Alle ha u naxariistee Agaasimihii Idaacaddii Capital Voice Marxuum Mahad Axmed Cilmi.

  Рет қаралды 14,031

Ifiye Radio

Ifiye Radio

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@Weriyeindho
@Weriyeindho 3 жыл бұрын
ALLOW kuu Naxariiso Ustaadkaygii Mahad Axmed Cilmi Janada ALLAHA nagu wada Kulmiyo Dhammaanteen Insha ALLAAH
@najiibsilver7206
@najiibsilver7206 Ай бұрын
Ninkani waxaa dilay akhwaan ama alshabaab alle hakuu naxariisti
@faaxcali5482
@faaxcali5482 2 жыл бұрын
Qalbiga ixanuna qofkii kudhageysan jiraa kuyaqan mahadow allah kunaxariisto🥰🥰😭😭😭😭😭😭😭
@abdiabdullahi2594
@abdiabdullahi2594 7 күн бұрын
Allah haunaxariisto sxb key Mahad axmed Cilmi.Johannesburg ayaan iskuguri degeneyn.aad ayaan uganaxay markaan maqlay geridiisii.
@dhorreofficial9757
@dhorreofficial9757 2 жыл бұрын
Allha kuu naxariisto xiliga dugsiga quraacda noola soo daayo ayuu soo gali jiray barnaamij kaas
@FaadumoMaxamed0000
@FaadumoMaxamed0000 2 күн бұрын
Quracda maba cuni jirin anigo la iishidin😅 yaranimo waa iska macantahay lkn marka dib lo eego xalado adag aya somarnay
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto mahad iyo wariyayashii kadanbeyay waxaa dilay dad waxmagarato ah OO aan ogeyn in dhiiga islaamka xaatan yahay wadanki iyo dadki ayey cabsi kukala abuureen alaha babi iyo ugus 😢mahad malinti ladilayay dhaqtar Ayan u socday gacanta la iga hayay daaf igu dhacay ma ilobin sidan u naxay
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 Жыл бұрын
Aduunyo San le miyaa hah waxan xasusta anigoo yar walashey dhageysan jirtay subax walbo iyadina hada manola ilaahoow no dambi dhaf aakhirana janadada nagu cassum yaarabi subxanalah inti dhimatayna allaha unaxariisto
@hanadabdishakuur5627
@hanadabdishakuur5627 Жыл бұрын
Xasuus 2005 Kii xilligii dugsiga AR hoodi hoodi allaha kuu naxariisto mahad axmed cilmi
@mgaduudow1157
@mgaduudow1157 Жыл бұрын
Allah unaxriisto wllkeen mahad😭😭😭😰😰😰
@Kashi228
@Kashi228 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto mahad wuxuu ahaa qof wanaagsan
@daganelmi5191
@daganelmi5191 Жыл бұрын
Dugsiga marka fardambaha leysoo daayo guriga ka daarnan jirtay marku gabagabo yhy barnamijka wan laaban jiray😭😭 allah u naxariisto mahad axmed cilmi
@kingahmed8839
@kingahmed8839 Жыл бұрын
Wlh waa runtaa waa maqli jiray xiligaas fardambaha
@kingahmed8839
@kingahmed8839 Жыл бұрын
Somalia nabad hees xita wa la soo Deen jiray
@canabmaxamedyare7140
@canabmaxamedyare7140 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Siidiiyoow xusuus baad igalisay alloow u naxariiso wllkeen mahad
@ifiyeradio
@ifiyeradio 3 жыл бұрын
Aad iyo aad Canab Alla ha u naxariisto
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 Жыл бұрын
Walaalkeen mahad axmed cilmi Allaha u naxariisto
@saciidocumar5848
@saciidocumar5848 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto mahad iyo cali xusus ayad nagalisay
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto maanta 15 sano laga joogaa runtii waxaa xasuustaa subixii qaraxaas dhacaaye oo aan joogay jidka carafaad ka soo baxo ee tago qabuuraha barakaat qasataan isbitaal iftin agtiisa waxee aheed qaraxii u horeeye ee maqlo.alle ha u naxariisto
@AhmedDiriyeRage-uq4lt
@AhmedDiriyeRage-uq4lt Жыл бұрын
Ninkan cadi loo dilay qarax ma ahen
@salmanyare2083
@salmanyare2083 Жыл бұрын
​​@AhmedDiriyeRage-uq4lt cali imaan sharmake buu ku qaladay, cali aya qarax lagu dilay marku ka so labtay aaska mahad alle ha unaxariiste
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@umuranda9531
@umuranda9531 3 жыл бұрын
Ax ilaahow unaxariiiso mahad axmad cilmi wlhi xusuuus waaye
@musqul8566
@musqul8566 Жыл бұрын
Caloosha ihurte markan so xasuuste Mahad. Waan yaraa marki ladilay waligey ma iloowayo.
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 10 ай бұрын
Allaha u naxariisto mahad
@yaxyehassan9640
@yaxyehassan9640 2 жыл бұрын
Alloow kuu naxariisto mahadoow
@ilyasilgrande4571
@ilyasilgrande4571 2 жыл бұрын
ilin baa iga soo istaagtay xasuus anigoo dugsiga quraanka kasoo laabtay xiliga fardambaha ama barqadii ayaan maqli jiray isagoo ka daaran raadiyaha 😭😭😭😭
@fawziyamohamed160
@fawziyamohamed160 2 жыл бұрын
Wlhi waa Runtaa waan ku quraacan jiray hoodi hoodii
@bilalbenrabah6008
@bilalbenrabah6008 2 жыл бұрын
PLEASE WAXA RABA INA NOSO SIIDESAN HEESTIII LOOQADAY CAPITAL VOICE EE AHEED KASBADA ABAAL MUDAN KIKENAY CAPITAL VOICE
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 2 жыл бұрын
Quraacda marka dugsika nagala soo daayo oo soogali jiray xasuus ayan kalay runtii
@c.raxmaancalixuseenchannel3130
@c.raxmaancalixuseenchannel3130 3 жыл бұрын
Xasuus 2004tii 😭😭😭😭
@takoowyareofficial2908
@takoowyareofficial2908 Жыл бұрын
Allha unaxriisto mahad
@munasheikhabdilaahi8535
@munasheikhabdilaahi8535 2 жыл бұрын
Allah unaxaristo 😪 💔😭😭😭😭
@Diidii22665
@Diidii22665 2 жыл бұрын
Alaah unaxariisto m a c
@JORDANMaracune
@JORDANMaracune Жыл бұрын
Dilka mahad waxa uu ahaa wax abaaabulan waayo malin ayan xasustaa ciida studio muqdisho ayaa looga goodiyey qudbadii ciida oo waxaa lagu diiday barnamijka Hoodia Hoodia oo ay dhibsadeen kooxihii nabada diiday
@jijoahmed2063
@jijoahmed2063 Жыл бұрын
Xusuus 2005 xiligii dugsiga😢
@ahmedbashiir1244
@ahmedbashiir1244 Жыл бұрын
Alle haunaxariisto
@khadarcalimaxamed1690
@khadarcalimaxamed1690 11 ай бұрын
Barnaamishkan maxaa dhagestay
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
Wiilkaan dhalasho yurub ama Canada ah miyuu haystay
@AhmedDiriyeRage-uq4lt
@AhmedDiriyeRage-uq4lt Жыл бұрын
Maxa aragtay
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 10 ай бұрын
Maya mahad mauusan heysan laakin nin wax soo bartay ayuu south africa ayuu jamacad saxafad kagasobaxay sida an maqlay nin diyaar san ayuu aha ilaa iyo hada wariye lamid ah anigu waligey marag
@abuukaralixasan8365
@abuukaralixasan8365 2 жыл бұрын
Alow kunaxariiso
@ahmadnuur7548
@ahmadnuur7548 2 жыл бұрын
Ax wan xasusta waxana maqli jiray marki dugsiga quracda nolasodeyo
@Bakarq3381
@Bakarq3381 3 жыл бұрын
Ax oo way xasuus badanaaaa
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 3 жыл бұрын
Waxaan dhashay magaalada kismaayo 1957kii hadana waan joogaah mahad axmed cilmi waan ka waynaa Alaha unaxariiste hadana waxan joogaa Maraykan Aduunyo mahamed yarena waa ii naanays Anoo yar Ayaa lay bixiyey
@Yarkawanaagajecel
@Yarkawanaagajecel Жыл бұрын
Astaantaas intee ka helaa?
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 6 күн бұрын
waaa astaan cajeib ah runti😊
@xamdibilanbilan2783
@xamdibilanbilan2783 Жыл бұрын
Azc
Xusuusta Idaacaddii Horn Afrik | Waayo waayo | Astaan 2022
13:24
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 46 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 27 МЛН
WAR AKHRIYIHII CODKA WANAAGSANAA EE HORNAFRIK
6:30
HANOOLAATO
Рет қаралды 23 М.
Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay #Tummaal,  mana qabo in leys guursado!
1:25:54
Taariiqda Cali iman iyo Mahad axmed Cilmi
27:43
Mohammed Adan
Рет қаралды 67 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН