Пікірлер
@fathiaolad6988
@fathiaolad6988 4 сағат бұрын
Iska dhaaf af la gaadad dadka malin aya leys xisaabin doona.
@khadardhanbaal3653
@khadardhanbaal3653 4 сағат бұрын
S/lan mid kkkkkkkk guul
@khadardhanbaal3653
@khadardhanbaal3653 4 сағат бұрын
Cayanba iyo booram ceergaabo Xil dhibaan 1960 j s/land Dastuur weey xanuun
@shuuriyecali8176
@shuuriyecali8176 5 сағат бұрын
25 sano waxa ku jira dhamaan marxaladihii ey so martay sow ma,ahan
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 6 сағат бұрын
Wara aya muslina ha oninka xoolaha naga dhahowarakisa
@AbdirashidHussein-g4z
@AbdirashidHussein-g4z 6 сағат бұрын
Waad biliqaysateen macadkii simad adiga iyo xasan shiikh waana ognahay
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi 6 сағат бұрын
انا لله وانا اليه راجعون الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢😢😢😢😢😢
@abdijama603
@abdijama603 6 сағат бұрын
War wax ma aydaan soo jeedin dadka ha Marin habaabin. Xasan baa u wata inuu asad ka dhigto mid dagaal ka Rida Puntland. Puntland waa jireysaa xasanna waa tagi doonaa.
@BishaarsheekhxasanBshxy
@BishaarsheekhxasanBshxy 6 сағат бұрын
Yaakeeney ethiopia
@BishaarsheekhxasanBshxy
@BishaarsheekhxasanBshxy 6 сағат бұрын
Waxaan waxba mango waa need lo ah
@MustafaAden-n8y
@MustafaAden-n8y 6 сағат бұрын
Dhibka dalkan haysata ayaa waxay tahay dadkiisa xog ogaalka dhabta ah ma hadlaaan! Dadka hadlana ma aha dad xog ogaal ah!
@abdallajama6066
@abdallajama6066 6 сағат бұрын
Baarlamaanku waa fake waayo dadka la soo xulay waa dad maamul goboleedka Madaxweynashu soo xushay sii eey ugu codeeyaan qofku rabo gudoomiyaha goboleedku.
@adowkiyana6983
@adowkiyana6983 6 сағат бұрын
Isna toobiyaan raacaaya l gareenkii aad sheegeysa
@Engfaaris10
@Engfaaris10 7 сағат бұрын
Kan siidow aa 100% dhaamo ee siidow wareysta.😮
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 7 сағат бұрын
Asc Somali cable weriye kan ka fcn mala waayey. Jiz'klh 😊
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 7 сағат бұрын
Daanyer yaa etah oo kisa eh Geledle na Ma ihiidii Marka inii sidaas inghadalo xaqa ingleteh xasan Cali caruuta kula xoyada ah ayuu dalay adi Kuma dalin war cat waayee korsi Geledle na maso heli doontit???????
@hashihersi
@hashihersi 7 сағат бұрын
Guul Somalia 🇸🇴 ❤❤❤
@aliyusuf802
@aliyusuf802 7 сағат бұрын
Masar Falastiin Yahuda Haka celiso maxa kagalay somali
@drgarad
@drgarad 4 сағат бұрын
Yuhuud wey ka cabsanee, lkn Ethiopua annaga ka adag oo hub bey nagu tageereysaa, dhiig nooma qubeyso.
