SOMALILAND XORIYADEEDA QORI CAARADII AYAY KULA SOO NOQOTAY

  Рет қаралды 9,031

Saxartire TV

Saxartire TV

Күн бұрын

Пікірлер: 11
@mahadyoussouf411
@mahadyoussouf411 2 жыл бұрын
Mahadsanid ilmaderayal , raag tashaday maa tamar yara
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Somaaliland ragba dhiigoda u shubay halgankii xalaasha ahaa qaar inaga midina manta xamarbay u hanqal taagayan waa layaab SNM ❤️❤️❤️❤️ Ilaahay hawnaxariisto intii shihiiday
@abdirazaknuur5205
@abdirazaknuur5205 2 жыл бұрын
Waa taariikh mudan in dhalinta la baro
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 2 жыл бұрын
Clip cusub oo wacan marba wax cusub ayaa fiican
@abucubayr8517
@abucubayr8517 2 жыл бұрын
Soo badi wll taariikhda snm intii aad awoodo mahansanid sidaad noogu soo gudbiyo taariikhda halgankii
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
SNM ❤️❤️❤️❤️❤️
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 2 жыл бұрын
Waa taariikh cajiiba waa geesiyaashii SNM ee xoreeyey qarankeenan somaliland guuuuul SNM
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 Жыл бұрын
Muuqaalkan waa mid cajiiba dhalinyaradu qadiyada ay u dagaalmayeen 80% aad u may fahansanayn se waxay hayeen niyad iyo qalbi adag Allow isaaq rag ma soo maray
@mussejama311
@mussejama311 5 ай бұрын
Kuwa maanta joogaana ma gartaan waxay rabaan, kuwaa horena waa ujeedaa!! Marqaanland!!
@mahadyoussouf411
@mahadyoussouf411 2 жыл бұрын
Wali halganki wuuu socda walina cadawgi uu jira waliba iso xogaystay oo nocyo badan inola dagallamaya sida jiritankagaya , dhaqakaha iyo doco-docaysi isago inakala sarasaraya oo xata isaaqi habar habr ukala saraya , oo isaga oo ka faydaysanaya kuwene ina falagobey ....... Waxan xasustay odhadi ahayd 10 xaabo ee rasata 9na ku dil dabodhilfka halna ku dil cadawgaga anigu waxan so jeedin hala in wacyi galinta koor laqado , cadalada la ilakiyo , dadka wadankoda laa jecleysiiyo oo horumarka laasi wada jibaro
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Maxaad been isusheegteen Dagaakiil aan siyaad barre la wada gaĺnay, ma wuxuu noqday halgan aad xoriyad ku soo ceshatay?
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,5 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 121 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 23 МЛН
XAAJI XUSEEN JAAMAC MIXIILE DAGAALKII 77 IYO QISOOYIN CAJIIB AH
10:38
Abdirahman mahir
Рет қаралды 2,6 М.
Dagaalkii buuraha galbeedka 1984 Mujaahid Maxamed weere
22:18
Jaylaani Nuur
Рет қаралды 9 М.
MISSION SNM BIRJEEX Full documentry film
12:55
mustafe Cabdirisaaq
Рет қаралды 11 М.
U Jeedooyinkii Loo Aas Aasay SNM & Afartan Guurada ka soo wareegtay
31:33
Dhamays Media Production
Рет қаралды 2,7 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН