Gabadh cod macaad bilaa music
0:39
3 жыл бұрын
Saalax qaasin naaji
2:48
3 жыл бұрын
Classic game
3:02
3 жыл бұрын
Khadar cabdi hogad iyo widhwidh
1:40
Subcis dararamle
9:16
4 жыл бұрын
Maxamuud shaqalle
2:23
4 жыл бұрын
Пікірлер
@ridwanhayow1170
@ridwanhayow1170 6 күн бұрын
8
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 29 күн бұрын
❤❤❤❤
@mohdabdirahman
@mohdabdirahman Ай бұрын
"Ma la liicay hadimadda" AHUN Sahra Axmed Jaamac. 'Hadduu layla caashaqu! Beerlula wax u dhimay! Anna tii uu ku laaddayoo! Ku labbeeyay baan ahee! Intuu igu laxaad saday! Ma i saaray laamaha! Ma la liicay hadimaddaa! Ma la luddayaa wali! Hadduu qays jacayl luray! Tu uu laad-laadiyaan ahee! Anna tii uu ku ligan yahoo ×2! Laabteeda uu dagaan ahee! Ma i layli barrayoo! Ma i saaray laamaha! Ma la liicay hadimadda! Ma la luddayaa wali! Hadduu leeb jacayl yahay! Cilmi luxudka kii dhigay! Lahwi maygu beerayoo! Ma i yidhi luggee! Ma i layli barayoo! Ma i saaray laamaha! Ma la liicay hadimadda! Ma la luddayaa wali! Anaa tii uu ku ligan yahoo! Laabteeda uu degaan ahee! Intuu igu laxaad saday! Ma i saaray laamaha! Ma la liicay hadimadda! Ma la luddayaa wali! Heestan AHUN Sahra Axmed Jaamac waxay kaga hadlaysaa si cad oo aan gabasho lahayn oo gar-dhigasho ah, dareenka jacayl ee iyadda kaarka iyo xanuunka ku hayaa sidduu u darran-yahay. Iyaddo waliba tusaale usoo qaadanaysa marka laga hadlayo taariikh-da iyo waayaha soo jireen ahaa ee dadkii caanka ku ahaa arimaha jacayl ee qaar kamid ahi u dhinteen. Sidoo kalena, qaar kalena u waasheen oo maryaha u dhigteen. Ayey leedahay kuwaasi hadday jireen oo jacaylku naafeeyay inuu haddaba aniga dhulka i dhigay oo aan ahay qof nool oo iska soconaya 'Bukaan Caashaq'. Ereyadda sharaxaad u baahan ee heesta ku jira: Liicid ama liicay: qof wax culus intuu qaaday dhinac ula dhaca. Hadimo ama Hadimadda: waa dhibaato. Lud ama luuddid: qofku markuu qunyar ama si cago-jiid ah u soconayo, taas oo tilmaamaysa tamar-darri jidheed ama xanuun qofka haya oo uu noqdo bilaa awood. Heesuhu iyo dhamaan sugaanta kaleba waa dhaqankeenii iyo hiddaheena aynu dhuuxno oo dhug u yeelano. Maxamed Cabdiraxmaan oo hargeysa jooga, salaan gaar ah dhamaan ummada Soomaaliyeed meelkasta oo aad dunidda ka joogtaan.
@mohaqays2146
@mohaqays2146 Ай бұрын
Gaari bn ku dhegaysanayaa aniga o boosso ka soobaxay xili dambe yaaaasaalam ilhy ha unaxariisto sahra axmed
@kulanmuuse1139
@kulanmuuse1139 Ай бұрын
Fican
@ahmedh1579
@ahmedh1579 2 ай бұрын
Memories ❤🎉
@SOMALIABoss
@SOMALIABoss 3 ай бұрын
Hbdjrjfiifufut😂😅🎉😮😮😮😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😅😢I 😂❤😂😂 Hjn Jkcjcbcncnndjfhjf Lgjfjdp_*$*%;&$$&$&$,%%*$*=tdif
@NuuraadanAhmed-bk7gl
@NuuraadanAhmed-bk7gl 3 ай бұрын
Heata wa hesa macn
@Mohamedmukhtar-lr7nf
@Mohamedmukhtar-lr7nf 3 ай бұрын
Xussuuuus 🎉🎉🎉🎉🎉
@SaddamDaher
@SaddamDaher 4 ай бұрын
Hhhh
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 ай бұрын
Erayadii Abwaan Maxamed Cumar Xussein Huryo Aun Laxankii Saciid Harawo Kabankii Gacan Libaaxle Saalax Qaasim Naaji Codkii Sahra Axmed Aun ❤😢
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 4 ай бұрын
Ciyaal sidii orgi qooqay ucaacleeya maysan casharadaan meerisyadooda laxan codka cuudka isdabadhacaya aysan dhagaysan marnaba boqoradii codka AUN Sahro Ahmed jaamac❤❤❤🎉
@mohdabdirahman
@mohdabdirahman Ай бұрын
Hhhh. Aad-iyo-aad, 'Muxuu Geel indho-kuul ka yaqaan' Dhalinta iminka ereyaddana culus iyo codkan ku ladhan ee ku lamaan ma fahmayaan.
@abdibashe567
@abdibashe567 5 ай бұрын
Ax Ax Ax xusuus baan galay walaahi
@CabaleMaxamed
@CabaleMaxamed 5 ай бұрын
Jacaylkii laylo
@cabdinaasir8527
@cabdinaasir8527 5 ай бұрын
Ok
@cabdinaasir8527
@cabdinaasir8527 5 ай бұрын
Saharo axmad ok laliicay
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 6 ай бұрын
heestan oo ay ku soo qaaday sahra Axmed Jaamac magaalada togwajaale alle ha u naxariiste eedo sahra axmed jaamac caawa ayaan ku dhegaysanayaa isla magaalada TOGWAJAALE. 2024 alle ha isu sahlo inta is jecel iigu soo duceeya gabadh aan muddo dheer is jecelayn in alle noo fududeeyo guur xalaala oo aan isku faraxno in alle noo sahlo oo aan ka baxno wakhtigan adag iyo cidhiidhiga nolosha iyo wax la'aanta aduunka.... waan idin jecelahay dhamaantiin inta wax jecel ugu horayso
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 4 ай бұрын
Sahro Ahmed jaamac❤❤❤🎉🎉 jannadii haka waraabiyo siday noogu raaxaysay eebe ha ugu raaxeeyo qoftaad jeceshahay sxb took ugu sheego hadday kaa diidana midkale ka raadso waxba yaysan xilli kaa lumin
@AxmedJamac-awcigaal
@AxmedJamac-awcigaal 3 ай бұрын
Anna Hadda Ayaan Dhagaysanayaa Eddo Sahra Axmed Jama Isla Magaalda Togwajaale Adna Alle Amuurahaaga Alle Hakuu Sakhiro Bro
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 3 ай бұрын
@@AxmedJamac-awcigaal hamaynimo wacan boowe boqorada cofka Soomaaliyeed eebe ha unaxariisto
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 12 күн бұрын
​@@AxmedJamac-awcigaalwaa mhdsantahay sxb mar hadii aad wajaale igula dhegaysanayso
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 12 күн бұрын
​@@naylo-qaad8947 Hh sxb waanu is jecelahay balse wakhtiga iyo waayaha adag ayaa na hortaagan waad fahmi kartaa kolay ninwaynbaad tahaye Allahayow nin jeeb madhan oo ka janjeedho xaajadu .... Insha allah waxkastaaba waa hagaagayaan
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 8 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😢 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen zahra ahmed jaamac codka 💯 music 🎼🎧🎻🪕🎸💯 laxanka 💯 mucjizo
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤allaha unxristo❤❤❤yrabbii❤❤aamiin❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold AHUN Sahra Ahmed Jaamac AHUN.
