Пікірлер
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 2 күн бұрын
Alle ha u naxariis mujaahid maxed mooge
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 7 күн бұрын
Ninkan shactiro u fiirsadaa inkastoo isku cid nhy gaaljecelow ninkan qudbadisa u xalaaleya xita xildhibaan hirshabele ka dhiga
@Sologamer446
@Sologamer446 8 күн бұрын
Heesti kadra dahir
@DheemanOne
@DheemanOne 13 күн бұрын
😮 At the upper path analysis war
@FaaraxCismaan-lj1ch
@FaaraxCismaan-lj1ch 14 күн бұрын
@fardowsaFarta-p6s
@fardowsaFarta-p6s 24 күн бұрын
Asc
@SakariyeMaxamedcali-w6v
@SakariyeMaxamedcali-w6v 28 күн бұрын
Abwaan ninku wuu kugu soo dhigay
@user-lh7us6do4e
@user-lh7us6do4e Ай бұрын
Alla hestaan markaa xaaska ahaa baa dhagesan jiray mid iqaba meel uu ii dhaafi wayay dhaqasho iyo takisba waa kawayay ilaa aan madaxayga isku furtay 20sana jiraa shaqaysata jamacadana dhigata al xamdulilaah mid ka qeer badan baa ilaahey kabaryaa
@AxmedZaki-rr8tc
@AxmedZaki-rr8tc Ай бұрын
Waah waah ismahaan xaashi❤❤
@AxmedZaki-rr8tc
@AxmedZaki-rr8tc Ай бұрын
Axyaa cod ismahaan xaashi ❤❤❤100%%%❤😢😊
@abdikaadirmohamedissa6382
@abdikaadirmohamedissa6382 Ай бұрын
❤❤❤❤
@user-tr2dj5qs1w
@user-tr2dj5qs1w Ай бұрын
🎉
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Abwaankani meelkuqor,waana fanaan uqalma inheeso loodhiibo.
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Waddani sidan oo isdabojoog ah. Waddani heeso cusub noosoosaara. Ninkan waa wadka qufhmiye.
@user-zh9hk5dg9l
@user-zh9hk5dg9l Ай бұрын
Masha allah alaha dhowro
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Ай бұрын
Libaax soonoqo
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 Ай бұрын
Ninka wa nin adag wa sxbkey 😂😂
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Adeer reerka heeso soodaa kulmiye dhimay.
@gamemodesecret
@gamemodesecret 2 ай бұрын
Imikana waxa fiican in ay soo socdan sii loo gumaado
@gamemodesecret
@gamemodesecret 2 ай бұрын
Waxas oo dhan waxa keenay dowlada ayaa ciidamada xabad joojin sartay markaas way kibreen waayo marka lays dhowro waa caynkaas oo kale
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Doqon doqon Adon idor ilahay ku dulay
@mohameddilayta4148
@mohameddilayta4148 2 ай бұрын
Aftahan garaad hadal wada xigmad ah
@XubiXasan-kn6ym
@XubiXasan-kn6ym 2 ай бұрын
Warsan waw alfanan macruf ❤❤❤🎉🎉😮😮
@NimcaanMajaajilayste
@NimcaanMajaajilayste 2 ай бұрын
ilahay ha u nariisto adeerkay maxamed mooge ama awoow gay
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 2 ай бұрын
Habar yartay masha ala
@Nusbayr
@Nusbayr 2 ай бұрын
2017 kii bay ahayd Bal kwrn haday hishiiskaas ka dhabeen lahaayeen Ma dhacdeen dagaalkii goojacade
@KhadarMustafe-ty9lh
@KhadarMustafe-ty9lh 2 ай бұрын
Mame ❤ hore usoco wllkeyy macanow
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 ай бұрын
Abwaanku wuxu kuraacay waddani been umasheego shacabka. Waddani maanta hadaanu jirin colaad sokeeye ayaa dhicilahaa.
