MAXAMED MOOGE || BABAYGII JAMAAME || GOOD LYRICS

  Рет қаралды 24,392

DAYIB QOODH TUBE

DAYIB QOODH TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 10
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 5 ай бұрын
Sawirkaan soo ma ahan Axmed Mooge
@muniirmousa7153
@muniirmousa7153 2 ай бұрын
𝙷𝚊𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚊 𝚊𝚡𝚖𝚎𝚍 𝚖𝚘𝚘𝚐𝚎 𝚠𝚕𝚕
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
#MAHAMED#MOOGEAUN "Babaygii Jamaamiyo "Canbe Jilib Ku Yaalaay "Ubaxii Janaaliyo "Jawharad La Moodyeey "Jidhkaagaa Udgoonbaa "Isoo Jiidanaayee " Wadnahayga Jeexdee "Jeegaan Sideed Baad " Hay Odhan Hay Odhan " Jawaab Qudha Azmaay #HIBO NUURA Hamaskayga JiiLaal "Ruuxa Uu Jil Jilayee "Jilbiskiyo Abeesada "Jiridaha ULa Hoyda Ee "Oo Soo maray Jiidaal "Dheer Lama Moodo Jawhare "Jiiftada Hadoodilan "ka jidhidhicoodee "Janno galle hay celin #MAHAMED #MOOGE AUN "Geenyadii Jaraysani "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu Raaxada Ma mid JaahiL ka Ahbaa? #HIBO #NUURA "Calool Jilicsanaantaadu "Ma Hal Jeel Ku Raagaa "Sideen Jawharadaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaaaa #MAHAMED #MOOGE AUN "Jeertaa Gadoodoo "Jidhifta iska Kicisoo "Ruuxii Hor Joogsada "Hawl Yari Ku Jiidhee "Sida Jiir Dhalaan Helay "Ha Jirabin Naftaydeee "Waxaan Kaaga Jeedaa "Jinow inaan wadaagnee "Qarda Jeexa Qarda Jeexa iga daa #HIBO NUURA "Jilibkaan Afaystaba "Goortii Uu Jilow Gabay "Ee Jamatay Laabtii "iLlin Goonyo Haw dhigin "Naftaan Xadhig Jebaanjiba "Ku Xidh Xidhay Jahaaseee "Anoo Jidhiyo Laalays "Jilbahaa Kusoo Koray "Kuma Jixin Jixaayee #MOHAMED #MOOGE AUN "GEENYADII jaraysaay "Ma taqaan Jikaarkee "Jidiinkaagu RAAXADA "ma mid JAAHIL ka ahbaa? #HIBO NUURA "Callol Jilicsanaantaadu "Ma hal jeel ku raagaa "Sideen Johoradaydaa "Ciyaar Ugu Jajabiyaa "Jamaal Qurux wanaageey "Jaleecadaan Ku Eegaa "Jacayl igu Abuurmoo "Kaa Jeesan Waayeee "Xageed iga jiraysayoo "Jihadee baad ku noolayd? "Jeexaygii midigeey "Jidka Laysma Taagee "Jinaweey Jinaweey "Jinaweey isoo Raac #HIBO NUURA "Inanyohow Jibaysabi "Dhabarsani Jacaylkii "Jir Jiroole Weeyoo "Jiho Maleh La Raacoye "Jirid midho ka beermiyo "Jirid midho ka beermiyo "GUUR waan u Joogaa "Hadayse Jiibtu Kaa tahay "Jimicsigii Magaalada "Joog Joogsi Joog Joogsi ma aqaan!. Erayadii Xasan Sheekh Muumin AHN Riwaayadii GAARRAA BIDHAAN Laxanka Bashiir Xaddi AHUN.
@khayreyare6240
@khayreyare6240 3 жыл бұрын
Soo badi Abwan
@guuleednaaji
@guuleednaaji 3 жыл бұрын
MaxamedMooge Babaygii jamaameh Dayib Nuur qoodh 🔥
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
Abwaan dayib nuur
@XasanCabdishakuur
@XasanCabdishakuur 5 күн бұрын
Place a place 😊😅
@jamila___janno2593
@jamila___janno2593 Жыл бұрын
Dayibow Abaalkaga Janno🫡❤️
@daflemubarik5000
@daflemubarik5000 7 ай бұрын
Geenyadi jaraysani ma taqaan jikaarkee 😊
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
abwaan dayib qoodh 👋🤝salan gobed
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 876 М.
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 517 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 4 МЛН
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 147 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 230 М.
maxamed mooge liiban | heestii | waayeelka jaqafsada | maadeys Official
8:01
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,5 МЛН
Hees Xul ah Babaaygii Jamaamiyo MMooge iyo Hibo Nuura Lyrics
14:10
Cadaala Lyrics
Рет қаралды 142 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa -  (Kaban)
8:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 120 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН