Welcome walaal, waa Amal Abdullahi Afhayeenka Dumarka. Halkan waa janalka aan ku leeyahay Barta KZbin, waxa aan halkan kusoo gudbiyaa barnaamijyo iskugu jira caafimaad, wellness, jacaylka, ilmo korinta, iyo naf iyo dhaqaale dhiska, iyo horay u socodka. Subscribe saar oo ku soo dhawoow walaal, barasho wacan iyo ismaqal barako leh, aad ayaad u mahadsantahay.
Email:
[email protected]