Doorkii aqoonyahanka Somaliyeed na waa maqanyahay, oo ma midaysna, ee qof qof bay u hadlaan.
@momindekk1Күн бұрын
Somali dagaal ayay aaday, dawladnimo waa ku heshiin wayeen.
@aminawarsame2514Күн бұрын
What does he mean by Sool Barri???
@somaliextratv8362 күн бұрын
Salaan kadib waa barnamijyadiina waa heer sare aan ka faaiidnay lakin maadama af somali uu ku baxaayo noo jilciya erayada Englishka ee martida iyo wariyaha ay adeegsanayaan intii suurta gal ah mahadsanidiin
@ABDIKARIMSHEIKH-j6v3 күн бұрын
Wariyuhu qudbad miyuu jeedinayaa
@eliasfarah17894 күн бұрын
Khilaafaadka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda dalka, heer sare iyo heer maamul, badankooda waxaa sabab u ah iskudiyaarinta doorashada. Madaxda oo dhan waxay ishoodu eegeysaa doorashada xigta, kolkaas ayey awoodii iyo dawladnimadiiba u adeegsadaan qaab u ogolaanaya iney doorashada danbe soo baxaan. Kuwa ka soo horjeedaan waxay ka shaqeeyaan sidii ay u luggoyn lahaayeen oo aan loo marsan doorasho la toshay. Kolkaa xalka in la abaaro ayaa muhiimsan intii kolba lagu meereysan lahaa xanuunada ka dhashay cudurka weyn ee ah Damaaci Doorasho. DFS way u burburi gaadhey damacaas, maamulada oo dhanna sidoo kale khilaaf doorasho iyo damac doorasho ayaa ragaadiyey. Xalku waa in madaxtanimada laga dhigaa hal teeram, oo qofkii mar madaxwayne noqdaa uuna isa soo sharixi karin, maalinta xilkaka kaga eegyahayna, dhaarta lagu daro, oo uuna maalin dheeraad ah ku darsan karin. Haddii qodobkaas la xaliyo waxaan qabaa in dhibaato badan o isla meereysi laga gudbi lahaa! Soomaaliyey xalka ha la abaaro inta lagu meereysanayo falsafadeynta khilaafaadka iyo waxyaalaha inaga xun. Xalku waa taas aan sheegey. Waana wax la sameyn karo.
@AAYASSIN819694 күн бұрын
AF-YARE Cilmi He is one of our intellectual .
@warsameali51335 күн бұрын
Salaamo caleykum xalka soomaali waxaa laga raadinooya meel qalad. Xalka waa in aan illaaheey u labano.oo aan qaadano shareecada islamka.fedaraal waxaa nii keenay cadowgiina.
@IbrahimMohamed-ix1ke5 күн бұрын
Fadlan qofka aad waraysanayso hadalka u daa. Hadalka adiga ayaaba intiisa badan qadanaya. Mida u danbaysa fadlan Af somaaliga ilaali, 75% waxaad isku dayaysaa inaad af qalaad isticmaasho. Qodobka u danbeeya wa arin ku so badanaysa dadkeenna wax bartay ee mar mar isku qalda cilmiga iyo afka qalaad. Qofku waxuu aqoonyahan ahaan karaa isaga oo afkiisa xooga saaraya. FG: qofka ku koray qurbaha ama ku noolashaha dalka uu ku yaraa qiil wuu yeelan karaa.