@AhmedMaxamed-d9w
@AhmedMaxamed-d9w 10 ай бұрын
2001
@rooblesiyaad984
@rooblesiyaad984 Жыл бұрын
Axsan hees
@AbdiwalAhmed-eb4ot
@AbdiwalAhmed-eb4ot Жыл бұрын
Ok
@CabdirahmaanAxmed-lh9yj
@CabdirahmaanAxmed-lh9yj Жыл бұрын
Ma ilayli barayoo😢
@KhadarMohamed-kz9gr
@KhadarMohamed-kz9gr Жыл бұрын
Ok
@shafleabdi9790
@shafleabdi9790 Жыл бұрын
Woow khadar cabdi hogod fanaan wayn
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Markii igu horeysay waxaan naqlay 2010
@fuaadmahamed-qq4wu
@fuaadmahamed-qq4wu Жыл бұрын
Sahra axmed jaamacay raximalaah
@miiraalmiiraal9880
@miiraalmiiraal9880 Жыл бұрын
1998 ayaa dhageeysan jiray huto & sahraba allaga u naxariiisto
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Mahadsanid sxb nuur ileeyoow heeskaan muddo badan Ayaan baadi goobaayay
@maxamedaadan8567
@maxamedaadan8567 Жыл бұрын
Waa ku mhdsantahay sxb heestan oo qaaci ah waxaan raadinaayay mudo aad u dheer ugu dambayn waan helay waa kuu mahadcelinayaa markale sxb
@iidfarax5320
@iidfarax5320 2 жыл бұрын
Heestan waxaan bartay 2006 ilaa 2022 imika waan gadaystaa macaal saacadaa imika oo ah sadexdii galabnimo 16/09/2022
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 2 жыл бұрын
Cuud Macaan Y Salaam
@abdihaybe9457
@abdihaybe9457 2 жыл бұрын
ma khadar hogad baa qofkan. kkkk
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 2 жыл бұрын
Heestan waxan bartay 2013 kama xiisa dhoco dhegaysigeeda waxay isoo xasuusisay walalahay iyo saxibaday nuur gab gable iyo deegaankii qurxoonaa iyo bere samadkii yayle
@caabilyrics9686
@caabilyrics9686 2 жыл бұрын
Wooooow nice voice halkaa kaga hay hadaad doonayso youtùbku inuu horumaro masuul
@OmarAli-kj3dw
@OmarAli-kj3dw 2 жыл бұрын
I love you forever sahro axmed
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 2 жыл бұрын
Waa laxankii siciid harawo wakhti ay joogeen magaalada wajaale
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 6 ай бұрын
caawa ayaan ku dhegaysanayaa isla magaalada Togwajaale 2024.... alle ha u naxariisto eedo sahro Axmed jaamac.... waa hees cajiiba oo aanan ka xiiso goyn
@sulubjufa1250
@sulubjufa1250 2 жыл бұрын
Eesh qiyaask xigmad
@cabdullahixasan3460
@cabdullahixasan3460 2 жыл бұрын
Asc
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
2021🥰
@shaakirabdi8575
@shaakirabdi8575 2 жыл бұрын
Waqtiyadii wacnaa oo cajaladaha lakala amaahan jiray ❤🙏 Rabbi ha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo inshaAllah 🤲
@mitchellterence8733
@mitchellterence8733 2 жыл бұрын
Y
@dalmarahmed8945
@dalmarahmed8945 2 жыл бұрын
Mnzha allh wlhi wxy hestani ka hadlayza dhacdooyin bdn o xaqiiqo ah oo eryo laguzo koobay Hore uzoco zxp Wxn jeclan lahaa Iyado qoraal ah inad nala wadaagto
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 жыл бұрын
Tan hees laguma sheegi karo
@cabdixariir2130
@cabdixariir2130 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariis sahra axmed jaamac waxa aadmooda inay aniga iga hadlayso oo nolashaysa oo heestan kusoo koobtay ma la liicay hadimada😭😥
@xidigxareed7982
@xidigxareed7982 3 жыл бұрын
21october 2021 buuraha Beled xaawo saranahay wa malintii aabo siyaad bare dalka la wareegay waxan ku raxeysanaya heestan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Facebook'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Livetime'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Share