War Ninku waa hurdaa mustafe ah Arimo hoosaad ayuu kumashquulay
@ahmedali-wk9wu2 сағат бұрын
Hadaad beensheegayso, been run u eg ayaa la sheegaa! Caqliga wanaagsani waa in dadka islaynayaa ee dhimanayaa waa dad soomaaliyeed oo walaala ah oon meel kala tegeyn. Ilaahay hakala qaboojiyo oo samaha ha tuso. Adigana ninkan halkan ka hadlayow waxa aad kuhadlaysid iyo dabkan aad hurinaysid ilaahay wanaag ha kuugu bedelo AAMIIN.
@CalixaashiNuur3 сағат бұрын
Heartache sheekha
@abdiahmed95903 сағат бұрын
Ogaden meel kasta joogo waa inuu ku dhaqaajiyo nimanka dadka gowracay meydkooda ku caayaya
@somaliasomalibaleh78224 сағат бұрын
Jaajuus ethiopiaan shidow argagixiso ku sheeg ragga iska kaa celiyay. Oromo u niikiye shide.
@hassanfarah8417Сағат бұрын
DHASHAYDII GEEL MA LAYNE GIIRAA LAYSAY, SHABEEL BAA LA SHEEGAY INUU SIDAAS YIDHI KADIB MARKUU GEEL KU DURDURIYAY DHASHII SHABEEL. IMINKA MA SOOMAALILAND GIIRO NOQOTAY. XAALKA MA MOODAA INUU U EGYAHAY ; AABOW KA IGA CELIYOO KA WAYN IGU SOO DAA.
@IbrahinMahad-k4f4 сағат бұрын
Harta sheekha
@Ahmedmussa-x2k4 сағат бұрын
War cidwalba dhulkeeda hor bay utahay meel alle meesha aydoonan ayey lamarikaraan Ma idinkaa sameeystay
Cagdheer anaga hiyadiin wasna wallahi hadii an AddisAbaba aaan kawaayo aqoonsi wa ballan inan Haud and Reserve Area oromia kula midoobo adigana ku adoonsado faqash yahay faqashto dhashay
@MoonLight-te8np4 сағат бұрын
🤮🐷🤮🐷🍻🍻🍻🐷🤮🐷🤮
@ClaahiKurbad4 сағат бұрын
Harta shekha
@AbdiIbraahim-k1l5 сағат бұрын
Harta sheekh
@MaxamedCabdi-n3e5 сағат бұрын
8:19
@AshaIbraahim-e1e4 сағат бұрын
Warnaga aamusa
@IdrisAlikorow-my1ld4 сағат бұрын
Liar,liar you are biased and have nothing to tell.
@somalilanddiaspora5 сағат бұрын
Dhulka yaa iska leh? Miyaanay ahayn Anglo Ethiopia agreement Hawd and reserve area? Ma ogadeen aya leh meeshan?😊😊
@osmaanmunasar2 сағат бұрын
ogaadeena madhalin isaaqna ma dhaxlin dhul itoobiya leedahay waaye
@axmedayro99264 сағат бұрын
Isaaq. Hudu argigixiso yahgay daroodna. Wa argagixisiso