@KingOmar.jujhjii14 күн бұрын
Sii wad shaqada weyn
@sagalshirwa968222 күн бұрын
The Economicst farhia mohamud hasaan❤
@SahroSahro-e5j23 күн бұрын
Mashaa alaah walka alha kula garab galo il xun kuma aragto
@omarw3314Ай бұрын
Somalia waxey u baahan tahay dad sidan oo kale shacabka u fasirikara dabinka aynu ku jirno. Aduunka xagee lagu arkay wadan tirada xisbiyada ku xadadaya dastuurka 😂 Waa waali cas
@abdisamadhussein3924Ай бұрын
✅️✅️💯💯
@somwayptyltd7634Ай бұрын
Mareexaan siyaasadda halagu wareejiyo ayagga ayaa bahashaan yaqaanee inteena kale ku wareernay 😅
@ZachiAhmed11 күн бұрын
Caqliga mangaabka meshan latimid
@somwayptyltd763410 күн бұрын
@ Somalidu qoloba waxbay ku fiicantahay qolo maamulka qolo bur burinta dalka;qolo shisheeye u adegga; marka run sheeg waa ceeb sheeg !
@Mowliid2024Ай бұрын
Qashimaysi
@FardaQarrisАй бұрын
1 Wa in ,dhameystiraa qaybaha dasturka 2iyo in xoojiyo oo la,hormariyo awooadaha garsoorka 3in dhankasta laga hormariyo Hay,adaha amniga gaar ahan boliiska dib udhisna lagu sameysa 4in qaybaha kala duwan bulshada wacyo galin baaran lagu sameyo 5jamacadaha iyo warbaahin in ay ka qayb qaataan dib udhiska dowladnimada si hufan Thanks
@abdirahimisse3386Ай бұрын
Inaa aqrista rabaa xagee ka helaa
@AshaDirie-jr3gjАй бұрын
Wax walba waxaa xudun u ah ilaalinta heshiiska bulsho hadii heer walba lagu tunto oon waxba laga qaban laguna taageero, haddii masuul kale ku tunto oo asagana lagu taageero waxba isbadal majiro muhimadu waa in waxa lawada qortay la wada ilaasho markaas baa masuul kastoo khalad gala loo helayaa wado lagu ciqaabo
@AshaDirie-jr3gjАй бұрын
Qofka khaladka gala haduu garab helo waxna laga qaban waayo waa sahlan tahay inuh khaladaad kale galo kuwo kalana galaan laysmana xjkumi karo
@AshaDirie-jr3gjАй бұрын
Aab baan u bogaadinayaa barnaamijkaan iyo sida caynta xaqiiqada u abaaray hadaan wadadaas ku socon lahayn dawlad dhisku waa hagaagi lahayd
@AshaDirie-jr3gjАй бұрын
Aad baan u bogaadinayaa caynte sida xaqiida uu u taabtay soomaaliya haddii la helo dad argyiyahaas dawlad dhiska xambaari kara oo xil iska saara wax baa hagaagi lahaa
@ahmedmahaddhurre8562Ай бұрын
Waan bogaadinayaa wana so dhaweynayaa barnaamijyadan oo kale waxana soo jeedinayaa in lasoo qabta raga lagu hurmaayo aqoonta siyaasada. Mahadsanid .
@raashidabdalla5335Ай бұрын
Andi anyte si qoto dheer buu u bidhaamiyay dhibaatoyinka isbarkan ee dowladnimada naga heesta iyo habka ugu fudud ee lagu xalin karo , mahad haka gaandho somali public agenda mawduca muhimka ee nala wadaagen
@somalipubagendaАй бұрын
Mahadsanid
@ahmedh1579Ай бұрын
Somalia needs a truth, justice and reconciliation process first before any other political process can function effectively
@ZachiAhmed11 күн бұрын
Well said 👏
@abdirahmankeisal9939Ай бұрын
Kooxaha fanku, hadda waxa ay u afduuban yihiin, qolyo waxa ay qabtaan iyo waxa ay gudaan midna uusan jirin.
@supremeleader93862 ай бұрын
Hahahaha benale
@mahadwasuge3 ай бұрын
The first SPA Video Commentary is finally out 👏🏽.
