Taarikhda habarjaclo iyo dhulbahante iyo dagaalkii qaara wayne

  Рет қаралды 61,127

Weriye Guuleed

Weriye Guuleed

Күн бұрын

Пікірлер: 188
@WacdiMedia10
@WacdiMedia10 2 жыл бұрын
Hasha habar jeclo ee Dar Ilaahay u bakhtida magteeda waa bixin jiray Dhulbahante. Habar jeclo waa ragii hawd orod ku geeyay idinkoo dhulkiinii ka ordaya Habar jeclo waa ragii xoog iyo awood kaga qaaday Caynaba, Garadag, Qorilugud. Marka reerka habar jeclo Ilaahay mooyee Cid kaloo ka qaban karta ma jirto From Habar Yoonis ❤️💯🔥
@nimcokawsar8354
@nimcokawsar8354 2 жыл бұрын
Wasidaaa inader h yonisna foogayasay ogaadeen waxba laynagama qaban karo
@WacdiMedia10
@WacdiMedia10 2 жыл бұрын
@@nimcokawsar8354 aahay, Cid wax naga qaban karta ma jirto Ilaahay mooyane
@nimcokawsar8354
@nimcokawsar8354 2 жыл бұрын
@@WacdiMedia10 wasidaaa inader
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Iska hadlow ina igare isaaq oo dhan shirshore baa ka dhigay mid uu geed quwax nagtii ka qado iyo midu sagaro ka mago nolol ba ingiriis intad iga hoos gashen baa idinku horaysay dhulkano dhana idnka laydinka eryey jabkii darawiish iyo ingiriis baa ka fa iidaysaten maynan sinayn dad kibir badan oo fardoolay ah bay ahayen shirshoore
@WacdiMedia10
@WacdiMedia10 2 жыл бұрын
@@qaranmediainc5513 taariikhdq ay h.j ku dhigtay wali qabiil laguma dhigin waa reerka sadex magaalo ka qaaday waa reerka markii ay Caynaba ka qadeen kugu adoonsan jiray ee yadhi geelaga waa in uu habeenkii ka cabaa. Caadi ayay idiin adoonsadeen. Waa ragii daraawiishta ad sheegaysid geelii ugu badnaa abid ka dhacay HAGOOGANE.
@mustafasaalax8384
@mustafasaalax8384 4 жыл бұрын
Maansha alaah muuse abokor waa reerka ugu taarikhda wayn gayiga somalidu dagto
@june6206
@june6206 4 ай бұрын
Kkk beenta ila goor may shaqayn maxbuus harti miyanay manta ahayn tariikh soomali dhulbahante ayaa dagal u lee wad iska sheegan
@sulyyyy7889
@sulyyyy7889 2 ай бұрын
@@june6206 calacaal jooji sxp HJ wa dufays adag🤣🤣
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
habarjeclo waa reerkaa somalida ugu taariikh wayn laakiin ma faanan
@burcokibir894
@burcokibir894 4 жыл бұрын
Isaaqii gabyaaba habaryoonis Buu tusaale ka dhigtaa geesinimada. Miyaan ina ducaaloow nugaal daniba kaa haynin
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 3 жыл бұрын
Kkkkk xagee yaab laangaab laangaab dhalay baatahaye
@burcokibir894
@burcokibir894 3 жыл бұрын
@@abham8021 kuma odhan in ducaale waa hy. Hadalka fahan
@ahmedawil3821
@ahmedawil3821 2 жыл бұрын
@@burcokibir894 maxamed xaaji ducaale axmed yare wuxuxu ahaa abaandule axmed faarax
@alahayay1963
@alahayay1963 2 жыл бұрын
@@burcokibir894 ina duucaale waa nin biciide ah nio
@casura08
@casura08 2 жыл бұрын
10000 oo halaad bay jaamac siyaad iyo barkad waagaa kadheceen muuse abokor waa taariikh
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 2 ай бұрын
De indr maxumee cadayso o gabay hakugu cadaato
@myzemgammer1107
@myzemgammer1107 2 жыл бұрын
Habar jeclo faan mayaqanan waa reerka isaaq ugu hawl karsan
@Shtjy33
@Shtjy33 Жыл бұрын
Maxamed abokor mooye Hj ma faanto inta kale waana halyeeyo
@Darwiishlandmedia
@Darwiishlandmedia Жыл бұрын
Habar jeclo faan badanaa😄 Hadda waa nimankiii intii geelii laga dhacay markii ay isdhaheen geelii doontana ragii tagay oo dhamantood la gawracay Dhulbahante weligiis buu Habar jeclo ka adkaa 🐎💪
@queensomaligamer
@queensomaligamer Жыл бұрын
Gurigaagi habar jeclo ayaad iga cararteer guumays ninkii gugu gumaysta aarka idheh buu Ku yidhi ooo aadan jelow idheh reer idile idheh ragii ceel afweyn iyo caynaba kaa erayday sow muuse abokor ma ahayn adaba waynu wada degnaa adeer kkk
@roodamahomed8678
@roodamahomed8678 Жыл бұрын
​@@queensomaligamerhhh dhulbahante dhaan iska daa reer hagaar ayaa ka adaag
@abdisalaanhassan2266
@abdisalaanhassan2266 Жыл бұрын
@@roodamahomed8678 Solamadow Qudha ka XAJO qadadTa DhuLmaHanTE o dhaN
@jamiilaibraahim2228
@jamiilaibraahim2228 Жыл бұрын
Dhulbahante waa dad cawaana ilaa weligood
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 2 ай бұрын
Ma ergo aaad laysay otaariikhdaa aragtay ka dhacday baad ku faani lamaba qarin waaba laguusheegay inaad ragaas kuyimi aad laysay haday faan kunoqonyso waad leedahay ergo dadabta lagu gawraca dunida wa ukow
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 3 жыл бұрын
Hadaan habar jeclo ahay Dhulbahante waligayba waan wasi jirey lkn maanta nabad baan ku baaqaya waayo colaad wiil baa ku dhintee wiil kuma dhasho ✌️
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 3 жыл бұрын
Kkkk iska oy dee afka uun baad ka hadashaane
@fahmi__official9136
@fahmi__official9136 2 жыл бұрын
War.amba.waankuwasijiraye.amus.waaxad.tihin.rer.kanu.isaaq.islayno.isna.guursano.hadanunahay.dhulphnte.marka.aptiyal.xininyad.tihinejira
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 Жыл бұрын
kadaa waa niman iyo abiyadood
@yaxyeawaadan3562
@yaxyeawaadan3562 2 жыл бұрын
Walee abtiyaday muse abkor Ladhere
@jaamacabdimoalin
@jaamacabdimoalin 3 жыл бұрын
isaaq waligodba wanu ka adkayn hadanu dhulbahante nahay ragi burta saraye magta atoorka anu ka qadaynay manay ahayn 😂
@abdydz9565
@abdydz9565 3 жыл бұрын
Shirshoore oo kaliya ayaa xasuuqay isaaq oo idil 🤣🤣🐎🐎
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
inaalilaa waar faan weynaa , ma isaaq oo dhan baad isku qaaday. kaftan naageed daarood weeye marakay cagabaruurka Isaaq baacsado ayay yidhaahdaan ...aar ka weyn ayaan ka adaganay.
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Dhawan baan soo galinaya tariikhda oo dhamays tiran iyo 9 gabay oo laga tiriyey tani waa been la dhoobdhoobay iyo gabay hafaro la sameyey
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 7 ай бұрын
@@xirsiamaanisaaq waxay yihin dagaal ki dhuumo badane un eg
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 Жыл бұрын
Muuse Abokor sadex qarni ka hor dadkay Awoowyaashood ciili jireenbaa halkan ka caytamaya oo Reer yoonis iyo muse abokor wax ka sheegaya😂😂 ilaa maantaad ciilantiin Muuse Abokor libaaxyo
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 7 ай бұрын
Hada wa maxbuus jamac siyad waxa sa leh ninki ingiris ban xambarsana tarikh u tahay😂
@mohamedaliahmed3950
@mohamedaliahmed3950 7 ай бұрын
@@daniyaahmet8671 waxad rabto afka waad ka odhan kartaa lkn taariikhda iyo dhacdadu wax dabayli qaado oo eray aad tidhi ku qarin karto maaha Abid baan ku saraa waanay cadahayvimikana ninka cabsi u joogii wwaa aniga Ingrid kolkuu dhulkan yimidna heshiis buu ku yimid awood ku.uu iman adigana anaa wakiilkaaga ahaa oo cidi talo kaama waydiin ciilkii ku hayey darteed baad wadaad waalan oo ina godene oo kale ah iska daba oroday isna cararkii waxan ku geeyey iimay ijo koonfur adaanba kaa dhacshay oo uu garaadkaagii dilay somali reerka garaadkoodii somali ka dilay hadana kii dilay u haysta inuu noolyahay imikana majeerteen baan kaa xoreynayaa ilayn dhulmahante ka xoreeya ma jecla ee ka gumaystay jecelyiine kkk
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 6 ай бұрын
absolutely 💯 inaader xaqiiq
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 6 ай бұрын
@@AhmedbiciideAhmed inader family kabo la carar afkay kaga hadhsy😂
@Mundus_city
@Mundus_city Жыл бұрын
Harti vs muse abokor ayuu aha dagalkasi
@diyeshe-yare
@diyeshe-yare 2 жыл бұрын
hadan dhulbahante nahay waxaan hormar ugaari la,nahayba waa ishii habar jecelo
@khalifahmed5944
@khalifahmed5944 2 жыл бұрын
😄😄
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Aniga af iga kaa celin maayo gacan ban aqana adna faan baad taqana iga wallee intad daf daf so tidhahdo ayan intan ku dhirbaaxo dib unoqon jirtay 😂😂😂
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 7 ай бұрын
Maxbuus jamac siyad iyo idoor been kama dhamadan lkn runtodu wa dagalki dhuumo badane or goojacade 2023& buqdharkayn 2024🏃‍♂️🩴🩴🩴🩴🩴
@HainAhmed
@HainAhmed 7 ай бұрын
😂😂😂😂 taarikhtiinu mawaxay bilabantay 2023
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 6 ай бұрын
@@HainAhmed tarikhdadu 1991 tuke iyo daarood ba i xasuqay sawkama bilabato 😭😂 anu darawishti ad 1886 ingiris awowga yago magsagaro ka qada o buuro ugu oodan ka magan galan ahayn 2024 aderada adoon biyoole u yihin inad sac🐄🐄🐄 hub ka dhigato kugu khasbay qaracanki 33yrs ictiraf lo baryayey qabiil inu noqdo ku khasbay miskinow 😭
@hamzamuse6393
@hamzamuse6393 Ай бұрын
Maanta kawaran
@royalcafe3829
@royalcafe3829 10 ай бұрын
tariikh been ah buu shegayaa ergo la laayo isaaq ayaa laga hayaa isaaq miyuusan ahayn kii ergada dhulbahante ku laaayey higlada qoora taag
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 2 жыл бұрын
Habar jeclo weligeedbay dhulbahante ka adkayd iyo hartiba
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
😂 runta hadii laga hadlo waa kii Hore habarjeclo waa la gumeysan jiray oo sagarada lagu xukumi jiray hadana dhulbahante la gumesta from habaryonis
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 2 жыл бұрын
@@ahmedjamac8421 Xagee la igu guumeysta habaryooniseey Adigaaba ogaadeen tuulooyinkaagii kaa qaadaye Nin dhulbahante ah cidina ma guumeysato hadaad somaliland ka hadleysana taasi waa arimo siyaasadeed ee maaha mid qabali ah.
@apdirizakapdirahman4855
@apdirizakapdirahman4855 Жыл бұрын
@@ahmedjamac8421 adigu miyaanad aheen ka ku xugumAY INAAD AFKA KABBO KU QAADO
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
​@@ahmedjamac842111 magaalo ayaan ka qaaday faanka waad isla hido racdeen balsr na faane hadan so kaco hal dhirbaxan ku lagdaa daarod oodhan reer kamida habar jeclo 💚🤍❤🦁
@jacksonmartinez89
@jacksonmartinez89 Жыл бұрын
Kuwi salaada aafka kuu guri jirtey bad tahay salaadinta aya xaarka adhiga cuni jirey
@rashkamohamed1012
@rashkamohamed1012 Жыл бұрын
Wr wuxu been badanaa isaaqu guul banu dhulbahn garnay maksay c.maxmud uso gurmadeen horta taarikhda laguma hayo Mida kale dhulbhnata l jabiyay kamaysan gabyin wx la qadan karo maahane ilma aderayaal wax caqli galaya inoo keena hjlooy
@omarjama8257
@omarjama8257 8 ай бұрын
Ragi magta sakaarda laga qadan jiray ayaa faanyaa 😂
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 Жыл бұрын
Ileen dhulbahantoow waxad ahaydeen reer dulmi badan oo maanta in la ini ka aarayo dulmigii badnaa maanta qayb ka mid ahaa..cajaban iga dheh.