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 3 ай бұрын
Inantani way cod macaan tahay waa fanaanad soobaxaysa dhar heesood oo ay dib qaaday ayaan dhegeystey
@FarxiyoSiyaad-cp2pz
@FarxiyoSiyaad-cp2pz 3 ай бұрын
M.a wiilka yar quruxda badan
@user-hs6ro6so6n
@user-hs6ro6so6n 3 ай бұрын
Waa Sax Waa Reer Somaliland
@nusaybaxasan8260
@nusaybaxasan8260 4 ай бұрын
Waxan sooraadiyey heestan 2024❤
@AhmadAidid-oz6bp
@AhmadAidid-oz6bp 4 ай бұрын
Shahw
@MustafeUpdy
@MustafeUpdy 4 ай бұрын
Warsn
@KhadraCabdi-ov9gf
@KhadraCabdi-ov9gf 4 ай бұрын
Deg deg caddeyn dagaalka ku socda maayar mooge. Askariga hore wuxuu inoo sheegay in maayar mooge dhulkoodii uu ka iibiyay ilma shiraaqle . Askariga labadna wuxu inoo sheegay faylka ilma shiraaqle sitan inuu dowlada hoose kasoo baxay 2017. Dorashadii deeganka ee maayir moogge kuso baxayna waxaa la qabtay 2021.. sir ma,qabe allow sahana.. hargeysaay dhugmo yeelo.
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 4 ай бұрын
Dhilo ii door
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
Maayer Mooge dhulka ciidanka u cali waa khalad weyn waa lama taabtan dhulkooda
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 ай бұрын
Gaashaanle Sare cali rooble, Nin Ex SNM. Mujaahid hore Ahaa weliba
@IdrissAhmed-kc1nx
@IdrissAhmed-kc1nx 4 ай бұрын
Horalayidhi ninkinolow maxad aragti kulaban cidamo canaya
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 4 ай бұрын
Haddii ciidan la dejiyay yaa u qoondeeyay 49 Askari inay degaan oo ay qaataan dhulkaasi, ta kale ciidanku dhani ma 49 Askari buu ka koobanaa mise dhul boobka wadanka ka socda qayb ka mida uun baa.taliye hadalkaagaa waan saluugay.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Riwaayadii Xayeysiin iyo doog 1975 Ayey qayb ka ahayd heestani waxana Erayadeeda Lahaa Abwaan Yuusuf Muxumed Maxamuud Laxankana waxa saaray Khadar Husein Diiriye Waxana wada qaadi jiray Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Curre "Baggaag" iyo khadra Daahir Cige Alle sw haw naxariisto Labadodaba. -Axsan Yaa Ismahaan Xaashi.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
de waa garadaro waxaad ninkas ku haystan iliiibiyaay la hadal sharcigana tag hada cadaymo hayso iska yeelo maha anigu ma ogi kiina khaldan lakiin sidan arkayo ciidamdow waxad wadan waa yaab qofka dhulka iibsday denbi kuma laha ka iibiyaay ayaa wax idinka gaalay qof isalama oo dhul iibsday waxad ku haystan wa waali aniga walahay idin kala aqoon wa dulmi ninka meesha laga iibiyay inaad qabstan qabasada ka iibiya maxakamda taga cadeeya hada leedihin wa la idin soo celine
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
dee rerka iibsday idinkama qadin hada run shegaysan daliilka kena caydamahiina keena geeya maxakamdaa isana lacagta ha celiyo cabdi kariim dadkan kalena waxooda ha loo celiyo hada xaqdaro ku doonaysan wa idinku denbi akhiro qoorta la idin sudhi waanu degnay maha sharci ma ku degteen warya ilahay yaqnaa ciidamdena wanu jecelnahay ninkan ina moogena wax bad ba alagu yqana dee qofki meel meel iibsdabna yaan lagu qbasane marka hore waraaqo yesha
@user-wr6tc3cw5l
@user-wr6tc3cw5l 4 ай бұрын
Imisaad lascaanood kudulmideen waa abalkin in ladin dulmiyaa
@user-wr6tc3cw5l
@user-wr6tc3cw5l 4 ай бұрын
Kkkkk waa jaad xunkii hadhagi siyaad bare mayar mooge waxn leeyahay umadada ushaqee oo hacajisin
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 5 ай бұрын
Ciidanoow. Dhulka idinkaa leh laakiin meesha dilbaad kugasheen dee nin dil sokeeye galayna waa carari jiray waligeedba hadaad dilkale gashaan dhul ku waa idinka wareegayaa
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 5 ай бұрын
Ciidanow horta dayrka iska bur buriya maxaad u eeganaysaan
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 5 ай бұрын
Dawlada hoose waa iimaan la dahay cidanka qaranka.ayaan dhulka lugu dulmiyin mushahar kufilan maqaataan tana ayaan loogu darin from dareenka shacabka
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Kuwan isku shegayah waxay I lawen inay yihin qabil war cidan mah jireh guryihinah ku noqdah hadad tihin cidan rasmi ah dhul islamed ku mad dushen waxaan waa qabiloh museh oromoh nah dhulkih intu dhameyay badinah wuu ibsanayah
@SalaamaHotel
@SalaamaHotel 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