No video

Heesta Liilalaw ee uu qaado Axmed Dararamle

  Рет қаралды 252,646

Noor Ali Farah

Noor Ali Farah

Күн бұрын

Heestan laxankeedu waa Subcis, waxaana nuuceeda la sheegaa inuu alifay Feysal Cumar Mushteeg 1969-kii, balse waxaa ereyada "Liilalaw" ku daray Axmed Dararamle. Isla Faysal ayaa ka mid ah fanaaniinta ku luuqeysa.

Пікірлер: 139
@hodanali7016
@hodanali7016 Жыл бұрын
Hestan laxankeeda waxa leh subcis cumar Markoo dhibta jaceyl la daala dhacaaye Gabadhi ina abtigis ehed oo uu jaceyl waali ah u qaaday iyana ku gacan seeresay 😢heeso badan buu kasameye dareenkiisa io jaceylka uu gabadhas uqabo Mar lagu yiri wllka xaskisa dumaalna wuxu yiri maya sidaan baa cimrigeyga ku dhamesan wuuna ka dhabeye jaceylkii ina abtigiis uu uqabay buuna iilka kula hoyday 🙌
@xayaatqurux472
@xayaatqurux472 Жыл бұрын
Ilahey ha unaxariisto 😭
@mrdevicesomali5004
@mrdevicesomali5004 Жыл бұрын
@@xayaatqurux472 xayaat...1m ago ayaa ba ahayde. ... Heesta wali ma dhagysanysaa
@abdikhadarosman52
@abdikhadarosman52 Жыл бұрын
Qofka qalbi leh wa daremaya laxanka inu gocasho yahay
@abdirahmansanyare833
@abdirahmansanyare833 9 ай бұрын
Laxanka Faysal Cumar mushteeg ayaa lahaa. Erayadana Sulub cumar. AHUN dhamaandood
@Tixraac
@Tixraac 6 ай бұрын
Laxanku waa subcis waxa curiyey Faysal Cumar Mushteyk. Erayadda(Beydad) ayuu Sulub Cumar lahaa, Alle haw wada naxariisto, iyada iyo inti muslim ahayd ee dhimatayba.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 күн бұрын
Heesaha subcis kaa saan ujeclahay waayo Laxan cajiib ah baa saaran😊Ereyada, laxanka & Music ba waa lagu farayareystey hestan💖
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
Nasiibkeygu waa Adigoo nbad io Adigoo nool io Naq roobaad❣ Garo oo yaan wanaag La geees marinee Liiloow liiiiloooooow🎸👌👏👏
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 жыл бұрын
Jawiga afgoye kwrn degan
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
@@najiibalpha9409 shax shax👌
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 жыл бұрын
@@haawodagan5472 cafimad kuwaar Hestan waxa dhagesanaya waqti xadirkan sacadu waa 5:47pm irideyga ayaa fadhiyaa baraf ayaa da,aya meeshu waa gobolka chilliwack British colombia canada 🇨🇦 noloshu wey wajiyo badan tahay runtii wadanki nabad waarta allah noga dhigo salama wll
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
@@najiibalpha9409 aad io aad wllo aniguna waxa ay iitahay 1:20AM xiliga geeska Africa alle hakugu amaansado meesha aad joogto adiga io dhamaan inta kale🙏
@saidojama1170
@saidojama1170 Жыл бұрын
@@haawodagan5472 Allahumma Ameen
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Axmed Cali Haaruun ( Dararamle) Illaahoow u naxariiso isaga iyo dhamaan Soomaalidii Aakhiro u hoyatay Aamiin 🎵🎵🇸🇴🇸🇴✅ 12:30 Pm. London UK. Waaya waayo❤️🌺🌺🌺🌺
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Walalo goormuu dhintay ale ha unaxariisto
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj mar hore ayuu dhintay, intuu mootan yahay waa dhan tahay 12 sano
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Erayo hestan Ku jira wax ka maqli jiray habaday Alle hu naxariisto Aamiin
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 жыл бұрын
Hestan waxa dhagesanaya waqti xadirkan sacadu waa 5:47pm irideyga ayaa fadhiyaa baraf ayaa da,aya meeshu waa gobolka chilliwack British colombia canada 🇨🇦 noloshu wey wajiyo badan tahay runtii wadanki nabad waarta allah noga dhigo salama wallyal
@xuseen1305
@xuseen1305 Ай бұрын
Guueyso sxp
@mohamedsuleiman5357
@mohamedsuleiman5357 2 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto adeerkay sulub cumar axmed waa abwanka sameeyay heesta
@boqorhanad7104
@boqorhanad7104 Жыл бұрын
Heeskaa waa hees qiso dhaba xambaasan hadaa ka mid tahay dadka dhegeesanaya 2022 dhamaadkiisa like dheh
@mariamismail147
@mariamismail147 4 жыл бұрын
10/5/2020 from canada Toronto runtii heestan jeceyl aan cid uu ii hayo lagaranan ayey igu abuurtaa
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
I used to be like you years ago, you are sensible, passionate and kind person don't worry, one day you will get your match, as I did don't rush, see the angels among the push, keep all your avenues open, good luck sister
@aminahmed6984
@aminahmed6984 2 жыл бұрын
Runtii waa jacayl dhab ah!