@zhidesaed
@zhidesaed 11 ай бұрын
Awwe kaso hadal 2023 wixi dhacay
@lewangoalski6883
@lewangoalski6883 Жыл бұрын
Kkk dhulbahante dhib badanaa😂😂
@mooyonis4645
@mooyonis4645 Жыл бұрын
Ad ban idin salamaya Hadii kala fogad dhacay kala dhimasho yey iman kaftan 🎉 wala doogiyi yan la dacaron
@salloadam298
@salloadam298 Жыл бұрын
Suaal. Caynaba Yaa lahaa qorilugud Yaa lahaa garadag yaalahaa bal iisheega Dee waxan yaanay gacan labaadoo ilaa iyo garawe ay ordaan yanaan ku dhufane iska jooga dheh meshiina
@geedi1132
@geedi1132 Жыл бұрын
Oo kuwaas ma adaa awood aad leedahay ku degay, mise waad maqashay oo aqoon uma lihid sidii lagu degay dhulbahantoo ingiriis jabiyay oo qaxay buu idin soo dajiyay lkn waligiin dhul idinku dhulbahante kamaydan qaadin, kalshaale baad isugu timaadeen ood ka quusateen ee awood maad ku qaadataan
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 Жыл бұрын
Dhulkaas xiligii ay ingiriis ladagalamayeen so ingiris idinma sodajin mise sikalaa kudagteen saa kalshale soo aadeen ilaa hada magaceeda la idinkama maqlo buhodle iyo deganedeeda sheko hadana idinaka isku soo jediyay somalilan qalaas
@heersare3662
@heersare3662 2 жыл бұрын
waa iska aduun taarikh biin socoto war dad mayeedhaan sagaaro ah magtooda laga qaaday idinkaa jira
@weriyeguuleed7863
@weriyeguuleed7863 2 жыл бұрын
Iska hadle ninkaa dhulakaga intu ka qaadey aad daawaysid ayad leedahay mag sakaro ayaan ka qaadey dadka waxa caqli gala loo sheega
@isbeddelkasocda2481
@isbeddelkasocda2481 Жыл бұрын
Dhakhdii kaa yeedhay goojacadde. Ayaad weli hadlaysaa?
@rashiidomar6037
@rashiidomar6037 2 жыл бұрын
Dhulbahante wuxuu hormar la gaari la,yhy waa cuqubadii isaaq naga heysata
@abdallajama1377
@abdallajama1377 2 жыл бұрын
Barkadku waa caddow ayeeyday baa iiga sheekaysay 13 awoowyaday ah bay dilleen. Ergedaasna iyagaa laayey.
@mursalsool3852
@mursalsool3852 Жыл бұрын
Habarjeclo waligod dan danci ma dayso dhulbahantena daanjebis ma daayo goojacade markad so xasuustanba ooya habartaydiiyey
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Jaamac siyaad Bay ahayeen ragii Habarjeclo geela ka Qaadi jiray
@SakarieSaedadan
@SakarieSaedadan 6 ай бұрын
Maxamed xaaji ducale axmed yare
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 Жыл бұрын
Dhulbahante Diin mayaqaan axdi mayaqaan waa dhagar qabe dhoohan dhirbaaxo mooyee soo dhoweyn ma leh
@cabdinaasirjaamac6409
@cabdinaasirjaamac6409 7 ай бұрын
Balwadiinu wa dhulbahantaa is qabanayaa Teetal ayay idiintahay maandhoow in dhuloos idinla,hadlo 8 ilma idoor wx ka adkaa wiilka dhulbahante oo aan wadan 7 kale ee ilma harti balse 2023 dhuloos wuxu sokaxaystay 7 ilmaharti wxyna markale qoreeen Taariikh cusub oo indoor lagugumeeyay
@YusuufXusee
@YusuufXusee 7 ай бұрын
3:43 3:46 3:47
@nimcomuuse434
@nimcomuuse434 Ай бұрын
Waligii gaadmay ahayeen dhulpahnate
@geedi1132
@geedi1132 Жыл бұрын
Cidii u horaysa ee ergo layso ayagay ahaayeen anaguna ragayagii baanu ugu aar nay ee beenta jooji
@abdimuse6945
@abdimuse6945 4 ай бұрын
Idoorku horta beenbadanaa Tolow washaraf iyo in xoog Lagu helo miyey moodeen 30 baadhul bahante ka Dhintay dagaal waran ubadan Baa dad intaa leegi kudhinteen waa xishood Daro
@MaxamedDucaale-on7bh
@MaxamedDucaale-on7bh Жыл бұрын
Guntu ma naba geliso maganta iyo birmageudada.sida dhulbahante.waana ku dhamaanayaan dagaalka aan caqligu la socon.waa sida hadeere.maxaa ka maqnaa markay dagaalka abaabuleen.maxasse ka qabsaday tolaydii darood.waar gun dhammaantoo.waayo ismay odhan horta maxaa ka jira laascaanood garbaa mise waa gardaro.waa dad weligood la gumaysan jirey oo feker guurtiyeed lahayn.
