Sahra Axmed Jaamac Heestii Ma laliicay Hadimada

  Рет қаралды 263,798

Nuur Ileeye

Nuur Ileeye

4 жыл бұрын

Cabdixakiin weli Ayaa xusaynaa mar labaad iyo mar sadexaadba

Пікірлер: 84
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 ай бұрын
heestan oo ay ku soo qaaday magaalada togwajaale alle ha u naxariiste eedo sahra axmed jaamac caawa ayaan ku dhegaysanayaa isla magaalada TOGWAJAALE. 2024 alle ha isu sahlo inta is jecel iigu soo duceeya gabadh aan muddo dheer is jecelayn in alle noo fududeeyo guur xalaala oo aan isku faraxno in alle noo sahlo oo aan ka baxno wakhtigan adag iyo cidhiidhiga nolosha iyo wax la'aanta aduunka.... waan idin jecelahay dhamaantiin inta wax jecel ugu horayso
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 Ай бұрын
Sahro Ahmed jaamac❤❤❤🎉🎉 jannadii haka waraabiyo siday noogu raaxaysay eebe ha ugu raaxeeyo qoftaad jeceshahay sxb took ugu sheego hadday kaa diidana midkale ka raadso waxba yaysan xilli kaa lumin
@AxmedJamac-xe9bm
@AxmedJamac-xe9bm 7 күн бұрын
Anna Hadda Ayaan Dhagaysanayaa Eddo Sahra Axmed Jama Isla Magaalda Togwajaale Adna Alle Amuurahaaga Alle Hakuu Sakhiro Bro
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 7 күн бұрын
@@AxmedJamac-xe9bm hamaynimo wacan boowe boqorada cofka Soomaaliyeed eebe ha unaxariisto
@cabdixariir2130
@cabdixariir2130 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariis sahra axmed jaamac waxa aadmooda inay aniga iga hadlayso oo nolashaysa oo heestan kusoo koobtay ma la liicay hadimada😭😥
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Erayadii Abwaan Maxamed Cumar Xussein Huryo Aun Laxankii Saciid Harawo Kabankii Gacan Libaaxle Saalax Qaasim Naaji Codkii Sahra Axmed Aun ❤😢
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan marxuum maxamed Cumar Xuseen Huryo alla ha u naxariistee
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 Ай бұрын
Ciyaal sidii orgi qooqay ucaacleeya maysan casharadaan meerisyadooda laxan codka cuudka isdabadhacaya aysan dhagaysan marnaba boqoradii codka AUN Sahro Ahmed jaamac❤❤❤🎉
@shaakirabdi8575
@shaakirabdi8575 2 жыл бұрын
Waqtiyadii wacnaa oo cajaladaha lakala amaahan jiray ❤🙏 Rabbi ha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo inshaAllah 🤲
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold AHUN Sahra Ahmed Jaamac AHUN.
@mahadfaatax7828
@mahadfaatax7828 3 жыл бұрын
Asxan heestan iyo kuwa la midka ahi xusuuso iyo taabashooyin gooniya ayey ku leeyihin aniga inta ila midka ah ee waqti dheer soo jabhadeeyey
@maxamedbashiircige4331
@maxamedbashiircige4331 4 жыл бұрын
Masha allah sahra axmed naxariisti jano alle haka waraabiyo walhi inbadan ayaan raadinayay aadban ugu farxay walhi
@bashirabdi3723
@bashirabdi3723 4 жыл бұрын
Waa habeen waxaan maryaa wado jidka labaada oo ku tala xaafada talex dagmada hodan waxaan ka soo tagey gabar aan aad u jeclaa lkn uu nakala geeyey daruufta iyo waayaha markaa igu xeernaa aniga labo sxb ayaa wadada aan ku socdo ku soo jira si ay wehel iigu noqdaan oo aan markaa wacay waxa ii shidan heestan lkn waan faraxsanahay mana garaneyn sababta farxadaas qofkii aan jeclaa ima diidin hadana iima muuqanin inaan helayo waxa kaliya ee sida kooban ugu hadlaya xaladeyda waxay noqotay sahro axmed jamac wadankii jaceylkii saxibadii family kii intiiba waan ka tahriibey oo hada mahayo Nolasha dhadhan iyo dareen midna iima lahan Nolasha macaankeda lacag ma ahan waan shaqeyey lacg hada lkn dadkii aan markaa heystey dib ulama midoobi karo oo isma heleyno waan kala hayaanay bashiir cabdi axmed
@najmashiine8573
@najmashiine8573 3 жыл бұрын
sorry bwe hanti aduun waa hawo
@kifaxcabdulahi3384
@kifaxcabdulahi3384 3 жыл бұрын
Insha allh wax wanaagsan oo kaleh ayaad heli
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 3 жыл бұрын
