Пікірлер
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 22 күн бұрын
Heesaha subcis kaa saan ujeclahay waayo Laxan cajiib ah baa saaran😊Ereyada, laxanka & Music ba waa lagu farayareystey hestan💖
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LIVE
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e Ай бұрын
LIKE
@OgolowMaxamed
@OgolowMaxamed Ай бұрын
Ax. Dararmalie. Afkaada. Caano. Llagu qaby
@najaxapdirahman7732
@najaxapdirahman7732 2 ай бұрын
12/7/2024
@CibaadoCali-qb5ld
@CibaadoCali-qb5ld 3 ай бұрын
🥰🖕❤😮😊
@thesmartboychannel6700
@thesmartboychannel6700 3 ай бұрын
Abwaan kii jaceylku laxahiisa feentay sulub cumar ayaa lahaa heestan.
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn 3 ай бұрын
Axmad cali harun daram alah janatul fardawsa haku geeyo
@cabdisalancaydid4417
@cabdisalancaydid4417 3 ай бұрын
Alle ha ha u naxariisto awoowo Ahmed cali xharuun
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 5 ай бұрын
This song was sang originally by dararamle in 70s
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 5 ай бұрын
Tubeec never sang this song
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 5 ай бұрын
Codkeedu inaba caadi maaha. Cajiib.
@faysalabdulaahi4658
@faysalabdulaahi4658 6 ай бұрын
Abwaan,faarax,yuusuf,qorfe,sifneheeda,waataan,kaharay,siinledii,gabaye
@yasinfarah
@yasinfarah 6 ай бұрын
24/2/2024 kampal❤
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 7 ай бұрын
Ismail sh.axmed macalin hadhuudh/cagaf
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 7 ай бұрын
Alle ha unaxariisto jannadiisa fardowsa haka waraabiyo aamiin insha Allah
@sofiawarsama1374
@sofiawarsama1374 7 ай бұрын
This is the first time I’m listening to this song, beautiful voice absolutely amazing
@MuadhTheGoat
@MuadhTheGoat 8 ай бұрын
12/31/2023 ❤
@AbdirahmanMawlidJama
@AbdirahmanMawlidJama 9 ай бұрын
300
@bandhigadaljir8172
@bandhigadaljir8172 10 ай бұрын
m.a saxafi aan barnaamijyadiisa jeclahay
@oamaer
@oamaer 10 ай бұрын
yaslaam Nugaal oo Nabad ha%%%%
@user-gw7gx7vu8q
@user-gw7gx7vu8q 10 ай бұрын
We love you 😍 ❤️ 💜 ♥️ 💕 💓 mamo maryan mursal
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 10 ай бұрын
Beautiful mom maryan
@OmarMohamed-xm6ph
@OmarMohamed-xm6ph 11 ай бұрын
Fanaanad aad u qiimo badan, ilaahay ha dhawro
@Naagnool124
@Naagnool124 11 ай бұрын
💔
@aaycom1
@aaycom1 11 ай бұрын
Si cajiib ah oo farshaneysan ayaad noo deeqsiisay barnaamij suugaaneedka .
@deasmiles
@deasmiles Жыл бұрын
So beautiful ❤
@jaabhussein6226
@jaabhussein6226 Жыл бұрын
Waa sidii gool irmaanooy dhashii kala go'doomeen amase goodir bureed gantaali ay ku taalbaa gantaali ay ku taalbaa xalay galin dhaxeedkii anoo gayn dhamaayoo hadba gebi ka dhacayoo gar weliba ku seegee aday garan waxa i gubee garwaaqso waad igu gaftee.
@Cabdalllah
@Cabdalllah 10 ай бұрын
Xasan shekh mumin
@kaysemaxamed1675
@kaysemaxamed1675 10 ай бұрын
Wisiisi gool irmaanoo
@SadiaAden-h4d
@SadiaAden-h4d Жыл бұрын
Horay u soco Ustad Noor Ali Farah.
@mohamedhusseinabdi5454
@mohamedhusseinabdi5454 Жыл бұрын
Wa hees anan kadalin inan dageysto, 2023 in Mogadishu Somalian ❤
@AsisAyeh
@AsisAyeh Жыл бұрын
Isniin August 21 2023 6:40pm Seattle Washington 🇺🇸 ayaan heeskan dhageysanayaa markii boqlaad😊 xasuustii Inabtiday😢 hayna kala wadin hayay garoo yaan wanaag la gees marin❤❤.❤❤ AHUN Dararamle oo ahaa aasaasayaashii fanka
@aaycom1
@aaycom1 Жыл бұрын
Oohinta Ma jiliinbaa mise waa ka dhab?
@aaycom1
@aaycom1 Жыл бұрын
Suuganta waa waxa kaliya ee lagu soo koobi karo "WAR / HADAL" qaadan karo Saacado.
@maizaahmed9696
@maizaahmed9696 Жыл бұрын
Heestan markaa dhagaysty wx badan bay I xasuusisay Waalidkay waa ixasuusay Aduunka in laga tagayo iyo geeri waa I xasuusisay Jcl iyo dhibtiis waa I xasuusisay 😢😢 16/7/2023 Axad 12:28 hbnimo
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 Жыл бұрын
Anigu waxan dhegaysanayaa 28.06.2023 magalada Delft ee Netherlands 🇳🇱. Waa maalin iid ah
@shaakilxaraf5692
@shaakilxaraf5692 Жыл бұрын
2:30 duhurnimo maalin axad ah 11/6/2023 DEG.JARIBAN waxaan ku dhegaysanayaa sariirtayda dusheeda anoo jacayl ladaara dhacayq❤ laba kasta oo is jecel eebbe haku guuleeyo jacaylkooda
@jama187
@jama187 Жыл бұрын
Masha allah : Yaa noo fasiri kara erayada ugu horeeya heesta: wasiir gool irmaan ooy ?
@bashkaadam6519
@bashkaadam6519 Жыл бұрын
"Wey ! Sidii gool irmaanoy, dhashii kala go'doomen...." saxiib sida ayaan u fahmey anigu. Allah haunaxaristo feylisofkeeni Abwan Xassan sh. Mumin. Mama Maryana Allah haxifdiyo.
@happymedia8499
@happymedia8499 Жыл бұрын
@@bashkaadam6519 waa sida sxb
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 Жыл бұрын
Sacadu 6:000pm subaxnimo waxaan ka imi waraysigii mushteeg ee isaga iyo dirim markasta tarikhdoda waxaan marayaa midhway. Halkay habeenkaa ku tumayeen xudaydi,dirim iyo mushteeg cabdiqadir bagag hadana waxaan nifaa sariirtayda oo tala hoygii fanka hargaysa iyo hoygayga. Macalinka fankayga goobe maxamuud 3 haben ka hor waraysi mushteg uu ii shiday baan wali dhex mushaxayaa fankii dirim iyo mudhteeg,maxamed mooge cabdale caraale sagsaag. Iyo maxadkii qahira
@nimcoxasan6881
@nimcoxasan6881 Жыл бұрын
Tuntii waa ereyo aad u macn iyo la xan cajiib ah from muqadisha Somalia 🇸🇴
@boqorhanad7104
@boqorhanad7104 Жыл бұрын
Heeskaa waa hees qiso dhaba xambaasan hadaa ka mid tahay dadka dhegeesanaya 2022 dhamaadkiisa like dheh
@MohamedHassan-iy6qq
@MohamedHassan-iy6qq Жыл бұрын
Cajiib!!!! Heesii hore iyo fanaaninti hore Micnaha heesta, Erayada, Laxanka, Kabanka iyo Luuqda waa wax aad looga Baaran degay si wacaNa loo soo Agaasiamy, Runtii keydka soomalidii hore waa dhaxal Dahab ah. Alle ha unaxariisto intii dhimatay inta Noolna Nabad qab iyo cafimad bn urajaynayaa
@maxamuudmaxamed8135
@maxamuudmaxamed8135 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto adeero axmed cali haaruun dararamle
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Жыл бұрын
Waa heesihii jacayl ka nagu sii xoojiyey dhalin yaranimadaydi waqti wanaagsan baan ku soo qaatay dalkaygi 80 kii iminkana barafkanu isu heesnaa
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Жыл бұрын
Ahu naxariisto Ahmed x.cali Haaruun aameen yaa Rabbi
@Mohamed-Abdirisak
@Mohamed-Abdirisak Жыл бұрын
Hed mooyee habaarba looma dhintee anigiyo hilbahaygii kala hoyanee Haadduna subaxdii hortay ma kacdee Laba isu hilowday ha iga hartee Hamooy beena sowtan la i helayee. Anigaa is baday uur ku taallada ee itaal darridaydaa eersadayee hayaay garo oo yaan wanaag la gees marinee. daayayee idinkaa i daba wada iloobayee hay ogaysiina ee... Mirahaan waxa iska leh abwaankii jacayl dartiis jirkiisu hilibkii ka dhamaaday oo jaxaylku qallajiyay abwaan sulub cumar. Codka Dararamle. kabanku waa boqorka cuudka xudaydi..
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto🤲
@kg6987
@kg6987 Жыл бұрын
Ya salam
@hailegoome7817
@hailegoome7817 2 жыл бұрын
Codka iyo laxanka🎉innaba caadi maaha from nairobi good luck hayaay garoo yaan wanaag la gees marin
@hodanali7016
@hodanali7016 2 жыл бұрын
Hestan laxankeeda waxa leh subcis cumar Markoo dhibta jaceyl la daala dhacaaye Gabadhi ina abtigis ehed oo uu jaceyl waali ah u qaaday iyana ku gacan seeresay 😢heeso badan buu kasameye dareenkiisa io jaceylka uu gabadhas uqabo Mar lagu yiri wllka xaskisa dumaalna wuxu yiri maya sidaan baa cimrigeyga ku dhamesan wuuna ka dhabeye jaceylkii ina abtigiis uu uqabay buuna iilka kula hoyday 🙌
@xayaatqurux472
@xayaatqurux472 Жыл бұрын
Ilahey ha unaxariisto 😭
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 Жыл бұрын
@@xayaatqurux472 xayaat...1m ago ayaa ba ahayde. ... Heesta wali ma dhagysanysaa
@abdikhadarosman52
@abdikhadarosman52 Жыл бұрын
Qofka qalbi leh wa daremaya laxanka inu gocasho yahay
@abdirahmansanyare833
@abdirahmansanyare833 9 ай бұрын
Laxanka Faysal Cumar mushteeg ayaa lahaa. Erayadana Sulub cumar. AHUN dhamaandood
@Tixraac
@Tixraac 7 ай бұрын
Laxanku waa subcis waxa curiyey Faysal Cumar Mushteyk. Erayadda(Beydad) ayuu Sulub Cumar lahaa, Alle haw wada naxariisto, iyada iyo inti muslim ahayd ee dhimatayba.
@shaaficishafinho5689
@shaaficishafinho5689 2 жыл бұрын
0