Habar jiclo qasab ay taariikh sameesan rabtaa hada wa ragii suldaankii biceeda habar jiclo Oo magaceesa saalax gar adag lagu wasay marka habar jiclo taariikh been yo khiyaali baa waligeena raadisaan magti sakaarada laga qaaday muse abubakr aad been ko amaaneesid 😂😂
@abdimuse69454 ай бұрын
Idoorku horta beenbadanaa Tolow washaraf iyo in xoog Lagu helo miyey moodeen 30 baadhul bahante ka Dhintay dagaal waran ubadan Baa dad intaa leegi kudhinteen waa xishood Daro
Balwadiinu wa dhulbahantaa is qabanayaa Teetal ayay idiintahay maandhoow in dhuloos idinla,hadlo 8 ilma idoor wx ka adkaa wiilka dhulbahante oo aan wadan 7 kale ee ilma harti balse 2023 dhuloos wuxu sokaxaystay 7 ilmaharti wxyna markale qoreeen Taariikh cusub oo indoor lagugumeeyay
@YusuufXusee7 ай бұрын
3:43 3:46 3:47
@daniyaahmet86717 ай бұрын
Maxbuus jamac siyad iyo idoor been kama dhamadan lkn runtodu wa dagalki dhuumo badane or goojacade 2023& buqdharkayn 2024🏃♂️🩴🩴🩴🩴🩴
@HainAhmed7 ай бұрын
😂😂😂😂 taarikhtiinu mawaxay bilabantay 2023
@daniyaahmet86716 ай бұрын
@@HainAhmed tarikhdadu 1991 tuke iyo daarood ba i xasuqay sawkama bilabato 😭😂 anu darawishti ad 1886 ingiris awowga yago magsagaro ka qada o buuro ugu oodan ka magan galan ahayn 2024 aderada adoon biyoole u yihin inad sac🐄🐄🐄 hub ka dhigato kugu khasbay qaracanki 33yrs ictiraf lo baryayey qabiil inu noqdo ku khasbay miskinow 😭
@hamzamuse6393Ай бұрын
Maanta kawaran
@daniyaahmet86717 ай бұрын
Maxbuus jamac siyad horta ma tarikh ingiris ban xambarsana o buuro iga so djiyey an ahayn bu leyahay imika ma dagaal u ingiris adoon xambarsan u aha ba la sheegi yaab🤭
@aali.j15 ай бұрын
Ogadenkuba waxay yidhaahdeen Ingriiska baa habar yonis hub siiyay, laakin maalintu ingriiska tagay ceelashii dollo oodhan ayay dib I qabsadeen! Laakin dhulbahante ilaa maanta caynabo waa laga haystaa, kibir awgeedna kalshaale iyo buqdharkayn ayaa lagugu dul dhisanayay
@daniyaahmet86714 ай бұрын
@@aali.j1 buurihi iyo magsagaro inad ku noqoto miyad rabta markakkk Buqdharkayn tan jamac siyad ka raafay intu mayna ahayn kalshaale tii somaliland taliyahedi isago leh Jin ba i weraray cararay jidhif siilanyana wa lidu kaqaday ila hada cilaj ku jiro maha Bal kalshale habar jeclo ku qor yago mag ragagi laga laayey baryaya o ba kuso baxay 😂👍
@aali.j14 ай бұрын
@@daniyaahmet8671 niyow gumeyste ayaan ahay, 15 sano laascaanood haystay! Xataa laamiyada laascaanood waxan ku magac daray sarakiishayda! Next time aad tagtid laascaanood laamiga cali barre ii soo sawir 😂😂😂 war niyow dagaal ha ka hadlin, 1991kii buur caano maxaa ka dhacay, degaankaas maanta waxa loo yaqaanaa qoodhataag, waxa ka dhacay orod soo weydi naaleye axmed iyo awoowayaasha! 1984 maxaa la dhacay hawdka, dagaaladi haye yaasha, sidan kugu xasuuqay iyo degaankaba kaa qaaday! Ilaahay baan kugu dhaaryay ceelkaagi ugu weyna ee caynabo maxaa ku dhacay, “ka huleele hagar adaankii hoobalaynjiray”! Afxakame awoowgee cabdale yaa qabtay soo kite fiqi muu ahayan? Taariikhdaada soo baro
@omarjama82578 ай бұрын
Ragi magta sakaarda laga qadan jiray ayaa faanyaa 😂
@cabdimaxamuud20859 ай бұрын
Been lama dhegeystiyo waraan biidka run ahayne Waa bilaash waxaad sheekadaad buug ku qoreysaayw Aduunyadan shan boqol oo sano iyo baaqigu aan journey Ma haddaa rag soo baxay
@royalcafe382910 ай бұрын
tariikh been ah buu shegayaa ergo la laayo isaaq ayaa laga hayaa isaaq miyuusan ahayn kii ergada dhulbahante ku laaayey higlada qoora taag
@zhidesaed11 ай бұрын
Awwe kaso hadal 2023 wixi dhacay
@raage6364 Жыл бұрын
Maantay taagantay 14 habaad bay dheceen 14 nin baa lagaga dilay
@mooyonis4645 Жыл бұрын
Ad ban idin salamaya Hadii kala fogad dhacay kala dhimasho yey iman kaftan 🎉 wala doogiyi yan la dacaron
@mohamedaliahmed3950 Жыл бұрын
Muuse Abokor sadex qarni ka hor dadkay Awoowyaashood ciili jireenbaa halkan ka caytamaya oo Reer yoonis iyo muse abokor wax ka sheegaya😂😂 ilaa maantaad ciilantiin Muuse Abokor libaaxyo
@daniyaahmet86717 ай бұрын
Hada wa maxbuus jamac siyad waxa sa leh ninki ingiris ban xambarsana tarikh u tahay😂
@mohamedaliahmed39507 ай бұрын
@@daniyaahmet8671 waxad rabto afka waad ka odhan kartaa lkn taariikhda iyo dhacdadu wax dabayli qaado oo eray aad tidhi ku qarin karto maaha Abid baan ku saraa waanay cadahayvimikana ninka cabsi u joogii wwaa aniga Ingrid kolkuu dhulkan yimidna heshiis buu ku yimid awood ku.uu iman adigana anaa wakiilkaaga ahaa oo cidi talo kaama waydiin ciilkii ku hayey darteed baad wadaad waalan oo ina godene oo kale ah iska daba oroday isna cararkii waxan ku geeyey iimay ijo koonfur adaanba kaa dhacshay oo uu garaadkaagii dilay somali reerka garaadkoodii somali ka dilay hadana kii dilay u haysta inuu noolyahay imikana majeerteen baan kaa xoreynayaa ilayn dhulmahante ka xoreeya ma jecla ee ka gumaystay jecelyiine kkk
@AhmedbiciideAhmed6 ай бұрын
absolutely 💯 inaader xaqiiq
@daniyaahmet86716 ай бұрын
@@AhmedbiciideAhmed inader family kabo la carar afkay kaga hadhsy😂
@mursalsool3852 Жыл бұрын
Habarjeclo waligod dan danci ma dayso dhulbahantena daanjebis ma daayo goojacade markad so xasuustanba ooya habartaydiiyey
Ergo laynta cidda ku caan baxday waynu naqaanne iska illow
@isbeddelkasocda2481 Жыл бұрын
Taariikh been laga sheego baan ugu necbahay
@AadancaliRaygal Жыл бұрын
waraabe
@CaqilAxmed Жыл бұрын
10:21
@geedi1132 Жыл бұрын
Cidii u horaysa ee ergo layso ayagay ahaayeen anaguna ragayagii baanu ugu aar nay ee beenta jooji
@ibrahinabokor6442 Жыл бұрын
Reer abiya faan wanteyn
@HoodoJaamac-lw2nj Жыл бұрын
Alow kunaxa riso awowo cadlef
@rashkamohamed1012 Жыл бұрын
Wr wuxu been badanaa isaaqu guul banu dhulbahn garnay maksay c.maxmud uso gurmadeen horta taarikhda laguma hayo Mida kale dhulbhnata l jabiyay kamaysan gabyin wx la qadan karo maahane ilma aderayaal wax caqli galaya inoo keena hjlooy
@Mundus_city Жыл бұрын
Harti vs muse abokor ayuu aha dagalkasi
@M-somalitv Жыл бұрын
Sawtan magta sagarada idinka qaaday laangoobyow
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Dhulbahante Ha dhihin wa markii Wuu jaamac siyaad Tuugta ahaa
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Dhulbahantoo dhan iyo majeerteen iyo reer habar jeclo kamida ayaa ku laayay Ee igu soo orod maaha havar jeclo
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Jaamac siyaad Bay ahayeen ragii Habarjeclo geela ka Qaadi jiray
@AhmetJamac-sv3lt Жыл бұрын
Dhulbahante intaan laayo waligay kayga iga dhintana magtood waan kaqadijiray😂
@aminojaamac5363 Жыл бұрын
Hhhhh faan waynaa 😊
@MaxamedDucaale-on7bh Жыл бұрын
Guntu ma naba geliso maganta iyo birmageudada.sida dhulbahante.waana ku dhamaanayaan dagaalka aan caqligu la socon.waa sida hadeere.maxaa ka maqnaa markay dagaalka abaabuleen.maxasse ka qabsaday tolaydii darood.waar gun dhammaantoo.waayo ismay odhan horta maxaa ka jira laascaanood garbaa mise waa gardaro.waa dad weligood la gumaysan jirey oo feker guurtiyeed lahayn.
