Radwan "dadkaba laba berka"
5:55
6 жыл бұрын
Radwan "Sida Sida Geed Caleen"
3:55
6 жыл бұрын
Radwan "Anoo Hagaagsan"
4:40
6 жыл бұрын
Radwan "Dawo"
4:23
6 жыл бұрын
Wajaale iyo Atteyeh "Taran" 2018
4:39
Kooshin Yare "Gabagaba"
8:43
6 жыл бұрын
Wajaale - Garasho iyo wanaag
4:36
7 жыл бұрын
Wajaale, Atteyeh iyo Arido "Kaltoon"
4:08
Muddey - Ruqiya
4:30
8 жыл бұрын
Hadu dumarku wecsamay
6:28
8 жыл бұрын
Arido Afar "Habati"
3:33
8 жыл бұрын
Tubeec - Hinganaya
16:43
9 жыл бұрын
Wajaale "Cabasho
5:12
9 жыл бұрын
Пікірлер
@dileytahabib7
@dileytahabib7 15 күн бұрын
MAGNIFIQUE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hamsewarsameh.muhumed5677
@hamsewarsameh.muhumed5677 22 күн бұрын
Wow wow caleek caleek
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Ай бұрын
Kabanka1.xueydi 2.cumar dhuule 3 Jim 4 Daud ... 6 koshin 40 kamasle fulfil mid kaa is cajibiyey
@mustafka1237
@mustafka1237 2 ай бұрын
Maxamuud Xasanow adiga na waan ku salaamayaa saaxiib, nin qiimo weyn baad tahaye.
@mustafka1237
@mustafka1237 2 ай бұрын
Subax Jimce ah, sideeddii subaxnimo, Waamo Cafeteria, Garoowe, Puntland. Koob Caano Geel ah baan cabbay, tusbaxaygii baan midigta ku haystaa, Airpods-kaygii na waxa aan ku dhegaysanayaa heestan uu qaadayo saaxiibkay AlFannaan Wajaale iyo kabankii gacantii barakaysnayd ee Kooshin Yare AHUN. Maalin danbe ayaan xusuus ku geli doonaa Comment-kan, haddii la noolaado, Ilaahay idankii.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
AHUN Ustaad kooshin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Wel memories
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Hees xusid mudan AHUN Ustaad Kooshin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Hees xusid mudan iyo akhyaar xusid mudan Laba Mohamoud AHUN Ustaad Kooshin Yare
@Nabiil47
@Nabiil47 4 ай бұрын
Alla yarahma Nin mug weyn oo runtii Tiir weyn u-ahaa fanka ayuu ahaaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
@@Nabiil47 Aad iyo Aad AHUN.
@AOH4963
@AOH4963 5 ай бұрын
Xadhkahaygii buu ka garaacay ustadku cod layaab lehna wuu ku qaadaya Aub😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 5 ай бұрын
Ilaso xidhiidh saaxib qaali 🙏
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 6 ай бұрын
Heestan 2006 aa udiray saaxibadey oo aan isdilney. Waxaa kuheesyay Allah Yarxama Kooshin yare.
@mahamoudyusuf3117
@mahamoudyusuf3117 10 ай бұрын
Aun maxamed saleebaan tubeec waxaan xasuustaa waqtigii aan wada daganeeyn Geneva Switzerland 2008 kii aun
@khadarmohamed6772
@khadarmohamed6772 11 ай бұрын
Wxn dawonayaa sanadku 2023 bisha 9 Nairobi
@omarmoussaadem920
@omarmoussaadem920 Жыл бұрын
Nin kaman yaqaannay, iga dheh Kooshin Yare.
