Waxeey ku jirtay ruwaayad loo dhigay ololaha horumarinta reer miyiga ee afsomaliga sida loo qoro lagu baraayay oo ardada iyo macalimiinta loogu diray baadiyaha waxaa iska lahaa axmed maxamuud xidig , Asli maxamed iyo xasan carab macalin aktarada ,haboon c/laahi la qaadeysay heestaan allah u naxariisto dhamaantood amiiiin
@hopemusicsomaali1616 Жыл бұрын
Hees aan heesaha somalida u jclhy maka xiiso dhaco sanad walba waa dhagaystaa waxaas oo dhan waa jcl aan u qabo hooyo mcn
@calicabdi5734 Жыл бұрын
Waah waah yaa nimco jaamac migil
@ziyechqurux Жыл бұрын
Visaha norway waa meeqa lacag
@Mowliid2024 Жыл бұрын
Cajiib
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Ruwaayaddii laba dhaqan kala dheer ayay ku jirtay.