Heestan m c kaariye ma laha heestan iyo heesta wa iska xaal aduun iyo mid kale oo aanan magaceedii hayn isku nin ayaa sameeyay waxay ahaayeen ku isku ujeedda ah .Waxuu daganaa Dubai gabar uu soo guursaday ayaa aad u dhibtay
Waxan kaso raad raacay proffer cabdi ismacil samatar Bal waynu eegi halka somaali salka ku hayso, walaceeda kama seexde
@XqsanFaarax14 күн бұрын
Sodhawada❤
@XqsanFaarax14 күн бұрын
Asxabey
@XqsanFaarax14 күн бұрын
Axkhadra🎉❤
@XqsanFaarax14 күн бұрын
Elkom
@MaxamedJama-hi6wg14 күн бұрын
alle ha unaxariisto habo khadra daahir cige ..hees qiimo badan oo ka.hadalsa ethiopian isday dhulkeena u doonayso siday somali tahay
@engmohamedbirimo101916 күн бұрын
Allaw ku naxariisto Mamo khadro daahir, prof Abdi samatar ban ka maqlay heestaan
@Siciidaxmed-k6j16 күн бұрын
You
@NajaxAxmed-f6f16 күн бұрын
Heee tan waxaa la sameeyey wakhtigii dadka rer somaliland la duqay nayey 😢😢
@oneatatime446816 күн бұрын
Dhibta kugu dhacday Somali odhan waa tii ku dhacday xitaa kuwa aan waxba galabsan ee dadyahow inaynu kaligiis taliye iska celino oo dadka qabyaalada laga daayo sow dawo inoma aha
@kenedidhadi870116 күн бұрын
Horta reerkan sidi yuhuda maxay u jecel yihin ina marwalba iska dhigan kaligod ina dhib gaartay. War soomaali oo dhan aya is gumaday ee caadi iska dhig.
@CabdiraxmanAxmed-f9p17 күн бұрын
Heestan waxay ka mid ahay heesihii la tiriyay markii taliskii afwayne diyaaradaha ku duqaynayay hargsysa iyo burco shacabka la gumaadayay Waxaa lahaa sbwaan dacar riwaayadii waraabihii garbahaaray waagiibaa ka baryay
@kenedidhadi870116 күн бұрын
Heesti loo sameeyay snm markay iyada iyo dowladii mengistu ay xasuqeen shicibka borama noo sheeg iyadana 🤔
@cabdullaahiismaaciil57089 күн бұрын
Nothing to do with SNM and Somali diid! Get over with your inferiority complex
@mohamudyarow783517 күн бұрын
From our proff.
@abdisalahahmed794117 күн бұрын
Allah ya Rahma. She was a great legend...!
@sayidc17 күн бұрын
😢 axya haday a haysataa😊
@ElmiIbrahim-mr3lx17 күн бұрын
G
@ibruae272017 күн бұрын
Waxa soomali ku dhaxa jiro siradoono kale duwan Ethoobiy u shaqeeyo kuwal kale meelaksat ayad rasaasata geeso
@ibruae272017 күн бұрын
Waxa ween ayeey ka hadaleesa soomaliyey 😢 wadani nimadnwa qaali
@AdamAbdirashid12317 күн бұрын
Khadra Dahir waxay ahayd dadka dhifka naadir tahay I la arko