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 Жыл бұрын
Yasalam. Alaha uraxmado kooshin yare cos music ayaa meshan kudhamaday rag baa iskuhelay sida music utuma ama cayarta nagala taga
@CabdiYare-i1m
@CabdiYare-i1m Жыл бұрын
maxamed saleebaan tubeec heesta ||Nabsi waa har-geed|| keydka 1974kii
@MUtaama
@MUtaama Жыл бұрын
Yaa salaam💯
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 Жыл бұрын
Boqorka fanka Somalia 🇸🇴❤❤❤ xxxxx hoygii fanka hobaladii wabari ❤❤❤
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Allah Yarxama sxbkey Koshin. Sxb waan kuxusaa marwalba
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 7 ай бұрын
Aamiin
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 Жыл бұрын
Boqorka fanka Somalia 🇸🇴wabari
@arafatapdi8464
@arafatapdi8464 Жыл бұрын
Eshcalla hees mashallah
@xiiranex3976
@xiiranex3976 Жыл бұрын
Waa.ina.abtigay.cumar.cabdi.lugwayne.ibraahin.waa.cabdilaahi.xiirane
@xiiranex3976
@xiiranex3976 Жыл бұрын
Ibrahin.waa.inaa.abtigaa.cabdilaahi.xiirane.waan.kudaawadaawada---
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
MUDEY yaa mudey iyo kabankii caateeye
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Yaa salaam ragg baa is helay Arido caateeye Legend kooshin Alle haw naxariisto Waa xasuustii M Saleebaan heeatii Barni
@omarkahin8962
@omarkahin8962 Жыл бұрын
Heetii hamse kavo Canadian 😅😅
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Heenseeyey Geenyadaa Halabsaday dusheedoo Hangagaarka Oradkii Hirigtay i marisiyo Haara iyeeshaan Weli hibanayaa Jini may hagoogoo Hiirtaanyiyo ciil Miyey huq igu reebtay. Sidaa geel horwaynloo Beryahaa hawdka Jirayoo Hogobkoo caleenliyo Hayntii la waayoo Hanfi iyo kulayl iyo Intuu habaqle Soo maray Lasoo taagay haradoo Heesuhuu maqlaa iyo Loo qaaday Hoobeey Hadba yaan hinqanayaan Aaa adiguna hawootooy Aaa hadalkaygii diidee Aaa Nabsi waa hadh geedoo Ma hagrado halyeyguye Naa Hooy hooy Marbuu Ku heli doonaa Sida goray haldhaayoo Beryahaa hadaf ahaayoo Hohobtiyo madheedhkiyo Guranaaya himirtoo Hoobantii uu cunay Inta uu hadhaaciyey Oo hugunkii kibirkii Isu haaribaystoo Hareeraha dayeysoo Habayaan hinqanayaan Raxmaanku haw naxariisto Boqorka🤲 Waa mid ka mid ah heesaha aan aadka U Jecelahay waana mid ka mid ah kaydkayga gaarka ah ican’t stop watching🎧
@dayidabdiali1094
@dayidabdiali1094 2 жыл бұрын
@nastehomohamed2839
@nastehomohamed2839 2 жыл бұрын
18/8/22 ❤️‍🩹 Imana garabe ogaadaay❤️‍🩹
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 2 жыл бұрын
Kooshin yare Allah ha u naxariisto
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Kooshin Yare Raxmaanku hakuu naxariisto
@rashidnaleye2002
@rashidnaleye2002 2 жыл бұрын
Kkk.Me Too.No 1 Fan.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Gaba gaba colaadeed Hadii geelu kaa galo Oo gabankii raacayna Garba duubna loo xidho Oo aad gooha maqasho Maxaad gaadhiyood qaban Jacayl baa igu guuroo Gedaa soo kalaan ahay I gabraarsanaayoo Gedaasoo kalaan ahay Geeridu xaq weeyee Hadaan go'o daraadaa Ee guudka ciidiyo Gondahayga lagu shubo hoy Gargaar malaha iilkuye Hadaan galo habeenimona Gantaaladan i saaqiyo Go'i mayso muxibadu gacalooy HAA HAA HAA HAA HAA HAA Goohayeey Gebiyadaan ku noolahay Bada gaw gaw tidhaahdana Iimana garawdee Oggaada! Garaad yar ma haysee Ragoow gar miyaa? Ima garab joogtee Ragoow gar miyaa? Wadnahay i goysee Gab gablaysee Naftan gubtee? Geedi Lagama maarmee Haduu goosan sahan galo Ee guura dheeriyo Geeda abaaro sii maro Oo adhiga bahal cuno Sow gadaal umay dhicin Jacayl baa igu guuroo Gedaasoo kalaan ahay I gabraarsanaayoo Gedaasoo kalaan ahay! Gogol dhigashadaydii Hadaan garabka nuuxin Ee gaba gabaynin Ee gees iisii bixin Gargaar malaha iilkuye Hadaan go'o daraadaa Gantaaladan i saaqiyo Go'i mayso muxibadu gacalooy! Goohayeey gabiyaad ku noolahay Badaa gaw gaw tidhaahdana Iimana garowdee Oggaadaa Ragyohow gar miyaa? Ima garab joogtee gar miyaa? Wadnahay i goysay Galab gablaysay naftan gubtee. Raxmaanku haw naxariisto KOOSHIN AHUN Oo KABANKIISII Mcnaa iyo cuudkiisii naf taabadka ahaa inoogu raaxeeyey Heestani waxay ka mid tahay heesaha xulka ah ee Abdilaahi Cumar Xarago AHUN kabanka hore waxa u tumay JIIM Sheekh muumin AHUN. Raxmaanku haw naxariisto dhamaantood.
