Baarlamaankii wuxuu noqday meel uu siduu rabo ka yeelo Aadan Madoobe oo Xasan Shiikh ka amar qaadanaya. War waxaan baarlamaan maaha ee soomaaliyey ogow. Xil. C/raxmaan waa inta yar ee fahansan waxa socda kana hadla xaqiiqada ku raac ama ku diid.
@dahirsmohamed5002Ай бұрын
CCShakur xiligii dadka lala tashanayay waa lalaay,waxaa timid iray bixin ah Loojoojin maayo, Wazirka waxbarashada jeebkisa miyuu kala soo baxay.
@dahirsmohamed5002Ай бұрын
Sharcigi dalka ee waxbarashada ee ahaa Bar Ama waxnaro Halkudhigisa ahaa.
@AbdiaziizIsse-w5rАй бұрын
Haweye dowlad ma rabo tuugo ayey rabana iyo lacag la dhaco
Adan madobeh garigah u watoh weligin mu fulin garih Qimihisu yahay sedetan kun mah kas bad cadalad kah sugaysah mah nin degan gurih ku haystah xaran bad ka sugaysah cadalad
@abdiseed3363Ай бұрын
Odaygan wa washay😂
@hashigelle7597Ай бұрын
Wuu isqaranayey, KG wuxuu ku L/Gareen taageersan yahay jacaylka Ethiopia iyo Nacayb uu hawiye
@dilara-jj5yjАй бұрын
Lagu joojin maayo 😂hawiye jiq by kugu thy yuhuud xita ada lga neceb yhy