Пікірлер
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 5 сағат бұрын
Waxaasi waxba kama dhigna oo waa canfar waxaas waxa iskaleh shacabka somaliyeey Abie waa iska socono doona canfari halkey gali doonta
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 11 сағат бұрын
Guuuuuuul jamuriyada xorta ah ee somalida galbed cadawgiinu hajaban idamka ilahay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 11 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ilahay hasiyo falastin xoreiyada ❤❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤❤❤❤❤❤❤❤
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 11 сағат бұрын
Guuuuuuul uu mada islamka guuuud ahan
@ziyadmohammed7335
@ziyadmohammed7335 18 сағат бұрын
Beenale
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 19 сағат бұрын
Beenlow walaalihis Oromo aad iyo aad u neceb war ogow waa kugu kaligaa. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@mohamedhassan-cb9dm
@mohamedhassan-cb9dm Күн бұрын
Aby demisione STP
@NourMohamoudFarah-mp7ke
@NourMohamoudFarah-mp7ke Күн бұрын
Sax illahaw I Musliminta ugargaar yaa rabi
@SmilingButterfly-ms8ke
@SmilingButterfly-ms8ke Күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@SmilingButterfly-ms8ke
@SmilingButterfly-ms8ke Күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort Күн бұрын
@shide media xaad iyo ger wareskakaa installation allah kuudar
@user-mu5fo4kx2x
@user-mu5fo4kx2x Күн бұрын
😢😢😢
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 Күн бұрын
Abie muu cadaysto markii hore intuu ku daba dhuuma naayey inuu isagu doonaayey Abie gobolka sitti.wa laiska kaa celin
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 2 күн бұрын
Ethiopia inta abay talada joogo, cid isku imin karto o nabad damaanad qaadi karta ma jirto. In Abiy mesha laga saarana qoomiyada Ethiopia is kuma raacsana. Marka Ethiopia wa is dila, is xasuuqa iyo gaajo u baqtiya.
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 2 күн бұрын
Beenlow shiddo oo aad iyo aad beenttiisu cargo goosatay. War yaa ushegin beentaada Samalidu kaa koobinmeeyso es usheeg Gabrison Gabro Mecheal. Nabadey. Wabillahi Tawfiiq
@SmilingButterfly-ms8ke
@SmilingButterfly-ms8ke 2 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 күн бұрын
Waryaa Galbeedka sitti maxaa ka quseeyo cafar. Cagjar ayaa hadda maslaxo kale oo dhulkii soomaalida lagu qaadanayo. Ma abyi oo meel kasto ka gubanaya ayuu u hogaasanyahay cagjar war ninkaan yaa qabto dds.
@calibaashe9703
@calibaashe9703 2 күн бұрын
Beenaale
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 3 күн бұрын
IMF waxay siisay ethiopia 3.5 billion $ halka ethiopia ay codsatay 10.5 billion $.
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 3 күн бұрын
Sobabtu waa cagjar iyo garacda adis ababa fadhiya oo khaayimiin ah
@BA-qc8ko
@BA-qc8ko 3 күн бұрын
Shalay : 100$ = 10 000 birr Maanta : 100$ = 12 000 birr Lacagti ethiopia hoos bay u dhacday wayo 100$ qimihisi ba kordhay.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 күн бұрын
Shicibka Somaliland dagaal bay ka xigaan Itoobia Badd hesha.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 күн бұрын
Anfar iyo Itoobia way wada socdaan waana cadawga so.maliyeed.
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 3 күн бұрын
Cagjar waa inuu ka hadlo heshiis jabiskaan socda
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 3 күн бұрын
Haduu MuusseBiixi uu inyar uu caqli leeyahay.wa arka innu Abie uu rabo somaaliya uu baryaayo Xassan shkh.iyuu bar yàya hadwalba aduunka uu ka barya ilà kulmiya somaliya Abie waxa baryaya Muusse.B.
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 3 күн бұрын
war warkaasu waashir qool
@abdifatahagaarane5932
@abdifatahagaarane5932 3 күн бұрын
War dhaqaale ma taqaanane 100 dolar waxaa lagu sarifaya 12000 kun oo birr taa micnaheedu waa lacagta ethiopia ayaa hoos u dhac ku imaanaya
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 күн бұрын
Canfari mawado waxa sodajinaysa dawlad Ku sheega adisababa fadhida ee qotigu horsocdo waxase soconaysa maaha soomaaliyeey diyaarnoqda qoriga qaatay
@baskilyare
@baskilyare 3 күн бұрын
Ethiopia waxey madaxa isku wada galisey somali sii eey ethiopja danteda ugadho
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 күн бұрын
Abiy wuxuu ku guulaystay inuu isku diro somalidii jebouti, Somaliland iyo Somalia.
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 күн бұрын
Eeba Mahad leh mar haddii heshiiskii Abiy ku khiyaamaynayey Muse mar hadduu fashilmay.