@khalidislow7375
@khalidislow7375 11 ай бұрын
Thanks for million times
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
@@khalidislow7375 Adaa mudan Saaxiib Sharafi korkaaga ha ahaato.
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 11 ай бұрын
Aamiin yaarabi alaha unaxariisto 😢😢😢😢😢😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
@@cawilshidane5852 Aamiin.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo fanaaniinta heesta qaaday 😢 Kiinsi, Xarago Iyo Kooshin Yare 💔😢
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
2022
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
Allah ya raxma
@wiilhog6788
@wiilhog6788 2 жыл бұрын
20.2.2022 aya heestan jecladay waa xasuus somalia hanolato
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Waad kasoo raagtay 😂😂😂💔
@shadoormohamed5487
@shadoormohamed5487 2 жыл бұрын
Cabayaan hinqanayaa
@shadoormohamed5487
@shadoormohamed5487 2 жыл бұрын
Eray aan garan waayay ayuu iisheegay nabadoon soomaaliyeed thanks
@maxamedgooh5984
@maxamedgooh5984 2 жыл бұрын
WaA maxay eraygu
@diraysxeeb3290
@diraysxeeb3290 2 жыл бұрын
Xarago Iyo Kooshinba Alle Janaadkiisa Ha ku Casuumo
@fahadali1912
@fahadali1912 2 жыл бұрын
Its the guy with the lilac shirt for me! Thats the exact way I enjoy Somali music😂🔥🔥🔥
@aboubakerbogoreh633
@aboubakerbogoreh633 2 жыл бұрын
Allah onararisto
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Heestaan labo hees miyaa ama waa hal hees
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 3 жыл бұрын
Kan kabanka ka Daryaaminayaa Magaciis
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 2 жыл бұрын
Koshin yare ilahy haunaxariisto
@behumble3829
@behumble3829 3 жыл бұрын
Tubeec adeer mcn allaha ku naxariisto heeso kama danbeyn Haduldulin darbiyada qabso,see dareeme Xagee maroosa ayaa ka danbeysay Xikmadi Ereyo,sharafti fananinmo,dagananti intaba idinka la geeriyooday ee janatul fardows allha ka warabiyo adiga & hoobalada kalaba Aaaaaaaaamin.
@diiniasaldhalad7896
@diiniasaldhalad7896 3 жыл бұрын
Xasuus tii abdulahi xatago iyo codkii kooshin maxaan heestan jigjiga saacadaha danbe qaadka ku yaryaraystay. Jaraaqato one love
@fuaadfaarah2293
@fuaadfaarah2293 3 жыл бұрын
Sxb wiiiilkaaaas kolay kuma garanaaayo waaaaan ahay ree jaraaqqato in badan baaaan jaad ku yaryaraystay koshin yare xasuuus waaa fuaaad farax jaraqato
@findtreat9772
@findtreat9772 3 жыл бұрын
2nd grade
@ilhamadendirir5492
@ilhamadendirir5492 3 жыл бұрын
Rachid atteyeh bravo
@sayidcabdalla2824
@sayidcabdalla2824 3 жыл бұрын
Waryaa Hinqanayaa weeye ee maaha Hinganayaa Faankuulo! Hingo iyo Hinqo Miyaad kala garan weydey!
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 3 жыл бұрын
Arido MA somali a mise WA anfari horta