@aliyusuf802
@aliyusuf802 7 сағат бұрын
Sxb Adiga Iyo xeya wanka ad wareysaneysid waxba isma dhanta ninkan Waa Oromo Oromo
@cabdixaaji9189
@cabdixaaji9189 7 сағат бұрын
Adiga kuwa warasanya 2 gorof tihin
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 7 сағат бұрын
Kkkkkkkk stubit madaxa qoti ah ? Vilii aadaan oo kanagatuu yaa kingku dow inii baydowa ada kanagatoo / DM& datka ladegen taladeen
@AbdulRahman-vj1gv
@AbdulRahman-vj1gv 8 сағат бұрын
ليس لهم الأدب كثرة المتكلمون وقل المتأدبون
@Mucaadyare-qh1yb
@Mucaadyare-qh1yb 8 сағат бұрын
Dadka ixtiraam khasiisad waaalan aa ku dhashy jaahliyahaw
@hawayassin7172
@hawayassin7172 8 сағат бұрын
Maasha allah ,guul
@viraltt4754
@viraltt4754 9 сағат бұрын
Markhaati ayaan ka nahay wax qabadkaaga MUDANE DAL XUREEYE❤❤ KUWA MUCAARADKA AH QAAR ETHIOPIA IYO CADOWGA AYA WATAAN OO SOMALIA INEY CAGAHA QABTAAN AYA LO SO DIRAY QAARNA WAX DUMIN MOOYEE GARAADKOODU MA GAARSIISNA INEY WAX QABTAA GUUL MUDANE🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@saja9892
@saja9892 9 сағат бұрын
Abiya iyo xasan muuse iyo geele ways ogyihiine soomaaliyeey wax hubsada nin kasta wuxuu rabaa inuu dalkiisa gubo dadka laysku diro si aan loo dareemin maafiyanimadooda u fiirsada afartuba isku siyaasad bay shucuubtooda u isticmaalayaan waxay ku heshiiyeen dil dhac isku dir oo xukun
@DeeqMohamed-sz2uf
@DeeqMohamed-sz2uf 10 сағат бұрын
Kuwaan o kale ayaa hadl ka qaadeysaan misana umada ku dhex faafineysaan kala ququb.
@DeeqMohamed-sz2uf
@DeeqMohamed-sz2uf 10 сағат бұрын
Kan aqiligiisu toos uma shaqeyn nayo .ilohow kan hadii u cilmi uu ku hdlo leyahay i cadaab.kulaha dowlada ayaa is fidin waysay.adigaan sida haba u hadlayo ayaa dowlda ku jiro .xagee gaari kartaa dowladu. War dadkaan aad moodo in naarta lagu soo dhalay danaha somalia halaga saaro
@saja9892
@saja9892 9 сағат бұрын
Inta ninkaani gartay xasan mooryaan dagaal ooge ma garan karaa maya
@MukamelHuk
@MukamelHuk 10 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@FatmaOmar-c8m
@FatmaOmar-c8m 10 сағат бұрын
Odayaashani waa loomadhama walaal kusigu idinmaqaado eelashaqeeye madaxwanaha 😮😮😮😮😮😮
@saja9892
@saja9892 9 сағат бұрын
Madaxweynuhu magaciis dalku madaxweyne maleh soomaaliya waa qabiilo waxaa ka jira kaaba qabiilo
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 11 сағат бұрын
Dowlada iska daaya waxaan noqon doonaa dowlad
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 11 сағат бұрын
Kuras bakaraha Laga kenay maxa lagu macnayn Kara, xiligas xalada ognahay, camuud ina labarbardhigto simad
@ZakariyeAliNoor
@ZakariyeAliNoor 12 сағат бұрын
😂😂😂😂
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 13 сағат бұрын
Ar muu isku cibaadeysto 50 jir waa cumri waayeاولم نعمركم ما يتذكر فيه من تذ كر وجاءكم النذير
@abdifitaheosman5486
@abdifitaheosman5486 14 сағат бұрын
Stupid people
@mohameddeck9053
@mohameddeck9053 14 сағат бұрын
Ceebtoodi hadana camera ayey isku haaayaan
@mohameddeck9053
@mohameddeck9053 14 сағат бұрын
Waa wadan qaawan oo xitaa aan waxba qarsan karin Waa wadan shacabkiisa dhan ay wada wariya noqdeen aanba xeendaab celi aan la heen Waa wadan asaga dhan bara bulshada dhex yaalo oo igu sawir ah oonba la heen siyaasad u qarsoon Waa wadan asaga dhan gacmaha lagula jiro oona lagu wada faraxalanaayo waxa kali aan ka dhihi karo illaahow Muslim nimo nagu dil dal iyo dawlad sugi meynee
