Qisada Heesta|| Kuwa Loogu Magac Daray| Axmed Faarax Cali Idaaja| Carwo Lyrics

  Рет қаралды 9,648

Carwo LYRICS

Carwo LYRICS

Жыл бұрын

Пікірлер: 5
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Allaha qabrigiisa ha ku janeejo abwaan maxamed cali kaariye,si kastaba aniga markhaati uga ah in jacaylku wax jira uu yahay.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
#Page1 Kuwa Loogu magac darayee Muuqa aan la kala garan Caku muhashadoodiyoh Heesa macaan iyo Musigiyo Codkaa i dilay Dhegaha aan ka maalee Marka aan ilaawaba Wax isoo mir kiciyoon Maqla waayi maayee Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Maskaxdiyo qalbiga Uga miir mayaa?. #Page2 Kalgacalkan igu mudanee Maal hadii aan siiyoo Oon macawis iyo shaal Dhar ku muunadeeyoon Maamuu u sooroo Oo aan u mahad naqo Markaan soco iraahdo Tolow ma iga tagayaa? Tolow ma iga tegayaa?. Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. #Page3 Mawdka waad ku samirtaaye Maya-da waad ku dheregtaa Murankuna sed weeyee Isha milicsigeediyo Maalin- aragna waa dane Mashaqo waa tanoo kale IYo murugo ciilkeed Ruuxii meel fog kaa jira Uu maanku raaccee! #Chorus-#Chorus. Mahayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. Uga miirmayaa?. ================END. Erayada Abwaankii Jacaylka Mohamed Ali Kaariye AHUN Laxanka Hassan Garayt AHUN Codkii Hassan Aadan Samatar
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice
@garanuug1289
@garanuug1289 Жыл бұрын
Wuu dhex fadhiistay odaygii weynaa sheekada Maxamed Cali kaariye iyo Shankaroon. Sidaa maa qisadu
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 8 ай бұрын
Abwaan Abdikariin jiir AUN ayaa ka shekeyay soo daawo heestu waa jacel asagaana goob joog ahaaa
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:55
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 90 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 529 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,2 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Qisada Heesta Axadii | Waa la ii adimay Axmed Rabsha
5:38
HAN-IRMAAN CHANNEL
Рет қаралды 26 М.
Qisada Heesta Haatuf | Abwaan Hadraawi Iyo Xabaashii Cilmi Boondhari
11:29
Heesaha Abwaan Maxamed Cali Kaariye qaybta 1aad kali kali xul ah
1:05:39
Daawad Music Chanel
Рет қаралды 13 М.
Qisada Heesta Dulmiga Caashaqa Ka Daa Axmed Gacayte
5:37
HAN-IRMAAN CHANNEL
Рет қаралды 52 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 401 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 15 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,9 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,5 МЛН