@zakariaaxmedhassen4202
@zakariaaxmedhassen4202 Жыл бұрын
Wiilka kuu qabay jacaylkaas waa aniga lkn waad igu gacan seertay yah 😢 😭sideda baan ku dhameysanaa nolosha
@mubaarigmaxamuudguuleed
@mubaarigmaxamuudguuleed 3 ай бұрын
Anuu iikaa haya😊😅
@nimcoxasan6881
@nimcoxasan6881 Жыл бұрын
Tuntii waa ereyo aad u macn iyo la xan cajiib ah from muqadisha Somalia 🇸🇴
@sofiawarsama1374
@sofiawarsama1374 6 ай бұрын
This is the first time I’m listening to this song, beautiful voice absolutely amazing
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
Ereyadii Sulub Cumar Axmed AHN Luuqdii Axmed Cali Haruun Dararamle AHN.
@muusecabdi1390
@muusecabdi1390 2 жыл бұрын
aad iyo aad
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Ereyada qaar Faysal C.Mushteeg baa leh badhna Sulub Cumar
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
Zxb Heseta waa in aanka ordaa itaalkeygi Dararamle qado mele igu shege
@MohamedHassan-iy6qq
@MohamedHassan-iy6qq Жыл бұрын
Cajiib!!!! Heesii hore iyo fanaaninti hore Micnaha heesta, Erayada, Laxanka, Kabanka iyo Luuqda waa wax aad looga Baaran degay si wacaNa loo soo Agaasiamy, Runtii keydka soomalidii hore waa dhaxal Dahab ah. Alle ha unaxariisto intii dhimatay inta Noolna Nabad qab iyo cafimad bn urajaynayaa
@faysalyuusuf9164
@faysalyuusuf9164 4 жыл бұрын
Waaw 9/04/2020 khamiis iyo hoygii fanka somaliyeed hargeisa hadhwnaag jigjigayar
@hakeemhassan9294
@hakeemhassan9294 3 жыл бұрын
Hoygii fanka hargeisa... my favorite
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn 3 ай бұрын
Axmad cali harun daram alah janatul fardawsa haku geeyo
@AdanMakina
@AdanMakina 2 жыл бұрын
Archiving Somali music is crucial. Thanks
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Wow, Beautiful song Allaha u naxariisto Ahmed Dararamle Aamiin
@AdanMakina
@AdanMakina 3 жыл бұрын
I used to listen to this song that was sang by Tubeec without lyrics, however, today I found this one by Dararamble. Somali music with the regular kaban or cuud could be classified either be either Blues or Jazz. Thanks so much for your efforts of retaining our Somali cultural heritage.