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 18 сағат бұрын
Sulub waa la bedelay kkkkk beri hada manta la dalsiiyey 😂😂😂😂😂😂😂 tomorrow General asad Diano la magacabaya 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@OsmanjiilaaniJiilaani
@OsmanjiilaaniJiilaani 19 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 20 сағат бұрын
Deqaha wax barasho aa somaliya ay hesho qaab nocee balomareyaa taas waa mid da ugu cajiib san subxanallaah
@ilyaas2000
@ilyaas2000 20 сағат бұрын
Odowaa af shito xasan waa damujadiid waa alshabaab waa aragagixiso waa tuug shaqadiisu tahay maxan cunaa maxan dhacnaa maxan boobnaa yaahu
@MohamedAli-rt2lw
@MohamedAli-rt2lw 20 сағат бұрын
Saxb ilyaas wa is daalisay o waxas o qoraal ah aya soo qortay hadana wa is dibaajisay o cay ay soo qortay marka duca qabow xooga naftaada xisaabi
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 17 сағат бұрын
Qof caay tamayo markad aragto waa qof aan diin laheyn iyo aqoon laheyn
@yousefHassan-qm5rn
@yousefHassan-qm5rn 13 сағат бұрын
Xasan waa xureeyaha dalka waa horumariyaha dowladnimada waa diidaha dadnima xumamada daba dhilfyada waa diidaha damaca Ethopia dalkaan waa dhaqaaqay orom adoo kalaa waba kama galo jaale
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 20 сағат бұрын
REER XAMAR 50 JIR iyo 20 jir😂wiqiyad😂caqliya😂!!
@abdirahmanii
@abdirahmanii 21 сағат бұрын
47 jir ku yiri adna 50 jir lee dahay wariyaasha somalida waa bilaa ixtiraaam been ku nool
@osmanosman2224
@osmanosman2224 21 сағат бұрын
🪳🪳xildhbaanada🪳🪳🪳🪳🪳🪳🪳🪳🪳🪳🪳🪳🪳
@mahmudali3958
@mahmudali3958 21 сағат бұрын
Beenlooow diinlaawe
@cabdulaahikhaliifofficial3664
@cabdulaahikhaliifofficial3664 21 сағат бұрын
Hadda ninkaasi ma saas buu wariye ku yahay Da'da been buu ka sheegay Sheeda dhex martay iyo waxa uu noo sheegay isku mid maahan runtii waa wax laga naxo in qof weyn sidaa loogu gefo Pleas Somali cable dad xirfad leh u diray dadka
@abobasement346
@abobasement346 22 сағат бұрын
Adan madobeh garigah u watoh weligin mu fulin garih Qimihisu yahay sedetan kun mah kas bad cadalad kah sugaysah mah nin degan gurih ku haystah xaran bad ka sugaysah cadalad
@standarddichotomycontrol1279
@standarddichotomycontrol1279 22 сағат бұрын
Somalis are prone and proud to listen EVERY MENTALITY UNSTABLE PERSON. This speaker should be into mental institutions not with public views
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 22 сағат бұрын
Hawiyow sidedaba xukunku adunka maal la isku siyo majirtee ninkas hada aad 2bada jeer dharbaaxdeen wali jaanis buhastaa aa biyaraacis ka uga dhiga inaad xirtaan awey xeer ilaliyehii wiil hoga ahaa warqad khaainul wadan ah intaad sosartan xabsiga dhiga dastuurka aad soqoraten na xabsiga dhaxe kaga saxiixda kadibna dil kufuliya video gaad kaduubtan na SNTV kasiidaya sidaas dalka somaliya oo dhan baagacantiina kusogalayo aa qaata taladeyda kusuubso baladhahaa hhhhhh
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 14 сағат бұрын
Hhhhhhh sidaas buuu hawiye ajuuranka cusub ku noqon doona😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 22 сағат бұрын
Inuu safro ayaa lodiidey tacsidii wiilkiisa ado airport kii baa lagu bah diley suu aqlixumadiisa aadey kalfadhiga barlamanka sey udiideen inuu hadlo nokal meeya oo cadi ah beykadhigeen hhhhhh 😂😂😂 Thanks Hawiye group