MASHRUUCI AAD IGA SUGEEYSEEN FAAH FAAHINTIISI OO DHAMEEYS TIRAN

  Рет қаралды 2,840

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@abdirahmankulmiye2307
@abdirahmankulmiye2307 3 күн бұрын
Dhul aadan ogayn meel uu ku yaal sidee loo iibsanaa, waa ganacsi cusub 2025 xataa si sax ah wax laguugu sheegi maayo ,i aamin lacag laguma bixiyo
@MalikHagi-s9l
@MalikHagi-s9l 3 күн бұрын
فلا يصح البيع بثمن مجهول؛ لما فيه من الغرر، وقد نهى النبي -صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ- عن الغرر. كما رواه مسلم في صحيحه. وتحديد الثمن ومعلوميته شرط لصحة البيع، قال الدسوقي في حاشيته على الشرح الكبير: فلا بد من كون الثمن والمثمن معلومين للبائع والمشتري، وإلا فسد البيع.
@uhmade1327
@uhmade1327 3 күн бұрын
صَدَقْتَ
@abdiaziizosman2185
@abdiaziizosman2185 Күн бұрын
Masha allh
@adacwastudio8273
@adacwastudio8273 Күн бұрын
Ila so xiriir diyaar ban ahaye
@maxamedaadanxasan2106
@maxamedaadanxasan2106 Күн бұрын
Ajmal guuleyso
@MaxamedSaabiyo
@MaxamedSaabiyo 3 күн бұрын
Maasha Allaah guul Insha Allaah
@Lara48895
@Lara48895 3 күн бұрын
Masha allah tabarakalah horomar wacan
@AbdirizakJama-o5j
@AbdirizakJama-o5j Күн бұрын
Asc. Wll waa wax fiican mashrucan, lakiin dhulku ma akhiro buu ku yaalaa, ganacsiga bakaaraha laga helo wax kaste waa macquul.
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 3 күн бұрын
Walaalo dhulka jihad uu ku yaalo iyo intuu magaalada ujiro waa muhiim ee soo sheek mahadsanid
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy 3 күн бұрын
Masha Allah walashi waa fakir fiican Lakin mala amnikro quf somali jogto
@Hakimaibra
@Hakimaibra 3 күн бұрын
Waa i aamin oo ilahay dartis igu aamin
@bashiircabdibashka3501
@bashiircabdibashka3501 3 күн бұрын
Somali waxay dhahdaye wax la qariyo quruno ku jiro lacagta wll heyso haddii kale zero lagu diri 😂
@XamdiQaboobe
@XamdiQaboobe 2 күн бұрын
Dhulka birimo sugunto teerso miya loo kala qadaya mise dhulka dhan waa isku wada beec mise waa kala qaalisanahay faahfaahin dheerad ah naga sii abaayo
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 3 күн бұрын
Mahadsanid
@alimohamd8047
@alimohamd8047 3 күн бұрын
Maadha alaah Mashruuca entee kuw yaalah?
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 3 күн бұрын
Adigaa mudan ❤❤❤
@adacwastudio8273
@adacwastudio8273 Күн бұрын
Fadlan walal xagen ku tuura lacagta account ii sheeg
@Mohamed-ep4zl
@Mohamed-ep4zl 3 күн бұрын
Walal dhulka mesha uu ku yaalo meel dhow haduu yahy noo sheg sababto ah dhul meel fog ku yaalo dad aan rabin ayaa laga yabaaa marka melahas cml waye xita nagu dheh markas qof walpo goankisa asaga iska leh mashrucan wan danaynayaaa lkin dhulka ilahy wa waynyhy meel farta noga taag
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 3 күн бұрын
Wuu fiicanahay lkn meel aan la ogeen ayaa khalad ah😢
@dahirduale5650
@dahirduale5650 3 күн бұрын
Lacag baa geleysaa Dhul Saldhigii Booliska kuma jiro, Amniga ayuu ku xidhan yahay Horumarku, Meel aan Amni jirin Lacag kama soo baxdo
@abdiabdi3670
@abdiabdi3670 3 күн бұрын
Ader dhulka waa meeqa boos guud ahaan si loo ogaado baaxada xaafada kasoo bixi doonto? Imisase ayuu u jiraa magaalada qiyaastii? Jawaabahan waa muhiim Ader inalasoo wadaag Alle idinkiis.
@sadammahamed1202
@sadammahamed1202 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@NuuradinAdam-ho5oo
@NuuradinAdam-ho5oo 3 күн бұрын
Masha akaah
@jabriilmohamed1583
@jabriilmohamed1583 3 күн бұрын
War waxaan scam waaye iska ilaaliya dhul uma socdaan ee lacagtiina ayey u socdaan kulahaa dhulka ma shaageyno mesha uu ku yaalo hadhow lacagta markii lagaa qaato yaa u dacwoone, marka ileen dhul hebel laguma dhihin lacagtana hor mari ayaa lagu dhahayaa lacala ka waran dhulka madaxtooyada ku taalo waaye markii 3,000$ lagaa diirto, carabta wexey dhahdaa baqiil yakhsar mara’teyn
@SarahA1217
@SarahA1217 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@cunaaye35
@cunaaye35 3 күн бұрын
Wax luqad adag ah kuma hadlin lkn waxaa kaa qaldan nidaamka aad ku hadleysid.Waana digniin hadalkaada oo ah doqomiin baad tahiin ee lcgta iska soo dira.😂😂😢
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 3 күн бұрын
Macquul , dhulka aadan ogeeyn jihada uu jiro inta uu u jiro xamar, hadii uu u qalmo qiimaha aad sheegtay 3500 iyo hadii kale, adeer halkaas mushkilad ayaa ka imaan karto qaabkaasna wax laguma kala gato, waa beec aan arkaan tiiso waa dix aheeyn.
@AbdirizakJama-o5j
@AbdirizakJama-o5j Күн бұрын
Mida labaad yaa damiin idinka ah?
@Labagaranle1
@Labagaranle1 3 күн бұрын
Wll qofku wuxu wa ku gaataah meel uu ogyahay
@abukarosman5614
@abukarosman5614 3 күн бұрын
Naqshad aan Number iyo Suborlog Lahayn maxaa waaye Plot ayaa ku dhigan !!!!!!!
@BoondheereLibaax-f8e
@BoondheereLibaax-f8e 23 сағат бұрын
Dhulku halkee buu ku yaalaa lacagta muhiim maaha meesha uu kuyaal sheeg
@naserAbdallah-n2h
@naserAbdallah-n2h 2 күн бұрын
Abayo dolka wan rabna bas nushak halkas uyala
@MalikHagi-s9l
@MalikHagi-s9l 3 күн бұрын
Diiniyan wax aad ogeen magadan gartaa? Side hadiyad xiran oo waxa ku jiro aadan ogeen qiimahana yahay 35$
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy 3 күн бұрын
Hawada aa la rabaa inaa lacag lagu arooriyo
@MalikHagi-s9l
@MalikHagi-s9l 3 күн бұрын
@MohamedAli-ew7sy sxb shikh ma ihi gabadhana qof diin baratay ayaan rajayni sidaas ayaan u waydiiyay suaasha. فلا يصح البيع بثمن مجهول؛ لما فيه من الغرر، وقد نهى النبي -صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ- عن الغرر. كما رواه مسلم في صحيحه. وتحديد الثمن ومعلوميته شرط لصحة البيع، قال الدسوقي في حاشيته على الشرح الكبير: فلا بد من كون الثمن والمثمن معلومين للبائع والمشتري، وإلا فسد البيع. Baycaas diiniyan wa la nahyay
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy 3 күн бұрын
@@MalikHagi-s9l Masha Allah walal Lakin dadka somali jogaan maclomaka weeba qariyaa si ee lacgtee rabaan kaga gadaan waxaas , saas neh waa qalad
@shakarosman6702
@shakarosman6702 3 күн бұрын
Abyo lacagta cadadkeeda iyo dhulka cabbirkiisa inoo sheeg mhsnd.
@mohamudmohamed3973
@mohamudmohamed3973 3 күн бұрын
Majhuul wax laguma kala iibsan karo waa bacul majhul
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 3 күн бұрын
Markaad goofka iibsato no sso sheeg.
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 3 күн бұрын
Eedo marka hore gata adinka oo milkiya markaas kadib anaga noo cadee meesha uu kuyaalo cabsi la aan wax aadan adigu marka hore milkinin oo aad gadgadayso kuna gadayso lacagta dadka waa beec dambi kaa soo gaarayo raalina ahow
@abukarosman5614
@abukarosman5614 3 күн бұрын
Forex!!!!!!!!!!!!!!
@jabriilmohamed1583
@jabriilmohamed1583 3 күн бұрын
Scam alert ‼️ 🚨
@oasis5683
@oasis5683 3 күн бұрын
No one is forcing
@jabriilmohamed1583
@jabriilmohamed1583 Күн бұрын
@@oasis5683 scammerska maa la shaqeysaa adiga meqa lagu siiyay 20$ 50$
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 3 күн бұрын
Markaad goofka iibsato no sso sheeg.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Keligay baan ku noolahay 🇴🇲 Muscat
13:39
Salima Isack
Рет қаралды 41 М.
Jazeera sida aan u maleeyay iyo sida ay tahay.
8:52
Gacaltooyo (Lowkaan)
Рет қаралды 2,1 М.
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 195 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН