Prof Osman Abokor Dubbe
1:46
4 жыл бұрын
SOMALI MUSIC AWARDS
1:17
4 жыл бұрын
GEN ZAKIYA LONDON NAJMO FIASKO
4:36
4 жыл бұрын
SOMALI MUSIC AWARDS AUG 29 2020
0:48
ISFAHAN FILM Official Trailer (2019)
3:33
ABDISHAKUUR ROFFA QORSHE GUUR 2018
4:49
HABOON by ABSHIR AJ 2018
5:42
6 жыл бұрын
ABDI HANI NIMCO 2017
5:37
6 жыл бұрын
Nuur Caraale iKOOL KOOLi 2017
5:03
7 жыл бұрын
Пікірлер
@user-hw8pw7ef4u
@user-hw8pw7ef4u 3 сағат бұрын
Hestan wa hes igu qali Tarikhda marke aheyd 2012 gabar ban se xad dhaf u jeclaa iyaduna sodo kalle ❤wax lacagana ma hesan wakhtigas shaqo ayan belabe se nolosheyda wax badan uga badallo galen an shaqeysto galen na an waxbarto xaqiiqdii margad hesato qof ku kujecel hadana gudheri galina waxka wanagsan majiro❤ Hawen haweno kamida ayan ku iri wantah riwerawa kolka 📞 igu jarty wanku celiyey kolka iyado il meyneyso iga qabaty kolka waxe igu tidhi jemcada sosocata guriga igu emad wan utagy Waxena dhageysa nese hestan adka umacan waxe amin saneyd markan tahrebo inan kulmi donen laba deno wakhtigas dhemashada tahrebka bada aya ad ubadneyd Waxe igu tidhi ma baxeysed inago is gursanen lacag yaro ansha qeystay iyo xawyaro aderkey kaso densade ilen abe imanola 😢 Ana waxan rawa melsare inan iska sosaro kadib inan jaceyl keyga an gursado waxan ku idhi macanto igu kolsonw hadan dheman insha Qofka xala sheyda noqon dona wa diga ❤waxan ku qanciyy inan baxo iyada oo an rali ka aheyn 😢 Waxan socdaba waxsafar kumary sampia waxan tagy South Africa mudan jogay wanka shaqeyste wanka tagy waxan socda ba waxan tagy jarmalka mudan ka shaqeyste waxan unaqde somali 2020 anigo hadaf keyga ka dhabeye aad ufaraxsan waxan ka dagay mogadishu somali jaceyl keygana ad igu faraxsan ilen 8 years ayan laka maq neyn labadena wa is gursane alhmdlilh 2 bil kadeb wan soka xeste jaceyl keyga waxa deb ugu so noqday jarmalka mudan kunolen kadib wanka takne hada waxan ku nolnahy UK 🇬🇧 xaqiiqdii jaceyl ka waxan ka aminsanhy sheyga ugu qalisan dunidan eno yahy jacelka ha isdhehen nolosheyda iyo gabar maxa isku xidhay nabigenu maxamed sllhu clyhim wslam udhahy qofka gursa dintisa in dhames terante We must pass through the darkness to reach the light💯 ✊️
@user-hw8pw7ef4u
@user-hw8pw7ef4u 3 сағат бұрын
Hadii qoral keyga dhame saty aad ban kugu mahad celina🙏 like isar
@TheIce-pn5yr
@TheIce-pn5yr 3 сағат бұрын
08/08/2024 Yaa iga sii dabmeeya😊
@NalkaNajax-c7q
@NalkaNajax-c7q 6 сағат бұрын
💔💔💔💔💔💔💔💔
@cadnaanabukar4171
@cadnaanabukar4171 7 сағат бұрын
Who listen to 2024❤🫂🥹 singal ano eh waliba dhagesanoya 😅
@ZakariyeMohamed-xv3ze
@ZakariyeMohamed-xv3ze 7 сағат бұрын
8/8/2024 😢💔
@NimcoNimcoupdi-n9x
@NimcoNimcoupdi-n9x 8 сағат бұрын
August ,8/2024,waa maalin khamiis ah sacadu waa 8:24 minute subaxnimo allow aaan kuso noqdaa xasuustan aan qoray anigo sidaaann jeclla wax walba aad iigu qadartay oon hantay wax walboon qalpiga ka tabanaayey rapow aan kuso noqda😢
@YaasiinMaslax
@YaasiinMaslax 17 сағат бұрын
Waaa hubaa inaa soo boqonaysid 2026 ilaa 2028 like ❤
@user-jy7lr8fn3l
@user-jy7lr8fn3l 20 сағат бұрын
2024 inta dawanaysa like saar😅
@mubarakismail9419
@mubarakismail9419 Күн бұрын
2014 until 2024 wuu cajabay nafluhu maxaan sharaf ku jeesteeyey
@maxamedcrisaaq2876
@maxamedcrisaaq2876 Күн бұрын
Oo imika heesta dhan riyo iyo fikir lee may aheed adkatay lkn hees way dhafte
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 22 сағат бұрын
Hada ma ogadatay😂
@dhame1
@dhame1 Күн бұрын
hadad 2024 kusoo laabatay heestan like saar😁
@RashidAyub-pp6pr
@RashidAyub-pp6pr Күн бұрын
2024 😂😂😂😂
@Nooreen9
@Nooreen9 Күн бұрын
6/8/2024
@idrisnor
@idrisnor Күн бұрын
2024 ma yaban thy 😅😅
@OBOOSS
@OBOOSS Күн бұрын
August 7 / 8 / 20 24 waxan rajaynaya niaad iso xasuusin doonto siaan buga dhacdoyinka kugu qoro
@YuusufMuhammad-y4u
@YuusufMuhammad-y4u Күн бұрын
HADAA IGA DANBEYSO LIKE 2023 😅😂
@MohammedDayax801
@MohammedDayax801 2 күн бұрын
Heestaan macankeeda Marar badan ban dib usoo booqday 😊❤
@Creativegirllss
@Creativegirllss 2 күн бұрын
Heestaan aad baan u jeclahay❤❤❤❤❤ 06.08.2024❤❤❤❤❤❤
@MohammedDayax801
@MohammedDayax801 2 күн бұрын
Who is listening song 2025 ❤😊
@MuscabMahamed-p3b
@MuscabMahamed-p3b 2 күн бұрын
5_ August_2024 abaro 8:25 habinimo jawi❤❤
@shiekhabdihakim3402
@shiekhabdihakim3402 2 күн бұрын
Old is gold
@updijaamac
@updijaamac 3 күн бұрын
2024😂
@alikamango648
@alikamango648 3 күн бұрын
2024💯💥👐
@anassharawy3784
@anassharawy3784 3 күн бұрын
2024 /august/5
@Sahrohaji-zc4up
@Sahrohaji-zc4up 3 күн бұрын
5/8/2024 malin isnina😢
@SuhaybCumar-ic8mw
@SuhaybCumar-ic8mw 3 күн бұрын
2024
@SuhaybCumar-ic8mw
@SuhaybCumar-ic8mw 3 күн бұрын
Heestan waxn dhahaysh maalin isniin ah bisha 5 August 10:10 dadkii is jecl isku waar ayaan leeyhy🎉
@user-ry9hp3qo3n
@user-ry9hp3qo3n 3 күн бұрын
Sandu waa 2011 waxan joogay tuulo kamida gobolka bay waxan kujiray dugsi Quran marki lana so fasxo wiil aan qarabo nahay moqdisho ka imiday labo labo kun shilin soomali inti naga qaado telkis kadawan jirnay wagas abahay wu nola imika wuu dhintay 😢 hada wa 2024 waxn jooga moqdisho gar ahan degmada dharkelay qofki iga danbeyow like saar si aan u xasusto 😢
@nasraali1212
@nasraali1212 3 күн бұрын
Heestan qiso macan igu leedahy, anigo is baranay wiilki igu horeyay ee jacayl ii galay aya anago mudo 2 sano wada hadlaynay si kadisa inu iso wacay ii dhahy sorry wll aabahy ayn u tagaya la noolanaya magalo kale dagana, marka inakala wad aniga yaab, haye dhahy, in mudo ah iska qalbi xanun, waxan is baranay wiil kale oo aan dunida dhan inu yahay ku tilmaami karo, 2 sano wada soconay wiilki ma ogayn inu qurbaha ku noola waligii isaga oon arkin somaliya ayu dartay u imaaday, anigana jamacada 1sano iyo bar ii hadhsana, kadib wankuso doonaya igu idhi haye idhi kaftan ban u haystay marka Reerka ayu u imaaday aniga oon ogayn isaga iyo cidiisa hawshii waala dhameeyay, markasu iga hor imaaday anigo jamacada ka imid guriga kaso baxayey isagana kadis igu noqotay, waxanku dhahay kaftan moodayey maka dhabaysayba inta “Hug” ii siiyay dhahay waala iikaa siiyay waliba reerka wanka dhamaystay ee adigu maxad ii leedahay, ilin aya iguso istaagtay waxn xasustay wiilkii iigu horeyay ee si dhab ah u jecladay sida fudud iigaga tagay bila sabab, iyo wiilkan dartay u imid Africa, Adigu sheeko dheer kadib inankii wan is aroosnay, 2013 kii Heeskan ayu ii qaadi jiray, in mudo ah ilaahay waxba nama siin awlaad ah, wuu igaso dhoofay anigana wan iska murugooday, hadana anigon filayn ayu iso saaray Visa uu igu dhoofinayy, wuu ii imaaday inamari dhahay, mar labaad u ilmeeyay kadiskas , hada Alhamdulilah wan wada nool nahay, Ilaahayna waxu nagu irsaaqay Mataano, Alhamdulilah, Boqor ayu Alle iigu bedelay Wiilkiina waxan leeyahay Wallo Ilaahay Haku danbi dhaafo if iyo Aakhiroba, ileen qof aad jeclaatay Wanaag iyo farxad mooye uma quudhid wax dhiba.