@nrx8684
@nrx8684 Жыл бұрын
I did not know Maxamed Saleeman tubeec sang this song
@haredonoor846
@haredonoor846 Жыл бұрын
²
@mohamoudxasan1485
@mohamoudxasan1485 4 ай бұрын
Exactly
@kowseromer-hashi2027
@kowseromer-hashi2027 Ай бұрын
😊😊😊😊
@hamsehassan2389
@hamsehassan2389 2 жыл бұрын
Sacadu waa 01:00 habeenimo Bishu 19-01-2022 Gothenburg Sweden Xasuus iyo qarami ❣️
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Жыл бұрын
Waa heesihii jacayl ka nagu sii xoojiyey dhalin yaranimadaydi waqti wanaagsan baan ku soo qaatay dalkaygi 80 kii iminkana barafkanu isu heesnaa
@AsisAyeh
@AsisAyeh Жыл бұрын
Isniin August 21 2023 6:40pm Seattle Washington 🇺🇸 ayaan heeskan dhageysanayaa markii boqlaad😊 xasuustii Inabtiday😢 hayna kala wadin hayay garoo yaan wanaag la gees marin❤❤.❤❤ AHUN Dararamle oo ahaa aasaasayaashii fanka
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Жыл бұрын
Ahu naxariisto Ahmed x.cali Haaruun aameen yaa Rabbi
@mohamedhusseinabdi5454
@mohamedhusseinabdi5454 Жыл бұрын
Wa hees anan kadalin inan dageysto, 2023 in Mogadishu Somalian ❤
@hailegoome7817
@hailegoome7817 Жыл бұрын
Codka iyo laxanka🎉innaba caadi maaha from nairobi good luck hayaay garoo yaan wanaag la gees marin
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Laxanka Subcis waa guridambayskii Qaraamiga Faysal Mushteeg baa curiyay waxaana qaadaya Saaxiibkii Dirim. Alla labadoodaba ha u naxariisto
@maizaahmed9696
@maizaahmed9696 Жыл бұрын
Heestan markaa dhagaysty wx badan bay I xasuusisay Waalidkay waa ixasuusay Aduunka in laga tagayo iyo geeri waa I xasuusisay Jcl iyo dhibtiis waa I xasuusisay 😢😢 16/7/2023 Axad 12:28 hbnimo
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 2 жыл бұрын
Waa ay Adagtahey sida loogu luqeeyo heestan labo jeer ayaan isku dayey lkn Waan keeni Waayey
@deasmiles
@deasmiles 11 ай бұрын
So beautiful ❤
@maxamuudmaxamed3653
@maxamuudmaxamed3653 4 жыл бұрын
Allaah haw naxariisto axmed ali dararamle esh alaa luuq
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 6 ай бұрын
Alle ha unaxariisto jannadiisa fardowsa haka waraabiyo aamiin insha Allah
@shaakilxaraf5692
@shaakilxaraf5692 Жыл бұрын
2:30 duhurnimo maalin axad ah 11/6/2023 DEG.JARIBAN waxaan ku dhegaysanayaa sariirtayda dusheeda anoo jacayl ladaara dhacayq❤ laba kasta oo is jecel eebbe haku guuleeyo jacaylkooda
@cabdisalamaxamed7310
@cabdisalamaxamed7310 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto awowgay ahmed cali x huuruun
@muusecabdi1390
@muusecabdi1390 2 жыл бұрын
heesta waxa alifay sulub cumar abwaankii la odhan jiray ee jacaylku qalajiyey
@mulkiosman2119
@mulkiosman2119 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhageysanayaa 2022-11-18 Swedan (Stockholm) waa igu socotaa mood kalaan galey.
@cabdisalancaydid4417
@cabdisalancaydid4417 3 ай бұрын
Alle ha ha u naxariisto awoowo Ahmed cali xharuun
@Khayre166
@Khayre166 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhageysanayaa 07.08.2022 saacaduna tahay 01:28Am talaado waxaana joogaa Nampula Mozambique Jamila St Waxa xasuusta leh waxaa waaye gabadhii ugu horeysey aan si niyad ah u jeclaado from 2011 to 2017 aan wada soconey ayaa caawa isoo raadisey anigoo weliba aad u xumeeyey waa boqorad runtii aanan ilaaweynin #phaisa Nooli kulanti
@ahmedas2216
@ahmedas2216 2 жыл бұрын
Salan sare sxb waxan kaso salamaya Paris heestana kudhegaysanaya hableheena ale habarakayo waa gobé qalbi wacan masakiina 9/8/2022 milayjoganba somali ale ha ilaaliyo
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Laxanka Liilalow waxaan ku maqlay Faysal Cumar Mushteek (A.h.u), inuu sameeyey. Dabcan erayadu waa Sulub Cumar Alle ha u naxariisto isagana.
