydo 17 waxana aan dhamaynayaa sanadkan high schoolka markaa da adaydu ma ku gali karaa
@ApthirahmaanHassan
@ApthirahmaanHassan 7 күн бұрын
dadaydo 17 waxana aan dhamaynayaa sanadkan high schoolka markaa da adaydu ma ku gali karaa
@ApthirahmaanHassan
@ApthirahmaanHassan 7 күн бұрын
dadaydo 17 waxana aan dhamaynayaa sanadkan high schoolka markaa da adaydu ma xaraysanyaa ma ly ogol yahay
@ApthirahmaanHassan
@ApthirahmaanHassan 7 күн бұрын
dadaydo 17 waxana aan dhamaynayaa sanadkan high schoolka markaa da adaydu ma ku gali karaa
@a.risaaqcumar8859
@a.risaaqcumar8859 8 күн бұрын
Wlo yusuf xageena ka helaa link ga
@anisashire1316
@anisashire1316 8 күн бұрын
Thank u yusuf shire .
@nastehoclqani3240
@nastehoclqani3240 8 күн бұрын
Shukran walalkay vedio yadani aad bay noo anfacayaan waxan rajaynaya inad no so badisid ❤️
@mohammedadam3684
@mohammedadam3684 8 күн бұрын
ustaad ka maynu 100k gaadhsiino waa halyeey wax badan inala jecel ilaahey ajarkeeda ha siiyo hawshu inoo hayo e❤
@yusufshire
@yusufshire 8 күн бұрын
@@mohammedadam3684 mahadsanid masuul insha allh waynu gaarayna
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 9 күн бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@AmiinibraahimShacbaan-m8g
@AmiinibraahimShacbaan-m8g 9 күн бұрын
Ustad link diiwangalinta aawey ustad what's upkanah igamaqabanoosid ustad
@drznaimanaziip9100
@drznaimanaziip9100 9 күн бұрын
Groupka talegramka magaciisa ustaad noo soqor mafahmine, groupka iskaashigaan kala jeedaa
@drznaimanaziip9100
@drznaimanaziip9100 9 күн бұрын
Thnkz wllo Luuqada english wll laisaga bhn yehe saan kubrn leheen nava caawi
@barradfaysal
@barradfaysal 9 күн бұрын
wll wxuu iso qorayaa please enter active email
@zakariaabdullahi5166
@zakariaabdullahi5166 10 күн бұрын
Mahadsanid ustaad.
@yusufshire
@yusufshire 9 күн бұрын
@@zakariaabdullahi5166 🙏🏽
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Күн бұрын
​@@yusufshire dugsi English oo online ah ma igula talin?
@Shugrimahad-i8n
@Shugrimahad-i8n 10 күн бұрын
Wllo ma ii sheegi kartaa meelaa kaala soo xiriiro
@Abdalla2422
@Abdalla2422 10 күн бұрын
Yusuf shire, bro IELTS 7 baan wataa scholarship na waa isoo bixi la yahay, ee halkay wax ka jiraan bro?
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 9 күн бұрын
Sidee ku qaadatay bro halkeena kaqaadaty
@Abdalla2422
@Abdalla2422 9 күн бұрын
@ bro Nairobi baan ka qaatay, exam baan ugalay bro!
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Күн бұрын
​@@KIIKOEDITS1 somaliland waa laga qaata zxp
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Күн бұрын
​@@Abdalla2422 waar zaxip ma reer Nairobi ayaad tahay mise imtixaanka ayaad u tagtay?
@maxamedxuseen6643
@maxamedxuseen6643 10 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdullahihared8482
@abdullahihared8482 10 күн бұрын
MAHADSANID MUDANE YUSUF.
@AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt
@AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt 10 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@SuhaybMohamedadam
@SuhaybMohamedadam 10 күн бұрын
Mahadsanid, ustaad
@yusufshire
@yusufshire 9 күн бұрын
@@SuhaybMohamedadam 🙏🏽
@Wacditv984
@Wacditv984 10 күн бұрын
mahdassanid usde
@hibonuurohibo9788
@hibonuurohibo9788 10 күн бұрын
Telegram aaway linkingiisa ama number ka waay
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 күн бұрын
Mahadsanid bro
@munahaybe6749
@munahaybe6749 10 күн бұрын
London jamacada heeda sida scholarship lo bixi admission fee ga wan ku dawakhay
@MohamedAliHussein-j1o
@MohamedAliHussein-j1o 10 күн бұрын
Thanks, ustaadii
@yusufshire
@yusufshire 9 күн бұрын
@@MohamedAliHussein-j1o 🙏🏽
@Abdirahman_jama
@Abdirahman_jama 10 күн бұрын
asc zhp waxaan rabay su'aal in aan ku waydiiyo.waxaan xaraystay scholarship ka turkey ga marka waxaan rabay in aan ogaado natiijada sideen ku ogaan kara?
@yusufshire
@yusufshire 9 күн бұрын
@@Abdirahman_jama email bay soo diraan emailka ku xaraysay aad ula soco
@Abdirahman_jama
@Abdirahman_jama 7 күн бұрын
@@yusufshire mahadsanid wll
@AxmedSh.XuseenCumar
@AxmedSh.XuseenCumar 10 күн бұрын
Guul ustaadkaygii❤❤ Waxanka xumahay inaynaan gaadhin 20k lakiin waynu gaadhi 1m soon i.A talo ahaan accoubt tiktok furo si halkaas inooga soo raacaan dad aan ka war qabin channel🎉
@yusufshire
@yusufshire 9 күн бұрын
@@AxmedSh.XuseenCumar insha ally qorshaha way iigu jirta
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Күн бұрын
​@@yusufshire English ka soo hadal bro
@zahafionline
@zahafionline 10 күн бұрын
Ustaad adigoo xareenayo jamacadaha inoo soo gali step by step
@mohamudesse4890
@mohamudesse4890 10 күн бұрын
Mahadsanid Ustaad, luuqada English ka ayaa ah caqabada ugu wayn ee dhalinta soomaaliyeed ka hortaagan inay ka faa'iidaystaan fursadaha shaqo ee UN or international NGOs, professional academics, iyo Scholarships ka inkasta oo qofka laga rabo commitment haddana taladaadu waa noo muhiim.
@yusufshire
@yusufshire 9 күн бұрын
@@mohamudesse4890 insha allh muuqaalo badan baan kasoo samayn mawduucaas
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Күн бұрын
​@@yusufshire yuusuf English weliba ielts ka soo hadal, hore waad uga hadashay lakin sii badi!
@hamidkarasia4922
@hamidkarasia4922 10 күн бұрын
Aamiin i.a bro
@mohamudesse4890
@mohamudesse4890 10 күн бұрын
Ilaahayow Towfiiq iyo Xikmad baan ku waydiisanay. اللهم إني أسألك الحكمة والتوفيق
@yusufshire
@yusufshire 9 күн бұрын
@@mohamudesse4890 aamiin
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Күн бұрын
​@@yusufshire yusufow zxp waxaan doonayaa in aan galo dugsi English ku Barto lakin kuwo online ah oo fiican ma igula talin?
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Күн бұрын
​​@@yusufshire laabtoonada kiwii qadiimka ahaa ma ku xareesen karaa?
@YahyeOmar-dq6up
@YahyeOmar-dq6up 10 күн бұрын
yusuf waxaa kasoo hadashaa scholoships of masar