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 3 күн бұрын
waamihiim inladabagalo waxkasta oo soomaaliya waxudhimaya
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 4 күн бұрын
Waar itopiya wax kaste haday hesho waxaasi waxba kuma. fadhidô ninkan MuusseBiixi wa waxa uu gubbi intiisa maanta waxa ay yiraahdeen waan gajoonay shacb kiisa haka saaro gaajada reer Hareysa
@NourMohamoudFarah-mp7ke
@NourMohamoudFarah-mp7ke 4 күн бұрын
Madax wayne cagjar nolaw horay usoco geesiyada liyuu noolaw
@assisdjama1608
@assisdjama1608 4 күн бұрын
Guuuuuul iyo gobanimo hambalyo madaxweyne mustafa geesi wadani nimo udheertahay hambalyo marlabaad ❤❤❤❤❤
@ecnasio9096
@ecnasio9096 4 күн бұрын
I am watching all the way from Boston Massachusetts usa god job guys
@CabdulahiMahmedahmedn
@CabdulahiMahmedahmedn 4 күн бұрын
Guulayista
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 4 күн бұрын
Asc walalahayga soomali yeed midnimo waxaa uugu dhaw Admis inaykabaxaan hada
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 4 күн бұрын
Intaa unta ah ee aad sheegteen, maamulka somalidu miyuu san odhan karayn????
@OsamaYacin
@OsamaYacin 5 күн бұрын
Oromo aya nin reer djibouti ah ku dishay dire dhaba dadka wa ina u sheegtan dadkisi wa inad ogaysisan
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 5 күн бұрын
Kkk ma nin kaliya , hada ka roys dhan oo reer jabuutiya aya dire dhabe guri lagu gubay dhamaantood 5 qof.Jabuuti waxba lagama soo qadin. Haduu nin sonaliya qof reer jabuutiya dilo reer kiisa oo dhan baa la qasha. Markaa ha la waso reer jabuuti.
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud 4 күн бұрын
waat hadash oromo ayakaa lidada qalbì malle hadaad adukabaqdo somaali mabaqdo kaducayso sharka somalida waxad didhaa soma daayow haykusoo deyn
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud 4 күн бұрын
​@@mahdibahdoon9742 caddow ayaad dahay qosolka iyo durman farxadaada siiwad xasbuna laahu wanicmal wakiil
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 4 күн бұрын
@@ZeinabfarahBouhuud Walaal cadow ma ihi , anigu waxaan ka hadlaya reer jabuuti qaasatan ciise sonalida la joogta uunbay ka adag yihhin oo xabsiyada jabuuti ka buuxiyeen, waligay ma arag iyaga oo xabashi ama canfar raafaya
@user-rs4uz8if6q
@user-rs4uz8if6q 5 күн бұрын
🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🤑
@abdulmao1579
@abdulmao1579 5 күн бұрын
FAROGODOOW hadaladu ma'aha warar, bal sidii hore u danbaysii hadalada eedaha dowlada ee shaqsi nacaybka aan cadaynta lahyn. Hadeer kadib hadaad soo hormariso aad weliba ku indho adkaysatana, tabcan hadalkaaga waa la'iska gudbin horay ayaa loowadi illaa aad ka baxdo. Qofkii aan rabin dhagaysiga hadalada niic niicda nacaybka ku dhisan, waxay qofka ka gaari heer ay soo gelin goobaha aad ku jirto.
@hawaosman5599
@hawaosman5599 5 күн бұрын
Been low Alle,iyoRSulkisakafurtay,dabadhilif,ushaqeya,itopia, ah,iskadhigayo,weriye,somali,Bartay,Afka somaliga, hadad caqliledahay,wad,ixoreyn laheyd,api, kopaha,kadapasiila,aqiro,khabyaladiste,qurmayayatihin
@HiboAli-dr7cj
@HiboAli-dr7cj 5 күн бұрын
Wa run dhadhanaaw
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud 4 күн бұрын
socadee wacide wariyaha daba dhillifka
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud 4 күн бұрын
maxaa runah dhadhaneey​@@HiboAli-dr7cj
@BilanIsmail-cp2wf
@BilanIsmail-cp2wf 5 күн бұрын
Beenaale qabiil b tahaye
@ZeinabfarahBouhuud
@ZeinabfarahBouhuud 4 күн бұрын
maxaa kubaray qabiil
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 5 күн бұрын
guul guul ok maashaa alaah
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 5 күн бұрын
Waaqada xubintaa haweenka ayaaiskale haikawareejiyo
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 5 күн бұрын
ok waa sifiican
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 5 күн бұрын
Somaliland ma geel bay idinka qaaday? Cadaawad weyn ayaad u haysaan oo idinka muuqata??
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 5 күн бұрын
Hargeeysa somalia ayeey ka mid tahay. 2 gobol oo isku darmay 1960 ayeey ahaayeen oo xornimadii kala qaatay 26 juun.iyo 1da july marka haddii la kala go,ayo afti iyo is oggol aya lagu kala bixi karaa. Wax anaa idhi la yiraa ma jiraan.
@MahamedAbdullahi-i3o
@MahamedAbdullahi-i3o 5 күн бұрын
اللهم أعز الإسلام