@deeqyare8773
@deeqyare8773 9 ай бұрын
Maxa ka maqan maxay thy😅 sool iyo sanaag iyo cayn waa guri dhulbahante mxa ku keenay soo in lagu diLo ma aadan soo doonan. Jooji oohinta
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 7 ай бұрын
Maxbuus jamac siyad horta ma tarikh ingiris ban xambarsana o buuro iga so djiyey an ahayn bu leyahay imika ma dagaal u ingiris adoon xambarsan u aha ba la sheegi yaab🤭
@aali.j1
@aali.j1 5 ай бұрын
Ogadenkuba waxay yidhaahdeen Ingriiska baa habar yonis hub siiyay, laakin maalintu ingriiska tagay ceelashii dollo oodhan ayay dib I qabsadeen! Laakin dhulbahante ilaa maanta caynabo waa laga haystaa, kibir awgeedna kalshaale iyo buqdharkayn ayaa lagugu dul dhisanayay
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 4 ай бұрын
@@aali.j1 buurihi iyo magsagaro inad ku noqoto miyad rabta markakkk Buqdharkayn tan jamac siyad ka raafay intu mayna ahayn kalshaale tii somaliland taliyahedi isago leh Jin ba i weraray cararay jidhif siilanyana wa lidu kaqaday ila hada cilaj ku jiro maha Bal kalshale habar jeclo ku qor yago mag ragagi laga laayey baryaya o ba kuso baxay 😂👍
@aali.j1
@aali.j1 4 ай бұрын
@@daniyaahmet8671 niyow gumeyste ayaan ahay, 15 sano laascaanood haystay! Xataa laamiyada laascaanood waxan ku magac daray sarakiishayda! Next time aad tagtid laascaanood laamiga cali barre ii soo sawir 😂😂😂 war niyow dagaal ha ka hadlin, 1991kii buur caano maxaa ka dhacay, degaankaas maanta waxa loo yaqaanaa qoodhataag, waxa ka dhacay orod soo weydi naaleye axmed iyo awoowayaasha! 1984 maxaa la dhacay hawdka, dagaaladi haye yaasha, sidan kugu xasuuqay iyo degaankaba kaa qaaday! Ilaahay baan kugu dhaaryay ceelkaagi ugu weyna ee caynabo maxaa ku dhacay, “ka huleele hagar adaankii hoobalaynjiray”! Afxakame awoowgee cabdale yaa qabtay soo kite fiqi muu ahayan? Taariikhdaada soo baro
@moh6374
@moh6374 2 жыл бұрын
Dhulbahante magac wayn weeye afka ka dhiga nio Barkad iyo Maxamuud Garaad ba idin ku ruqaansaday ee
@принцессахаму
@принцессахаму 2 жыл бұрын
Idinkuba isaaqoo dhan afka ka dhiga dagaalku waa habarjeclo vs dhulbahante
@myzemgammer1107
@myzemgammer1107 2 жыл бұрын
Kaliya dhulbahanto dhan habar jeclay i arkan wayna isku xaran caynaba hadhuub kama dartan holaca jilaal ka huleele hagar aadankii hoobalayn jirey kuwasi mala dhulabahante maaha kkk kalshale isna wad taqanaa
@diyeshe-yare
@diyeshe-yare 2 жыл бұрын
@@принцессахаму hhhh hadan dhulbahante nahay waxan hormar ugaari la,nahayba waa ishii habar jecel
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Iskada dhulbahante majerten baa kula socday xitaa waxaana ku laayay reer qudhoo habar jeclaa
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 9 ай бұрын
Been lama dhegeystiyo waraan biidka run ahayne Waa bilaash waxaad sheekadaad buug ku qoreysaayw Aduunyadan shan boqol oo sano iyo baaqigu aan journey Ma haddaa rag soo baxay
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Жыл бұрын
Weligooday dhaxdintooda layn jireen ergaa wax laayana dhulbahanta taariikhda lagu hayaa
@Snslllll888
@Snslllll888 Жыл бұрын
Daroodku waligiibuu gun ahaaye, maantana iyagaa 200 oo ragga laga laayay😂😂😂😂😂
@cabdiqadirkingeero1495
@cabdiqadirkingeero1495 Жыл бұрын
Maanta seedareemee xagee maroysaa 3,00k askari Iyo 25 sarkaal makaadhigay
@heartlessG640
@heartlessG640 Жыл бұрын
Darood ilaaheyba rush ka dhigey tiradey kabateen xitaa isma yaqanan dhulbahante bes badan iska celin kerin ina abaarsow
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 Жыл бұрын
Adi kawaran kuwa lagaa dilay cilaneey
@ii-rpgbeachaw6295
@ii-rpgbeachaw6295 Жыл бұрын
1 Nin ee dhulbahante ee la dilo 100 ba loga aara taag ogow
@SomaliBeasa
@SomaliBeasa Жыл бұрын
Dhulbahante waligii ayay habar jeclo wasi jirtay dhulabahante waa naag isaaq
@dr.jamaal21
@dr.jamaal21 Жыл бұрын
Taariikhda been yan laga sheegin dhulbahante oo dhan ma dagaalamin nimanka dagaalamay waxay ahaayen Reerka Barkad la yidha ee dhulbahante halka ay ku dambaysayna wa la yaqana Habarjecloy nimanki nabada baryey idinkay ahaayen. Hadal faan noqon waa ma af baad Dhulbahante wax kaga qaadi.
@osmanadan2764
@osmanadan2764 2 жыл бұрын
Taariikhdu waa sax marka laga reebo in geels aanu ahay lix kun ee uu ahaa boqol iyo Sodom halaad
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Ale ha u naxarito adero axamed jamac gacan ka xaqadaran badishiy xolihisi balagu diilayi iiyo ragi kaleb dhamatotoba ale ha wad naxarito dhulbahante waxiyi diilen nin aayi abti u yiihin maran laxidida maran aayi xoli hiisi dheecn waaxsi mawax lagu fanaba inaliha 😏😏😏😏
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
Kiisaki qara wiine habar jelo wati biixisya afar boqol 40000 lkni colada waxaba lagama heelo walagu baba aa aaqiro iiyo aaduba ale ha u badi dhafo awewe yadhayi
@Xamse-es4pi
@Xamse-es4pi 5 ай бұрын
Waabeen Waxani
@isbeddelkasocda2481
@isbeddelkasocda2481 Жыл бұрын
Ergo laynta cidda ku caan baxday waynu naqaanne iska illow
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Dhulbahante Ha dhihin wa markii Wuu jaamac siyaad Tuugta ahaa
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Dhulbahantoo dhan iyo majeerteen iyo reer habar jeclo kamida ayaa ku laayay Ee igu soo orod maaha havar jeclo
@HoodoJaamac-lw2nj
@HoodoJaamac-lw2nj Жыл бұрын
Alow kunaxa riso awowo cadlef
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
Maantay taagantay 14 habaad bay dheceen 14 nin baa lagaga dilay
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 3 жыл бұрын
wixii saa loo karbaashi jirey ayaa hada loo taag la,ayhy futoxun
@mohamedilkacase1554
@mohamedilkacase1554 3 жыл бұрын
adaa futo qurux badane naga kiree zxp aanu kaala dhacnee😅😅
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 жыл бұрын
Kkkk cinwaanka ayaaba iga yaabiyey. Habar jeclo waligeed Dhulbahante is ma arag. Habar jeclo iyo Farah garad ayaa xad leh oo dagaal dhexmareen. Habarjeclo weligood Mohamud Garaad waxay iska arkeen Jaamac siyaad. Sax ciwaanka nimanka oo ka dhig Faarah Garaad vs Habarjeclo. Habarjeclona weligood faras ma korin.
