Tijaabi Codkaaga 2023
5:53
Жыл бұрын
Axmed Aarshe-Farxad iigu Nooloow
7:27
Dheeraa Mudadu- Cumar Xasan Rooraye
5:32
Salaad Derbi | Naruuro
8:47
2 жыл бұрын
Cabdi Salaad Beerdilaacshe Kismaayo
7:19
Tijaabi Codkaaga-2021 Guryosamo
3:56
Tijaabi Codkaaga  Aduunyadu Qaribanaa
5:07
Tijaabi Codkaaga- Meeday
5:51
3 жыл бұрын
Tijaabi Codkaaga Ismoog
5:57
3 жыл бұрын
Ifiye Radio
1:30
3 жыл бұрын
TOP 5 Yurub Geenyo-2020
30:53
4 жыл бұрын
Hees Macaan Salaad Darbi
6:27
4 жыл бұрын
Пікірлер
@najiibsilver7206
@najiibsilver7206 Ай бұрын
Ninkani waxaa dilay akhwaan ama alshabaab alle hakuu naxariisti
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Axsan yaa Mohamed Suleiman AHN
@isbadalkadunida2505
@isbadalkadunida2505 4 ай бұрын
Tijabi codkada so gali lidle yare dhexyarey aroskagana wan kasuga
@SabriinQueen-p3i
@SabriinQueen-p3i 4 ай бұрын
Heesti wll waa qarsoodi sheekadu qofna yuusan kaa maqal soo same
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 4 ай бұрын
KISMAAYO HA LOO DUCEEYO!! ALHYAARAY!!!😀
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@LihleNukani
@LihleNukani 5 ай бұрын
Kismaayo cadey illaahow anoo nabad qabo igee waxaa igu danbeysay 2009 15sano ma arkin magaalkii aanku soo koray ogow kama foga meshan kudhashay waamo waa meshaan adunka ogu jeclahay waan kudhashay waan kusoo koray alx wanu ku nolaan illaahow igu celi anoo nabad qabo
@aliyussuf1584
@aliyussuf1584 4 ай бұрын
Aniga waxaa iigu danbeeysay 1985 iyadoo nabad ah waxaan ka dhameeyey dugsiga hoose dhexe ee faanoole ka dib waxaan tagay warshadii sokorta ee mareerey ee JSP loo yaqaaney juba sugar products macnaheedu ahaa oo aan ka baranayey farsamada gacanta sida alxanka biraha culus iyo mechanic markaan qalin jabiyey horeyna ka shaqo bilaabey ee aan fasixii igu horeeyey bilaabey ayaan soo aaday in aan soo salaamo hooyo iyo aabo iyo dhamaan eheladeydii ku noolaa tuuladii aan ku dhashay hoos weyne degmada badhadhe gobalka jubada hoose isla mar ahaantaas aan tagay ayey hooyaday naxariistii janno Allah ha ka waraabiyee igu tiri wajeer ayaad ii raaci oo aad ii whel yeeli si ay labada wiil ee walalaheyga iga yaraa oo labo sano kasoo maqnaa usoo aragto oo walaalkey naga weyn oo wajir wasaarada tacliinta u shaqeynaayey la joogeen oo ay iskuulka halkaa ka baranayeen sidii ayaan weli dib ugu noqon saxiib adiga intee ku dhalatey?
@mohussle415
@mohussle415 9 күн бұрын
Sido kle sxb 2008 ayaa iigu dambeesay magaalada kusoo koray kismayo
@MohamedOmar-y3v
@MohamedOmar-y3v 5 ай бұрын
I like kismayo it remind me the. Lovely days I spent in kismayo,maxamed eng.
@MustafeLakimustafe
@MustafeLakimustafe 5 ай бұрын
Best music hanuniye studio
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 5 ай бұрын
Habaryartey ❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
Hees xusid mudan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
Hees xusid mudan
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 6 ай бұрын
This song is amazing allaha unaxariisto
@yazmiin-ud8lt
@yazmiin-ud8lt 7 ай бұрын
Khadra cumar dhuule
@salahartetalyrics748
@salahartetalyrics748 7 ай бұрын
Heesta RAAXO shariif music kadeda keena magacada a mel iga yaal
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 ай бұрын
Absolutely waan keenay waan soo gelin doonaa anoo isku laba rogaya Thanks
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 9 ай бұрын
Shahada beena iskuul kama qaadanin waaiiqardooftee quruxdaada qaado
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 10 ай бұрын
Allaha u naxariisto mahad
@SanadSalimCisman
@SanadSalimCisman 10 ай бұрын
Faruhuba sidoda
@khadarcalimaxamed1690
@khadarcalimaxamed1690 11 ай бұрын
Barnaamishkan maxaa dhagestay
@fuadjaja2jaja25
@fuadjaja2jaja25 11 ай бұрын
Kismaayo my home❤
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 Жыл бұрын
Nooosoo badi m.a tahee
@SamDjama-ii2pd
@SamDjama-ii2pd Жыл бұрын
😊😊😊😊😊❤❤❤❤
@hanadabdishakuur5627
@hanadabdishakuur5627 Жыл бұрын
Xasuus 2005 Kii xilligii dugsiga AR hoodi hoodi allaha kuu naxariisto mahad axmed cilmi
@Cizzejr
@Cizzejr Жыл бұрын
Wadnayaal is jeclaada Wadku daaya oo raaga Sxp qoraalka iska sax
@nujuumarts6307
@nujuumarts6307 Жыл бұрын
Maanta oo dhan ban qaadayay fanaanad ban is moodayba 😂😂
@Mahamett8
@Mahamett8 11 ай бұрын
😂😂
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto mahad iyo wariyayashii kadanbeyay waxaa dilay dad waxmagarato ah OO aan ogeyn in dhiiga islaamka xaatan yahay wadanki iyo dadki ayey cabsi kukala abuureen alaha babi iyo ugus 😢mahad malinti ladilayay dhaqtar Ayan u socday gacanta la iga hayay daaf igu dhacay ma ilobin sidan u naxay
@JORDANMaracune
@JORDANMaracune Жыл бұрын
Dilka mahad waxa uu ahaa wax abaaabulan waayo malin ayan xasustaa ciida studio muqdisho ayaa looga goodiyey qudbadii ciida oo waxaa lagu diiday barnamijka Hoodia Hoodia oo ay dhibsadeen kooxihii nabada diiday
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Жыл бұрын
Dawadeena asqayna maha halkaasi erayda iska sax 😂😂 waxa weyaan Oo wadeeco asqaynin, oo wadaaga xanaano
@mgaduudow1157
@mgaduudow1157 Жыл бұрын
Allah unaxriisto wllkeen mahad😭😭😭😰😰😰
@hamzeilkacazeproduction2842
@hamzeilkacazeproduction2842 Жыл бұрын
Cabdi beele heestiisi dunida big fan ban ku ahay zxp plz
@Yarkawanaagajecel
@Yarkawanaagajecel Жыл бұрын
Astaantaas intee ka helaa?
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 6 күн бұрын
waaa astaan cajeib ah runti😊
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Calanka Of Soomaalia
@cabdiwaasacmaxamed4392
@cabdiwaasacmaxamed4392 Жыл бұрын
Riwayadii Wad iyo wacad
@wsuldaan8516
@wsuldaan8516 Жыл бұрын
Zxp ma laisku duubi kara
@buulasheekh
@buulasheekh Жыл бұрын
Asc very good music
@CaytoMohamed-tt7hn
@CaytoMohamed-tt7hn Жыл бұрын
Mogool xalYeey heesta no Samee abti
@maxed507
@maxed507 Жыл бұрын
😂 heesta malaa caweele anigaaba kaga cod macaan
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Qaabka aad qoraalka u samaysay waa sax hal weedh uunbaan saxayaa Wax* habaar hog *la yidhaahdaa ma jiro waa ( haadaan hog )
@farxiyosiidow
@farxiyosiidow Жыл бұрын
Nooso badi
@NIGBama
@NIGBama Жыл бұрын
Nb
@takoowyareofficial2908
@takoowyareofficial2908 Жыл бұрын
Allha unaxriisto mahad
@bashirhussain5052
@bashirhussain5052 Жыл бұрын
Very good
@hakimarasas
@hakimarasas Жыл бұрын
Mhdsnid lph allayacizak wa wxkle
@saynabmohamoudali6636
@saynabmohamoudali6636 Жыл бұрын
Tubeec
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 Жыл бұрын
Aduunyo San le miyaa hah waxan xasusta anigoo yar walashey dhageysan jirtay subax walbo iyadina hada manola ilaahoow no dambi dhaf aakhirana janadada nagu cassum yaarabi subxanalah inti dhimatayna allaha unaxariisto
@xamdibilanbilan2783
@xamdibilanbilan2783 Жыл бұрын
Azc
@jijoahmed2063
@jijoahmed2063 Жыл бұрын
Xusuus 2005 xiligii dugsiga😢
@hanad-je6iv
@hanad-je6iv Жыл бұрын
DIGFER HEESTII HIIBO