FARXAD DARTEET IGU QAATA CAAWO
4:26
Пікірлер
@AMBITIONM33
@AMBITIONM33 Сағат бұрын
Mar dhaw canshuur lagu so rogaa dhulka banaan dadka bararsiga u heesto kabahooda ka carari doonaan
@oabdisalam
@oabdisalam 13 сағат бұрын
Labada Boos Markazka dhanka Lamiga miyee kasoo jiraan mise waa ka xageeyaan?
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 14 сағат бұрын
Shaqo wacan
@nuroducale7302
@nuroducale7302 15 сағат бұрын
Masha Allah
@Kashkavip
@Kashkavip 15 сағат бұрын
Shaqo wacan
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 Күн бұрын
Mashaalaah
@Labagaranle1
@Labagaranle1 Күн бұрын
Meshaas ana aqaana waa raqiis Marka loo eego xaqiq
@Mohamed-ep4zl
@Mohamed-ep4zl 2 күн бұрын
Macqul haday kula noqden ma adiga qaadatid😂😂😂
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 2 күн бұрын
Mashaalaah
@abdiaziizosman2185
@abdiaziizosman2185 3 күн бұрын
Wcs wll
@nuroducale7302
@nuroducale7302 3 күн бұрын
Masĥa àllàh.
@HassanAli-gs2ls
@HassanAli-gs2ls 3 күн бұрын
Tabeelaha 180000 kkkkkkkkkk
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy 3 күн бұрын
Qurba jogto aa jeebka lugu furtaa ee ha kashifin marxoo
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 4 күн бұрын
MARKII HOREY HOD KA YIMAADEEN MARKA GEED WAA AY DUGAALSADAAN
@nuroducale7302
@nuroducale7302 4 күн бұрын
Masha allah
@BoondheereLibaax-f8e
@BoondheereLibaax-f8e 4 күн бұрын
Dhulku halkee buu ku yaalaa lacagta muhiim maaha meesha uu kuyaal sheeg
@AtowPolvlogs
@AtowPolvlogs 4 күн бұрын
Ceeel hindi maha Mesha walal
@Abdifah
@Abdifah 5 күн бұрын
Hawiyaw Caasimadii wadanka waad ceebayseene Qashinka iska gura oo Mar uun sida biniaadmiga ufakara walalayal
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 5 күн бұрын
Ajmal guuleyso
@abdiaziizosman2185
@abdiaziizosman2185 5 күн бұрын
Masha allh
@adacwastudio8273
@adacwastudio8273 5 күн бұрын
Ila so xiriir diyaar ban ahaye
@adacwastudio8273
@adacwastudio8273 5 күн бұрын
Fadlan walal xagen ku tuura lacagta account ii sheeg
@AbdirizakJama-o5j
@AbdirizakJama-o5j 5 күн бұрын
Mida labaad yaa damiin idinka ah?
@AbdirizakJama-o5j
@AbdirizakJama-o5j 5 күн бұрын
Asc. Wll waa wax fiican mashrucan, lakiin dhulku ma akhiro buu ku yaalaa, ganacsiga bakaaraha laga helo wax kaste waa macquul.
@XamdiQaboobe
@XamdiQaboobe 6 күн бұрын
Dhulka birimo sugunto teerso miya loo kala qadaya mise dhulka dhan waa isku wada beec mise waa kala qaalisanahay faahfaahin dheerad ah naga sii abaayo
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 6 күн бұрын
Hassan qabuuro fagte aa iga xoogayo
@naserAbdallah-n2h
@naserAbdallah-n2h 6 күн бұрын
Abayo dolka wan rabna bas nushak halkas uyala
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 6 күн бұрын
Markaad goofka iibsato no sso sheeg.
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 6 күн бұрын
Markaad goofka iibsato no sso sheeg.
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo 6 күн бұрын
Maasha Allaah guul Insha Allaah
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 6 күн бұрын
Eedo marka hore gata adinka oo milkiya markaas kadib anaga noo cadee meesha uu kuyaalo cabsi la aan wax aadan adigu marka hore milkinin oo aad gadgadayso kuna gadayso lacagta dadka waa beec dambi kaa soo gaarayo raalina ahow
@mohamudmohamed3973
@mohamudmohamed3973 6 күн бұрын
Majhuul wax laguma kala iibsan karo waa bacul majhul
@NuurIbrahimmaalin
@NuurIbrahimmaalin 7 күн бұрын
Dhul oo jihadiisa la ogeen sidee loo maal gashadaa
@abukarosman5614
@abukarosman5614 7 күн бұрын
Forex!!!!!!!!!!!!!!
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 7 күн бұрын
Walaalo dhulka jihad uu ku yaalo iyo intuu magaalada ujiro waa muhiim ee soo sheek mahadsanid
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 7 күн бұрын
Mahadsanid
@abdiabdi3670
@abdiabdi3670 7 күн бұрын
Ader dhulka waa meeqa boos guud ahaan si loo ogaado baaxada xaafada kasoo bixi doonto? Imisase ayuu u jiraa magaalada qiyaastii? Jawaabahan waa muhiim Ader inalasoo wadaag Alle idinkiis.
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 7 күн бұрын
Adigaa mudan ❤❤❤
@abukarosman5614
@abukarosman5614 7 күн бұрын
Naqshad Number hala gu soo qoro ayadoo loo soo yeelin Number ha isku galin
@abukarosman5614
@abukarosman5614 7 күн бұрын
Naqshad aan Number iyo Suborlog Lahayn maxaa waaye Plot ayaa ku dhigan !!!!!!!
@Mohamed-ep4zl
@Mohamed-ep4zl 7 күн бұрын
Walal dhulka mesha uu ku yaalo meel dhow haduu yahy noo sheg sababto ah dhul meel fog ku yaalo dad aan rabin ayaa laga yabaaa marka melahas cml waye xita nagu dheh markas qof walpo goankisa asaga iska leh mashrucan wan danaynayaaa lkin dhulka ilahy wa waynyhy meel farta noga taag
@bashiircabdibashka3501
@bashiircabdibashka3501 7 күн бұрын
Somali waxay dhahdaye wax la qariyo quruno ku jiro lacagta wll heyso haddii kale zero lagu diri 😂
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 7 күн бұрын
Wuu fiicanahay lkn meel aan la ogeen ayaa khalad ah😢
@abdirahmankulmiye2307
@abdirahmankulmiye2307 7 күн бұрын
Dhul aadan ogayn meel uu ku yaal sidee loo iibsanaa, waa ganacsi cusub 2025 xataa si sax ah wax laguugu sheegi maayo ,i aamin lacag laguma bixiyo
@Labagaranle1
@Labagaranle1 7 күн бұрын
Wll qofku wuxu wa ku gaataah meel uu ogyahay
@alimohamd8047
@alimohamd8047 7 күн бұрын
Maadha alaah Mashruuca entee kuw yaalah?
@MalikHagi-s9l
@MalikHagi-s9l 7 күн бұрын
فلا يصح البيع بثمن مجهول؛ لما فيه من الغرر، وقد نهى النبي -صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ- عن الغرر. كما رواه مسلم في صحيحه. وتحديد الثمن ومعلوميته شرط لصحة البيع، قال الدسوقي في حاشيته على الشرح الكبير: فلا بد من كون الثمن والمثمن معلومين للبائع والمشتري، وإلا فسد البيع.
@uhmade1327
@uhmade1327 7 күн бұрын
صَدَقْتَ
@Hakimaibra
@Hakimaibra 7 күн бұрын
Waa i aamin oo ilahay dartis igu aamin
@cunaaye35
@cunaaye35 7 күн бұрын
Wax luqad adag ah kuma hadlin lkn waxaa kaa qaldan nidaamka aad ku hadleysid.Waana digniin hadalkaada oo ah doqomiin baad tahiin ee lcgta iska soo dira.😂😂😢
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 7 күн бұрын
Macquul , dhulka aadan ogeeyn jihada uu jiro inta uu u jiro xamar, hadii uu u qalmo qiimaha aad sheegtay 3500 iyo hadii kale, adeer halkaas mushkilad ayaa ka imaan karto qaabkaasna wax laguma kala gato, waa beec aan arkaan tiiso waa dix aheeyn.
@ahmedmohamed-fz3sp
@ahmedmohamed-fz3sp 7 күн бұрын
ASC runtii waa fikarfiican waana mashruuc wayn sida nashqada kamuuqata runtii gabadhaana mudaan KZbin keeda kala socday qof wanaagsan oo diinleh oo la aaminikoro baan u arkaa waana lafahmi karaa marka ayleedahay dhulka hada masooban dhigikaro lakiin waxaa ila quman inaa tilmaan guud kabixisi jahada uu magaalada kaxigo inta klomtr oo uu magaalada ama deegan u ujiro