mashaAllaah amal quruxey sidad cilmiga noogu soo gudbinayso Alle haka abaal mariyo walaal amiin
@CabdiRashid-diishar8 ай бұрын
Waxan ahay wiil dhalin yaro ah oo labo dumar ah uga tagen dhalmo la aan mana garan karo in ay tahay xaga dumarka iyo dhankayga ee maxan ku garan karaa wllo adiga oo naga cawinaaya fadlan wax iga sheeg
@ibraahimciise44822 жыл бұрын
Abaayo iso jawaab waxan ahay hooyo 😭 labo calosha Ka meyden sanadna uur yelen
@abdallahussen57022 жыл бұрын
Asc Rome Italy 🇮🇹 yaan kasosalami 🙏
@rowdogutale Жыл бұрын
Wll waxa kuwaydiina 6 bil baa layqaba ogxantada aya yar baa lay dhahay cadada way ika sodagdagi jiraty hadaway ika so dahday bishaan maxa samey
@mahussein62813 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay kun jeer.
@abuumacruf39562 жыл бұрын
Lkn hadalada noosarbeeb huno kkk
@guulwadeyare50662 жыл бұрын
Asc qalbi
@sadiafarah16513 жыл бұрын
Amaal abaayo waxaan ku waydiinayaa ninkaygu waddan kale ayoo jooga sannadkiiba mar ayuu yimaada wax yar buuna jooga sida 10- 20 bari waxaan is qabnay 2 sano maxay uurna ma qaadin cillad dhalmo la’aan ma la dhihi karaa?
@Maraima-2 жыл бұрын
Abyo aniba kula midaa ahay ilahay awlaad saalixa ha ina siiyo
@adanmohamad49032 жыл бұрын
See lagubadinkaraa biyaha? Galmadana Kolmee ugu wanaagsan