@deeqyare87739 ай бұрын
Maxa ka maqan maxay thy😅 sool iyo sanaag iyo cayn waa guri dhulbahante mxa ku keenay soo in lagu diLo ma aadan soo doonan. Jooji oohinta
Suaal. Caynaba Yaa lahaa qorilugud Yaa lahaa garadag yaalahaa bal iisheega Dee waxan yaanay gacan labaadoo ilaa iyo garawe ay ordaan yanaan ku dhufane iska jooga dheh meshiina
@geedi1132 Жыл бұрын
Oo kuwaas ma adaa awood aad leedahay ku degay, mise waad maqashay oo aqoon uma lihid sidii lagu degay dhulbahantoo ingiriis jabiyay oo qaxay buu idin soo dajiyay lkn waligiin dhul idinku dhulbahante kamaydan qaadin, kalshaale baad isugu timaadeen ood ka quusateen ee awood maad ku qaadataan
@aminojaamac5363 Жыл бұрын
Dhulkaas xiligii ay ingiriis ladagalamayeen so ingiris idinma sodajin mise sikalaa kudagteen saa kalshale soo aadeen ilaa hada magaceeda la idinkama maqlo buhodle iyo deganedeeda sheko hadana idinaka isku soo jediyay somalilan qalaas
@dr.jamaal21 Жыл бұрын
Taariikhda been yan laga sheegin dhulbahante oo dhan ma dagaalamin nimanka dagaalamay waxay ahaayen Reerka Barkad la yidha ee dhulbahante halka ay ku dambaysayna wa la yaqana Habarjecloy nimanki nabada baryey idinkay ahaayen. Hadal faan noqon waa ma af baad Dhulbahante wax kaga qaadi.
Darood ilaaheyba rush ka dhigey tiradey kabateen xitaa isma yaqanan dhulbahante bes badan iska celin kerin ina abaarsow
@aminojaamac5363 Жыл бұрын
Adi kawaran kuwa lagaa dilay cilaneey
@ii-rpgbeachaw6295 Жыл бұрын
1 Nin ee dhulbahante ee la dilo 100 ba loga aara taag ogow
@queensomaligamer Жыл бұрын
Weligiiba dhulbahante tuuganimo ayuu naf meedi jiray dumar la laayo kkkk daagal gaadmo mooye wallee gagi ma timaadan
@abshirhassan3848 Жыл бұрын
Ileen dhulbahantoow waxad ahaydeen reer dulmi badan oo maanta in la ini ka aarayo dulmigii badnaa maanta qayb ka mid ahaa..cajaban iga dheh.
@khadarhussain1741 Жыл бұрын
Dhulbahante Diin mayaqaan axdi mayaqaan waa dhagar qabe dhoohan dhirbaaxo mooyee soo dhoweyn ma leh
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Xaajigii bayda weynaa iyo bootaan candhiil dile iyana waa u baroorteen ee aabihi casaha barjrys weyn
@ahmedabdi2896 Жыл бұрын
Somalilandta la sheegayo habarjaclaa lagu ilaaliyaa si aana dhulbahante u layn masaakiin weeye habrjeclo wlhi
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Adeer habar jeclo igu soo orod maaha hal reer ookamida wllhi baanu daarod oodhan iska celin karin
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Kiisaki qara wiine habar jelo wati biixisya afar boqol 40000 lkni colada waxaba lagama heelo walagu baba aa aaqiro iiyo aaduba ale ha u badi dhafo awewe yadhayi
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Ale ha u naxarito adero axamed jamac gacan ka xaqadaran badishiy xolihisi balagu diilayi iiyo ragi kaleb dhamatotoba ale ha wad naxarito dhulbahante waxiyi diilen nin aayi abti u yiihin maran laxidida maran aayi xoli hiisi dheecn waaxsi mawax lagu fanaba inaliha 😏😏😏😏
@Isaaq11 Жыл бұрын
Uùu.aaaaa isaaq baa qaday 40kun
@Darwiishlandmedia Жыл бұрын
Habar jeclo faan badanaa😄 Hadda waa nimankiii intii geelii laga dhacay markii ay isdhaheen geelii doontana ragii tagay oo dhamantood la gawracay Dhulbahante weligiis buu Habar jeclo ka adkaa 🐎💪
@queensomaligamer Жыл бұрын
Gurigaagi habar jeclo ayaad iga cararteer guumays ninkii gugu gumaysta aarka idheh buu Ku yidhi ooo aadan jelow idheh reer idile idheh ragii ceel afweyn iyo caynaba kaa erayday sow muuse abokor ma ahayn adaba waynu wada degnaa adeer kkk
@roodamahomed8678 Жыл бұрын
@@queensomaligamerhhh dhulbahante dhaan iska daa reer hagaar ayaa ka adaag
@abdisalaanhassan2266 Жыл бұрын
@@roodamahomed8678 Solamadow Qudha ka XAJO qadadTa DhuLmaHanTE o dhaN
@jamiilaibraahim2228 Жыл бұрын
Dhulbahante waa dad cawaana ilaa weligood
@bashirmohamed3832 ай бұрын
Ma ergo aaad laysay otaariikhdaa aragtay ka dhacday baad ku faani lamaba qarin waaba laguusheegay inaad ragaas kuyimi aad laysay haday faan kunoqonyso waad leedahay ergo dadabta lagu gawraca dunida wa ukow
@madtingftredd3287 Жыл бұрын
6 nin oo oday dhaqameed oo ergo ah oo misena abti dhulbaahate uyahay sidee ku dili karaan?
@saedibrahim441 Жыл бұрын
Watan ilaa imka fahmi laayahay, dhaqan la gooyo waa habaar, dadku birmagayduu leeyahay iyo lama guhaadshaan