madhadhabo culsbaa ina kaladhexyaal
3:03
QOOBKACAYAARKII BANAADIRIGA
2:18
2 жыл бұрын
Qaraami Maandeeq
5:03
2 жыл бұрын
Пікірлер
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 Жыл бұрын
Muuqaalkan waa mid cajiiba dhalinyaradu qadiyada ay u dagaalmayeen 80% aad u may fahansanayn se waxay hayeen niyad iyo qalbi adag Allow isaaq rag ma soo maray
@mussejama311
@mussejama311 3 ай бұрын
Kuwa maanta joogaana ma gartaan waxay rabaan, kuwaa horena waa ujeedaa!! Marqaanland!!
@abdirahiiimawismaaciil
@abdirahiiimawismaaciil Жыл бұрын
Mashalaah masuul dadaalaya oo dar dar Shaqo leh.
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 Жыл бұрын
Waa taariikh cajiiba waa geesiyaashii SNM ee xoreeyey qarankeenan somaliland guuuuul SNM
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 2 жыл бұрын
Clip cusub oo wacan marba wax cusub ayaa fiican
@cabdishiidnuur5420
@cabdishiidnuur5420 2 жыл бұрын
Mashalah suxufi vabdiraxmaan shacshaci
@abokorahmed7091
@abokorahmed7091 2 жыл бұрын
Suzuki abdirahmaan Radio Harvey's a Ayan kugu oga Lanta ingiriisiga
@abdirazaknuur5205
@abdirazaknuur5205 2 жыл бұрын
Runtii waa taariikh mudan in la baro dhalinta somaliland
@abdirazaknuur5205
@abdirazaknuur5205 2 жыл бұрын
Mashaa Allah ilaahay haynoo siyaadiyo raxmadiisa
@abdirazaknuur5205
@abdirazaknuur5205 2 жыл бұрын
Waa in sidan laga daayaa xoolaha nool Ilaahay haka baqaan dadku
@sismail120
@sismail120 2 жыл бұрын
Gobanimo si fiican ayaad u hadashay siyaasi Sandoon
@suhaybhawo332
@suhaybhawo332 2 жыл бұрын
Guul abdinasir xasan sulub
@abdirazaknuur5205
@abdirazaknuur5205 2 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@abucubayr8517
@abucubayr8517 2 жыл бұрын
Soo badi wll taariikhda snm intii aad awoodo mahansanid sidaad noogu soo gudbiyo taariikhda halgankii
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Maxaad been isusheegteen Dagaakiil aan siyaad barre la wada gaĺnay, ma wuxuu noqday halgan aad xoriyad ku soo ceshatay?
@mahadyoussouf411
@mahadyoussouf411 2 жыл бұрын
Wali halganki wuuu socda walina cadawgi uu jira waliba iso xogaystay oo nocyo badan inola dagallamaya sida jiritankagaya , dhaqakaha iyo doco-docaysi isago inakala sarasaraya oo xata isaaqi habar habr ukala saraya , oo isaga oo ka faydaysanaya kuwene ina falagobey ....... Waxan xasustay odhadi ahayd 10 xaabo ee rasata 9na ku dil dabodhilfka halna ku dil cadawgaga anigu waxan so jeedin hala in wacyi galinta koor laqado , cadalada la ilakiyo , dadka wadankoda laa jecleysiiyo oo horumarka laasi wada jibaro
@mahadyoussouf411
@mahadyoussouf411 2 жыл бұрын
Mahadsanid ilmaderayal , raag tashaday maa tamar yara
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Somaaliland ragba dhiigoda u shubay halgankii xalaasha ahaa qaar inaga midina manta xamarbay u hanqal taagayan waa layaab SNM ❤️❤️❤️❤️ Ilaahay hawnaxariisto intii shihiiday
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
SNM ❤️❤️❤️❤️❤️
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Faqash, iyo Somalia gacanbaanu wax kaga qabanaynaa
@abdirazaknuur5205
@abdirazaknuur5205 2 жыл бұрын
Waa taariikh mudan in dhalinta la baro
@abdirazaknuur5205
@abdirazaknuur5205 2 жыл бұрын
Waa guul ay gaadhay somaliland
@abdirazaknuur5205
@abdirazaknuur5205 2 жыл бұрын
Warkaasi waa cad yahay
@saxartiretv5402
@saxartiretv5402 2 жыл бұрын
mujaahid xasan ciise jaamac