Alle wuxuu ku qoro baad heli brother Niyadana wax fiican oo khayr ku jiro ku hay Labadada waalid haday ku noolyihina baari u noqo kana ducayso waxay jacelyihiina la jeclow mar kaste ha ilaawin ama adoo la joogo ama adoo meel dheer ka joogaba ha hilmaan waligaa ducadooda wax kaste way ku fududayn ilaahay baa ku sahlo wax kastoo rabto Haday dhintayn u ducee had iyo jeer quraankana u akhri sadaqana u bixi Arki maysid wal wal iyo walbahaar iyo wax ku dhiba Allow u naxariiso hooyaday macaan Rabow ka waraabi jantul fardowza iyo dhamaan hooyoyinka dhintayba Waa walalka jooga Sydney
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
Bashiir cabdi axmed siyar oo qurux badan oo hadana kooban baad noloshaadii oodhan uga faalootay ilaahay farxad horta hakuugu dhameeyo nolosha marka xigta waxaad ka dhawaajisay inaadan hayn family waxaan u fahmay in ay geeriyoodeen family gaagii ilaahay haw wada naxariisto qabriyadana haw waasiciyo insha allh
@hafzataakow5802
@hafzataakow5802 3 жыл бұрын
apwe isi seg wujira😭
@miiraalmiiraal9880
@miiraalmiiraal9880 Жыл бұрын
1998 ayaa dhageeysan jiray huto & sahraba allaga u naxariiisto
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Mahadsanid sxb nuur ileeyoow heeskaan muddo badan Ayaan baadi goobaayay
@maxamedaadan8567
@maxamedaadan8567 Жыл бұрын
Waa ku mhdsantahay sxb heestan oo qaaci ah waxaan raadinaayay mudo aad u dheer ugu dambayn waan helay waa kuu mahadcelinayaa markale sxb
@xidigxareed7982
@xidigxareed7982 2 жыл бұрын
21october 2021 buuraha Beled xaawo saranahay wa malintii aabo siyaad bare dalka la wareegay waxan ku raxeysanaya heestan
@cilmisahal3099
@cilmisahal3099 3 жыл бұрын
Sahra Axmed alle Haw naxariisto
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 3 жыл бұрын
Iyaa wllo
@iidfarax5320
@iidfarax5320 Жыл бұрын
Heestan waxaan bartay 2006 ilaa 2022 imika waan gadaystaa macaal saacadaa imika oo ah sadexdii galabnimo 16/09/2022
@mohamedlove3492
@mohamedlove3492 3 жыл бұрын
Illahey Ha u Naxriisto jantul fafdowso ha kawaraabiyo iyada iyo intii Muslim ah ingana ha inoo danbi dhaafo aamin yarbi
@fuaadmahamed-qq4wu
@fuaadmahamed-qq4wu Жыл бұрын
Sahra axmed jaamacay raximalaah
@caabilyrics9686
@caabilyrics9686 2 жыл бұрын
Wooooow nice voice halkaa kaga hay hadaad doonayso youtùbku inuu horumaro masuul
@cabdinaasir8527
@cabdinaasir8527 2 ай бұрын
Saharo axmad ok laliicay
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 2 жыл бұрын
Heestan waxan bartay 2013 kama xiisa dhoco dhegaysigeeda waxay isoo xasuusisay walalahay iyo saxibaday nuur gab gable iyo deegaankii qurxoonaa iyo bere samadkii yayle
@OmarAli-kj3dw
@OmarAli-kj3dw 2 жыл бұрын
I love you forever sahro axmed
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 2 жыл бұрын
Waa laxankii siciid harawo wakhti ay joogeen magaalada wajaale
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 ай бұрын
caawa ayaan ku dhegaysanayaa isla magaalada Togwajaale 2024.... alle ha u naxariisto eedo sahro Axmed jaamac.... waa hees cajiiba oo aanan ka xiiso goyn
@dalmarahmed8945
@dalmarahmed8945 2 жыл бұрын
Mnzha allh wlhi wxy hestani ka hadlayza dhacdooyin bdn o xaqiiqo ah oo eryo laguzo koobay Hore uzoco zxp Wxn jeclan lahaa Iyado qoraal ah inad nala wadaagto
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 Жыл бұрын
Cuud Macaan Y Salaam
@munaahmed9692
@munaahmed9692 2 жыл бұрын
Alleh ku naxariisto sahra ahmed jamac
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Hodhay usoco wll
@alimaxamadwardonalimaxamad5959
@alimaxamadwardonalimaxamad5959 3 жыл бұрын
sharo ahmoad jamac
@CabaleMaxamed
@CabaleMaxamed 2 ай бұрын
Jacaylkii laylo
@CabdirahmaanAxmed-lh9yj
@CabdirahmaanAxmed-lh9yj 11 ай бұрын
Ma ilayli barayoo😢
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 3 жыл бұрын
Allh u naxariso
@Mohamedmukhtar-lr7nf
@Mohamedmukhtar-lr7nf 9 күн бұрын
Xussuuuus 🎉🎉🎉🎉🎉
@nuuradinxusen7920
@nuuradinxusen7920 3 жыл бұрын
Halaha unxaristo
@nafisashuuke2067
@nafisashuuke2067 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@user-lo8dq5hj6v
@user-lo8dq5hj6v 7 ай бұрын
2001
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
2021🥰
@abdibashe567
@abdibashe567 2 ай бұрын
Ax Ax Ax xusuus baan galay walaahi
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤allaha unxristo❤❤❤yrabbii❤❤aamiin❤
