Maashaa allaah tabaaraka laah magaca hoteelka loo bixiyey ayaaba layska heli karin waxaaba ka sii daran habka quruxda badan ee soo jiidashada leh ee loo dhisay. Waxaan idin leeyahay hambalyo hambalyo iyo guuuuuuuuuuul
@safiaali99573 жыл бұрын
Masha Allah but it is a guesthouse.
@waryaawariiri18123 жыл бұрын
Hoteel Taleex berisamaadkii soo xasuustay.
@gabrielabdul83723 жыл бұрын
☺️ Qofka ajnabiga ah hadii u shaqeysanyo maxa dhib oo ku jirta? Dadka dhan waa bina adan. Ma ficna neceebka iyo Cunsuriyada.
@KulmisoAraweelo3 жыл бұрын
Nacay Iyo cunsuri ma jiro oo wadamo kale Ayaan ku soo noolaanay oo dad ku walaaloownay. Waxaad ogaataa marka baahidaada badan tahay ayada ayaa la daboolaa horta. Marka maanta Soomaaliya shaqo la’aan baa ka jirta oo baahida in dadka fursad la siiyo waa muhiim, balse ajaanib ma xaribna oo HADDII qibradda aad u baahan tahay aysan lahayn dadkaaga waxaad ka keensan debadda!