@ahmedh15793 ай бұрын
18 commissioners is too much. 9 or 7 commissioners would have been ideal. Stagger the appointment of the commissioners so that their term of office does not end all at once. Recruitment of the next set of commissioners should be done 6 months before the expiry of the term of the other commissioners, to avoid a vacuum or lacuna . The appointment process is not transparent and participatory. It gives too much power to the Executive to prepare the long list and short list of commissioners to be appointed. Matters election should be the exclusive jurisdiction of the election commission and not shared with the presidency-for example the fixing of date of elections or postponement of elections
@somalipubagenda3 ай бұрын
Thank you Ahmed for the insights, analysis and recommendations.
FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH OO CIIDAMADII QARANKA EE ERITREA BAI CAAYNI JIREEN MIDKAAN INA CEEYNTE IYO MUNAAFUQ TUUG QABIILESTE XASSAN SHIIQ
@abdikadirali1175 ай бұрын
INA CEEYNTE WAA MAANGAAB AFTAHAN AH KUNA NOOL KHIYAALI IYO QABIIL...SHALAY WUXUU LAHAA FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA LEH....GAALKII CADAANKA AHA EE CADAWGA SOMÀALIYED IYO DIINTAADABA AH EE SAHAN LEH BUU SHILIMAAD KAQAATA SI QARAN SOMAALIYED LOO HELIN......GAALKAAN CADAANKA AH EE CANADA KASOO JEEDA WUXUU BARAA GABDAHA YARYAR EE SOMAALIYEED DAQANXUMO MANDOOROYANA BUU SIIYAA...WIILASHANA SIDAAS CAMAL OO KHANIISNIMO BUU LACAG KUBIXIYAA HALKA INA CEEYNTANA IYO MUNAAFUQ XASSAN SHIIQ LOO ISTICMAALO QARAN INAN LAHELIN.......MAALINBA MAALINTA KUXIGTA INA CEEYNTA IYO XULAFADIISA LACAG BAA LASIIYAA OO WAXAA LOO FURAA HAAYADA LAGU BURBURIYO SOMAALIYA SIDA HERITAGE IYO PODCASTKAAN OO HADA LAGA WAREEYSANAAYO ILEEN ASAGA BAA LEHEE
@MurtidaTv5 ай бұрын
Laba reer oo dawakhsan oo aan iyagina waxba isu ogoleyn baa meel walba lasoo taagan Somaliya difaceynaa... yaa ka difaaceysaan baa is weydiin mudan idinka burburiyey 34 sano isku haysta oo maalinba kiina madax noqda maahee kii kale lugta jiidayaa...xaqiiqda iyo waxaa tihiin marka fahantaan baa wax idiin dhismi karaan inta ka horaysa tiihaas ayaa ku jiraysaan 40 sano 6 baa idiinka dhiman walina caqli idiinma kordhin
@zakihareed26985 ай бұрын
Dakada casab baa gobolka tigree ku dhex taala maxay ka dhigan thy mise way ka wareertay halkaas.
@cawlfaraarecawlfaraare41905 ай бұрын
Adigu ma aan idin xukumo xaal aan ahayn ma haysaan miyaa
@dalaisacgibril58995 ай бұрын
Shaqo fiican baad qabateen rag wadaniyiin ah baad tihiin laakin waxa hore loo idhi nin shantaadu aanay ka celin sharci kama celiyo, somali dagaal ha isu diyaariso ka dhan ah kuwa cadowga inagusoo hogaamiyay ee Muuse fircoon iyo qoomkiisa iyo Abiy iyo oromadiisa,
@JunaidAbdirizak5 ай бұрын
Legend Howl fiican heysaa keep going
@mohamoudabdiqadir54575 ай бұрын
Caynte been iyo khayaali buu ku nool yahay xaqiqida ground taala ayuu iska indho tiraa
@ilyaasabdi63525 ай бұрын
Maxaa ka mida
@drosmanaw-ahmedismail.63335 ай бұрын
GUDDIGA DAGAALKA EE SOOMAALIYA EE KU LIDKA AH SOMALILAND