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 3 жыл бұрын
Subcis uunbu leyey mushteeg lilaw waa qarshe
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Subcis & Liilalow Xagee u kala Wadaa Waa Hal laxan Waxaana leh Faysal Cumar mushteeg Aun
@muusecabdi1390
@muusecabdi1390 2 жыл бұрын
miraha iyo laxankaba waa sulub cumar ahmed
@AhmedAhmed-us3ll
@AhmedAhmed-us3ll 4 жыл бұрын
From galhareri 3&9 ( U S C ). Somalia waa dadkii hore hadalna waa in tay dhaheen
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Galhareri waa magac qurxantay xagee ku taal
@AhmedAhmed-us3ll
@AhmedAhmed-us3ll 4 жыл бұрын
@@kungabdhoodkaroon8000 . Galgaduud bey kutalaa
@abdiwalisulub461
@abdiwalisulub461 4 жыл бұрын
From jijiga SRS, runtii heestani dareenkayga bay aad ubadashay inkastoo aan xushmad u hayo dhamaan heesihii qarsaamiga ahaa
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Aniga is baday uurkutaalada ayaan darridayda eersaday, illoobay ha i ogeysiin, waah waah ax yaa qaraam
@sacadiaali2657
@sacadiaali2657 Жыл бұрын
Hersaha qaaramiga sida tan oo kale shaqada markan ku daalo ayan ku tuurta. Allah ya Raxma Daramle iyo dhamaan musliminti geetiyotay
@mohamedademismail5826
@mohamedademismail5826 4 жыл бұрын
From Qatar 🇶🇦 10/4/2020
@dekowshafi9783
@dekowshafi9783 3 жыл бұрын
Libax ka hagee ma muraa mise rayaan mise muqlina Mise shumaal iyo takfen balo ku dagtay qadaraa 😂
@maxamuudmaxamed8135
@maxamuudmaxamed8135 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto adeero axmed cali haaruun dararamle
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 3 жыл бұрын
waar waa laxan erayo gees ahna malahan sulub layninee ninba erayuu saartaa laxankana faysalbaa leh
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 2 жыл бұрын
Hala hala, cod haalaasiya oo qabaw oo macaan ku dheehanyahay, iyo laxankii subcis ee ustaad feysal.
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 Жыл бұрын
Anigu waxan dhegaysanayaa 28.06.2023 magalada Delft ee Netherlands 🇳🇱. Waa maalin iid ah
@faysalabdulaahi4658
@faysalabdulaahi4658 5 ай бұрын
Abwaan,faarax,yuusuf,qorfe,sifneheeda,waataan,kaharay,siinledii,gabaye
@mohamedmohamud3639
@mohamedmohamud3639 3 жыл бұрын
Beautiful vocals
@aealol4684
@aealol4684 3 жыл бұрын
Alla ya raxma amiin!! Top🙌
@zayidbarwani8437
@zayidbarwani8437 4 жыл бұрын
Alle hownaxariisto aderky Ahmed cali haaruun
@kg6987
@kg6987 Жыл бұрын
Ya salam
@thesmartboychannel6700
@thesmartboychannel6700 3 ай бұрын
Abwaan kii jaceylku laxahiisa feentay sulub cumar ayaa lahaa heestan.
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 4 ай бұрын
This song was sang originally by dararamle in 70s
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Erayadii AHN. Ismaaciil sheekh Axmed cagaf macalin hadhuudh oo ka mid ahaa kooxdii walaalo Hargaisa
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf
@kamilkaneco3839
@kamilkaneco3839 4 жыл бұрын
Ereyadii.sulub cumar alle Haw naxariisto
@wanaagbidhaanshe3685
@wanaagbidhaanshe3685 4 жыл бұрын
Nabi wayn
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
From juba Koonfurta suudan Waxaan idinka rabaa laxankan magiciisa iyo qofkii sameeyey waaaa codka aan ugujecelahay heelooyinka qaraamka
@mohidiinabdulkadirbulus6057
@mohidiinabdulkadirbulus6057 3 жыл бұрын
Laxanka subcis ladhahaa waxaa leh faysal cumar mushteeg Aun
@gaasiraguleid9323
@gaasiraguleid9323 2 жыл бұрын
Runti hesha subciska ah ad ayan ujeclhy waxn ku dha gaysanaya hargysa 2022 7 13
@Naagnool124
@Naagnool124 11 ай бұрын
💔
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 жыл бұрын
Ma jirto AHN cid Dararamle kaga fiican liilalow
@OgolowMaxamed
@OgolowMaxamed Ай бұрын
Ax. Dararmalie. Afkaada. Caano. Llagu qaby
@mohamedabdilahi6399
@mohamedabdilahi6399 4 жыл бұрын
Ereyadii sulub cumar axmed AHN Jacaylkuba inu dhab yahay ayay dhaman hesihisu mujinayaan
@amarushakur77
@amarushakur77 3 жыл бұрын
Jacaylkii sulub helay, kama sokayn midkii cilmi. Hadana bulshadu ma oga.