@cabdinaasir8527
@cabdinaasir8527 2 ай бұрын
Ok
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Markii igu horeysay waxaan naqlay 2010
@NuuraadanAhmed-bk7gl
@NuuraadanAhmed-bk7gl 8 күн бұрын
Heata wa hesa macn
@alimaxamadwardonalimaxamad5959
@alimaxamadwardonalimaxamad5959 3 жыл бұрын
waa hees mcan bdan sharo axamad jamac nooloow
@mohamedkhalif4112
@mohamedkhalif4112 3 жыл бұрын
Sahra ahmed way dhimatay allha ha u naxariisto
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 3 жыл бұрын
Way dhimatay wllo 2018-kii
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
Way dhimatay walal Alle haw naxariisto 4th April 2018 malin Arbaca ah 9:30 subaxnimo dhakhtarka Gargaar Hargeisa Somaliland waxana la aasay isla galabtiiba 4:00 galabnimo naxariis jano insha Allah
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 4 жыл бұрын
Hadiii leylu caashaqu ma in lumiyo wax u dhibay
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 4 жыл бұрын
Hadduu layla caashaqu beri lumiyuu wax u dhimay
@shakandarademustafi9819
@shakandarademustafi9819 3 жыл бұрын
Waxaan xazuuztay 2008 bari record la dhagaysan jiray
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 5 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😢 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen zahra ahmed jaamac codka 💯 music 🎼🎧🎻🪕🎸💯 laxanka 💯 mucjizo
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 4 жыл бұрын
Qaraaamigiii hore
@ahmedcabdijaaburi1562
@ahmedcabdijaaburi1562 4 жыл бұрын
Ila xusuus hore 2014 baandhegaysan jiray ani iyo walaalahay iyo zaxiibaday nuur gadhle iyo cabdi casiis Waqtiga tegayow salaam waxay Isoo xasuusisay berisamaad
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 4 жыл бұрын
@@ahmedcabdijaaburi1562 waa fankii oo dhamaystiran zxp
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Live
@rooblesiyaad984
@rooblesiyaad984 10 ай бұрын
Axsan hees
@cabdullahixasan3460
@cabdullahixasan3460 2 жыл бұрын
Asc
@calimaxamed985
@calimaxamed985 3 жыл бұрын
Cali.daher.sh.acxmad
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 жыл бұрын
Tan hees laguma sheegi karo
@sulubjufa1250
@sulubjufa1250 2 жыл бұрын
Eesh qiyaask xigmad
@user-fp6ru4vx8y
@user-fp6ru4vx8y Ай бұрын
Hhhh
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook'S
@mitchellterence8733
@mitchellterence8733 2 жыл бұрын
Y
@umarabdi5814
@umarabdi5814 3 жыл бұрын
Kabanka ya tumaya tolow 😊🙉🙀🎻😇
@mahir6410
@mahir6410 2 жыл бұрын
Goobe ama salax qasim midkood ba tumya
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
@@mahir6410 Ama cabdinaasir mcln ceydiid
@adamabdi743
@adamabdi743 6 ай бұрын
Gacantaas koley gacanti xaragada iyo dhedhenka lahayd ee Saalax Qaasim ayay u egtahay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Saalax Qaasim Naaji ❤
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Livetime'S
@AbdiwalAhmed-eb4ot
@AbdiwalAhmed-eb4ot 11 ай бұрын
Ok
@KhadarMohamed-kz9gr
@KhadarMohamed-kz9gr Жыл бұрын
Ok
SAHRA AXMED HEESO KABAN
52:55
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 49 М.
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 315 М.
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
Sahra Axmed Jaamac heestii ma fiirsade
5:10
MS QARANIMO
Рет қаралды 242 М.
Sahra Axmed Jamac Ha Ragaadin Talade
6:59
Mohammed Abdi Sigale
Рет қаралды 527 М.
Sahra Ahmed Jamac - Bada Caashaqa with Lyrics
10:00
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 504 М.
sahra axmed qadar dhacayl  qaaci  ~picolo sterio HDi
7:08
PICOLO STUDIO BORAMA
Рет қаралды 38 М.
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xasan Adan iyo Aamina Cabdilaahi HEESTA_DAAN_BARI
15:15
bahdon action
Рет қаралды 156 М.
SAHRA AXMED  WADNAHAYGA DHIIGA WEYDARANAYE  TOP SOMALI SONGS
6:59
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 311 М.
Sahra Axmad Jaamac || Ayaa baraya caashaqa with lyrics
7:24
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 33 М.
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 329 М.
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН