Пікірлер
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 күн бұрын
CalaYk calaYk Yaa Kuluc
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 3 күн бұрын
Waayo waayo❤
@cubeyd27
@cubeyd27 6 күн бұрын
Wacneyda adoo war iga qaatoo😢 I waydiiyaa waayahaaan qabo 🥺 Alla!!! Muxuu ku raaxeystay heestaan boqorkii codka allow kuu naxariiso 16/July/2024 1:27 Am
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 8 күн бұрын
Ilahai ha unaxaristo Macalin subciska iyo qaramiga
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 9 күн бұрын
Allaha u naxariisto faaduma ahmed .
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 11 күн бұрын
Bal fiirsha gacan fudaydka macalinka, musiishanka , mucjisada, aynu garan waynay qiimihiisa walee inaanu soonoqonayn jiim walee jiimow taalaan kuu dhisin waa balan wllahi lnaad ahayd mucjisadii aalada cuudka soomaalida balse qiimahaaga lagaran waayay AHUN MUCJISADII AALADA CUUDKA SOOMAALIDA JIIM SHEEKH MUUMIN
@alisaid2008
@alisaid2008 11 күн бұрын
Mirihii cali afloow laxankii ismaacil yare codka x.a.samatar
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp 14 күн бұрын
Hinoop
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 14 күн бұрын
Waayo waayo ❤
@user-fk2ly6bd4t
@user-fk2ly6bd4t 15 күн бұрын
Aun cood dahabley fatouma ahmed dembil
@alisaid2008
@alisaid2008 16 күн бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii a.c.cigaal codka hibo nuura
@JiglanMedia
@JiglanMedia 16 күн бұрын
Magaaladii Jacaylka Ee Berbera 5|6|2024 xasuus qiimo.badan.Mar Nasi naftaydaa Adna maxaad ka Xasuusta qisada heestan laga sameeyay
@abdullahiali9899
@abdullahiali9899 17 күн бұрын
taariikhdu waa 05/07/2024 waxaan jooga kenya Nairobi
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 17 күн бұрын
CalaYk CalaYk Yaa Cumar Nuur Cabdulle ( AHUN )
@mubaarikabdi1885
@mubaarikabdi1885 17 күн бұрын
Faadumo C/laahi Kaahin (Maandeeq) boqoradii fanka casriga ah ee soomaaliyeed. Cimrigaa ha jiro eedo. Erayadii Abwaankii wadaniga ahaa ee Axmed Saleebaan Bide. Labaduba waa nool yihiin. ❤
@MustafeKabayare
@MustafeKabayare 20 күн бұрын
Dhaman hooyoyinka cidi unooshahay allaha xafido intan haysana samir allaha kasiiyo i.m very love mama
@NuurmohamedaweysMohamed
@NuurmohamedaweysMohamed 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wilwaal545
@wilwaal545 24 күн бұрын
Aaa sithy cxabsha roobkaa wow fananda odka mcnn❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 24 күн бұрын
Waxaa cajiib ah sida farshaxanimada leh ee Abwaanka midhaha sameeyey uu u falkiyey erayada heeskan midna ogoow ruux kastaa hees wa uu samayn karaa balse waxaa lagu kala tegayaa waa sida xarragada leh ee midhaha laysku sudho si ruuxa markaas dhegaysanaya ay xasuus gooniya maankiisa ugu reebto, midhaha heeska "Qalbi Gudhan" waxaa lahaa Aun, Abwaan Maxamed Cumar Xusseen Mire (Huryo) oo kamid ahaa ragga looga haray suugaan samaynta Inkasta oo codka gabadha heeska qaadaysaana ay bishay oo galkeedii iyo meel ka sarraysa ay Gaadhsiisey, laxanka qudhiisa aan ka dhicin waxaa sameeyay Axmed Cali Cigaal. Aun, Khadra Daahir Cige waxa ay heeskani ku luuqeysay Taariikhda 09/05/1981. Erayadii Abwaan MC Huryo AHN Laxanka Ahmed Cali Cigaal Luuqda Khadra Daahir Cigge AHN Kabanka Mohamud I Hudeidi AHN
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 24 күн бұрын
Heeska "Cakuye Hawl Aduun" waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii (Naxdin Iyo Nasiib) ee uu hal-abuurkeedu lahaa Allaha janeeyee Abwaan Maxamed Cali Kaariye, halka laxanka iyo luuqdaba uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaa'se xusid mudan in riwaayaddan jilliinkeeda masraxiyadeed la dhigay sanaddii 1971.
@osmanawad8068
@osmanawad8068 25 күн бұрын
Cisman Askari ayaa lahaa midhaha. Adan Tarabi ma lahayn.
@HalisTa..22
@HalisTa..22 26 күн бұрын
Waa aduunyoo qosol kuma idlaatee Ila arag ax iyo way waxay urugo ledahay!! Oy oohin leedahay"
@mahadyare3672
@mahadyare3672 28 күн бұрын
Yaaa hassan baashi Nin garadku maqan yahay godka laga abaaree laga ganey ma mogee adey geystey nabarada" War sharmooy 😂
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 29 күн бұрын
Halkaan.kamaqlo.ayaan.istaagijirey
@Khadarofficial1
@Khadarofficial1 Ай бұрын
Ereyada: Maxamed Warsame Ibraahin Hadraawi Laxanka iyo muusiga: Xasan Garayt Codka: M.S. Tubeec
@EiidoHassan
@EiidoHassan Ай бұрын
Walhi mahamed nuur girig wa nin xusiid mudaaan io waliba mamus wa fanan cood macanid io raga nimo laha alle haku naxaristo ader 😢😢😢😢😢😢
@user-qi9sm4le2b
@user-qi9sm4le2b Ай бұрын
Ilahow unaxaristo inta hoyo dhimatay hoyo mcn allaha ika xafido wan ku leclahay❤❤❤
@user-qi9sm4le2b
@user-qi9sm4le2b Ай бұрын
Abwan xanan ganey maxad Murti noga tagtay allah kuxafido🎉🎉
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 Ай бұрын
Yeedhmadii Wehelka
@AlihurreDirir
@AlihurreDirir Ай бұрын
Hees maxamed s tubeec .curinta hadraawi
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Waayo waayo❤
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Ай бұрын
Warsan iyo weersan iisoo wacee Waqtigu Muxuu qiima laha waagaan
@MohamoudFarah-xq3sk
@MohamoudFarah-xq3sk Ай бұрын
Hees aan cibro qaadasho u dhegayso, heestan waxaa sameeyey Abwaan Axmed Saleebaan Bidde waa hees qiso laga sameeyey ee aan mala awaal
@adamabdi743
@adamabdi743 Ай бұрын
Kabankan ama waa Saalax ama Cigaal Goobe ma aha
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Doqontii nasiiblee Damac kaa galaabaa Degel waab la saaraa Daymada jalleecada🤦‍♂️ 5-6-2024✍
@susansomaliland1
@susansomaliland1 Ай бұрын
2024❤
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Allaha qabrigiisa ha ku janeejo abwaan maxamed cali kaariye,si kastaba aniga markhaati uga ah in jacaylku wax jira uu yahay.
@kg6987
@kg6987 Ай бұрын
Axmed mooge sii macaan buu u qaaday heesta runtii
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Ай бұрын
Naf weyday naruuradeedii Naafowday maxay ku nooshahayy😢 31/5/2024💔
@AxmednuurReermagaal
@AxmednuurReermagaal 7 күн бұрын
Wax kasta qadarka rabi ee is daji wll 14/7/2024...8:11am
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df Ай бұрын
Wehelkaygiyow i waadaalisee ma aha i walaacisee
@ahmedabdi7709
@ahmedabdi7709 Ай бұрын
Hibo waan kahelaa
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 Ай бұрын
Ala yaraxma aamino cabdulaahi iyo intii dhimatay ee muslim ah waxay ahayd fanaanada qaaliya waxaan maqlay inay heestani ahayd heestii ugu horeysey ee ay qaaday waa sidan maqlay
@ClwahabCllahi
@ClwahabCllahi Ай бұрын
Qaramii
@boorkakakac
@boorkakakac Ай бұрын
🔥🔥🔥🎸🎸
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample Ай бұрын
Of.ilaahoow.idiinnaxariiso.erayadii.hadraawi.laxanka.xasan.gireed.samrye.raadiye.jabuuti.baykasogali.jirtay.anooyar.hooyoy.uunban.fahmaayey.markaa
@SiciidXuuto
@SiciidXuuto Ай бұрын
Cabdinaasir macalin caydiid kamanka
@kadermohassandhagacade3285
@kadermohassandhagacade3285 Ай бұрын
Qof uu dhuuxa RaaCay Jacaylku oo dhiban oo Laga dhaqaaqay dhaaxa Badane dhib YaRaan Dareen adigaagan HeesTa DhagaysanayooW aduun waa noocyo Badanyee Badanka HeesTa Waxaa dhagaysTa Qof uu cidleeyay ku Jeclaa Sida aan ahay wakhTigan aaN Qoray QoRaalkan ku sali Nabiga zcw❤
@zaaderigavo4403
@zaaderigavo4403 Ай бұрын
Erayada ma gudcur rooble baa lahaa waxaa leh axmed saleebaan bide
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 Ай бұрын
Waah.
@nuurhubane
@nuurhubane Ай бұрын
Cabdi qays nin wayn