Пікірлер
@user-sb4zd7lw2l
@user-sb4zd7lw2l 19 сағат бұрын
Waaa 😊
@cabdisamadyooko5557
@cabdisamadyooko5557 10 күн бұрын
Waaw❤❤
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 10 күн бұрын
❤📶📶📶📶📶📶📶📶🐤🐣🐥🐪👈 0:33
@QaaliSheekhcabdi
@QaaliSheekhcabdi 12 күн бұрын
🙏🙏
@MaxamedcaliDhagta
@MaxamedcaliDhagta 14 күн бұрын
anikuna aleylehe hablaha eyligaga tan ka eganyay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maxammed-Goosh1
@Maxammed-Goosh1 22 күн бұрын
Abwaan waan ku wataa, halkeedii baad dhigtay Alle ha ku barakeeyo.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 27 күн бұрын
Raxmaanku janooyinkiisa hakugu irsaaqo 😢
@AbdirahmanMohamed-rx1de
@AbdirahmanMohamed-rx1de 28 күн бұрын
Zxp heesaha aad soo dhigte aan seve fanee noo fur
@BashiirAadan-lt2zf
@BashiirAadan-lt2zf Ай бұрын
Axmed gacayte❤
@abdullevra
@abdullevra Ай бұрын
June 20, 2024 Denver CO 🇺🇸
@CabdicumarMuuse
@CabdicumarMuuse Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mohamof
@mohamof Ай бұрын
Soomaalaay gayigu gurmad buu rabaa.
@thegreatveteran6575
@thegreatveteran6575 Ай бұрын
Hadda ayay taagantahy waxa uu ninkan sheegayo
@IsmaiilCabdi-ph5ig
@IsmaiilCabdi-ph5ig Ай бұрын
Daaroolan xalay nayla dajinaye Caawana ma daruurihiibaa Heesta waad Kala reebtay libaax
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Waar isla yaaba fanaan Adan I Allah ha u naxariisto labada habloodba waa marwo Cabdi fanaanada kale waa marwo-gaasira maxaned oo ahayd homoodkii fanka kana horaysay marwo Cabdi innbadan
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Heestii Cabdi Cali wayd Allah ha u naxariistee magaca ugaaso ayay dad aan fanka ab iyo sinji u lahayn oo gadaal ka soo gaadhi ku macmalayaan waxa original qaaday Cabdi Nuur Alaale
@Cartan7
@Cartan7 Ай бұрын
waqooyi somalia aa sameyay fikrad heesta iyo music 1968
@HafsaDheman-md8bs
@HafsaDheman-md8bs Ай бұрын
Heestaana😔💔
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe Ай бұрын
Eeshcala hees midho io cod mcn
@XassanyusufibrahimAllale
@XassanyusufibrahimAllale Ай бұрын
Hadal nin weyn weye iyo dardaran wax ku qadasho mudan
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Ай бұрын
Waw hees macaan badan
@Sooffe
@Sooffe Ай бұрын
Qiiiq makaga keeenay ban maqli jiray😂
@dayibfanaxfanax3800
@dayibfanaxfanax3800 Ай бұрын
Allahaunaxariiisto ammiiiiiin
@khadar_mohamett
@khadar_mohamett 2 ай бұрын
Hees waa dhaaftay waxan ku dhagaysanayaaa heestan isbenia oo ah Border u dhaxeeya Tanzania iyo kenya, waxan erayada heesta kamida ha ku arkay App. Tiktok. Dumin maayo reerkaan Horey ugu dedaalee.
@abdirahmanwacays4066
@abdirahmanwacays4066 2 ай бұрын
Cabdulaahi macalin dhoodaan gabayadiisu waa wada farshaxan allow unaxariiso
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 ай бұрын
Sida kubadii hore uga fcn thy ta maanta Ayey sugaantii horena uga fcn thy sugaanta maanta.