@ahmedawil3821
@ahmedawil3821 2 жыл бұрын
Habar jeclo vs harti bay colaada xargaga ahayd
@qurbetube
@qurbetube 2 жыл бұрын
caynaba oog qurilugud garadag inataba adaan kaa xoogay faraska ma kii sayidkee aad hoos yaaci jirteen un bad modaysa inu jiro faadaha ila hadan dhaqdaa🤣
@isbeddelkasocda2481
@isbeddelkasocda2481 Жыл бұрын
Taariikh been laga sheego baan ugu necbahay
@omarjama8257
@omarjama8257 Ай бұрын
Habar jiclo qasab ay taariikh sameesan rabtaa hada wa ragii suldaankii biceeda habar jiclo Oo magaceesa saalax gar adag lagu wasay marka habar jiclo taariikh been yo khiyaali baa waligeena raadisaan magti sakaarada laga qaaday muse abubakr aad been ko amaaneesid 😂😂
@mahadfarah3018
@mahadfarah3018 2 жыл бұрын
Isaac waa reerka kaliya somalia la adoonsadey oo gumeysigii ingirisku markuu berbera ka soo xago baxayo ay soo qaadi jireen dad ilaa iyo hargeysa konfurta xataa waxaas kama dhacin markaas baad noo faneysaa harjeclo awooyashaa baa duud xamaal ahaa
@qurbetube
@qurbetube 2 жыл бұрын
oo cadaanku adi may ku wasi jireen oo wxba idinkumay samayn kale miya 🤣ader gumayste wa gumayste sidasa africa iyo adkunkaba lasku raran jiran yaa been kugu shekeeyay
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Darwiish wa ayo maki hoyada qabaybaa habar jeclo isaaq maaaha miyaa 😂😂
@AhmetJamac-sv3lt
@AhmetJamac-sv3lt Жыл бұрын
Dhulbahante intaan laayo waligay kayga iga dhintana magtood waan kaqadijiray😂
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 Жыл бұрын
Hhhhh faan waynaa 😊
@CaqilAxmed
@CaqilAxmed Жыл бұрын
10:21
@AadancaliRaygal
@AadancaliRaygal Жыл бұрын
waraabe
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 жыл бұрын
ILAAHAY mawkii kahay sida aad dhamta u hadashid
@cabdiraxmandeheeye7313
@cabdiraxmandeheeye7313 2 жыл бұрын
waar xishooda oodhaqan xumadaniyo foolxumadan dadka ha uga sheekaynina qabiil kufaanku waa ceeb iyo badawnimo TRANSLATE TO ENGLISH
@Voozy12
@Voozy12 5 ай бұрын
ᴋɪᴛᴛᴏ ᴍɪɪᴅʜᴀɴ ʙᴀᴀɴᴜ ᴍᴀʜᴀʏ ɪʏᴏ ᴋᴇʟɪɢɪɪ ʟᴀᴀʏᴀɴ ᴡᴇ ʟᴏᴠᴇ ᴍᴜsᴇ ᴀʙᴏᴋᴏʀ ғʀᴏᴍ ʀᴇʀ ᴅᴀʜɪʀ
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
Oo hadii nimankaas markay gabadhay qabaan walaalkeed/aabaheed u tashanayaan inay dilaan , haday maqasho na la shaabuugaynayo... idoorow maxaad kala xididdaan duulkan>? lama waayo idoor dhukan oo hanfadae ah oo reerkaas ama amaana ama marka laga aarsanayo u guntada oo dhilifka u ruxa
@mohamedabdi4519
@mohamedabdi4519 3 жыл бұрын
Haday Xaaladu Xumaanto Nafar Habar Jeclo Ah Walaahi Banan Dayn Lahayn Xataaa Kabcada Darbigeda Haduu Qabsado Ama Asxaabi Uu Noqdo Xataa madaxan ka Togan Laha
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Waa been tariikhdan cida ergada laysay ee ku horaysay ayagau ahayd waxase tariikhda ubilbay Somali oo can ku aha awoowga xirsi ama oo ahayd sababtii dhalisay dagaalkii tuur.uus 1790 waxa ku xigay xaaji cumar oo gabadh idin ka qabay burcana idinla dagana aad gabadhisa ku hordisheen
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
​@@mohamedabdi4519faan iyo itaal darro waligay ban ka adkaa reer ooyaaye daarood xaar anigo habar jeclaa oo reer iga mida ayaa laayay maheerteen iyo dhulbahantoo dhan awoodayda waad taqaana ha iga xanajin ma faane aniguye 💚🤍❤🦁
@Isaaq11
@Isaaq11 Жыл бұрын
Uùu.aaaaa isaaq baa qaday 40kun
@M-somalitv
@M-somalitv Жыл бұрын
Sawtan magta sagarada idinka qaaday laangoobyow
@ibrahinabokor6442
@ibrahinabokor6442 Жыл бұрын
Reer abiya faan wanteyn
@lamahuraan665
@lamahuraan665 2 жыл бұрын
MvH aLH
@maxamedqube4621
@maxamedqube4621 2 жыл бұрын
T
@hafsaxidiigofficiale305
@hafsaxidiigofficiale305 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@cabdiraxmaanxirsiahmed5546
@cabdiraxmaanxirsiahmed5546 2 жыл бұрын
Calaacalku waxay😂
@jaamacabdimoalin
@jaamacabdimoalin 3 жыл бұрын
taariokhda ader ha duwin adoo cadifadi ku hayso taariikhdu way is qorta waana lahayaaye
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 2 жыл бұрын
Waa been iyo. Gabay hafaro la kordhiyey shalay baan duubayey tariikhda oo dhamaystiran iyo gabyadedii markan dhameeyo. Baan soo galinaya youtube ka anigu waxna ku darimayo waxaan ka balanqaday odayadii aan gabayada iyo tariikhda ka soo aruriyey xata geela laqaday waa geel yar 10.000 ma gaadho hal dagaal baa xargaga ka dhacay gabayada labada dhinac baa cadaynaya cida ku gulaysatay waxa ka danbeyey laba dagaal oo ka dhacay galgal iyo cegaag meel udhow labadana sida loogu guulaystay iyo cida gulaysatay labada qolo gabayadoda cadayn u ah hasugi wayin
@saedibrahim441
@saedibrahim441 Жыл бұрын
Car intaasa beena dheh. Taarikhda wax ka baro hasoo indho adkaane
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 2 жыл бұрын
Gabayada iyo sheekaduba waa dhinac keliya ee dhinacii kale meeye
@ahmedabdi2896
@ahmedabdi2896 Жыл бұрын
Somalilandta la sheegayo habarjaclaa lagu ilaaliyaa si aana dhulbahante u layn masaakiin weeye habrjeclo wlhi
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Adeer habar jeclo igu soo orod maaha hal reer ookamida wllhi baanu daarod oodhan iska celin karin
@madtingftredd3287
@madtingftredd3287 Жыл бұрын
6 nin oo oday dhaqameed oo ergo ah oo misena abti dhulbaahate uyahay sidee ku dili karaan?
@saedibrahim441
@saedibrahim441 Жыл бұрын
Watan ilaa imka fahmi laayahay, dhaqan la gooyo waa habaar, dadku birmagayduu leeyahay iyo lama guhaadshaan
Dagaalkii Xargaga - Taariikh kooban iyo gabayo
26:01
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 65 М.
Deg Deg:- Maxaa ka soo Kordhay Dagaalka Deegaanka Dacawaale?
8:06
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Taariikhda  Reer Yoonis (HJ) | Dilkii Chief Caaqil Gurrac ( Dhulbahante)
12:13
Cabdi galayax   5810842
3:18
Murti iyo Madadaalo
Рет қаралды 46 М.
Taariikhda Heesta Raaxeeye, iyo Aabayaashii Fanka C\Laahi Qarshe & Xudaydi
5:14
KALAMAAN  21 DECEMBER 2024
10:39
KALAMAAN
Рет қаралды 4 М.
Habar Jeclo Bari vs Xusuusta Abwaannada
21:31
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 23 М.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
daawasho tv
Рет қаралды 1,4 МЛН