Dhaqan yaan laga tagin markii la jilayo wax Somalida lagu waciy galinayo plz filmku suu. U muuqado wuu quxu badan yahy lkn dhalinyarda hada soo kaceyso wa in aye ka bartaan inuu dhaqankeenu yhy mid wngsn luguna faano meel walba oo aan joogno waad ku mahadsantihiin fikrada fiican aad soo bandhigteen 🙏🙏🙏
@shakirahmedcn88975 жыл бұрын
Subxanalah saxabkay waaxay Muslim mahaa daadkana
@Gn_1715 жыл бұрын
Wow wow kàn film ka weyn wlhi horey usocda dhaliinyaro waliiba waxn ka jeclan lahay inad 2hrs filmka ka dhiigtan thanks dhmntiina😍
@gasowalisabriye51285 жыл бұрын
Riayd jamac digriyow abdi xush mad ban idin hayaa 🙏🙏🙏🙏 xash xash qf igu qaliya Riyaq jamac quen dumar hesta maa noso qadid hee 💯💯💯💯💯💯
@umumaxamed8005 жыл бұрын
so dhaqsado wll we can't waiting 😩😩
@suaddahir69545 жыл бұрын
Goorme so baxaya i can't wait wallahi
@Yusuf-kb1rg4 жыл бұрын
We can't wait
@unitedkingdomnazrinunitedk21785 жыл бұрын
Waaw imnka hindida wa zo parejen karna keep goin sisters and brothers 🔥❤❤❤
@abdishakoursalebaan44145 жыл бұрын
Laakin maaha film saxa waayo dadka qaar maba asturna dhaqankii somali uu dhintay inta igu raacsan like zaar
@zakkiahmed57835 жыл бұрын
Abdishakour Salebaan sad iyo aad qaawanida darteed baan ka xumaafay walahi
@hamaada205 жыл бұрын
Show badanidaa Maxaa marka kasoo doontay yourube kaan
@Qezah-b7t5 жыл бұрын
inta filimkan Instagram ka Riyaaq kasoo argty sdaydoo kle like dhac dhac igusiya
@maryanibraahin23534 жыл бұрын
Asc
@fahare90kotee175 жыл бұрын
Hore u socda walahyga❤ GOoD lucky film ZHidn🔥🔥
@iamaworrier36495 жыл бұрын
Mudnaanya kowaad waxaa iska Leh abdinasir cirro waad kabaxsatay muuqalkan horumar wacan ayaa kuu rajeynaa lpx wadadan Ku soco
@CirroFilms5 жыл бұрын
we are somali thanks walaal 🙏
@Myworld-dn1nt5 жыл бұрын
Wow wlhi walikay ma arkiin film kaan cml ah hita I never though inaa Somali saan uu jilii karan wlhi the camera man editor top waye film kaan wlhi
@CirroFilms5 жыл бұрын
armaaz mohazim thanks 🙏
@faizaereg45745 жыл бұрын
wow so wonderful hada u ekanay dad si layaqano wax u jilaya good job camera man ka film kan dubay wad ka baxsaty i can't wait
@CirroFilms5 жыл бұрын
faiza osman thanks 🙏
@istambulfaarah66085 жыл бұрын
عم نستنى بفارغ الصبر🙄
@SakariyeJakarta5 жыл бұрын
Waa film aan caadi ahayn Ruug caddaga so rogaal celi *Cirro* *productions* hore u socda *BEST* *SOMALI* *CREATIVE* *DIRECTOR* AND *PRODUCER* 🙏 *jilayaal* hibo leh
@CirroFilms5 жыл бұрын
Ma ogtahay alla ya cizak 🙏
@iskuxirkabulshada26725 жыл бұрын
Best films xalay ku argey bbc somali soo bandhigtay dhalinyarada somaliyed filimkan jilyo kuwa qaar ah hormar wacan ayaa idin rajeynaa
@salimhashi77725 жыл бұрын