@RashidAyub-pp6pr
@RashidAyub-pp6pr 3 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-fp6ko9fh2p
@user-fp6ko9fh2p 3 күн бұрын
12 years ago and 12 milloin views🤌
@apdyaziizboodhle803
@apdyaziizboodhle803 3 күн бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya cawa oo isnin so galayso 8/4/2024 😢 Heestan waxa i bartay gabadh aan aad u jecla oo ii qadi jirtay @ahlaam Hussien cabdi walhi cawa darenkayga ma cabiri karo hada waan kala dhamanay kala maqnashayahaga waxa laga jooga 4 bilod 😢 lakin waxa aan la yabanay san u jecla iyo sida ay iga dhaqaqday lakin alle nafsigayga ha garab mariyo oo ha faraxsanato alle nolosheda ha u Quruxiyo👸 ana alle waxan waydisanaya badal khayrqaba 💔😭🤲
@feyrXaaji
@feyrXaaji 3 күн бұрын
4/8/2024 malin axad Sacdu 9:4 axyaa Hees❤
@SaidMohamed-u1o
@SaidMohamed-u1o 3 күн бұрын
Heèes❤
@Waanoyahaan1
@Waanoyahaan1 3 күн бұрын
Aniga cid ma jeclii cidna ima jeclaa waan iska dhagaysaanayaa uun.😊
@s-rc2me
@s-rc2me 3 күн бұрын
4/8/2024 Malin AXaD AH XiLiGa GaLaB 5:51 Ya DawANaYa😂❤🎉
@IbrahimHasan-m6g
@IbrahimHasan-m6g 3 күн бұрын
waayo tegey oo qabixanuun katagey
@abdisadik5739
@abdisadik5739 4 күн бұрын
I still listening 🎧 4/08/2024
@BRAHIM-CHANEL
@BRAHIM-CHANEL 4 күн бұрын
@thesmartboychannel6700
@thesmartboychannel6700 4 күн бұрын
Heeskan waxaa lahaa oo qaaday cabdalla yusuf hanuuniye.
@Abdiaden827
@Abdiaden827 4 күн бұрын
Still 2024
@user-mg6vg9zz5x
@user-mg6vg9zz5x 4 күн бұрын
Just now😂😂 like
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 4 күн бұрын
Yan layla yabin ina hawl ku qabsada raba tan hes way dhafte 😂❤
@WalaaleK252
@WalaaleK252 4 күн бұрын
DJ SUBEER MEELKASTA WAA UU TAAGANYAHEY
@ashuumkaz8923
@ashuumkaz8923 4 күн бұрын
am here right now😂
@BarbaartaReerYelalle
@BarbaartaReerYelalle 4 күн бұрын
4 - 8 -2024 ayaan dhagaysanayaa waxaan u ixiisay xaaskayga maryan iyo curadayda Israa , waan idin imaan mar uun inshaa allaaah ❤❤❤
@user-zi9yp2rf7w
@user-zi9yp2rf7w 4 күн бұрын
Cishqiga i afduubay halkaa ku iloow😢 agtada hadaan shalay ku ubaxdhigay mantana unoshaho Ana asay😢
@nasracali4509
@nasracali4509 4 күн бұрын
Haddii aad daawatay heestan oo waliba ku rakaadatay waxaad tahay laandheere is muuji❤
@AishaHussein45
@AishaHussein45 5 күн бұрын
Who is listening 2025😢❤
@MohamedAbdisalamJama-d8z
@MohamedAbdisalamJama-d8z 5 күн бұрын
I listen 2010when I.was shaxaari