@sundusmohamutt
@sundusmohamutt 2 ай бұрын
2024/1/15/11:44 am
@ZakiHussen-yx3tl
@ZakiHussen-yx3tl 2 ай бұрын
Gacayte alle ha unaxriisto Waa habeen arabaca ah waxaan ku mirqaamaYaa degmada xarshin ee deegaanka somali galbeed bishuna 15/5/2024 waa habeen jawi wacaan mirqaanka waxaa igu weheliYa cuqaal waaweYn ❤ oo ehlu jacayla ahna duriyadii reer sheekh isaxaaq
@NaasirRaajaa-yh6lz
@NaasirRaajaa-yh6lz 2 ай бұрын
15/5/2024 day 1 adkaysi ama qoomamo labadasa cawa ku horyala mid dooro
@MohamedHasan-jh9hw
@MohamedHasan-jh9hw 2 ай бұрын
😮
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 ай бұрын
AUN
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 2 ай бұрын
Sawirkaan soo ma ahan Axmed Mooge
@samsadikjunior7852
@samsadikjunior7852 2 ай бұрын
Hestan wa qali
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 2 ай бұрын
Aale ha u naxaristo
@maryanabdi-xs6jl
@maryanabdi-xs6jl 2 ай бұрын
Listening 2024/May / 4 ❤️
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 ай бұрын
Heestii u horeysay een aroos miyi ka qaado 2011 wlaahi waan xasuustaa 😂😂
@AhmedJamac-pk7me
@AhmedJamac-pk7me 2 ай бұрын
S qirux badan
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 3 ай бұрын
Khamriga heesihii loo qaaday ayey Ka mid tahay murti cajiib
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 ай бұрын
Wow! Heestan hooyaday ayaan in badan ka maqli jiray waagii aan yaraa.
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 3 ай бұрын
Mahadsanid wll
@cabdihakiinhasan4221
@cabdihakiinhasan4221 3 ай бұрын
Erayada 💯 Laxanka💯 Codka💯 Music 💯 Woof waar abwaan erayadan waad ku fara yaraysatay
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp 3 ай бұрын
Heestan ma maxamed cumar huryo baa laha awal ereyada sxb
@CumarmaxamedAbdilaahi
@CumarmaxamedAbdilaahi 3 ай бұрын
Alle haw naxariisto
@missom100
@missom100 3 ай бұрын
April 9,2024 habeen ciid soo galayso canada Alberta ❤ team adkaatay Abdulqadir Royal baan kasoo maqlay. Horay uma maqal heestan 💕
@KaabaCali-ev3bl
@KaabaCali-ev3bl 3 ай бұрын
Ob yaa.hees kama ahaan karo
@CABDINASIRCabdulle
@CABDINASIRCabdulle 3 ай бұрын
Rooraaye o caawabajeelihii tumashada sita
@iskufilan1223
@iskufilan1223 3 ай бұрын
Viva we Made irirsamale❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👋👋
@CabdilaaahiMoobare
@CabdilaaahiMoobare 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤😊
@cabdisamadcali3440
@cabdisamadcali3440 3 ай бұрын
Labadayda Dhiig Kacad Baad Lushoo Ku Lamaantahee Yaanan Noqon Lulume Laaskii Ka Gudhay Qalbiga Lahashada Kadaa Timaha Laydha iiga Celi Lugaha Xaragada Ubadi Hay Lulin Hay Lulin Ladaney Hay Lulin Ligligo Ligligo Anigoo Ku Jecel Laabxuushadiyo Laamaha Jidhkaad Lingixii Furtee Yaanan Noqon Lawyahan Looyaamayee Labeen Dhabankaaga Mari Legiyo Laabta igu Qabo Cadaawuhu Yuukulumin Hay Lulin Hay Lulin Ladaney Hay Lulin Ligligo Anigoo Ku Jecel
@CabdiwaliRaage
@CabdiwaliRaage 3 ай бұрын
Cajiib Biyo gal iyo wabi goor leesku darey lama ka gartoo kalamana gurmaan Guntimaha Habeen qof xiraa Gartee
@feysalmuqtar-nq2md
@feysalmuqtar-nq2md 3 ай бұрын
Ruxad la kulantiyo dadko rali ka yahay rasmi hestayda haben sabti so galeyso 12:22 30/3/24