Waaa ka baxsateen Runtiii Especially Music Background'score ka waa fantastic keep goin guys.....🙌👌
@LibanLS5 жыл бұрын
Asxabteda an so koowi kariin filimkan wax badaan ayaa sugeyna abdinasir Ciro horay u soco walalkey qali ah 👌👌👌🇸🇴 waa Su all digriyow abdi M416 Muu wata mase kkk kr98 kk
Abdinasir Ciro thanks brother marka hore. Filmkan maalintii BBC Somali lagaa wreesanayey ayn ka helayba waa reer Burco oo idin leh noogu Soo dhakhso filmka hadii kale waan badalaynaa hhh
@queennihaal74335 жыл бұрын
Abayadau riyaaq xash xash hormar wacan team isfahan mel sare gara eshcala filim
@saxiixmedia89565 жыл бұрын
Hore uzocda filimanta hindida waa soobarejeyn karnaa hadaa sii dadashan insha Allah
@mr_bahaloz39875 жыл бұрын
Inta ugudanbeysa qofkii kahely🤘🏿 like sar👊
@ahmedhaaddy89775 жыл бұрын
Hessta riyaaq ey qaadee ma hees jirtaa bro
@alwaajidumedia5 жыл бұрын
Waad ka paxzateen Asxpta Keep going ❤
@CirroFilms5 жыл бұрын
Sahanka Nolosha maanta thanks 🙏
@hindi35225 жыл бұрын
Ayyy film ka cadi mhn I can't wait dhawashadsa wlh😍😍🔥😘hrmr wcn ddkayga😍😍😍❤🔥
@samiiraliibaan84745 жыл бұрын
Riyaaq omar jama jilinkaada waxanbo ku soo xasustay kangana ranut 😍😍😍😍
Wow guys wlhi aad bad iso jiidatnen oo ad iga farxisen sbbto ah wali hor markas man gadhin somali ahan hormarka kowad weyee shadiyo sharaf iyo nadira wan ka reysan doona baqbaqdooda inta igu racsan like
@amalinaofficial13545 жыл бұрын
All of you waxa tahiin dad acts fcn noqon kara keep going
@qaddafisomali57495 жыл бұрын
Almas subscribe i Saar Wll
@asmafarah82335 жыл бұрын
😂😂😂😂 riyaq marka ay calacaleso qebtaas ba ugu xun inta kale balse cadi ma ahan inta ila qabta liketa
@iilaaibrahim90805 жыл бұрын
Aboow aboow inaba caadi maaha runtii 😍👌
@xiisadda47335 жыл бұрын
the cenematograpy was fantastic and also the acting meesha kaliya ee aan qaladka aan ku arkay ayaa ahaa codka macnaha waxeey aheed inaad u isticmaashaan good quality microphone ileen wa filime waxaas dhan waxa ugu muhiimsan ayaa ah sheekada filimka haduu filimku sheeko fiican leeyahay bilaaa shak inuu guuleesanaayo i hope ineey shekadiiso ay heersare tahay wana dawan doona keep going guys
@xaliimogeenyo19825 жыл бұрын
Waaaw xash xash weey soo caan baxday yaaaah
@aishaguure99425 жыл бұрын
Film ka gos goskisa aaba sidan wa lagu fara yaresty jilayal fican we jilayan xash xash 😍
@soojirainacabdirisaaq96335 жыл бұрын
Goorma ayuu soo baxayaa filinku 🇸🇴💕🤴
@mudalibabdille64875 жыл бұрын
Super hit film
@AmiinDaroogoOfficiall5 жыл бұрын
Hore u socda walalahyga ❤️
@rjsameer90035 жыл бұрын
Gulled wecelow flinka inta maxaa ku keeene flinka riyaaaq ku jirtee😂😂😂
@FOOTBALLPLANETYT5 жыл бұрын
Fara TaagTaaga Ka Dhaafa Filima Wuxu Riwaayad maahee Somaali aaaaa 😀😎