@loveumom2746
@loveumom2746 3 жыл бұрын
Qisadiisa ii tilmaam wll halkeen Ka daawada Kan I helay muu Ka daganthy talow
@maareyebugsiiye8615
@maareyebugsiiye8615 4 жыл бұрын
10..4 ..2020 5..47 daqiqo malin jimce ah hargysa hadhwanaag
@Muslixtrades
@Muslixtrades 3 жыл бұрын
Ustd nor waawaynka 😍
@oamaer
@oamaer 9 ай бұрын
yaslaam Nugaal oo Nabad ha%%%%
@Tooooox
@Tooooox 4 жыл бұрын
Amazing ❤
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 6 ай бұрын
Ismail sh.axmed macalin hadhuudh/cagaf
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
ilahay haanaxariisto
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
Saacadu waa 12:00 habeenimo habeen sabti soo galayso 5 Aug 2022
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 15 күн бұрын
LIKE
@maaful
@maaful 2 жыл бұрын
Miraha heestaan waxaa leh Sulub Cumar.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto🤲
@Shaakiile12344
@Shaakiile12344 4 жыл бұрын
12/07/20 in Kuala Lumpur for PhD study.
@Shaakiile12344
@Shaakiile12344 2 жыл бұрын
22/09/2021 at 00:00 in Mogadishu, km4, Wadajir District. Finished PhD nd working
@ⓂⓤⓐⓓⓗⓉⓗⓔⒼⓞⓐⓣ
@ⓂⓤⓐⓓⓗⓉⓗⓔⒼⓞⓐⓣ 8 ай бұрын
12/31/2023 ❤
@maxamuudmaxamed3653
@maxamuudmaxamed3653 4 жыл бұрын
Waayo waayo raaxeeye
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 3 жыл бұрын
Midhahan waxaa leh abwaankii jacaylka Sulub Cumar codka dararmle cuudka xudaydi
@hassanabdi4679
@hassanabdi4679 2 жыл бұрын
Nairobi Esli 16,8,2022 Qaraamigii berisamaad.
@qalbiSOMALI
@qalbiSOMALI 4 жыл бұрын
ILAAHOW U NAXARIISO
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 2 жыл бұрын
Time 00:32 Fri, 5 Aug 2022 Nairobi kenya.
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii ismaacil cagaf laxankii f.c.mushteeg codka dararamle
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Liilow nin daramle kaga fiican ma jiro wallee
@abdirahimmohed9880
@abdirahimmohed9880 4 жыл бұрын
Darim waah waah
@yasinfarah
@yasinfarah 6 ай бұрын
24/2/2024 kampal❤
@najaxapdirahman7732
@najaxapdirahman7732 Ай бұрын
12/7/2024
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 15 күн бұрын
LIVE
@ismacilleejo
@ismacilleejo 4 жыл бұрын
29.07.2020❤️
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 4 жыл бұрын
Axmed Dararamle
@tigerjr8425
@tigerjr8425 2 жыл бұрын
2022 ma sexdeee habinki waan salalayoo😰
@xaajicabdicabdi4661
@xaajicabdicabdi4661 3 жыл бұрын
ILAHAY KA BAQO OO MARAXUUMKA KA SAAR HEESIHIISA
@ahmedaden4664
@ahmedaden4664 4 жыл бұрын
12/4/2020 hargeysa ina buurta ina mooge
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 4 ай бұрын
Tubeec never sang this song
@saamionline1500
@saamionline1500 4 жыл бұрын
isaga iyo Maxamed mooge ayaa ku daray.
@madarauchiha2557
@madarauchiha2557 4 жыл бұрын
WLe XaGaD Ka OGaTY WLl
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
richi wll waxa sheegay maxamed maxamuud busi iyo faysal cumar mushteegba labaduba wy sheegeen waraysi laga qaaday madasha hal aburka tv ga qaranka Somalilan ka baxa waad heli kartaa ,taariikhda faysal cumar, ku qor busi markuu ka sheekaynayo
@shaaficishafinho5689
@shaaficishafinho5689 Жыл бұрын
0
@CibaadoCali-qb5ld
@CibaadoCali-qb5ld 2 ай бұрын
🥰🖕❤😮😊
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii ismaaciil cagaf Maclin hadhuudh abwaanki jacaylka
Qaraami Alfanaan Axmed Cali Cigaal Hees Subcis
6:24
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 309 М.
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 54 МЛН
Faysal Cumar Mushteeg [ Laxanka Subcis ] Lyrics
12:58
MUDUG BOY
Рет қаралды 240 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 973 М.
yt1s com   QaraamHeellada Subcis Cumar Dhuulle Cali Lyrics 480p
6:21
Dr Legend paddington
Рет қаралды 3,8 М.
Qaraami Sahra Ahmed, Faysal Cumar iyo Kinsi Xaaji (waayo waayo)
7:50
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 734 М.
Axmed Cali X Haaruun Dararamle 🔥Iyo Heesta "CAGUHU QABAN WAA CIIDA" ( JIIB )
7:41
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Qarami Media Pro
Рет қаралды 158 М.
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,6 МЛН