IELTS waa caqabada hor istaagsan arday walba oo raba in uu waxbarasho dibadda ah helo, marka asiga xooga hala saaro then scholarships waad u soo jeesan kartaaaa.
@hamidkarasia4922Ай бұрын
Doualingo aya ka fudud jamcduhuna wey qaatan waana ka qiima jabanyahy ielts.
@drznaimanaziip9100Ай бұрын
Fee oo admission eh 50 aaabixineysaan uuleyehe wll yusuf
@mohamedibrahimmohamed80Ай бұрын
Ustad ielts ayaa nadhibey xal keen
@Maan-101MАй бұрын
Dee sxb diyaari waxba maahane anba hada ayaan bilaabay diyaarintiisee
@mohamedibrahimmohamed80Ай бұрын
@Maan-101M wan wadaaa hda szb
@amaalmakhtal8588Ай бұрын
@@Maan-101M xage ka barataa??
@ayuubmohammed0Ай бұрын
MASTER nagu wareerisay nio degree dad ah baa kugu baddn ee mida serbia jaamacada bilgarade bisha 3aad ee furmee taas noosoo qabo