Mancha allah Suldaan talooyin Fiican ayaad soo jeedisay,Jazaakumu laahu khayran
@abdixakiinibrahim5371 Жыл бұрын
Waligeed lama arag dawlad qofkii danbiila ah aan soo qaban karayn oo shacabkii ku eedaynaysa may noo sheegaan danbiilaha
@abdixakiinibrahim5371 Жыл бұрын
Suldaan koley dhaqan baad tahay oo waano unbaad wadaa lkn aaway amnigii kumaan kun oo ciidan baa laas caano joogtaa saldhig walba ciidan boolis ayaa jooga aaway kaalintoodii waxba ma baadhi karaan oo dabagal ma samayn karaan miyaa taas waa su,aL Taagan
@abdixakiinibrahim5371 Жыл бұрын
Kkkkkkkk suldaan markaa dadkii ciidanku laayay ma ahayn miyaa reer laascaano oo kuwa kasoo horjeeda soomaliland ayay ahaayeen miyaa suldaan amni sidiisaba waxaa ay masuuliyad kasaarantahay dawlada ee xili kama saara shacab marka dawladu may raadiso wixii wax dilaya ee shacabka laynaya